"Coldoon": Maxbuskii Geesiga isku bedeley

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • The life story of Somali Journalist/Activist, Cabdimalik Muuse "Coldoon". #IntegrationSomali

Komentáře • 513

  • @yasminhassanmohamed5824
    @yasminhassanmohamed5824 Před 4 lety +15

    Xabsi & Xabaal
    Coldoon Insha Allaah waad heli doontaa xaqaagii😢😢
    Hodan illaahay hakuu naxariisto😢😢😢😢

  • @indhooshaji9192
    @indhooshaji9192 Před 6 lety +28

    Geesi coldoon mashaa allah ilaheey cadowgaaga ha qabto u are true Muslim

  • @mesoudmohammednur2070
    @mesoudmohammednur2070 Před 5 lety +64

    Aduunkan dadka wanaagsan kuma nolaan karaan bal fiiri xaladan uu kusuganyahay COLDOON IYO GEERIDA HODAN

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed9917 Před 6 lety +223

    Somalia baan ahay haa nootlaato somalia one in sha Allaah

    • @JAY.4040
      @JAY.4040 Před 6 lety +10

      fadumo omar wll qaali Allah haku barakeeyo dadkeenana xaqa Allah ha waafajiyo

    • @abdikadirali2492
      @abdikadirali2492 Před 6 lety +8

      Mahadsanid lkn Koobka meesha saaran iska badal

    • @buuxabdirahman8582
      @buuxabdirahman8582 Před 5 lety +2

      Noo dhig calankan maxaas meesha ka saaratay

    • @jeeymaanbilow2587
      @jeeymaanbilow2587 Před 4 lety +1

      @@buuxabdirahman8582 Calanka miyaad ka xigtaa walalo

    • @jeeymaanbilow2587
      @jeeymaanbilow2587 Před 4 lety

      @@abdikadirali2492 Muhim ma ahan ee waa qalbiga

  • @zakisuleiman8623
    @zakisuleiman8623 Před 5 lety +66

    Allow Kuu Naxariiso #Hodan Naleyeh
    Rabi Janada Haku geeyo

    • @abdiomar908
      @abdiomar908 Před 4 lety

      amiin

    • @abdikal566
      @abdikal566 Před 4 lety

      @@mohan2297 gabadhi barnamijkan leheed. Qaraxi kismayo ayee ku dhimatay ayada iyo odaygeedi ilahay ha unaxaristo dhamaantood

    • @aashaabdi5397
      @aashaabdi5397 Před 4 lety

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @aashaabdi5397
      @aashaabdi5397 Před 4 lety

      Ilhy haw naxriisto 😭😭😭😭😭

    • @muunacabdiraxmaan787
      @muunacabdiraxmaan787 Před 3 lety

      hoodan waayo wllo

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 Před 5 lety +10

    Hodan Illah haunaxariisto Ameen. Abdimalik na Illahay cadaalad hasiiyo Ameen. I love this guy

  • @chooseyourself4821
    @chooseyourself4821 Před 6 lety +34

    Somali ban ahay!❤️😭😭

  • @Real_Abbas
    @Real_Abbas Před 6 lety +86

    *SOMALIYEEY* *TOOSOO* 🇸🇴❤

    • @Humblegirll
      @Humblegirll Před 6 lety +5

      Abbaz Ara tooso isku tiirsada lakin I love u somalilnd somali nimada ku fana jeclahay somalia ha nolato yana 😍😍

    • @halwohenna
      @halwohenna Před 4 lety

      Real Abbas tooso isku tiirsada

  • @abdillahishakir2205
    @abdillahishakir2205 Před 5 lety +57

    الله يرحمك هدن قتلت هي وزوجها
    وفك الله أسر علدون فهو مسجون 😭
    Waay dhimatay Hudan ilahay ha u naxaristo
    Ilahayna Coldon haka saro xabsiga

  • @gureycilmi1061
    @gureycilmi1061 Před 6 lety +57

    This video was recorded in Laascaanood ( Home of the Dervishes) in Northern Somalia and my birth place and hometown. I’m proud to say that I was present the day this video was filmed by Hodan and drove past when she was conducting the interview... Hore usoco walaal; Coldoon is a great guy...

    • @AhmedMohamed-vf6nl
      @AhmedMohamed-vf6nl Před 4 lety

      Wll Alle ha u naxariiste hodan is no more.

    • @guledts9181
      @guledts9181 Před 4 lety +2

      Laascaanood was not and never the home of the darawiish kkkkkkkk. Do some research and you’ll find out it was established in Burco with the help of the Habar Yoonis and Habar Jeclo clans.

    • @abdiraxmaanmuxumednuur3240
      @abdiraxmaanmuxumednuur3240 Před 3 lety +1

      aad ayaad umahad santahay allaha ha kulaqabto

    • @cabdicazizog2001
      @cabdicazizog2001 Před 3 lety +1

      It’s in somaliland… don’t get confused

    • @haliadan2685
      @haliadan2685 Před 2 lety

      9999999999999999999999999990000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000
      000000000000000000000000
      00000009ppp0pppppp00

  • @abwaangudgude4208
    @abwaangudgude4208 Před 5 lety +57

    Cabdimaalik muuse coldoon geesi geesi dhalay
    Guulayso ishaa allaah

  • @mohashi9936
    @mohashi9936 Před 6 lety +47

    SOMALIA will be great again.

  • @fatumaabdi8887
    @fatumaabdi8887 Před 6 lety +37

    Oldon is a great man long life manshlh

    • @safiay9530
      @safiay9530 Před 5 lety +1

      Aamiin Amiin isha Allah

    • @sucaadmahamud5131
      @sucaadmahamud5131 Před 4 lety +1

      coldoon walaalkay khayr allaha kusiiyo soomaali baad tahay halkaa kawad

  • @mahircade822
    @mahircade822 Před 5 lety +93

    Coldona Waa Maxbuus Hodana Waa Ay Geeriyootay Aduunyooy Xaalkaa Bad 😓🙏💯

    • @abdaleali6328
      @abdaleali6328 Před 4 lety +1

      Yaa wllo maxad tidhi hodan wayo wllo adoo raaliya ii faahfahi fadlan wllaka oo codsi kuwaydiistay ayan ahay

    • @richhome3678
      @richhome3678 Před 4 lety

      @@abdaleali6328 hodan naaleye ayuu ka hadlayaa ayaa filayaaa

    • @abdaleali6328
      @abdaleali6328 Před 4 lety +1

      Haa inantii wariyada ahayd ee karantiilka ku jirtay way dhimatay

    • @sharmaakemaax600
      @sharmaakemaax600 Před 4 lety

      Haa wlhY waa Aduunyo zhp

    • @abdaleali6328
      @abdaleali6328 Před 4 lety +1

      @@sharmaakemaax600 inaali llahi wa innaali llaahi raajicuun illahay haw unaxariiso iyadiyo intii islaama ee geerida naxariista daran haleeshay mujaahidad ayay ahayd Allah haw naxariiste wa nasiib dadki wanagsana wa la guraya kuwana geeri aya laynaysa kuwana xabsi ayay ku jiraan wa nasiib

  • @amaalaxmed6743
    @amaalaxmed6743 Před 4 lety +2

    Coldoonoow somaali meeshaa la jecliid maantee u dhawdahay cadawga shisheeyee faragalinayay ee soomaali kalageeyayna la ogaa maantee ugu dhawdahay in gacmaha lays qabsado adna waad kabixi ciil waa abwaanad amal oo coldoonoow kuu soo duceenaysa frm mogdisha whe lave you

  • @abdirashiidibrahimmuse5771

    Xagaa somali jcylka c.maalik baan kala simanahay
    Form hargysa

  • @dhamme0
    @dhamme0 Před 4 lety +18

    Wlhi wan ooyey
    Coldoon Allen Haku xafido

  • @jaamacjarmaljj5024
    @jaamacjarmaljj5024 Před 4 lety +2

    Inleygu xasuustu Halyeey isusoodhaweeyey somalida jcylkeedana kataliyey! Ilaahbaa kudhaartee inaad Halyeey TahaY!! Noolow inbadan waadna kabixi gacanta wax magaratada Maalinbeyna Soomalidu kufahmidoonaan😱😭😭😢

  • @farhiamahmood4124
    @farhiamahmood4124 Před 4 lety +5

    We love you coldoon .we are somalian.
    Haa somali baanahay.

  • @shabeelhowd2127
    @shabeelhowd2127 Před 5 lety +8

    maansha allaah coldoon ilaahay hakaa soo saaro jeelka aad ku jidho

  • @suleman6303
    @suleman6303 Před 6 lety +45

    MashalH saaxiibkay coldaan waa geesi soomaaLiYeeD.

    • @somaliland-geologicalconsu3612
      @somaliland-geologicalconsu3612 Před 6 lety

      war zxb adba geesi ba tahye hablaha marexanka mid iiga soo qabo ,, aan kaga jaqaaq siiyo

    • @mars1482
      @mars1482 Před 6 lety

      Yaasiin Axmed yaa abti😂😂

    • @MohammedAhmed-yv9ph
      @MohammedAhmed-yv9ph Před 5 lety

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @jama253
    @jama253 Před 6 lety +30

    Libaax libaax dhalay. Somali asal ah iga dheh

  • @hodanalimohamed1757
    @hodanalimohamed1757 Před 5 lety +6

    جزاك الله خير، كل الصومال اخوان وأهل 💕

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před 4 lety +2

    Free coldoon
    Free coldoon

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225

    Missed you bro free insha allah 🇸🇴💕✊🏿🤲🏾

  • @abdirahmanabokor9365
    @abdirahmanabokor9365 Před 6 lety +12

    Mansha allah hore u soco bro

  • @dadkamed3062
    @dadkamed3062 Před 6 lety +12

    He’s fine person 👍👏🏻🙏🏼

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 Před 4 lety +8

    Coldoon waxa lagu haystaa waa xaqdaro ayaa lagu haystaa waa cadaalad daradii ugu wayned iyo ilameeraysadii ugu xumayd

  • @sharifamhmad
    @sharifamhmad Před 4 lety +2

    Coldoon waa wadani ku dhiiraday inuu ku dhawaaqo xaqiiqada allaha ku xafido coldoon❤ 🇸🇴🇸🇴somalia ha israacdo🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cabdisuley7469
    @cabdisuley7469 Před 3 lety

    wllkey cabdi maalik muuse coldoon allaha ku barakeeyo kuwa goor iyo ayaan dhibta kugu oo ah cadowga fariinta shisheeyaha fuliyo allaha ka xijaabo love 💘💖

  • @samaaleofficial7219
    @samaaleofficial7219 Před 4 lety +1

    Dadka ka ugu ildheer baa ugu ayaan daran coldoon
    Alle xoriyadadi hakuusoo celiyo
    Hodan nalayena alle ha u naxariiato
    Dadka wanagsan adunkan looguma tala galin

  • @cat_106
    @cat_106 Před 6 lety +42

    Please include English subtitle for those who don't know Somali. Integration TV is International and serves both local and diaspora.
    P.S I can understand 100%.

    • @LakshaDeirwa
      @LakshaDeirwa Před 6 lety +2

      Cat 106 are you even somali?!!

    • @cat_106
      @cat_106 Před 6 lety +2

      Horners Homeland Waryaa saasaa kkkkkkkk

    • @LakshaDeirwa
      @LakshaDeirwa Před 6 lety +2

      Cat 106 you better to speak Somali to be somali ethnic other thn that call yourself American negro or black American/AA

    • @abzlibaax7412
      @abzlibaax7412 Před 6 lety +3

      Please learn Afsomali it will benefit you in the long run

    • @cat_106
      @cat_106 Před 6 lety +1

      Abz libaax Haka welwelin midaas. Afka hooyo lama lumin karo. Integration TV waxa wanaagsaneyd inay muuqal walba ay kusoo gudbiyan labada luuqad. Waan ogahay in sameynta hal video ay qaadanayso waqti badan laakin way isku dayi karaan.

  • @simeh9612
    @simeh9612 Před 4 lety +7

    Biixi wadanigan si deg-deg ah u sii daa
    Aduunka wax laysku habaaraa Ilaahay jahahil madax ha kaga dhig

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 Před 5 lety

    Mahadsanid Coldoon, waa wax wanaagsan in Dadka Somaliyeed la Walaaleeyo.

  • @somaliano99kingkonghimself75

    Geesi geesi dhalay. Wallah. Caldoon waa raggeedi siwalba aaad ufirisooo. Geesi. 💪😎🌶 hala. Caawiyoooo. Cabdimalik. Xabsiii. Buu kujiraah. Hada

  • @payitforwardpower9910
    @payitforwardpower9910 Před 5 lety +9

    Somali power. 🇸🇴

  • @abdulmoaw6333
    @abdulmoaw6333 Před 4 lety

    Thanks 🙏🏾 cabdi Malik muuse coldoon ilaah hakaa saaro xabsiga hodana alaha u naxariisto aamiin

  • @izumi4954
    @izumi4954 Před 4 lety +4

    HodaneYyyy AllaH HakU NaxaristO 😰
    ColdonOw AlllaH Haka Soo Sara HabsiGa huno😰

  • @sofiah9442
    @sofiah9442 Před 5 lety +14

    I love caldoon, great man.

  • @hajjizeykol98
    @hajjizeykol98 Před 6 lety +9

    Hero (Halyeey)😍👏

  • @zakariaabdullahi1513
    @zakariaabdullahi1513 Před 4 lety +1

    Masha alah coldoon walaal qaali ah rabi hakaasoo daayo xabsiga alhaa kucizeeyo

  • @mahamuttislam414
    @mahamuttislam414 Před 5 lety +4

    Hodon xabal bay ku jirta AUN
    COLDON xabsi ku jiraa

  • @qosoliyoqaraaxotube6319
    @qosoliyoqaraaxotube6319 Před 4 lety +2

    soomaali somali baa leh🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ❤🇸🇴❤🇸🇴👍

  • @pysuhayb15
    @pysuhayb15 Před 5 lety +11

    ninka ugu ildheer baa dadka ugu ayaan daran

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 Před 5 lety +6

    Asalamu Aliakum warahmatu ALLAAh wabarakatahu mashaa ALLAAH Sama Falle Alle Darti Ayaan u Jeclahay Waana walaal Jecel Qayrka mudana in lagu daydo .💝🌹

  • @jeeswano7047
    @jeeswano7047 Před 4 lety +2

    ILAAHEY HA U NAXARIISO HODAN NALEYE MAASHAA ALLAH

  • @xafsafaarax4211
    @xafsafaarax4211 Před 4 lety

    Mansha allaah C/malik.Coldoon , geesi wadani Somali lander ah. iyo Samo fale dadka dhiban iyo masaakinta .wnaagana jecel.👈👍.Adna allaah yaxfiduk , Alle jeelka haka soo saaro si nabad qab ah. Dadkana ha tuso inanad dhib wadin aad xaga wanaaga uun ujeeday iyo Caawinimo umada. Muslimka ah e jilcsan.
    melkasty jogan.An si kle ahyn insha allaah Aamiin . Aaaaaaamiiin

  • @sadikmuxuyaden5798
    @sadikmuxuyaden5798 Před 3 lety

    Asc waxaa salaamay umada islaam inta jecel wanaaga walaal cabdimaalig coldoon ilaah hakula jiro waxaa geesi run sheeg dad badan ayaa wax tutisay alaha. Kula jiro waad kabaxeesa xabsiga waa iska imtixaan gulayso inshaa alaah waxaa kaaga soo duceynayaa somalia + mogdisho waana ku salaamayaa walaal geesi ayaa tahay

  • @ubahabdulkhadir7040
    @ubahabdulkhadir7040 Před 4 lety

    Asc cabdi malik coldoon ,mashalaahi we love you kindness you show poor sick peoples of east africa.all human being should learning form you they will be happy.any goodness we do body and, soul will benafid.may allah mercy on you this life and herefter inshaalaahi.

  • @salemsaleh7010
    @salemsaleh7010 Před 4 lety +4

    Msha allah wadani 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sharifgeyre330
    @sharifgeyre330 Před 4 lety +1

    Hodan allaha unaxariisto
    Cabdi maalikna allaha xafido

  • @asmaadahir7923
    @asmaadahir7923 Před 4 lety +1

    Coldoonow insha'Allah xuriyda waad heleee uduceeya waa bil Ramadan

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 Před 5 lety

    Dhalinyaradas Coldoon KU dayda Mashaa ALLAAh ALLAHA Xifdiyo Asaga iyo Familkiisa iyo muslimiinta oo dhan💝🌹

  • @sawdaomar3952
    @sawdaomar3952 Před 5 lety +6

    Iyo saygeeda coldoon waa maxbuus isna haloo duceeyo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @rahmohassan131
    @rahmohassan131 Před 5 lety +1

    Coldoon illaaheey haka soo saaro jeelka illaaheey haku haafiido

  • @abdihussein9067
    @abdihussein9067 Před 5 lety +2

    Ilahy haku gargaaro #coldoon.
    Ilahyna ha unaxariisto walashen #hodan naaleeye.

  • @micorphanageagontakenya5177

    Mar kale aya Xabsi geyen, Allah so furto.

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225

    Love you coldoon my brother 🇸🇴💕🌹🍀💚💙♥️❤️💜💗👍💯

  • @inteesannoqoncaan3928
    @inteesannoqoncaan3928 Před 6 lety +6

    Bro this massage is 100% true 👉💙🇸🇴

  • @qaliosman4649
    @qaliosman4649 Před 5 lety +1

    Masha Allah ilahay kuxifdiyo guul iyo gobonimo

  • @diamondjama9696
    @diamondjama9696 Před 5 lety

    Maashaallah Somalia guul gobanimo coldon Allah ha u cawiyo May Allahs answer be junnah

  • @xamsoslife-6007
    @xamsoslife-6007 Před 4 lety +1

    Sooomaali ban ahay
    Dirirababa anaa lahee
    Gaarisa anaa laheee
    Ma ilaawin inay tahy
    DHAXALKI AWOOWAHAY😓

  • @hfm9834
    @hfm9834 Před 2 lety

    Ilahayow wllshy Hodan u naxriiso. I really truly miss her. Cawa channelkeda soo buuqday calool xunuun cusub waaye Allow dadka wanagsan sida Hodan Naaleey, A Coldoon iyo inta la mid ah noo badbaadi. Intooda dhimtay na u naxariiso.

  • @abdiheybe3820
    @abdiheybe3820 Před 4 lety +2

    Coldoon waa maqlay wuxuu u xirranyahay sarraakiil sirdaanka Ethiopia ah oo diidan barnaamijkiisa

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 Před 4 lety

    Allah ha u naxariisto walaal hodan naalaye
    Coldoona allah jeelka ha ka soo furfuro♥️

  • @ismailahmad4429
    @ismailahmad4429 Před 5 lety +1

    coldoon soomaali xabsigan allaah baa kaa saari insha allaah aamiin dhaha soomaalaay

  • @hazel8882
    @hazel8882 Před 4 lety +1

    God Bless Coldoon❤️ Is ramadaan May you be free and be Blessed My Somali brother. Let's champion Somalians around the globe like Hodan (Allah ya Rahma Raahimiin) did my Akhi and Ukhti's Insha Allah. God bless Somaliah Insha Allah

  • @m4ysv1be33
    @m4ysv1be33 Před 5 lety +3

    Cabdi maalik coldoonow illaahow kuuhiili

  • @liibanali5182
    @liibanali5182 Před 4 lety +1

    Guuuuuuuuuul Soomaaliween!

  • @m4ysv1be33
    @m4ysv1be33 Před 4 lety +4

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍🥰🥰🥰💪💪💪🥰😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍🇸🇴🇸🇴🤩❤❤❤❤❤❤🤩🇸🇴😍🥰🥰💪💪🥰💪💪🥰😍😍🇸🇴💎💎💎💎coldoonow you are my heart wlhi waad igu dhex nooshahay si walaalnimaa soomaali nimada ayaankuu jeclahay maalin uun waanku caawindoonaa

  • @waberijama8636
    @waberijama8636 Před 4 lety +1

    Yes I am proud to be Somali, I am Somali. Walaaleeye waa la rabaa Warqabyaalad nin diida!!!!!!!!!

  • @aasiyaaxmad9243
    @aasiyaaxmad9243 Před 4 lety +2

    Masha allaha Aabdi malig🙏🙏🙏🙏🙏❤❤

  • @nadifomohamed6649
    @nadifomohamed6649 Před 5 lety

    Alle haku barakeyo, hana ina gaarsiiyo hamigeena wanaagsan!!!!, inta aan ina fhmayna Alle hasoo hanuuniyo

  • @abdiqanihussein3683
    @abdiqanihussein3683 Před 5 lety +1

    Allah Ha u naxaristo Hodon
    Coldona Haka fududeeyo Jeella

  • @siraadsiciid9123
    @siraadsiciid9123 Před 2 lety

    Allaah haku xafido cadowga diintana markey ku arkaan argax allaah haku rido🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdimalikahmed2096
    @abdimalikahmed2096 Před 6 lety +4

    Masha allah guul

  • @bishaaroali7289
    @bishaaroali7289 Před 4 lety +5

    Ilahow xornimadadi kuso Celi ya allah

  • @m4ysv1be33
    @m4ysv1be33 Před 5 lety +1

    Walaal waad guulay sanaysaa waayoo dadkaad u adeegijirtay baa kuusoo ducaynaya

  • @saeedmire4572
    @saeedmire4572 Před 5 lety +12

    Awoowga wa ku go faani laha hado manta joogii laha
    Allaha ha unaxriistow

  • @nimcocabdijirde6744
    @nimcocabdijirde6744 Před 4 lety +4

    Masha allah

  • @hassanosmanomar920
    @hassanosmanomar920 Před 5 lety

    Mashaa Allah abdimalik muse coldoom wuxuu yahaay coldoon raasni ah

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 Před 4 lety

    Masha Allaah ilaahayoow kuxafid Aamiin yrc🤲💞💞💞💞

  • @cabdidhere
    @cabdidhere Před 4 lety

    Alle haunaxariisto hodon cabdi Malik xornimadiisa alle hausocelsho

  • @abdisamadahmed2616
    @abdisamadahmed2616 Před 4 lety +1

    Hodan Nalaye alle ha unaxariisto iyada & seygeedi Jamac fariid allow unaxariisto

  • @user-xp3ux7cb3g
    @user-xp3ux7cb3g Před 4 lety

    M
    Walaal khaali alaha kaayo xabsiga

  • @lakiosman5468
    @lakiosman5468 Před 4 lety

    Mshlh rabiyow xafid usage iyo awladisaba

  • @buuxabdirahman8582
    @buuxabdirahman8582 Před 5 lety +2

    Hodan nalaye alle ha ku naxariisto

  • @abdikarinhassan9448
    @abdikarinhassan9448 Před 4 lety

    Rabi Naxaristii Janad Haku Siyo Hodan 😭

  • @FaraH-dw7cb
    @FaraH-dw7cb Před 3 lety +1

    Xaqu ha sareeyo marwalba free coldoon

  • @maryanmohamud3443
    @maryanmohamud3443 Před 4 lety +6

    A/malik muuse coldoon kuma ilaawi"doono wll qaaliya😥

  • @nastehoabdi3472
    @nastehoabdi3472 Před 6 lety +9

    Cabdi maalik muuse ilahay ha ku xafido ❤❤

  • @eidleapdi2697
    @eidleapdi2697 Před 4 lety +1

    Waxa Cabdi maliK Coldon waxa lagu xidhaYa wa cadalaD Daro FartUna Halka wayku GodaN TaHaY ninKan wa ninka mustaQpalka Padali DooNa SomaliDa AfKarTooDa 🙏

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Před 6 lety

    Coldoon waxaad haysaa shaqo wacan ee meeshaada ka wad.Ilaahay cadowgaada ha qabto aamiin.

  • @yasmiinomar9793
    @yasmiinomar9793 Před 3 lety

    Coldoon alle ha ku cawiyo walal qaaali

  • @munaartan6120
    @munaartan6120 Před 5 lety +1

    ilah ha ku xafido aduun iyo akhiro aamin

  • @abditryhard3529
    @abditryhard3529 Před 4 lety +1

    Wadanisana masha allah soomali oo.dadka uguliita la dhalatay

  • @ramlabilemuseramla7906

    Alllow u hiiliii coldon aalllahaaa kasoo dayoo cadowga oo heesta yaa biiii hodana unaxariistoo yaaa rabii somalii ha isracdoo somalii kiii wax tarleh maxeee cadow ugu noqdaan ama ey udilaaan😭😭😭😭😭😭

  • @35faduma
    @35faduma Před 4 lety +2

    masha Allah ❤❤❤

  • @hsdhhddndkdk9997
    @hsdhhddndkdk9997 Před 2 lety

    Maasha allh allaha ku xafido ilaah ayaa kula jiro wllaalkeey Abdi muslim
    Aa cuudu bilaah minal QOOMU LUUD wa minal Ku faar free abdimalik Muslim

  • @badrimohamud8111
    @badrimohamud8111 Před 4 lety

    Geesigeesi dha lay coldoon Aleh hakuxiftiyo insha alah zxp