dagaal fog ayuu xasan sheeq habargidir Kula jiraa cadeyna waa kuugu darayaa

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 07. 2024

Komentáře • 88

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 Před 13 dny +2

    Allow barakeey Dalxureeye❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✅✅✅✅

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 Před 13 dny

    Horey u soco shabaab naga xureey🙌🙌 Guuleyso Madaxweyne Hassan sheekh mahamuud Dalxureeye❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✅✅✅✅✅✅

  • @AliHusseinMohamed-ig3qr
    @AliHusseinMohamed-ig3qr Před 13 dny +1

    Adoonka jareerka adga maxa dheerthy is weydii Dadkana dhan waa adomada alle
    ان اكرمكم عندالله اتقاكم

  • @hussein1211
    @hussein1211 Před 13 dny +2

    Habarta wixi dulmi ahaa ee ay horey ugashay aya laga gudayaa

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf Před 13 dny

      Waa Isla ayaga kuwa gatay😂😂😂

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 Před 13 dny +1

    Meyd iyo martiba waa loo talinaa

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 Před 13 dny +1

    XAQII BA KASO BEXE HAVARTA 2024 BY QAXAYAAN 1991 KI AYA LAGA JARAYAAH NABSI WA MAHARE

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Před 13 dny +1

    Markii dhib yimaado habargidir baa la wacdaaa makii kursiga la helo ayagaa lagu dilaa

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Před 13 dny +1

    Habargidir hogaan ma haysato ayagaa isku fadhiyo

  • @jamesblack2577
    @jamesblack2577 Před 13 dny

    Wlhi agree with you

  • @kingckfilmsflogs9586
    @kingckfilmsflogs9586 Před 13 dny +1

    ❤ waa hubaal in Hassan Sheekh dulaan ku yahay dhiiga iyo dhaqaalaha Habargidir.

  • @HasanAli-zj5cg
    @HasanAli-zj5cg Před 13 dny +1

    DUGSIGA DHEXE EE JANERAAL DAAUUD IYO MACADKA JIRDHISKA WAXA EEY KU DHEGAN YIHIIN DUGSIGA SARE EE JANERAAL DAAUUD XISAABTA KUMA AADAN DERIN

  • @AbdulNaleie-kc2qe
    @AbdulNaleie-kc2qe Před 13 dny +1

    Nin ku jiraa aqal muraayad ah, dhagax ma tuuryeeyo. Hassan Sh iyo kooxdiisa yaa bilowday, meeshay caga dhigtaa loo joogee, inshaa Allah.

  • @NorIbrahim-pc7ys
    @NorIbrahim-pc7ys Před 8 dny

    Ilaahow masaakiintaas u hiili

  • @Shankharon
    @Shankharon Před 13 dny +1

    waa ciyaal abahood hortooda lagu fara xumeyey ila iyo hada wadnahey ka nugul yihiin

  • @alisha33.
    @alisha33. Před 13 dny +1

    Afhayeenka beesha hg run baad u sheegtay tolkaa haday damiir leeyihiin ha iska qabtaan cadawga

  • @NorIbrahim-pc7ys
    @NorIbrahim-pc7ys Před 8 dny

    Ilaahow Aamiin Aamiin Aamiin

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Před 13 dny

    Marka la ducaysanaayo ilaahoow kan nadhaafi midka qeerbadan Allah noogu badalo

  • @user-ic6em1nv5z
    @user-ic6em1nv5z Před 13 dny

    Hg ilaahow guuleey oo kalmadooda iyo quwadooda mideeyo yaa rabi

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 Před 13 dny

    Allow ku xafid alow isha iyo afka ka haay allow xaasidka ka qabo horey u soco Madaxweyne Hassan sheekh mahamuud guuleyso guuleyso Dalxureeye❤❤❤❤❤❤❤✅✅✅

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e Před 8 dny

    Waa kuwa aay ka dhimantahay kkkk kkkk kkkk

  • @user-ru6po6sg6q
    @user-ru6po6sg6q Před 13 dny +1

    Xasan haduu doqon yahay kuwa matalo habar gidir arafo miyaa laqalanaa war heedhe jamaal ku kalsoonaada abgaal ciilkiisa miyaa ku hayo eeboow

  • @nasroali8220
    @nasroali8220 Před 13 dny

    😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤

  • @saidaadan2719
    @saidaadan2719 Před 13 dny

    Habrgeder Saan maa u dabeeysay

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 Před 13 dny

    Jamal wall a s c, ilaahow maatida habargidir ugargaar, ya,allaaa, sumxnlaahu ,janraal caydiid ba xabaal ku jira ilaahow ku naxriiso

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 Před 13 dny

    Wcs

  • @boosteeyorooble5287
    @boosteeyorooble5287 Před 13 dny

    Jamaalow, Karaan waa the Pentagon of Abgaal, cidna boosas kaa siin mayso😁

  • @nasroali8220
    @nasroali8220 Před 13 dny

    R❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 13 dny

    HAMAR GIDIREEY KA HARA DAMERAHA AQLI GABKA WAKAL IDIMA AHA WA QAWARIJIIN DHULKOODA SO DAYACEY O QAWARIJIIN HEYSATO

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 13 dny

    JAMAAL NUUR GALEEY ADA DAMEER KUSO KOREY MAKAAL BUNSHO O MANGABA WALAL KA DHIGTEY

  • @MohamedHanad-ys8lt
    @MohamedHanad-ys8lt Před 12 dny

    Sxbow qabyaaladu ma fiicna. Aniga team farmaja ahay lakin xasan sh maxamud hada wa madaxweynaha dalka. Dulka damiskana dowlada iska leh

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 13 dny

    XASAN DHIIQO MALINTI LAGU ERYANAYEY MUQDISHO DAHU DHINAN LAHA AYA DHANTEY

  • @user-zd2yy2ej7c
    @user-zd2yy2ej7c Před 11 dny

    Xamar melaha qaxotiga Yaleh maogi waryaa hoy maynorati batihiin ee orda cadado iyo guricel ada xamar rerbalahee😂😂😂😂

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 13 dny

    NINKI RACA DAMEER SIDA AYA U DANBEYSA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 13 dny

    XADAN DHIIQO IYO KOOXDA SGACABKA UGU DHACEY MESHEY JIIFANAYEEN KUWAS WA YAHUUD

  • @HsanDigital
    @HsanDigital Před 13 dny

    Hg kii yimidaa waa leef leefee hadana waa ooynee 😂

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 13 dny

    HIRAAB I WAX JIRA MA AHA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 13 dny

    DAROOD WELIGIIS AYU KU DHAHAYEY ILA SHAQEYSO IGA HOR WAREEG DAMERAHA

  • @Shankharon
    @Shankharon Před 13 dny

    dabdamiska Dani miya la sugeyseen sidi villa somaliya aad la sugteen c/yuusuf

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 Před 13 dny

    Jamaal nuur galeey abaha was dagaal u xiistay kalay imow. Xamar 😳😳😳😳

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew Před 13 dny

    Jaalanji waaye .xasan waxa uu xasuusanayaa kun iyo sanbaqo oo kun . Oo ceydiid ka dilay abgaal.

  • @AliAbdille-m8u
    @AliAbdille-m8u Před 13 dny

    wcswrwb

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 Před 13 dny

    maxaa nookaakeeney.

  • @tothemoodcrypto6782
    @tothemoodcrypto6782 Před 7 dny

    Abaalka aa hasheen wuxuu ahaa 15ban cod. Marka nac nacda nagadaa

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 13 dny

    SOMALIDA XORTA DOWLAD KAMA JIRTO 64 SANO SHACABKU MA WOODO KURSIDODA WA LA GATA

  • @user-zd2yy2ej7c
    @user-zd2yy2ej7c Před 11 dny

    Yow ciil uqabaa saiga u'aale
    Reerkisa hanti kuma gadhan
    Tiro kumaga dhan
    dhul kuma gadhan
    Tariiq kuma gadhan
    Wonanecebyahay idinka majeceshihiin

  • @user-iz4tc3kh5q
    @user-iz4tc3kh5q Před 13 dny

    War abgaal iyo habargidir ha isku dirin hadi kale hadhow u adkeeso marki darood madaxa naga wada fuulo

  • @nazdalaan
    @nazdalaan Před 13 dny

    Oo ayagu dhulka dawlada ma qaateen!? Laakiin sabab uma aha H/G iney xarumo dawladeed ku noolaadaan. Waa fadeexad

  • @AliAbdille-m8u
    @AliAbdille-m8u Před 13 dny

    Maal hasha qadoodina ku seexo

  • @user-kp1cb3zj6v
    @user-kp1cb3zj6v Před 13 dny

    Tani waa bilaawga iyo kala taga beesha hiraab looma dhutinayo manta cida kaliya ee hg kudiganeyso waa mudulood

  • @HsanDigital
    @HsanDigital Před 13 dny

    Farmaajo iyo siyaad bare afkaaga huurada kadaa habar gaajo 😂😂

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 13 dny +1

    ABGAAL WA DAD LEYSKU GEYEY SIDA RAXAN WEYN ABGAAL WAXA KU JIRA ITOPIAN LAHA CADALE BALCAD 100 SANO KA HOR O CUNA HILIBKA DAMEERKA O CABA CANIHIISA O QATEY DIINTA AL SHABAAB O KA XUN YAHUUDA

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf Před 13 dny

      Waa isku xaartay😂😂😂

  • @AliAbdille-m8u
    @AliAbdille-m8u Před 13 dny

    Dagaalku mar mar qaarkiis waa daawo.

  • @hussein1211
    @hussein1211 Před 13 dny

    inta Alle dhul badiyey maxa 30 sano dhul dowladeed idin dhigay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 13 dny

    HAMARGIDIREY IDINKO HEYSTA RESAL WASARE O XUKUMA EROPORKA MAKARWSHINKA XILAL KALE IDINKA LA SAFTEY DAMEER MARKI TALIYE SULUB DILI LAHA

  • @kismayo612
    @kismayo612 Před 13 dny

    Saxib xore ayaa lodaxe qood qiyo aqoden waayo shale waxa lajirte jabka majeerten weni kuqolosate

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 13 dny

    TALIYE ISKU SHEGA BOLISKA O KASO JEDA DEGAMADA ITOPIIA GUMEYSATO WUXU QANDARAS KA QATEY QAWARIJIINTA DENI INU GUBO LEYSKU LAYO MUQDISHO

  • @Suaad8
    @Suaad8 Před 13 dny

    Xasax barakici yihii shacabka qawaariij an la dagalamaa been dadkii ow udhaartay ayu barakicina dowlad burcad ah

  • @abdulqaderomer7926
    @abdulqaderomer7926 Před 13 dny

    Muse bixi gardarada ku garabjoogtay u ooy jamal

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 13 dny

    DAMDAMISKA WAXA LAGA DHAX SAMEYN KARA XARONTA XALANE IYO DEYNIILE

    • @Sucudi862
      @Sucudi862 Před 13 dny

      Wasaqdayahay edab yeelo deyniile ma habrta iska leh doqonimada iyo xumaanta hiraab way ka muqata ciil qabyahay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 13 dny

    TALIYE ISKU SHEGA BOLISKA CASIMADA HAWIYE WUXU KU DHASHEY KASO JEDA ITOPIA DEGANKIISA MA XOREYSAN KARO WA CIIL QABE FAQASHA O RABA INU DUMIYO DHULKA HAWIYE

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 13 dny

    FARMAAJO ABIHIIS WAXA DHALEY HAMARGIDIR WUXU IDIN SIIYEY RESAL WASARE EROPORKA MAKARWSHINKA LAKIIN DAMEERO DHUSAYO O AL SHABAAB HEYSTO O DUMARKODA LAGU KUFSADO MISAJID CALI GADUUD AYAAD KA RACDEEN

  • @Shankharon
    @Shankharon Před 13 dny +3

    HG waxey 34sano ku tagna oo mj iney tusiyan si lo dhaho ma tahiin adooman xasan sh dadkiisa xawadle kuma duulin kuman fanin 7bil ged sarnay xasan dadkisa raxweyn kuma duufin kuman faanin maqar ban siyey murusade kuma duufin kuweit kadhiga kuma fanin biimal kuma duufin webiyan ka geday kuma fanin xasan kuma faanin daaroodan xamar ku wardiyeya kaba u tirtira marka waxad idinka labta idanka jurtay xasan iyo abgaal ha u gedin daarood all wey ku ogyihiin yaa slev

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Před 13 dny

    Farmaajo ladhibsanaayay kadaroo dibi dhal ayax baahan oo maatadii xasuuqaayaa yimid

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 13 dny

    XASAN DHIIQO QABURE FAGTE MARKU TALIYE SULUB KU ERYADEY MUQDISHO OW RABEY INU DILO WAKA QEYLO DHAN AFKA FURTEY YA HAWIYE AH

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 Před 13 dny

    Adiga isku dirka jooji..jaahilnimada iska dhaaf Hasan sh waa madaxweyne howlahaas dad kale ayaa ku shaqo leh

  • @Rashiid899
    @Rashiid899 Před 13 dny

    kuwii calasow diloow ciida iiga guur cadkaa kuma yaalo reer abgaal jahjajjah calasow dheera ayaa la dilay 1991

  • @Blackiislo
    @Blackiislo Před 13 dny

    Jamaal galeey warkaaga fuunto ayuu noqday dowalda dhulkeeda iyada ayaa leh

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 Před 13 dny

    War lascoono kabax iyo waxaas abgaal iska dhiicii

  • @aweesnaleye3436
    @aweesnaleye3436 Před 12 dny

    Hg gidireey maxaa qabtan oo ummada doomaaliyeed idinkaga
    Gaara qeeylo iyo quuq ayaad ku jirtaane maxaa qaldan

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před 13 dny

    XASAN SHEEKH WUXUU U ADEEGAYA ISMAIL OMER GEELE OO CADOW IYO XAASID KU AH JAMHUURIYADA SOMALILAND ISMAIL OMER GEELE WUXUU ILAASHANAYAA DEKEDA JABUTI OO AH ISHA DHAQAALE EE REER JABUTI KU NOOL YIHIIN XASAN WAA DOQON NECEB BEELAHA HABARGIDIR OO AH KUWII U SOO DAGAALAMAY MUQDISHO MAANTA ABGAAL WAXAY XAMAR KA SAARAYAAN H/GIDIR WAXAYNA U BANEYNAYAAN MAJEERTEN WAXAA KU SOCDA H/GIDIR WAXAA KA DAMBEEYA MAJEERTEN OGAADA CADOWGIINA ABGAAL WAA DAMEER

  • @HassanbolbolHassanbolbol

    Jamalow hanyeelo qabyaladu nolasha masaa meso ee siyasada nolol iyo mustabal sameeso naceeb daad dhul iyo dawleda kulawadago miicno kusamen maayo adigo habargidir ladhilgare siyasad ahaan belwenta darod digir midhifle dirka sidaad ugadhid maaqam ugusareeya dawleda somalie shaleey roble oo reselwarah samaliya ah oo madheydka dabana madahwene gadhikarey baa uu ololeeyey damajidid madahwene magcaabana afgabiyeh baafka kuhadlayo abgaal ee kaxishodan ayaaku beey habargidir loqontay jamal kagudub cuqdaada siad bareh iyo darode dhamati qadiiyada habargidir uguadeg sojiidesho somalida kaale waah kulawadagto

  • @user-hd4lf3jb2q
    @user-hd4lf3jb2q Před 13 dny +1

    JAMAALOW MAJEERTENKAN AYAY KUFAXIN CABAADKAGA EE NAGA AAMUS

  • @user-dh8zh2eq8n
    @user-dh8zh2eq8n Před 13 dny

    Dhuuso

  • @a.j2428
    @a.j2428 Před 13 dny

    HABAR GIDIR LAMA FAHMAAYO, JAMAAL MAALINKASTA WOXOOW KU HAAYA XASAN SHEEKH WAA DAALIN, INAADEERKIIS XILGUNTADENA WOXOOW LEEYAHAY XASAN SHEEKH WAA DALK XOREEYE. DARAAD WOXOOW LAHAAY XILGUNTADE MARKAAN ARKAY MADAXWAYNAHA WIILKIISA OO TUUTE WATA WAA QIIROODAY, WAA OOYI RABEY KULAHAA. KKKKK WAXAAN SHEEGNO MANAQAAN.

  • @a.j2428
    @a.j2428 Před 13 dny

    JAREERKII SIIDOOW OO HABAR GIDIR KU JEESJEESAAYA ADUUNYOOY XAALKAA BA'
    czcams.com/video/WHXLzpRWWqs/video.html

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 Před 13 dny

    Axmag axmag dhalay adaa ah oo biliqo darood ku jiraa nacala kugu taaal orod shaqo yeelo walahi idinka is cunaaayo hg is cuna👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻

  • @AliAbdille-m8u
    @AliAbdille-m8u Před 13 dny

    Xasan Shiiq Yahuud aa kaa xigto.

    • @Maria28832
      @Maria28832 Před 13 dny

      Nacas xasan madaxweyne danbe noqon maye dameer

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 13 dny

    XASAN DHIIQO WUXU XUKUMA KELIYA MUQDISHO WUXUNA U DHIIBEY AL SHABAAB

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 Před 13 dny

    Horey u soco shabaab naga xureey🙌🙌 Guuleyso Madaxweyne Hassan sheekh mahamuud Dalxureeye❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✅✅✅✅✅✅