SAALAX SANAAG ( LAHASHO ) MUSIC VIDEO 2021

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • HEESTA : LAHASHO
    EREYADA : DAB JACAYL
    LAXANKA : DAB JACAYL
    CODKA : SALAH SANAG
    MUSIC : CADCEED
    CAM & EDIT : MO ADAM

Komentáře • 1,4K

  • @Salah_sanaag
    @Salah_sanaag  Před 3 lety +1164

    Wad mahadsantiin dhamantiin falcelintiina Quruxda Badan waxay ii tahay dhiiri gelin
    Hadda iyo wixii dambana halkanan ka wada soconayna incha Allh 💯🙏

  • @zakariamirealasow7319
    @zakariamirealasow7319 Před 3 lety +70

    Fanaan reer sanaag ah oo aan top ahayn waan arki waayey bk kadib ninkaan ayaa hargaysa qabsan doono iyo guud ahaan fanka somaaliyaad meel ku qorta 🙏😘🙏

    • @najmoaadan1058
      @najmoaadan1058 Před 2 lety +2

      waa reer laascanod

    • @cabdiwaduud4107
      @cabdiwaduud4107 Před 2 lety

      @@najmoaadan1058 Yaa ku yidhi waa nin rer sanaaga oo dhulloosa🐂💩👀🔮👉👪😂

    • @Viral_videos822
      @Viral_videos822 Před 2 lety

      Waa reer sanaag ninkan waa Nalaye ahmed

  • @jamiilweheliye
    @jamiilweheliye Před 3 lety +258

    Horumar wacan Fanan mustaqbal fcn leh wan Ku faraxsanahay Gooni isku taaga ad samaysay hada kadib halkan kuso gur heesahaga 🎤

  • @somalimusiclyricshd2825
    @somalimusiclyricshd2825 Před 3 lety +4

    Leebkii qays dilay ha ii laayin
    Oo dartaa laxaw yaan la ilmaynin
    Ka ladnaan maaye ha i laagin
    Oo luuq luuq kale ha Iibaysan♥️
    Saalax Sanaag🔥

  • @MoHamedAli-yb4tl
    @MoHamedAli-yb4tl Před 3 lety +153

    Style 💯
    Erayada 💯
    Laxanka 💯
    Music 🎼 💯
    Codka Amazing 💯
    The One And Only SalaaH Sanaag 👑

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Před 3 lety +12

    Lushay mankayge haka lexan 🥺
    Labta wad tagante haka laban 🥀
    Liqi maye cuntee haygu laydhin 🤕
    Lilahi niyada igu laasim🤴🏽🖤

  • @marishmohamet9122
    @marishmohamet9122 Před 3 lety +166

    Dabjacyl+cadceed+Salah=another level 😁💓💥💥

    • @yusufuk9151
      @yusufuk9151 Před 2 lety

      Another level This Song
      100 jeer wan ku Ceshtay bro keep going sxb

  • @xasanmahad2490
    @xasanmahad2490 Před 3 lety +8

    Waaaw quruxdii hargysaa halkaa iga muuqata Somaliland on love 💚◽❤

  • @Zulthan_Yarre
    @Zulthan_Yarre Před 3 lety +96

    Another Level Dab jacayl + Saalah + Cadceed Legend of the Music 🥰😊

  • @Raad_wanle
    @Raad_wanle Před 3 lety +7

    Laxanka %100
    Codka %100
    Ereyada %100
    Yaaaa wadoood 😱❤️

  • @Malapo22__
    @Malapo22__ Před 3 lety +22

    Salax abdirzk mohamed farah wlhi hestada qofkii qalbiga ka oynaayo uunbaa dareemi kara❤️😥

  • @sakiyareofficially333
    @sakiyareofficially333 Před 3 lety +10

    Saalah abdirsaq +cadceed +dabjecyl always legenders special salaah best songes Somali

  • @huthadahir3993
    @huthadahir3993 Před 3 lety +18

    Another level saalah sanag 🔥😍 iyo hargeisa oo caalam la moodo🔥🔥

  • @fatima_qurux27
    @fatima_qurux27 Před 3 lety +47

    WiiiiLkan wa another level quruxna wa lodhameyey🔥🥰🥰🥰🤴

  • @runtumafantaa7030
    @runtumafantaa7030 Před 3 lety +27

    Markaan maqlo Saalax Sanaag oo magaca fanaanimo ay wadaagayaan Sharma boy, Jeezy Boy, Lil Baliil, Whiz Bi iyo Doni B bay ciil iyo cadho iga buuxsantaa. Xataa in uun hadday cod, laxan, ereyo iyo luuqba dheer yihiin wax bay noqon lahayde.
    Saalax Sanaag well done bro.👍🏾

    • @thequeen3431
      @thequeen3431 Před 3 lety +3

      Ragaas waa rapper caadi iska dhig 😂😂😂

    • @anshax75kg23
      @anshax75kg23 Před 3 lety +2

      Ragas waa Somali hiphop stars eee somalida waa jaahilin geel lee 90 ga loo heeso rabaan

    • @runtumafantaa7030
      @runtumafantaa7030 Před 3 lety

      @@thequeen3431 Annigu miyaan ku waydiiyay waxay yihiin?

    • @runtumafantaa7030
      @runtumafantaa7030 Před 3 lety

      @@anshax75kg23 Neefow hiphop adiga waxba kaama galine ku faana dhaqankaaga iyo Soomaalinimadaada. Iminkadan xataa waxaan ka cadhaysanahay fikirkaaga iyo hadalkaaga maalayacniga ah aad haddana magaca Soomaali ila wadaagayso. Waar hiphop ma hooyadaq baa leh? Waxaad leedahay ku faan dee

    • @iskufilan8503
      @iskufilan8503 Před 3 lety +1

      Magacanta gaalada bay sharaf gaara moodan😂😂

  • @cabdiqanihassan5
    @cabdiqanihassan5 Před 3 lety +6

    Maftuu Cadceed waan qiray walahay

  • @amalabdighani7178
    @amalabdighani7178 Před 2 lety +10

    Everything from Salah is lit 🔥 🎶🤤❤️Amzing🥺💯FV singer ❤️

  • @ahmedwarsame5028
    @ahmedwarsame5028 Před 3 lety +7

    Dab jacayl
    Abwaan abaal badan kuleh Fanaaniinta jiilka cusub❤🤴

  • @Kaabanuura1433
    @Kaabanuura1433 Před 3 lety +13

    My favourite singer Salax sanaag kep going brother what is song another level
    Libta Aan hananee
    Cab labeente❤🥺

  • @abdillahiosmanomar9612
    @abdillahiosmanomar9612 Před 3 lety +29

    Legends met in one song, Salax, Dab jacayl iyo Cadceed 😍😍😍😍
    Cadceed best Somali musician 🔥🔥🔥👌

  • @ayuubhariy191
    @ayuubhariy191 Před 3 lety +8

    Qalbiga Lahashada Ha kulicin Halugoy Jacayl haladabin Olun Daran haku Lohin Ladi Maysee Naftani Ha Laciifin💯💥💢

  • @aymankasaanostudio1000
    @aymankasaanostudio1000 Před 3 lety +1

    LAYAAB PROTHER SALAAX SANAAG BEST VIDEO MO ADAM INANKA BARYAHANPA INA WATAY LAYAAB PRO SONG OF THE YEAR

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Před 3 lety +26

    Waa sugaa legend heesta shidan waa ku waata legend full respect 🙏🙏song 🎵🔥💯 muuqal diyaar saan nice music good♥️♥️💯💯keep going legend ku fana🎞🎥📸💯💯🎻🎹👍🔥🎤

  • @bintuismail6148
    @bintuismail6148 Před 3 lety +22

    On fire man u taking me to another word 👏🔥❤️

  • @abwaankanbaal2281
    @abwaankanbaal2281 Před 3 lety +50

    Another level 🥰

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 Před 3 lety +2

    Salah sanag fanaan cod tolmoon.
    Omar dabjaceyl ereyadiisa iyo laxamadiisu waa duni kale👏

  • @sundusaminalmas3400
    @sundusaminalmas3400 Před 3 lety +22

    Wax badan waan sugaynay waaaaawo
    Masha allah salax 🤩❤❤❤💖💖💖😍😍😍

  • @youtubechannel8007
    @youtubechannel8007 Před 3 lety +5

    Wow heestan waxan kuqiyasa malaha wallahi keep going wll your are fire 🔥🔥💕💕

  • @nazaemabdirizak1892
    @nazaemabdirizak1892 Před 3 lety +20

    Aay another level 👌🏻🎤🎵saalah sanag keep going pro🙏🏻🥰🤴🏻

  • @abdirisaaqali6394
    @abdirisaaqali6394 Před 2 lety +1

    Wooooooow salax adbankutageeraaa qofkiii walba eedaawada laykta iyosheerta haladhafina

  • @sundussaacid232
    @sundussaacid232 Před 3 lety +10

    Qalpiga lahashada haku liicin
    Ha lugoyn jacayl ha ladaabin
    Oo luun daran haku loohin
    Ladi mayso naftani ha laciifin
    Laqanyada caashaqa hay loogin
    Oo dartaa lurka yaan la daciifin
    Laylkii hurdada hayga laasan
    Oo labaq sheeka hygu laaqin
    Lushay maankaygee haka leexan laabta waw dagantee haka laaban liqimaayo cuntee haygu laydhin allaylehe niyada igu laasin
    Hdd kaheshy like 🙏🙏🙏💘

  • @kawsarhalgan8457
    @kawsarhalgan8457 Před 3 lety +2

    Waa tegay ninkani wlee keep up Ina Sabo♥️♥️😌

  • @guledomer5997
    @guledomer5997 Před 3 lety +10

    DABJACAYL + CADCEED + SAALAX
    ANOTHER LEVEL KU WATAA GAR IYO
    GARDARAPA 👊

  • @Sowtu_dahab
    @Sowtu_dahab Před 3 lety +1

    Gaaladu tano kale waxay dhahan another level 😩😩🤤🤤❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @trouple_a_6926
    @trouple_a_6926 Před 3 lety +11

    Another level bro keep going

  • @muniirajirdeh766
    @muniirajirdeh766 Před 3 lety +2

    WoooooW Hees Iyo maaha 🥰Salax sanaaag Fan kii Oo Lugaynaya😁✌
    🌸Lushay maankaygeee😥 Ha ka Leexan 😍
    LAabta waaad Dagantee🥰 Ha ka LaabaN😫
    Liqimaayo Cunteee Haygu Laydhin
    wax Kale😎

  • @somalinative8326
    @somalinative8326 Před 3 lety +160

    On Fire 🔥👌

  • @aaminmuktaar553
    @aaminmuktaar553 Před 3 lety

    Ooov.oooov layaaap layaaaap
    Maftoux cadceed somalI muzican on the beaT
    Best muzican siNger whriter cadceedi

  • @bishaaragahmedia
    @bishaaragahmedia Před 3 lety +262

    Another Level🔥Welcome to Somali CZcamsrz

  • @kamadege2263
    @kamadege2263 Před 3 lety +5

    Legend saalax sanaag inaba caadi maaha heestu boqorka caasimada

  • @zuhraadem7814
    @zuhraadem7814 Před 3 lety +7

    Salah Abdirisak another level ♥️

  • @FatuushKl
    @FatuushKl Před 3 lety +4

    🥺❤️dareen ay xabarsntahay heestaan🥺🥰

  • @thekingmohmeth1435
    @thekingmohmeth1435 Před 3 lety +34

    Another level ✅🔥

  • @ubaxeyfarah4838
    @ubaxeyfarah4838 Před 3 lety +12

    Another level legend salah 🔥🔥🔥

  • @asaldhaladofficial4148
    @asaldhaladofficial4148 Před 3 lety +8

    So amazing another level go forward 🔥🔥🥰🥰🙏💞💞💞🎧

  • @yakoubborussia9914
    @yakoubborussia9914 Před 2 lety +2

    big like from algeria 🇩🇿👌

  • @lussamnassah3997
    @lussamnassah3997 Před 3 lety +11

    I have heard this rytme before in many other somali songs

  • @sharmarkejama4086
    @sharmarkejama4086 Před 2 lety +3

    Bro salax sanaag the one and only legend fanaan keep going

  • @wllronii5389
    @wllronii5389 Před 3 lety +5

    Wwoooow M.allaH wLhi Saalax sanaag Saaid kuu taageeraa Pro Keep GoinG

  • @khaliifatechnology2995
    @khaliifatechnology2995 Před 3 lety +1

    Horan usheegay in Erayadan iyo laxanka uu leyahay Dabjacel hdii ku jirtay dadkaas umalynayay in uu leyahay omar Dabjacel Like saar

  • @kingfauzan776
    @kingfauzan776 Před 3 lety +1

    Halkaa fanan eee somalidaa ankaa tageroo

  • @hapaysane.98darawishkawayn91

    Another level legendary

  • @xasanmahad2490
    @xasanmahad2490 Před 3 lety +1

    Nio dabjacyl uma deena mah lxnka iyo erayo miisan wata keep going ✌🌟

  • @hamdanuuni6569
    @hamdanuuni6569 Před 3 lety +10

    Hees waa dhaafitiy salax sanag axsan coda🥰❤

  • @laampepoy2361
    @laampepoy2361 Před 3 lety +2

    Da yarka ugu cod Romantic San oo ugu labiska quruxda badan 🔦🎤 role model baad iitahay xaga labiska saalahow

  • @saidcali6569
    @saidcali6569 Před 3 lety +4

    Darwiish boy horay uso bro from bardher ina ader

  • @jimcalekaafi5616
    @jimcalekaafi5616 Před 3 lety +1

    Another level salah zanag+ dab jacayal+ cad ceed

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Před 3 lety +3

    SalaH sanaag🤴🏽
    Liqimaye cunte haygu laydhin🥺🥀

  • @cawoyaray5557
    @cawoyaray5557 Před 3 lety +1

    Wllo salxa.sanag.horta.wan.kujclhy.oo.wallky.somliyeda.yad.tahy.lki dhiriglin mha.heeshu.ewa.hlag.alayhdii.wllo.wan.kuducnya.marbad.quran.inguu.badali.inshlh.ilhay.cimriga.hkuudheryo.amiin.yrbi.ncafi🤲🤲🤲🤲

  • @Facadambe134
    @Facadambe134 Před 3 lety +4

    Saalax Sanaag inta Jigjiga ka Taagerta is Muujiya😍😍✌

  • @farxiyaxiis6772
    @farxiyaxiis6772 Před 2 lety +1

    Salxa wiilka jacelka ku dhashay guul wll qali 😍😍😍😘😘❤❤❤💝💝💗💗

  • @nasteho1293
    @nasteho1293 Před 3 lety +7

    This song is fire 🔥 Somali 🇸🇴 music to the world 🌎

  • @ahmedak8335
    @ahmedak8335 Před 3 lety +2

    laqanyada Caashaqa ha ii loogin
    00
    dartaa lurka yaan la daciiFiN
    alaylkii hurdad ha iGa LaasaN🤞

  • @bintydin5944
    @bintydin5944 Před 2 lety +3

    Again Masha’Allah ❤️

  • @halhaystv
    @halhaystv Před 3 lety +11

    Inta heestan ku niikisay denbigooda Yaa korka loo saara TikTok bay nagu waashay heestane 😂😂

  • @guhaadjunior1434
    @guhaadjunior1434 Před 3 lety +4

    Another level Gar iyo gardaraba waan kuwataa Saalah sanaag ♥️💯👏

  • @salalabdourahman2666
    @salalabdourahman2666 Před 3 lety +11

    Another level legend 👏

  • @homzesuniil4872
    @homzesuniil4872 Před 2 lety +8

    Salah Opthirizak Moh'Mətt🎤The One And Only Mai Fav Singer keep going Legend💯🖐

    • @saadafatah9897
      @saadafatah9897 Před 2 lety

      Hi Saalax Good Nice to meet you My name kadra

  • @kingmohaz1192
    @kingmohaz1192 Před 3 lety +1

    Leylka hurddada ha iga laasin
    Another level

  • @iprahimabdulkadir7301
    @iprahimabdulkadir7301 Před 3 lety +20

    Another Level🎤🎻❤️

  • @hamz233
    @hamz233 Před 3 lety +1

    1 million markay gaadho like ku dhufo

  • @AliMohamed-zv1pu
    @AliMohamed-zv1pu Před 3 lety +3

    Wax bdn ban sugayy hestan🥰😍ma legend salah ❤❤❤👌👌👌👌

  • @adnoawil1196
    @adnoawil1196 Před 3 lety +2

    Hees io baadh😍hestan mel dher oo tiktok ladhaho ugu imaday😍😂😂😂

  • @apdirahimahmedothman147
    @apdirahimahmedothman147 Před 3 lety +3

    Another level 💯👌
    Salah sanag wa tagaY

  • @nimoabdiweli975
    @nimoabdiweli975 Před 3 lety

    Leebkii qays dilay haylaylyin oo dartaa caashaq yaan ooyin 🥰🥰🥰

  • @ahmetqadi2054
    @ahmetqadi2054 Před 3 lety +3

    Big Legend.❤
    Mustaqbalka fanka🥇

  • @ahmedgeymale365
    @ahmedgeymale365 Před 3 lety +1

    Codkagaga malinkan maqlaa ku siyay inaad tahay 🔥 fanka

  • @saidadan4798
    @saidadan4798 Před 3 lety +23

    Saalax Sanaag in the building The Only Legend 🙌One ☝️ Love 🔥♥️

  • @Irrisolticrimini
    @Irrisolticrimini Před 3 lety

    Ninka heesta Edit gereeyay wa mid inaga ciLmi badan1🥰

  • @amiraarmy3805
    @amiraarmy3805 Před 2 lety +3

    Amazing voice salah sanag keep going from turkey izmir inzhlh next time london from england 😀😘🥰♥️💞💞💯🇹🇷

  • @akliwarfaa3389
    @akliwarfaa3389 Před 3 lety

    Abwan ka Abwanada Dabjacay waan ka hayaa best song 2021

  • @ridwaannuur3287
    @ridwaannuur3287 Před 3 lety +4

    Esh calaa hees al fanaan saalax sanaag legend keep going pro 💯💯👑👑

  • @farhanfarah3604
    @farhanfarah3604 Před 3 lety +1

    Ereyadii iyo laxankii dhashii Borama Omar Dab Jacayl luuqdii legend salah sanaag#🎵🎵best song 2021

  • @mohamedahmed-bu4hb
    @mohamedahmed-bu4hb Před 3 lety +4

    First person Salah on fire.❤❤

  • @abdulazizosman492
    @abdulazizosman492 Před 3 lety +1

    CZcamska Gaarsiiya 100k because of this song🥰

  • @cadnaaniga7842
    @cadnaaniga7842 Před 3 lety +3

    Hadii Anad Ka Leexan Dadaalka Aad wato Waxaad Arki Malin adigoo qofkasta jeclaan doono in uu hees Kula Qaado Kulana Kulmo Go forward bro

  • @qashanalimoha6710
    @qashanalimoha6710 Před 3 lety +1

    odartaa laxow yanla ilmeynin 😥😥

  • @abdinurahmed8406
    @abdinurahmed8406 Před 3 lety +17

    On Fire 🔥Salah UpdirisaaK Mohamed 🥰👏🖤

  • @abdiqanirashiid7675
    @abdiqanirashiid7675 Před 3 lety +1

    Saalah sanaag waan ku wataa gar iyo gardaraba

  • @samiiroismaacil7132
    @samiiroismaacil7132 Před 3 lety

    Ma allha allha cimraag ha Ku dheereryo waannku fanaaa ma allha inaadarky allha hykaa xafido

  • @malyuunmaxamed8609
    @malyuunmaxamed8609 Před 3 lety +6

    My 🎵song another level🥰🥰🥰♥️♥️🔥🔥🔥🔥

  • @cabdiqaadircilmi1861
    @cabdiqaadircilmi1861 Před 3 lety +1

    M.a candy candy ilahayo ku daa saalax sanaag wall macaan Welcome

  • @akramabiib8895
    @akramabiib8895 Před 3 lety +6

    Banger This Slaps Harder 🔥🎤

  • @adnanhashi
    @adnanhashi Před 3 lety +1

    Ereyada oo dhameystiran
    Qalbiga lahashada haku liicin
    Ha lugoyn jacayl ha ladaabin
    Oo luun daran haku loohin
    Ladimaysee naftani ha laciifin
    Laqanyada caashaqa ha ii loogin
    Oo darta lurka yaan la daciifin
    Laylkii hurdada ha iga laasan
    Oo labac sheeko ah ha ii laaqin
    Lushay maankayga haka leexan
    Laabta waad degante haka laaban
    Liqi maayo cunte haygu laydhin
    Oo lilaahi niyada igu laasim
    Ishqiga Laban laab hana laalin
    Liiro kaama rabe Haygu laadin
    Oo lab qayrkayga ah ha u luudin
    Libta aan hanane cab labeenta
    Leebkii qays dilay Ha ii laylin
    Oo darta laxaw yaan la ilmaynin
    Ka ladnaan maaye ha i laagin
    Oo luuq luuq kale ha libaysan
    Ereyada iyo laxanka .. dabjaceyl
    CODKA Saalah Sanaag
    Music Maftuux Cadceed

    • @queenmaryama9237
      @queenmaryama9237 Před 3 lety

      Qayrkaa marbee weye wll 🥰

    • @adnanhashi
      @adnanhashi Před 3 lety

      @@queenmaryama9237 dib udhageyso walal maadan fahmin heystee

  • @falisfalis6330
    @falisfalis6330 Před 3 lety +5

    Another level 😘🥰

  • @queenaaliya2891
    @queenaaliya2891 Před 3 lety +1

    Wllhi inankaan wuu noolayn kadhaa fanka heeztan zi khaaza ujeclhy 🔥💃♥️

  • @SomaliMultimedia
    @SomaliMultimedia Před 3 lety +11

    Dabjacayl+salah= 🔥🔥 🔥🔥

  • @vihiimaapdilahi406
    @vihiimaapdilahi406 Před 3 lety

    Aaaay wxn ookle maxay yidhadan anther level👏👏

  • @muhzin8275
    @muhzin8275 Před 3 lety +3

    Welcome my prother saalax insha allah guul iyo support😇😇😇😇

  • @apdirizakmohamed5885
    @apdirizakmohamed5885 Před 3 lety +1

    Wax kale hargysa wlhi Dubai bad mooda Horumar wacan🥰🥰🥰