SUUGAANTA SOCDAALKA | HASSAN QORANE | GORAY PODCAST |

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Marti Galiye: Goray Daahir
    Marti ku ah: Qoraa Hassan Qorane
    Producer: IBrahim CM
    Edit: IBrahim CM
    Production: ‪@sultaanfilms‬
    Listen Goray Podcast
    Spotify open.spotify.c...
    Apple Podcast podcasts.apple...
    GORAY PODCAST Waa Barnaamij aanu ku waraysanayno
    dad aynu u aragno inay bulshada kusoo kordhin karaan
    aqoon iyo ogaalkoodana kobcin karaan.
    ...
    Follow SULTAN FILMS on
    / sultaanfilms
    / sultaanfilms
    / sultaanfilms
    / sultaanfilms
    ...
    For bussiness inquieres
    Sultaanfilms@gmail.com
    ...
    The official CZcams channel of Sultan Films
    Subscribe for the latest entertainment, music videos, and more.
    / sultaanfilms
    Home of Entertainment
    ©2024 SULTAN FILMS. All rights reserved.
    ...
    #SultanFIlms
    #GorayPodcast

Komentáře • 13

  • @ibrahimadam1776
    @ibrahimadam1776 Před 5 měsíci +1

    Masha'allah . runtii waxaa aad isoo jiitay mawaasifta faraha badan ee uu leeyahay Ustaadku . ayna lafdhabar utahay Diinta iyo Hooyada wanaagsan ee soo korisay . allaha unaxariisto maamadaas ninkaa qiimaha badan korisay . dhamaanteen hooyooyinkeen nolol iyo geeriba hawgu naxariistyo .

  • @user-kr9tu4hn8u
    @user-kr9tu4hn8u Před 5 měsíci +1

    M .a wll wad mahadsantahay waxbadan ban kaa faidnay dadka aad ku casuuntay
    Waxaanan ka codsanaynaa inaad soo badisin abwaanada aqoonta leh iyo qoraayada fcn جزاك الله خيرا

  • @abdirisaqcawadabdallesamat600

    Masha allah Podcast wax yaabo 6 sano baran laha aan ku bartay 1:3947
    Mahadsanid Goray Podcast iyo ustaad Xasan Qorane

  • @abdidahirhassan2710
    @abdidahirhassan2710 Před 5 měsíci

    Mashallh waa wada waraysi qiimo badan
    Mahadsanid Ustad Xasan Qorane
    Mahadsanid Gorey Podcast

  • @Gaas12-24
    @Gaas12-24 Před 5 měsíci

    NINKAAN WAA NIN CULUS XAQIIQATAN CILMI,CAQLI,COD KARNIMO IYO CAYNAD RAGEEDBA WAA KU DHAN TAHAY.
    MAHADSANID GOAY PODCAST.

  • @NasteexaAxmed2
    @NasteexaAxmed2 Před 3 měsíci

    Mahadi ha idinka gaadhee waa muuqaal waxtar leh

  • @ilyaazzola.8189
    @ilyaazzola.8189 Před 5 měsíci

    Wad mahadsan tahay wll

  • @mariemoud5126
    @mariemoud5126 Před 5 měsíci

    🥰

  • @user-wn9gy4mi7l
    @user-wn9gy4mi7l Před 5 měsíci

    Hassan qorane waa khalad inad tujiso dad kuneceb sababto ah Asxabti sida afarti khalif wxa jirto mar salada katagi gaartay say isku xushmaynayeen. Adigana qasab ayad meesha dadka lagugu afduubay.