Video není dostupné.
Omlouváme se.

WAAH WAAH WAXAASAA JACAYLA KULUC IYO AAMINA CABDILAAHI BY GEEDI SHAAMBOW STUDIO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 06. 2019
  • *Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!*
    Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.
    *Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?*
    - *Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:*
    Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.
    - *Muuqaallo Taariikhi ah:*
    Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.
    - *Sheekooyinka Heesaha:*
    Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.
    - *Isku Xirka Jaaliyadda:*
    Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.
    *Maxaan U Sameyney Kanaalkan?*
    Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.
    *Ku Soo Biir Kanaalkayaga!*
    Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!
    Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!
    ---
    **Linkiga Kanaalka: [ / @geedishaambowstudio
    --- hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
    vidiq.com/Earn... #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
    GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
    WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
    +27688649079
    WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
    QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
    Whatsapp
    south africa +27688649079
    Somalia +25297650065
    America +17153883390
    WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
    SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
    morning
    by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
    contract. goodirgalow@gmail.com

Komentáře • 96

  • @daamey7
    @daamey7 Před 4 lety +23

    Heestan waa wadani ka hadleysa shanta walaale ee soomaaliyeed kolna waa caashaq maldahan oo uu curiyuhu ku cabirayo sida uu waayuhu u kala geeyey ummadii uu waqtigu kula istaagay bariga fog ee africa, waa soomaalida'e

    • @ahmedapduismail
      @ahmedapduismail Před 2 lety +3

      Waxaan coment gaba usoo galay intaasaan fahmay waxaan is iri cid kula fahansan hada bal eeg
      Mnsha allaah

    • @SamiiraXiiray
      @SamiiraXiiray Před 4 dny

      ABSOLUTELY 💯 💯

  • @ahmedashour8177
    @ahmedashour8177 Před 2 lety +30

    My father RIP sent this type to my mom from Middle East when I was a kid. Mum use to listen this day and night❤️❤️❤️.
    May Allah grant Aabo highest Jannah and protect mum.
    Mom suffered a lot waiting for dad. That is why I’ll never leave my beloved even one night with the exception of Allah’s Will.

    • @ahmedliban7035
      @ahmedliban7035 Před 2 lety +1

      Aamiin Aamiin

    • @Miriamegeah
      @Miriamegeah Před 2 lety +7

      Same Here My Father Sent This Type Of Songs To My Mom From Middle East He passed away On 6/15/2016 That Day I Lost Not Only My Father But My Best Friend Allaha U Naxariisto Kuli Intii Waalidkood Dhinteen Allahuma Ameen!

    • @igraanckariim128
      @igraanckariim128 Před rokem

      wa

  • @apdirisakaadam4496
    @apdirisakaadam4496 Před 3 lety +28

    heeatan waxaan dhageysanayaa 3/4/2021 malin axada sacadu waa 4 galabnimo waxaa isoo xasuusiyey wiil aan asxb ahayne oo isku class ahayne aadna zhp u ahane ayaa isoo wacay mudo 4 sano ah maan wada hadal isamana arag malintii examkii from four noo dhamadaa iskugu kaya danbeysay wiilkan waxaan ka sinen duruuf taasi oo ahayd in labadaduba lagali jirney xafado aan xafadahayaga ahyne oo duruuf ku nolan jirney guri ayaan wada sexan jirney markastaa oon xaal nagu adkaado oon calaa calayno waxaan isku niyad dajin jirney zhp malin ayaan noloshan kabixi doonaaa duruuftu weysii socotay markaa scholkii dhameyey aniga cid jamacada iga bixisa waan wayey isagu magalada waa katagay magalo kale ayuu tagey lkn maan wuxuu iisheegay inuu isna wayey cid gacan qabata oo jamac ka bixisa lkn noloshu wey fursado badantahay maanta wuxuu iisheegay inuu sheqeeyo ana waan shaqeeyaa wlhi adunyo waa waaba cayne

    • @bulaleaden9970
      @bulaleaden9970 Před rokem +1

      Niyada wanagsan xasuusteda madhamaato dantuna waa adunyo lee. Your experiences and your stories are part of those that life has challenged but never gave up. Thanks for sharing

    • @nourhassan1524
      @nourhassan1524 Před 9 měsíci

      Rag adag dheh

  • @MARKAATIGA
    @MARKAATIGA Před měsícem +2

    Wadanka oo wada magaala maanta waan aragnaa
    inaan danteena wada garano ayaa inaga dhiman oo qura oo cadowgeena meel ugu soo wada jeesano

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 Před rokem +4

    1979 & Waayo Waayihii Wacnaa & Xamar-Cadde Xusuus Wacan...thanks.

  • @AhmedHayaan-Biribiri_47
    @AhmedHayaan-Biribiri_47 Před 4 měsíci +2

    Waxaan aan wadee
    Isla waayi jiray waa
    Ayaamahaaga oo wacan
    Wakhtigayga oo san..❤❤
    Eesh allaa ereyo.

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 Před 2 měsíci +2

    Waxa aan wadee wadeen
    Isla waayi jiray waa
    Ayaamahaaga oo wacan
    Waqtigayga oo san😓✋
    Erayo mug iyo miizaan leh❤
    Allah yarxam Both Aamina Abdullahi & Gacayte🙏
    14-6-2024

  • @bidhaanchannel6201
    @bidhaanchannel6201 Před 4 lety +24

    2/4/2020 from hargeisa
    Kalaman ayaan kaso maqlay
    Inta iga danbaysa like isaara

    • @user-ww5dh7ns5n
      @user-ww5dh7ns5n Před 5 měsíci

      Lkkalamaan Hadid hargeeysa kusoo maqashey Maxey yihiin katamaran.
      .

  • @hamsejamaismail878
    @hamsejamaismail878 Před 3 lety +10

    I know one fact change is inevitable and love is transient. Though it's bad to dwell on the past , yet I cherish all the good memories and my love stories.

  • @ahmettelqardhawi807
    @ahmettelqardhawi807 Před 5 měsíci +1

    2 March 3 March 4 March iyo caawa ay tahay 5 March intaaas oo habenba heestaan waan dhagysanaya run ahaanti uma dhagaysnayo dareen ahaan ma cashaq inuu jiro lakin naaxiyada heska waxaa mooda inan ahay qof jiray waqtigaas gaar ahaan markuu leyahay fanaanku "waxaan aaan wadee wadee isla waaayi jiray "waaa" ayaamahaaga oo wacan waqtigayga oo san" kalamada "waaa" baa dareen gaara i galinysa ma aqaaan sbbta cajaaib waan salamaya qofkasta oo dhagysanaya hada
    Rabi how naxariisto mahamed ahmed kuluc iyo maamo aamino abdulaahi

  • @khaledahmedofficial915
    @khaledahmedofficial915 Před 2 lety +4

    Saturday night 02.16am 01.01.2022 from ceerigaabo sanaag somaliland. Sagootinaya Sanadkii tegay 2021👉👆👍

  • @qarjiijunior2394
    @qarjiijunior2394 Před 3 lety +3

    Ku luv allow ku naxariso amina Abdulahii xirsi allow cafimad tama kusii

  • @omarabdi3332
    @omarabdi3332 Před 11 dny +1

    1978 ayaan dhegeysan jiray.

  • @ahmedcabow8672
    @ahmedcabow8672 Před rokem +4

    Dadna waa Dadkii Hore.
    Hadalna waa intuu yiri.
    Waxba sooma raacaan!

  • @salebanciise2654
    @salebanciise2654 Před 4 lety +4

    waaah waah ayaan wax loo dhigaba jirin Runtiiii

  • @user-ke9qg4my4w
    @user-ke9qg4my4w Před měsícem +2

    Boqoradaydii cudoon dhib ha iga mudan aduun malin qofba waayihiisa ileen meel ku waabo waynu kala fogaanee miyan ku waramay 6 July 2024 hamayn axad ah dhib ha iga mudan adun malin qlbi 🫂🫀😘👸❤

  • @qarjiijunior2394
    @qarjiijunior2394 Před rokem +3

    Eebe há unaxaristo labadoodaba wey naka hoseyn

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 Před 2 lety +3

    Wajigaaga Nuurka leh isoo wir wiri jiray

  • @hamzeelmi3133
    @hamzeelmi3133 Před 2 měsíci +1

    15.06..2024 ayaan shaqayda ku dhex dhagaysanayaa ! Laxanka iyo erayada siday iskugu soo baxayaan waa cajaa,ib . Maxamed ahmed kuluc 15.01.2015 ayaan ku Aasnay xabaalaha naasa hablood hargaysa alle Labadoodaba haw naxariisto amiin

  • @daamey7
    @daamey7 Před 4 lety +3

    Allah yakhaliik yaa axmed kuluc allah yarxamak yaa usduura

  • @duhstf-zr8go
    @duhstf-zr8go Před 7 měsíci +1

    24 bisha 12 2023 5galab nimo qof iga dambeya miyaa jira😢

  • @maxamudzhakir5103
    @maxamudzhakir5103 Před 2 lety +3

    Ee shaacalah hees amiin cabdilaahi iyo maxamed axm3d kuluc

  • @MaxamedMaxamuud-oe5bh
    @MaxamedMaxamuud-oe5bh Před 27 dny +1

    Xasuus hore ❤

  • @nuuradiinmohamud8754
    @nuuradiinmohamud8754 Před 3 lety +10

    Erayadaan waxaa si wadajir ah uleh miicaad miiganeh iyo boon xirsi

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 Před 2 měsíci +1

    Fartii Soomaaliyeed waa lagu ciyaaray

  • @abdiqanibidhiidho2896
    @abdiqanibidhiidho2896 Před rokem +2

    😥 inanti an jeclan laha isk so saara
    Wa balan in aan farxad siiyo int an awoodo cidlona marnbaba ma drenten

  • @Saddamahmett
    @Saddamahmett Před měsícem

    Miyaan kuwaramay wali................2021/2024 still😢

  • @ZeylacIbrahim-cc8nm
    @ZeylacIbrahim-cc8nm Před 7 měsíci +2

    Dad waa dadkii hore walee wllayal idinkama maaranee hanaga go'ina

    • @mahammedsiad5563
      @mahammedsiad5563 Před 2 měsíci

      Jooji Calaacal ka weligeed miyeey maqashay Qabiil Dowlad noqday Teeda Kale Reer Woqooyi waa la heystaa adiga iyo Aniga ayeeyna xoreyn naga rabaan. Weligaa malaguu sheegay in gobolkaas cadaawe hantiyey?

  • @munacaafi-pb8wy
    @munacaafi-pb8wy Před rokem +3

    Waah waah waxaasa jacayla😢

  • @iqracali5897
    @iqracali5897 Před rokem +4

    ninba wayyihiisah ileen mel ku wabee 😥

  • @farxaankhadar4398
    @farxaankhadar4398 Před měsícem +1

    Waa xasuus wllhi sxbaday muxuu ninba waayuhu meel Ka geeyeen

  • @mohamedalimohamed8137
    @mohamedalimohamed8137 Před 3 lety +3

    8 /12/2020 from mogdisho

  • @dhuuxa3440
    @dhuuxa3440 Před měsícem +1

    7/01/2024 3 galabnimo New York City 😊

    • @c.llaahiahmed8578
      @c.llaahiahmed8578 Před měsícem

      Toronto baa kudhagysanyaa ana caawa I remember wllhi waagi East Africa io saacadihii danbe😮

  • @tvxumaandiidyoutube829
    @tvxumaandiidyoutube829 Před rokem +2

    Ereyadii Boon xirsi

  • @khayrebulshaawi1954
    @khayrebulshaawi1954 Před 4 lety +3

    Inta dawaneysa friday 17/4/2020.
    Lkie isaara.

  • @amo6188
    @amo6188 Před 2 lety +3

    Nin ba waayihiiizaaa
    ilaY meeeL ku waaabee😟

  • @ahmednani1659
    @ahmednani1659 Před rokem +2

    Khaamiis 17 bisha november 4: 28 galabnimo
    Heesihi hirgaly❤️

  • @cabdihoodaale5213
    @cabdihoodaale5213 Před 4 lety +3

    Waaw

  • @maxamuudcabdifaarax3740
    @maxamuudcabdifaarax3740 Před rokem +1

    Aun Aamina Dawan iyo Kuluc ❤❤❤❤

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Před rokem +1

    waxan ko sheegaya in Aadan nago sonoqon hadi Aad sonoqoto waxano kagaraci cagaha iyo carabka ono ka dhawacno

  • @jamacaxmed8160
    @jamacaxmed8160 Před 3 lety +3

    Waahwaah wabad igadarnayd shaw waa qiso jacayl

  • @XaliimoBarre-uv5ps
    @XaliimoBarre-uv5ps Před 3 měsíci +1

    Heeso kama danbeyn fanaaniintii intii dhimatayna alle ha u naxariisto

  • @ibraismail9277
    @ibraismail9277 Před 2 lety +3

    Ruwaayadii Ninba tamo xamay hadana
    AUN boo. Xirsi iyo meecaad maygane AUN

    • @cismaanafgaab3018
      @cismaanafgaab3018 Před 2 lety

      Ruwaayaddii ninba timo xamar oo haddana xiir sidaasay sax ku tahay

    • @BakarBullet
      @BakarBullet Před 25 dny

      wad saxanthy lafahi hore😊

  • @axmadfagte3898
    @axmadfagte3898 Před 2 lety +1

    Glb talada 12/1/2021 dhagaysanayay

  • @user-hy1fi4um4y
    @user-hy1fi4um4y Před 28 dny +1

    Erayadii boon xirsi

  • @aminajirde5700
    @aminajirde5700 Před 2 lety +4

    Waynu kala fogaanee miyaan kuwaramay wali !!heestan qof ayeey I xasuusisaa

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Před rokem +1

    macnoho waxoyahay ko danayso wada danaysta inta

  • @nasserjama5797
    @nasserjama5797 Před 6 měsíci +1

    Waxa aan wadee
    Isla waayi jiray
    Maalmahayga oo wacan
    Waqtigaaga oo san.😶

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Před rokem +1

    hadi ad isticmali lahayd codka . jaaniska waad inaga lomisay iminka ka shaqe xodoodka la bada daal s iyo k

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Před rokem +1

    anagaba waxay nagosameyen waxay iskodaren sharif iyo shedkh markay isko wada daren yay hadan yirahden waxa tahay madaxwayne isagiba yabay marka nimanko wa niman shida badan ee ayno iska adkaysano

  • @mohamedibrahimfarah4363
    @mohamedibrahimfarah4363 Před rokem +1

    27 December 2022

  • @shacurowbuux62
    @shacurowbuux62 Před 4 lety +6

    heestaan waxaa ku jira qiso kitaabi ah ee cid ii sheegi karta ma jirtaa

    • @Muscab_Abdiasiis
      @Muscab_Abdiasiis Před 4 lety

      My isheeg sxp

    • @GEEDISHAAMBOWSTUDIO
      @GEEDISHAAMBOWSTUDIO  Před 4 lety +3

      Nin jacal kuwaynyahy
      Wadaadu xadiiska
      Sida ay ku wariyeen
      Wax layiri asxaabtii
      Wiilasha indha gabar
      Waayeel ka heli jiray
      Waa tii usaartee
      Ugu keentay weelkii
      Qiso dhamaystiran weeye ee ma fahmi kartaa horta
      Hadaad fahantay qisada nala wadaag

    • @degandurriyadiireerfaaraxg180
      @degandurriyadiireerfaaraxg180 Před 4 lety +4

      Shucurow Buux
      Saaxiib waa qiso dhab ah oo xiligii Asxaabtii Dhacday
      Waxayna Ahayd
      Gabadh indhaha u Saartay Wiil Ay Jeclayd

    • @daahiromar887
      @daahiromar887 Před 3 lety

      @@degandurriyadiireerfaaraxg180 hesta sideydi ah leba noso qortay wax kle no sheg

    • @siidcumaraxmad4322
      @siidcumaraxmad4322 Před 2 lety

      Qisadaan boqolna masiisteen
      Waana hayaa

  • @mayduleeyebooy964
    @mayduleeyebooy964 Před rokem +1

    WAN JECLAHAY YUTUBARKA ASAXBTISA RALI GALIYA SAXB

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Před rokem +1

    waxa ayno kahadlayno

  • @cabdicajuun9225
    @cabdicajuun9225 Před rokem +1

    Erayada heesta iga caawiya

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Před rokem +1

    warba ma aha wax ayno

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 Před 9 měsíci

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Před rokem +1

    waxay ko habonayd afkale

  • @mayduleeyebooy964
    @mayduleeyebooy964 Před rokem

    MAR LABAAD ??? SUAAL AAN IDIN WAYDIIYO ABWAANKI SAMEEYAY HEESTAN MAGACIISA ISO SHEEGA SIDAGDAGA SXBAYAL ISMA DHAFNO

    • @GEEDISHAAMBOWSTUDIO
      @GEEDISHAAMBOWSTUDIO  Před rokem +3

      Walaal heestaan waxaa sameeyey Boon xirsi waxayna ku jirtay Riwaaddii ninba timo xaradh oo haddana xiidh oo ay si wada jidha u sameeyeen Boon xirsi iyo Miicaad Miigane,
      Waad Mahadsantahay

    • @abucabaas277
      @abucabaas277 Před rokem

      Waa boon xersi bowling gaab