DAAROOD WAANU KU FAHANAY QIYAANADA | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • DAAROOD WAANU KU FAHANAY QIYAANADA | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Komentáře • 47

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 Před měsícem +5

    dhalinyarooy daaya qabyaalada waa wax xune si kale u cayaara oo wax ku doona dadka soomaaliyeed sidaan waa kula fagaanayaan ku cayaara wax dadka isku soo dhaweynaya

    • @user-rs7je6zr1f
      @user-rs7je6zr1f Před měsícem +1

      Daahiroow oday soomaaliyeed baatahay please qabyaalada inagadhaaf dhalinyada iskusoodhawee nacaybkana aan joojino kuligeen dad walaalo ah nahay aniga hawiye waxway iigaleen isaaq iyo daaroodna waxway iigaleen soomaali oodhana waa ilamid dadka aan iskusoojiidno yaynan siikalafofay waa iga codsi

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Před měsícem +1

    XasunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    VIVA AABE DAHIR BOQORKA BOQORTOYADA IRIR SAMAALE 👑❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm Před měsícem

    Viva boqortoyada Habargidir

  • @sayidmohamed3908
    @sayidmohamed3908 Před měsícem +8

    Asc dahir sxb Wa la idhacay nin kii idhacayna Dubai bu jooga wllo icaawi wllo please please please 🙏 ila so xidhiidh maxkamada iso jooji ninka address kiisa na wan kuhaya iso qabo wllo please 🙏

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 Před měsícem +3

      (ALLAH SWT) arintaada u bandhigo!! siwacan u bari!! Daahir midhkuuma qabsn karo!!

    • @sayidmohamed3908
      @sayidmohamed3908 Před měsícem

      @@shukri114mohammed2 haa w run wllo lkn markan dawaday waxad mooda in u so dhawaynkaro sidan u dadka ikugu so jiidayo ama u u isku horkeenayo ban is dhahay bilo Allah kugu so dhiib xal ad kufaaraxdo lacagtaydu 6000 $ by ahayd wllo
      6000 $ iyo Africa 🌍 wad garankarta wllo

    • @user-rs7je6zr1f
      @user-rs7je6zr1f Před měsícem +1

      Waa run walaahay inta qabyaalad inaga guuxayso cadawgeena kama guulaysanayno midakake dad muslima oo hadana soomali ah oo iskudhiigaanahay colaada iyo nacaybka halaga waantoobo 34 colaada maxaa n kafaaiidnay

  • @FoziaMohammad-px3uw
    @FoziaMohammad-px3uw Před měsícem +2

    Cuqdad daarood ba kuhaysa lakin waxba kamaqaadikrtaan

  • @mohamoudabdullahihersi5192
    @mohamoudabdullahihersi5192 Před měsícem +1

    Game Habar gidir iyo majeerteen sax maha

  • @user-qh4xu8rx9d
    @user-qh4xu8rx9d Před měsícem +1

    hadhow anaga leh dhaha hade inkira😅😅

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 Před měsícem

    Waxaa Siman
    Hiraab = Harti
    Habargidir = MJ
    Saleban = Cumar maxmud
    Cabdi Gab = Cabdi Ciise

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    MAMA MALYUUN WA DHALFEYEEN FAQASH WANA WEXEY RABTEY😂😂😂😂😂😂😂

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 Před měsícem +2

    Daarood iyo Hawiye miyaa siman darood iyo Samaale siman

    • @AminaAli-l3l
      @AminaAli-l3l Před měsícem

      Darood rule of hawiye they taught hawiye civilization need to thank darood they master's

    • @Dsaxan
      @Dsaxan Před měsícem

      Mxd ku hadashay quruxy darood io hawiye waa seem xage kaso baxdey adu aduunka maadan joogin mia😂😂😂😂😂

    • @fahmadhagane6340
      @fahmadhagane6340 Před měsícem

      @@Dsaxan😂😂😂😂😂😂

    • @Dsaxan
      @Dsaxan Před měsícem

      @@fahmadhagane6340 hee runtey weeye

  • @suusmagaalo1991
    @suusmagaalo1991 Před měsícem +2

    😂😂😂😂😂TUUBA RAAC OO BOQORKII SIRAYA😂😂😂😂😂

  • @user-km9fj2jf2f
    @user-km9fj2jf2f Před měsícem

    Asc daahirow meeshaan ka daa qabiilka aad ka guurtay masaakiintaa ugu qaaraami jirtay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    MALYUUN WEXEY TIRA WAXA I DHALFEYEY BARYA CULUS MEXEY UGU SHEGI WEYDEY HOYADEED

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před měsícem

    Dahir maxkamada ka daa qabiilka, maxkamadaada sharaf bay lahayd hadayse qabiil isku bedesho ma garanayo meeshaad wax u wado, ku noqo dulmigii lagu hayey gabdhaha somaaliyeed ee aad difaacaysay ,ka daa maxkamada qabyaalada kuwa maangaabyada ah ha keenin maxkamada sida kan hadlayo oo kale

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    DAROOD IYI SAMAALE AYA SIMAN SAMAALE WA DADKA LOGU YIMID SOMALIA OW DHALEY SAMAALE

  • @zundus_9987
    @zundus_9987 Před měsícem

    Jifadisa kuma kalsona cabdi case jifa ah game ugu baxaya hawiye mxu ugu oradaya😂

  • @sheikhharun7310
    @sheikhharun7310 Před měsícem

    Dahir.waa.xanaq.san.yahay

  • @AminaAli-l3l
    @AminaAli-l3l Před měsícem +1

    Darood the kings of somali tribes thats why all types are obsessed with them look around they have the most successful people the most famous people in all of somalia either is darood or mother is darood so hawiye lowest most common tribe sit down and thank your masters😂darood who taught you civilization and stop hating and as for dahir is wife needs his help but he sits here and pretend to help others jokeman

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 Před měsícem

      😂😂😂😂!! you nail it on the head!!!! absolutely !!

  • @dhooldheeman5488
    @dhooldheeman5488 Před měsícem

    Alla sow idinka noo shiray hadana idin shiidnay macsonkor

  • @user-dc6yh6bl3r
    @user-dc6yh6bl3r Před měsícem

    Wiilka Ceeyre HABAR GIDIR GUULEYSO Bawer Ceeyerka Cad,Cad Ee HABAR GIDIR 💋💯💯💯💯💯❤️❤️🌹💐🎉👍💯💯💯💯💯❤️🌹💐👍❤️🎉💋💪 Raspegti 🙏 Wiilka Ama Ceeyer Marka Ey Had,Layaan Dayuus Daahir Calasow kib 🙈Saaylad 🙈 Daahir Calasow Istop❌

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 Před měsícem

    Tuugo! Lacag qabiil ku raadinayo, shacabkiiba lacag laga waayey miyaaa? Sheekadan somaliyey hala iska ilaaliyo qabyaalad iyo labo qabiil mediaha la iska horkeenayo, lagu soo labo kacleenayo Yaan la taageerin 😢

  • @bluerain3282
    @bluerain3282 Před měsícem

    Garacad ayan la wareegeena kulaha😅😅

  • @farhiyajaama
    @farhiyajaama Před měsícem

    Qabil ka umada somaaliyad kadaaya waayo somaaliyo qabil baa babiyay la imaada wax dadka isku kaana daahir calasiw dhiqada ka bax isku dirka somaalida cudurka kadaya umada iyo dhaxdeda

  • @nimoabdullahi3317
    @nimoabdullahi3317 Před měsícem

    😂😂😂😂 yaxaati hoy

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 Před měsícem

    JAAJI WAXAY DEGAN YIHIIN KASOO BILOW ILAA BADA CAS ILAA KISMAAYO MEEL WALBA AY BADDA KU TAALO DADKA DEGAN BAA JAAJI LAHAA. JAAJI QABIIL MAAHAN. REER BARI OO DHAN XATAA JAAJI BAA LA DHAHAA.

  • @hodanelmi6876
    @hodanelmi6876 Před měsícem

    Daahir waa tuug waxaa uu rabaa in isaga uu wax

  • @suusmagaalo1991
    @suusmagaalo1991 Před měsícem

    Ceeb Hooyo Lama Caayo

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid114 Před měsícem

    Cudur daarood baa ku dhacay kuwaan.

  • @user-lq9vu3jn2y
    @user-lq9vu3jn2y Před měsícem

    Waxaa Simon hg iyo harti

  • @safiaabdill4012
    @safiaabdill4012 Před měsícem

    War lacagta wax igasi

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    😁😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @FartunK
    @FartunK Před měsícem +1

    yaa ku yiri majeerteen baa darood matala

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid114 Před měsícem

    Bacaac maxaa qabsan kartaan

  • @abdifatahduchtholland5473
    @abdifatahduchtholland5473 Před měsícem

    Hoyeda usheg

  • @user-zo6zo4tl2s
    @user-zo6zo4tl2s Před měsícem

    Way baqayaan kakakakakakaka