WAXAN❣️JACAYLAADAY YOUTUBARKA WAYN QURUX KUDHIILE DARTIS AYAANA UGU SAFRAY WADANKII UU KUNOOLAA KA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024
  • #ayaangobdoon #somaalida #qisooyinkooda#

Komentáře • 257

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 27 dny +100

    Haa wlhi Wn uqadey qofka aan u qadey adigo ayan gobdn wy 😢 wlhi dar Alle ayan ku jclhy Alle ha ku xafido ❤

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  Před 27 dny +27

      Alaha kujeclaado abaayo 😘😘😘😘😘

    • @user-ol7ny1ux4c
      @user-ol7ny1ux4c Před 27 dny +7

      Ma.qalbi naxaris badan ❤

    • @hindismire8431
      @hindismire8431 Před 26 dny

      @@ayaangobdoon3254ayaney huuno qisan kuhayaye intee kala soxarira

    • @AyoshAnood-ux6oc
      @AyoshAnood-ux6oc Před 25 dny

      Sida lagama hadlaayo jcelkii labada qofo kla duwana ba laga hadlya wax fahn😂😂

    • @KOKOBULLEHQ
      @KOKOBULLEHQ Před 21 dnem

      Waxa kaga hadlayo fahan waa jacayl qof aad online ka jeclaato oo aad ha wahsato in aad nolosha la qebsatid

  • @KowsarKws
    @KowsarKws Před 22 dny +17

    Haa wauqade qof jeceyl qofkas wa nabigena Muhammad (SCW)❤❤❤❤😊😊😊

    • @Ribaxugaas
      @Ribaxugaas Před 16 dny +1

      scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @QarmarIbraahim
    @QarmarIbraahim Před 26 dny +6

    Ayaaney anigobo adiga ku jeclahay xada kuriga walega bartay wlhi nagtan maxe ku aqrisa ledhaha marka waxa cusub kadhameyo waxa firsada kuwi 2022 aso galisay masha alaha alaha kuxifdiyo abayo mcn❤🩸💋🙏

  • @user-mf5wr1sz2w
    @user-mf5wr1sz2w Před 27 dny +15

    Alla ilaahayaw qalbigayga yariiskaa ii ilaali😢😢

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab Před 18 dny +5

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw ❤❤

    • @Ribaxugaas
      @Ribaxugaas Před 16 dny +1

      scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @nasroyuusuf5694
    @nasroyuusuf5694 Před 27 dny +13

    Markii qurux ku dhiglo ka so hadlo sugaa wuxuu ku jawabi dono insha Allah ayaaney ❤

  • @aminoamino3027
    @aminoamino3027 Před 26 dny +6

    Subxanallah jeveelkas allah manageliyo anaka iyo ilmeheena waxas allah manatuso gabadhana isfiiri kudheh aragtidiisa iskayarey mujisadas allah naga qabto

  • @falishassan528
    @falishassan528 Před 27 dny +8

    Ayaanay aniga adigan kujeclahay lkn Nin ma ihi dar allaan kujeclahay wlhi xitaa hadaan kuwaayo video gaadi hore ayaan daawada waxaa tahay our queen 👸 🎉❤

  • @user-po3gp8nj3m
    @user-po3gp8nj3m Před 27 dny +12

    Haa adaan ku jecladay xata marrka qaar adka maqantahay wanka walwala lkn markad nala jogto waxad moda farxadu inay idhamestirantahay alle haino ka dayo dhiirigalisadena ayaan❤❤

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 Před 27 dny +6

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @istiqlaalaadan3777
    @istiqlaalaadan3777 Před 27 dny +6

    Alla ani waligay uma qaadin alxm waana ka duceystaa wlhi ilaahay ha iga najeeye waa intaaso jab kgu dhacaaya is leyahay

  • @ummu3116
    @ummu3116 Před 27 dny +7

    Walaahi waa warer hadii hawada qof laga arkay lajeclaanayo oo laraadinayo

  • @maryamamohamed6104
    @maryamamohamed6104 Před 26 dny +7

    Haa wan u qaaday adi io Habo farxiyo tawakal idin qaday I llahay haydin xifdiyee❤❤

    • @axlancali
      @axlancali Před 22 dny

      Team farxiyo tawakal falmily

    • @maryamamohamed6104
      @maryamamohamed6104 Před 22 dny +1

      @@axlancali jah alla yacizak🫶🏻❤️

    • @NafisaGuhaad
      @NafisaGuhaad Před 21 dnem

      Ani habo farxiya aad ujeclahay mararka qaar xita wanba kuriyooda

    • @maryamamohamed6104
      @maryamamohamed6104 Před 21 dnem

      @@NafisaGuhaad I llahay hayno dhowro abayo anbo wa jeclhy🩷🫶🏾

  • @user-zn5go7oj4x
    @user-zn5go7oj4x Před 27 dny +5

    Abaayo mcney qisooyinka inoo soo badi xbbti❤❤❤❤

  • @FarhiyaDhayib
    @FarhiyaDhayib Před 27 dny +9

    Wcs Ayaan quruxay xbbt muxamed SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤quruxay ku dhiigle is not easy 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤quruxay ❤

  • @user-ol7ny1ux4c
    @user-ol7ny1ux4c Před 27 dny +4

    Haa ayaan gobdoon qurux aan aan dhayo sarin aya alle darti ujeclahy allaha jeclado ❤ allaha nakulmiyo anago nabada❤🤲

  • @LadanSiciid-oi1ml
    @LadanSiciid-oi1ml Před 26 dny +5

    Kkkk qurux ku dhiigle markaan arkay ayaan soo cararay

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Před 27 dny +7

    Qurux ku dhiigle 😂ha soo jawaabo

  • @NaciimoQaasim-k6o
    @NaciimoQaasim-k6o Před 27 dny +7

    Ay caawa qurux ku dhiigle ahaa

  • @RaxmoAhmedmahamed
    @RaxmoAhmedmahamed Před 26 dny +4

    Jawaabta ku qurux ku dhiigle inta sugaysa❤

  • @Queen.deqzan
    @Queen.deqzan Před 27 dny +5

    Ayaneey xfidahulaah mcneey wn kutageraa runtii

  • @fadumoahmed9554
    @fadumoahmed9554 Před 27 dny +8

    Haa ani adi ku qaadey haba ayaaney wa ku jaclhy ilahy haku jaclado ❤🫶🏻👸🏻

  • @saadiahussein5607
    @saadiahussein5607 Před 27 dny +11

    Walalyalo ani ben mashegi kari😂😂. Waxaa aminsanahay jecelka waa wax la iskadhadhiciyo😂. Qurux ku dhigle reaction ayu kaso bixin dona ila arka😂

  • @user-dm6rs1sb7m
    @user-dm6rs1sb7m Před 26 dny +2

    Abyo adiga leee ku jclhyi ilhyi hanoo kaadayo amin yaa rabbi ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @safiyoqoorgaab8648
    @safiyoqoorgaab8648 Před 27 dny +1

    Cajiib waaye qurux ku dhiigle ❤waau qalmaa in lajeclaado

  • @HiBa_mahamett
    @HiBa_mahamett Před 27 dny +5

    Hadaa soo dhacay sheekada wee kala kacsan tahaye😂😂😂😂

  • @sucaadmohamuud4148
    @sucaadmohamuud4148 Před 27 dny +3

    Ayaaaneey illahay dartii hadaan u hadlo walahi qof aan waligay arag oo aan jecelaaday waa adi illahay ha ku jecelaado abaayo macaan illahay ha naga dhigo kuwii janada ku saaxiiba
    Illahayna ha ku xiftiyo adi iyo caruurta iyo sawoojkaagag ❤❤❤❤

  • @HawaOsman-x6w
    @HawaOsman-x6w Před 26 dny +2

    Maskiinka waa guur doon iskaabulo aa I dishay ayuu maalin kasta dhahaa gabadha hadeey la xiriiri lahayd waan hubaa in uu gacmo furan ku soo dhaweeynaayo. Jaceeylku ha waaro

  • @Sucaado66
    @Sucaado66 Před 25 dny +1

    Adika waa qofkaas ayaan adikan kudawada markista gurikena cana kathy runti ani iyo walashey a kudawanao adan kujecl nhy ❤❤

  • @NastexoAxmad-yq4lo
    @NastexoAxmad-yq4lo Před 27 dny +3

    Quruxy ani xita sas.cml ku dawada musasal camal ❤

  • @ruweithaali
    @ruweithaali Před 27 dny +4

    ayaan mcnyy malmahan shaxshaxdada boxoso wanku frxsanhy inaad sidaaan ufrxsanaato qalpiyeyy

  • @RaxmoCabdulahi-h4j
    @RaxmoCabdulahi-h4j Před 27 dny +1

    Waaw samiday wadaa maantay ayaan qali quruxey❤❤❤

  • @MariaMuhammed-qw5oe
    @MariaMuhammed-qw5oe Před 27 dny +3

    Ayaaney maln walbo wxan raadiya qiso gabr igu magac ku jirto😂 waan daalay 😅indho weeney qiso maria ku saabsan keen ani xtaa qiso waa leeyahy lkn ma dhamestirna 😢❤❤

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  Před 27 dny

      Igu halee qisada xigta magacaaga kusoo qaadanaa

    • @NafisaGuhaad
      @NafisaGuhaad Před 21 dnem

      Indho weyney marka tirahdo ani inad iheysato isku moda asaa geesaha ka firiya ar ayaaney❤

  • @Ms.Taleeh
    @Ms.Taleeh Před 25 dny +2

    Ayaan waan ku slamaya abaayo

  • @EstarMohamed
    @EstarMohamed Před 26 dny +3

    Haa waana ayaan gobdoon waxwalpo aan qabanayo adile ku dawadaa guriga waxaa lii dhahaa saxibtaa maa dawanee ❤😢😂

  • @user-zn5go7oj4x
    @user-zn5go7oj4x Před 27 dny +1

    Abaayo ayaane wlhi ku jecel ahay ❤❤❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 27 dny +19

    Masha Allah ❤❤

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 Před 27 dny +2

    Qurux Ku dhiiglow gabadha wax laqabo bisinkee❤😂

  • @Siman.qalbi-lacka
    @Siman.qalbi-lacka Před 27 dny +3

    Anaa ugu horeeyo 🎉❤ jaceel isnod iisi😂

  • @MucaaadAbdiqaadir-rr9dq
    @MucaaadAbdiqaadir-rr9dq Před 27 dny +2

    Ilahey dartiis Aaku jeclahay adi ❤

  • @AmalcabdiLiza-o8o
    @AmalcabdiLiza-o8o Před 15 dny

    Wllhy iska kaajeclahy mcn bdn ilaa 2021 illaa 2024 sida musalsal camal ayaan qisoyinkaaga dhaafin wllo hore usoco ayaan qurux bdn

  • @AaAa-zk7yg
    @AaAa-zk7yg Před 27 dny +1

    ❤aniga.adiga..aayan.ku.jacelahy...hada.carurtedy.haata.weey ku.baratena❤❤❤

  • @salmomaxamedsanaag6220
    @salmomaxamedsanaag6220 Před 27 dny +2

    Ayaan indha weyneey waxaan arkay adigoo inta maka rofan lguu dhiiby amus lagaa wayay😂😂m.a codkarnimada wakugu ogaa ❤aabe neh wana bartay m.a asigaaba ka keeenty kartida rabi haakuu xafido abaayo labadada walidba wax dhiba alle nagama tuso dhaman wLidkena

  • @aishagedisheikh8568
    @aishagedisheikh8568 Před 26 dny +3

    Ayaney qisa qiso kuxasusata aniga waxan jecladay sheikh shuyuqdha kamid ah kenya markuimanayo farxada wan kalabadbata said zaid ayan udageysani jireey profilekeyga kamusan dagi jirin malina waxan muxadhara uadhe sian usoarko hadey surto gasho in lahadlo ushego jaceylka an uqabo meshi aa buxsantayy waxa damce hoog inakugalo sian wajigisa kuarko will lasocde shiqa ayan aqane wanweydiste haye uigudahy yamtu gale sidhan kumadeynin kukale oo saxibo ee yihiin wilkas intakutalbe an dahy bax igasoqaad malin kamasowaregin wuikene haf iyo balow inta dahy ayan lahadlee barabiyaa codkisa sidhi marku maxadharenjire okale farxad iyo naxdhin iskudarsadhe warkii waxan kusogabagabeye shiq wakusalamaye😂😂😢

    • @MimiAlyarimi
      @MimiAlyarimi Před 19 dny

      😢😂😂😂 m.a wax fican badsameyse waku salami jiray ee wax kasta kabilaw dane 2 rakac duko abaayo ee rabi dheh rabiyow hadu qeyr iyahe calaf igu dar oo nasibkeyga kadhig dheeh hdu ku aheynna i.a kwanagsan oo qeyrka baad heleysa abaayo

  • @AaminoCali-q3k
    @AaminoCali-q3k Před 26 dny

    My walhi

  • @hindaismail1002
    @hindaismail1002 Před 27 dny +3

    Kkk hasal sidedi kaafi inadku gulaysatan rajaynaya k😂

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Před 27 dny +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn

  • @LadanSiciid-oi1ml
    @LadanSiciid-oi1ml Před 26 dny +1

    Kkk hazal qisadeedii oo kle weeye

  • @falishassan528
    @falishassan528 Před 27 dny +1

    Ayaan qurux ina gobdoon ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @FartuunAbdi-mw3zo
    @FartuunAbdi-mw3zo Před 27 dny +3

    Ayaan hindha ween celan ayaat iga karbaashoysaa bew

  • @user-dl8my7my5l
    @user-dl8my7my5l Před 27 dny +1

    Ayan gobdon adi ayan ku jeclahay abayo

  • @jawahirirad7520
    @jawahirirad7520 Před 14 dny

    wn kusaaamy ayaney wayadaan wn maqnaaye

  • @XamdiXirsiaxmed-me3bh
    @XamdiXirsiaxmed-me3bh Před 27 dny +1

    Wahi waa shakoqosolbadan ❤❤❤

  • @AaminaAadan-do7rl
    @AaminaAadan-do7rl Před 20 dny

    May may ma aamisani

  • @imranadan-e2q
    @imranadan-e2q Před 15 dny

    M.a

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Před 15 dny

    Haa

  • @axlancali
    @axlancali Před 27 dny +3

    Qurux dhigle ahaa tolow maasakaa Ani qisoyinka jumlo u dhagesta qurx swrk mrk arky socararay 😂ayaney aaad umahad tahy mesh ku iskobo weynhy ayaaaney😂

  • @sacdiaabdirizak756
    @sacdiaabdirizak756 Před 27 dny +3

    jeceel nina ka hadloysaaye hadad arki jirtay naag howsha kugu qabsato naag waxaan arky naag rerkeeda ilmaheeda darta u dayacday suu waaga u baryo adilee ku firrsato mesha looga tago loogu yimaado halka canug ay dhashy ka hagasay xitaa sey kuu dhageysaneyso salaadi xitaa tukanin wlhi o bilaahi alla wxn dhhy ayaan hadey ogtahy naagtaan darteed jaaifada uso gaarto dumaashiyaasheed u caayan naag xuno ben bdn 24h dhageysata la dhaha 😢

  • @SaytuunMohamuud
    @SaytuunMohamuud Před 26 dny +1

    Abaayo ayaan wanku jclhy ilaa had allh hagu daayo inta Howsha marka qabanayo walahi ano ku dhegaysanaya ayaan Howsha qabda

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 Před 27 dny +2

    Wcs

  • @cabdinaasiraxmedcalimuriid5471

    Mashalah

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 Před 27 dny +1

    Ayan qurux xbbt habeen wangsan ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AaminoCali-q3k
    @AaminoCali-q3k Před 26 dny

    ❤❤ 1:48

  • @amiirocaliwarsame4411
    @amiirocaliwarsame4411 Před 27 dny +2

    ani adaa kuqaday walhi😂 rerka malinkasto waxay idhahan nagtan indhaha wen xeekushegta😅

  • @user-fh7ww7cv9d
    @user-fh7ww7cv9d Před 27 dny +1

    Maasha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ikranabdullahi5536
    @ikranabdullahi5536 Před 27 dny +1

    Ayaan cadey shekowyinka ka hela❤❤❤❤❤

  • @sabariinfarxaan5490
    @sabariinfarxaan5490 Před 27 dny +3

    kudhigle jaceylkan loo qaday waa loo sheega inu wax laa qabto io inkle😂😂😂

  • @umaimaumaimaa5224
    @umaimaumaimaa5224 Před 21 dnem

    Ilaahay qalbiyada hano ilaliyo❤

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen Před 27 dny +1

    Wcs abyo ayanah ❤❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 Před 27 dny +4

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 Před 21 dnem

    Waa nag walan taas

  • @QueenHappy-js7kh
    @QueenHappy-js7kh Před 27 dny +3

    Asc abaayo ayaaney sher is samey adomahadsan

  • @asturan407
    @asturan407 Před 27 dny +2

    ani ku mention kudahno tiktok xaga lagaga wacayo an dahno qurux kudigle 😭😫😂

  • @faadumoiidle
    @faadumoiidle Před 27 dny +1

    Ana ugu horeeyo cawa😂

  • @user-xt3yf2wr8m
    @user-xt3yf2wr8m Před 27 dny

    Ayaan sharafey qaali Alle haku xafido queen ❤❤❤❤❤

  • @Roodafaarax
    @Roodafaarax Před 27 dny

    Wnku salamay xbbt Alle Haku jeclaado ayaaney❤

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Před 27 dny

    war Qurux ku dhiigle ha la doono😅 Waa wiil bashaash ah oo qosol badan.

  • @istaahilmaxamad2057
    @istaahilmaxamad2057 Před 27 dny

    Ala ayaan WAA SIDAN ADIGA KUU JECELHY❤

  • @Xamdapz7py
    @Xamdapz7py Před 27 dny +1

    Walhi wa xnuna qofku ogin jacyil😢😢😢😂

  • @KowsarKws
    @KowsarKws Před 27 dny +2

    Abayo ayaan mxa jirto Gabar aansaaxibo nehe familikeeda mxa laaminsanyehe ini wiilasha iiwaxbartaan uuduceey ini iskul lageeyo

  • @user-my7cv6qk1s
    @user-my7cv6qk1s Před 27 dny +10

    Ayaaney aNuu waxz ma amiinzaNi wayo qof aNan aqooN zidaN uu jeceL kara ayaa ila fikira Ayaaney wll aDuu ma ila qabta

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc Před 27 dny +1

    Wcs❤❤

  • @ikranabdullahi5536
    @ikranabdullahi5536 Před 27 dny +1

    😂😂😂 wlhi wa dhacda qof walba wux ka hele❤

  • @FatxiAdan-jv2uf
    @FatxiAdan-jv2uf Před 27 dny +1

    Qurux ku dhiigle 😂😂😂😂 hasoojawaabo

  • @nimcoxasunecali2907
    @nimcoxasunecali2907 Před 27 dny

    Ayaan gobadon waan ku salamay ❤

  • @بسمه-ر2ذ
    @بسمه-ر2ذ Před 26 dny +1

    Horto ani qurux ku dhiigle ani fataale u arkaa qurux yar nh man ku arko wallhi 😂😂😂

  • @AaminoCali-q3k
    @AaminoCali-q3k Před 26 dny

    ❤❤

  • @Khadarmaxamed-ik2rq
    @Khadarmaxamed-ik2rq Před 27 dny +2

    Wcs abayo

  • @user-yi1lz8pv1s
    @user-yi1lz8pv1s Před 25 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AishaJama-n6n
    @AishaJama-n6n Před 26 dny

    Mash allah hamabyo ❤❤❤❤❤

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 Před 21 dnem

    Waaaaaaaaaaw ❤❤❤❤

  • @NaciimoQaasim-k6o
    @NaciimoQaasim-k6o Před 27 dny +1

    Hbo qaali anba adigan ku jeclahy waan kugu xiranahy aniga iyo xaajigeyga waana ku salameynaa

  • @FaaisoJamaal-mf9zh
    @FaaisoJamaal-mf9zh Před 24 dny

    Abyo Ayan qurux❤❤

  • @zudbb
    @zudbb Před 14 dny

    Jacelka waa.ruux. idhah.laaa

  • @SeynabJibriil
    @SeynabJibriil Před 27 dny +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Haaaa❤❤

  • @ayaanbadan5580
    @ayaanbadan5580 Před 27 dny +1

    Qurux kudhigleh aaa😂😂😂

  • @IfraaxKhadar-v4r
    @IfraaxKhadar-v4r Před 27 dny

    Mashaallah ❤❤

  • @BareyAden
    @BareyAden Před 27 dny

    Thakyousisiwankusalamay❤❤❤

  • @aliyaupdila564
    @aliyaupdila564 Před 27 dny

    Haaa walhi bilaaahi qof arag baan jeceshay

  • @XawaAdan-l5d
    @XawaAdan-l5d Před 27 dny +2

    Ani jacyl dhan igu ma dhaco ku adken mekatahy wlhi mise qalpiga i dhagaxa😂😂😢😢

    • @AzmaCabdi-qi8ku
      @AzmaCabdi-qi8ku Před 27 dny +1

      Inu dhagax ku ahado army ku roonty😂

    • @user-nk7su8ek2f
      @user-nk7su8ek2f Před 26 dny +1

      War ani maa ila dhashatey nimanka waan daliya mooye waligey mid jcyl uma galin