SUNDUS OO MANTAGTAY IYO AMIIRA NASIIBKEDA 😳 🙆‍♀️CABITAAN DOORO 🤣

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024

Komentáře • 477

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Před měsícem +246

    Waxaa laga yaba inad dhimato adigoo faafinayo saliga nabiga scw 🕋🤗😊❤😊

  • @iidodayibiido9764
    @iidodayibiido9764 Před měsícem +96

    Alla caawa inay naga maqnanyso moodayayy samiyadeena❤😢😢

    • @BrwaqoMuhmed
      @BrwaqoMuhmed Před měsícem +1

      Wlhi amba moodayay asad ugu dambayn jiray lkn cawa iyda koko way ka dambeeyeen😢😢

    • @HoodoHibo-p3u
      @HoodoHibo-p3u Před měsícem +3

      Anba wllhy waan naxsana markan arky waan ku farxay❤

    • @iidodayibiido9764
      @iidodayibiido9764 Před měsícem +1

      @@BrwaqoMuhmed saddexdodana ayada ugu so hor dhigi jirty lkn cwa ugu danbysay

  • @Sundus_sheeko_xariiro
    @Sundus_sheeko_xariiro Před měsícem +152

    Inta samia kahesho fikradaha cusub ay nokento one like 🥰🏃✌️ anihane ha i iloobina shekoyin ayan sogudbiya 🥰🥰🥰

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před měsícem +146

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤👍

    • @AnisoadanAhmed
      @AnisoadanAhmed Před měsícem +4

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤koko waan kujeclahay abaayo waagabar dhamaan tiimkiina taageerata❤❤

    • @KhadraCismaanghy
      @KhadraCismaanghy Před měsícem

      😂😂😂😂kokodii runta ahayd ma aha iyada waxa ugu qoran soo arag

    • @user-bk8pf9rq5p
      @user-bk8pf9rq5p Před měsícem

      Scwscwscw scwscwscw

    • @xafsaaxmed4694
      @xafsaaxmed4694 Před měsícem

      Asc❤qurexey

    • @Timiromohamedmohamed
      @Timiromohamedmohamed Před měsícem

      ❤❤❤❤😂😂😂😊😊

  • @RamliinaHussien-sx2zl
    @RamliinaHussien-sx2zl Před měsícem +62

    Ku saliya xabiibkeena Muhammad scw

  • @queenruun9709
    @queenruun9709 Před měsícem +47

    Amiira qeybta cabitaanka nasiiba ku fadhiyo 😂

    • @sumayoaadan8426
      @sumayoaadan8426 Před měsícem +6

      Waa marka labaad wax fican hesho wayey

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Před měsícem +1

      ❤❤❤

    • @MunaQaaali
      @MunaQaaali Před měsícem +5

      Haa xataa barnamijkii asad ee yaa wasakhda caabaya qofkii kaliya waxa wacan ku so aaden aheed❤

  • @nadiiramahamed7650
    @nadiiramahamed7650 Před měsícem +49

    Amiiro iyo sundus wllhi wada jirkooda wan uxiisnay 😭

  • @najmoabdirahman5794
    @najmoabdirahman5794 Před měsícem +75

    𝐀𝐦𝐢𝐫𝐚𝐚 𝐢𝐬𝐨 𝐬𝐮𝐧𝐝𝐮𝐬 𝐬𝐢𝐝𝐞 𝐡𝐨𝐫𝐞 𝐢𝐬𝐤𝐮𝐦𝐚 𝐚𝐡𝐧😭😭💔

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Před měsícem +7

      markii hore waxa dhahayseen way is dagaaleen wax islama duubayaan markaad isku aragteena sidii hore iskuma ahan maa dhahaysiin ar idinkaa

    • @najmoabdirahman5794
      @najmoabdirahman5794 Před měsícem +1

      @@adoontiallesiman262 𝐒𝐚𝐚𝐬 𝐦𝐚𝐡𝐧 𝐀𝐦𝐢𝐢𝐫𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐬𝐮𝐧𝐝𝐮𝐬 𝐚𝐡𝐝𝐞𝐲 𝐡𝐚𝐥𝐦𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐢𝐬 𝐚𝐫𝐤𝐢𝐰𝐚𝐲𝐧 𝐰𝐱𝐞𝐲 𝐝𝐡𝐢𝐡𝐢 𝐣𝐢𝐫𝐞𝐲𝐧 𝐰𝐚𝐚 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐱𝐢𝐢𝐢𝐳𝐚𝐧𝐲 𝐡𝐝𝐧𝐡 𝐬𝐚𝐟𝐚𝐫𝐤𝐢 𝐦𝐫𝐤𝐞𝐲 𝐤𝐚𝐬𝐨 𝐥𝐚𝐩𝐭𝐞𝐲 𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐱 𝐢𝐬𝐤𝐮𝐥𝐚 𝐝𝐚𝐦𝐛𝐞𝐲𝐬𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐬𝐚 𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐡𝐲 𝐢𝐬𝐤𝐮𝐦𝐚 𝐰𝐚𝐜𝐧𝐨

    • @ZUZU-wp6jv
      @ZUZU-wp6jv Před měsícem +2

      Sxb naged sidan ba udanbeysa

    • @asiyanurdin2085
      @asiyanurdin2085 Před měsícem

      😂😂😂 saas le waye somali ba​@@adoontiallesiman262

  • @SamiiraCabdi-bp6sj
    @SamiiraCabdi-bp6sj Před měsícem +42

    Samia ahmed sharaf ku nolowa ❤ alle ha ku xafido wllhi waan ku jecelahaye❤❤❤❤🫂💋

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 Před měsícem +22

    Hhhh😂ar Sundusaaa ilahayow sundus hanoo waayin 😂isiii kulahaa😂

  • @fahiimoabdi6612
    @fahiimoabdi6612 Před měsícem +22

    Amiiro io sundus si dii hore mahaan waliba sundua laga dareema

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Před měsícem +67

    Team samia one like ❤❤❤😊😊

  • @travelchannel-l1z
    @travelchannel-l1z Před měsícem +34

    Waabad Soo gashee Nabiga Ku sali SCW❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před měsícem +47

    TEAM SAMIYA ONE Like 👍 ❤

  • @Juuri.mohamed-221
    @Juuri.mohamed-221 Před měsícem +26

    Cwa Saamio io sundus way nga soo dahen 😭😭❤️

  • @SILENT______GIRL143
    @SILENT______GIRL143 Před měsícem +43

    Amiira iyo sundus hadeey wax isbadaleen sundusaa isbadahay ee amiira waa cadi waa aragtideeda leee 😂😂😂😂

    • @user-ku3lk9th9v
      @user-ku3lk9th9v Před měsícem +5

      Sundus nag goan gadatay u eg tahay kadib marki ay nagtasi danaysato noqotay

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Před měsícem +13

      ​@@user-ku3lk9th9vAmiira waad ku danbaabi kartaa maahane maaha waxaad sheegayso qof daacad eh oo aad miskiin u eh waaye

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale Před měsícem +6

      ​@@user-ku3lk9th9vamiiro ayada leyska daba qoraa moyee ayadu dadka kuma dhac dhacdo tasne xisabta kudarso😏

    • @Siman-qx9ho
      @Siman-qx9ho Před měsícem +4

      ​@@Gosha-rercarale sida saxda qof walbana suu kula dhaqmo a ula dhaqmee

    • @liiluuofficial5468
      @liiluuofficial5468 Před měsícem +2

      dad aan waxba idinka ogeen maxa markasta ugu doodiin

  • @IstarCusmaan-s8b
    @IstarCusmaan-s8b Před měsícem +25

    abayo samiyo amiiro io sundus my waxa is la soo dubaan 😢

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Před měsícem +12

    waaaw Amiira tookadii hore iyo hadaba cabitaankeeda saa uga helay muuqaal ahaan xataa caadi maaha shayaasha laga sameeyayna ka hadal malahan nasiib wuu dhaafay ❤ saamiya iyo sundus baa igu daran waxa kuso aaday lkn samiya basasha lee ku nacay maahe sundus baa daran 🤮😂

  • @MunaQaaali
    @MunaQaaali Před měsícem +6

    Amiira nasiibkeedu markasta wax fiican siiyan m.a❤labadi jeer iyo waliba markii barnamijkii asad ee yaa wasakhda cabaaya intaba nasiibkeda badbadiyay😅❤❤❤

  • @Juuri.mohamed-221
    @Juuri.mohamed-221 Před měsícem +20

    Amiiro io sundus❤❤❤😭

  • @fatimaqurux8904
    @fatimaqurux8904 Před měsícem +17

    Samai abaayo peza iyo alpha deeqow marwan wiilasha ku soo samee yagaa dhimane😂

  • @AmaalHandulle-d6p
    @AmaalHandulle-d6p Před měsícem +18

    Samia amiiro nooso badi ❤

  • @mumtazciidle6005
    @mumtazciidle6005 Před měsícem +30

    Ileen qosol loo ma dhinto sundus wlhi berkay nacadeysayyy😂😂

  • @namuush
    @namuush Před měsícem +15

    Samia waad nagu raagtay dhib mle hdaa timid hda💋🥰🫡

  • @hanicusmaancali3066
    @hanicusmaancali3066 Před měsícem +13

    Ugu danbeyn sundus io amiro wy isla so muqden❤

  • @user-ch5mo5xn8o
    @user-ch5mo5xn8o Před měsícem +7

    sundus basari weeeye meeshi bay kudhex mantagtay 😅

  • @HiboIsmailElmoge
    @HiboIsmailElmoge Před měsícem +29

    Team samia one like 👍 ❤❤

  • @QeeynalulAli
    @QeeynalulAli Před měsícem +20

    Amiira she’s so lucky m.a❤️‍🩹👍🏽👸🏻🥂

  • @Pretty-s7r
    @Pretty-s7r Před měsícem +25

    Amiira arky soo rooray😂🏃‍♀️❤

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu Před měsícem +10

    Amiira nasib badana mesha alleh ❤❤

  • @hindahodan
    @hindahodan Před měsícem +15

    Saamiya halka biyaha caano so qaado
    Oo ku shiid
    game kana waan ku haysanaa ha Naga joojin dadko dhan so fadhiisi 😂😂😂
    We love you from hargiesa cadey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ikranfatxi3544
    @ikranfatxi3544 Před měsícem +27

    when i see sundus vedioyowga nahbuu yeeshe she makes me smile without triying

  • @CabdihindiYuusuf
    @CabdihindiYuusuf Před měsícem +15

    samia wanku salamay from hargeisa

  • @iiqlaas5803
    @iiqlaas5803 Před měsícem +19

    Samai maxad noga sodahaday mcnt ila caw kusugayay wllh 😢😢 hd sexan rabay Lkn wad sodhity isla marki socarary an ugu hore😂

  • @saynabdaauud5679
    @saynabdaauud5679 Před měsícem +37

    Samiya barnamijka sharabkan la shiidayo waa mahadsanty inad no so celiso thanks
    Asxabtada Team halista Inamada noga so samee Peza, Marwan, Deeqow, Alpha, Hassanow walhi qosolbay noqonaysa waxarabo kuwasi wa funny nogu so xeji boqoradayda nolow hore u soco 300k is coming babi😂

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq Před měsícem +8

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️

  • @nadiiramahamed7650
    @nadiiramahamed7650 Před měsícem +18

    Sundus darteed ban u imi 😂❤

  • @laylamuxudiinroble2705
    @laylamuxudiinroble2705 Před měsícem +18

    Samiya anaaa usoo horeyee❤😂

  • @hibadomer8108
    @hibadomer8108 Před měsícem +4

    Samia sudus waa khiyaatey cagmaha isku waydarisy tasaxan doortey ta qaldan siisey

  • @Team_koko45
    @Team_koko45 Před měsícem +18

    Team samia like 👍

  • @Samia15-r9m
    @Samia15-r9m Před měsícem +11

    Samia and amira queens❤

  • @FowziyaFarax4
    @FowziyaFarax4 Před měsícem +6

    Mashallah sundus iyo amira wadajirkooda wa uxiisnay❤

  • @neima837
    @neima837 Před měsícem +9

    Team amira qurux one like ❤❤

  • @haboondiini-fz5fh
    @haboondiini-fz5fh Před měsícem +6

    Amiiro io zundus😭💔qosolkiina u xisy mx udinku dhcy

  • @KhadraCismaanghy
    @KhadraCismaanghy Před měsícem +7

    Samia walal sii wad ❤❤❤ waxaanad noogu xejisaa kii lahjada amarna maahee waa codsi yaa igu taageersan walal anaga 11 habeenimo ayey noo ahayd markaad soo daysaye kusoo dhakhso fadlan❤❤❤😊

  • @Iman-321
    @Iman-321 Před měsícem +1

    Sundus wey is badashey wow waa ku farxey wlhi dagnan bey la soo baxday ❤

  • @RahmaCumar-f2f
    @RahmaCumar-f2f Před měsícem +36

    Samia wad nagaso daahdey cawa😢

  • @mursal.abdi1280
    @mursal.abdi1280 Před měsícem +6

    Barnaamij fiican weeye willhi aar sundus aaa willhi wn qoslay😅😅😅

  • @user-wn5se3oz8e
    @user-wn5se3oz8e Před měsícem +15

    Alla zundus way ika qoslisay nasib xumaaa bisinkee ani maa dhaly😅😅

  • @alishahirsi4494
    @alishahirsi4494 Před měsícem +18

    Amiiro nasiib wcnaa sharabkii lashiiday wa iska sii cabtyba😂❤

  • @NimcoAhmed-re6lg
    @NimcoAhmed-re6lg Před měsícem +20

    Ku sali nabiga scw scw n.nkh❤

  • @abdiriskmuse8435
    @abdiriskmuse8435 Před měsícem +1

    Ku sali rasuulkeena muxamed sala laahu calayhi wasalam ❤❤❤❤intee like ❤uqalmaa wallalayaal

  • @Hamse-de6cq
    @Hamse-de6cq Před měsícem +4

    Amiiri waa nasiib wacan 😮

  • @mss_Ziya
    @mss_Ziya Před měsícem +19

    Team Cadsam One like❤

  • @nimcofarhan5979
    @nimcofarhan5979 Před měsícem +8

    Saamiya waa naga raagty caawa😢❤❤❤

  • @mumtaas420
    @mumtaas420 Před měsícem +7

    Amira wlhi jinka igu jiraa jecel ❤
    Wanku jecelahay amiray🫶

  • @user-pq8pn9ee3s
    @user-pq8pn9ee3s Před měsícem +7

    Samia cawa wayabnay ee nakasodhaqso pl wnkuxiisnay❤❤❤❤

  • @user-xy1lg6kq3j
    @user-xy1lg6kq3j Před měsícem +6

    Samia quruxey cwa dhan san ku sugyey❤❤

  • @jinizola6137
    @jinizola6137 Před měsícem +10

    QOF SALIGA LIKE SARAAYO MA ARKIN EE PLZ KU SALI XPPKENA MUHAMED SCW LIKE ❤🎉

  • @samiraali1882
    @samiraali1882 Před měsícem +1

    Laakiin Sundus gacmaha u gala wareejisay wana qalad hada saas sida saxda hda u sameyn laheed wax xun kula soo aadeyn😏😂😂😂😂

  • @CirroMaxamud
    @CirroMaxamud Před měsícem +3

    Samiya cuumar haygeysan no keen omar offcil❤

  • @Beru700
    @Beru700 Před měsícem +8

    Samia cuteeee❤❤❤ nolow sharafeey ❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před měsícem +11

    Team samiya one like 👍

    • @AxlaamAbdiwahab
      @AxlaamAbdiwahab Před měsícem

      Koko😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢😢😅😮😊

  • @user-jl4sg9hm2k
    @user-jl4sg9hm2k Před měsícem +9

    Samiyo cawada cawitan ticana cabtay Adi iyo asad😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉

  • @KaltuunSaalax-h8t
    @KaltuunSaalax-h8t Před měsícem +1

    Sundus waan kuu xiisay😂😂 wllhi

  • @KhaalidMaxamud-yg6sf
    @KhaalidMaxamud-yg6sf Před měsícem +9

    Samiya waxan raba in ad iga garsiiso asad xa jiyo bilis samiya waan in Tagara ee madan isoo dhawamen labar kaga I soo qor bilis samiya magacay ga waa amiira qurux waxan ku noolahay dalka soomaliland garahan burco

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Před měsícem

      wah Amiira Qurux baa lay dhahaa maxa waaye 😂 teeda kale Khaalid maxamuud sowka kugu qoran

    • @asiyanurdin2085
      @asiyanurdin2085 Před měsícem

      ​@@adoontiallesiman262😂😂

  • @user-il5ov7lk3t
    @user-il5ov7lk3t Před měsícem +8

    Sundustennna ❤❤❤

  • @yousra52
    @yousra52 Před měsícem +5

    Samia san mxa waye abayo videoga dhaqsa so geli sa'id uso dahda san wx ka badal anaga ada ku sugna

  • @user-zu4nz9ki4s
    @user-zu4nz9ki4s Před měsícem +3

    samia sundus waad qiyaan tay abayo wanku jeclanhy blz qiyaano ha baran

  • @caashacuud2291
    @caashacuud2291 Před měsícem +1

    Amiira she is lucky girl ❤

  • @Cadnaa190
    @Cadnaa190 Před měsícem +3

    Samia ma cabin wee is bojeene😂😂😢😢

  • @Bellingham22-hn5mt
    @Bellingham22-hn5mt Před měsícem +5

    Inta ka seexan rabtay 😂😂😂😂

  • @MumtazAbdiali0123
    @MumtazAbdiali0123 Před měsícem +1

    Samia xishoodka ku dadaal abaaayo wllhi adoo bood boodaya markaan arko waan ka xumaadaa sidii aaad u xishoon jirtay waligaaa u xishoo 🙏 😢

  • @user-hd6we6uo8j
    @user-hd6we6uo8j Před 5 dny

    Halmr kusali nabiga scw❤

  • @sihaamyaasiin3293
    @sihaamyaasiin3293 Před měsícem +5

    Lkn Samia wanaga soo daahdax😢

  • @JamiilaMoha
    @JamiilaMoha Před měsícem +3

    sundus nasiib keeda wx Laga maqaban karo😂😂😂😂😂😂

  • @Jennie-w7x
    @Jennie-w7x Před měsícem +6

    Sundus labiska cawa nagu garaacdey

  • @user-wg2xk7fz1j
    @user-wg2xk7fz1j Před měsícem +5

    10:11 ayuu iso gaadhay muuqalkan🤣🤣

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah Před měsícem +4

    Koko iyo samiya dad dagan qunyar socod ah ayago bood boodayo hoosta iska gal galaya arki meysid dadka nucas waligod iskuma dhacan lkn hada istusnimo ku saxibtan masi socon kartan 4ta ugu dagan team27 koko ladan samiya iyo Kiki❤

  • @maandeeq2121
    @maandeeq2121 Před měsícem +3

    Samiyo Jack cadnaan YouTubtiis intuu maqnhy adi video no soo dhiga pls

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo Před měsícem +1

    Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team samiya kamisun 300k ❤

  • @Haweeya-lc2hp
    @Haweeya-lc2hp Před měsícem +2

    Sundusteena 400 halagaarsiiyo🎉🎉🎉

  • @MushtaaqDagan-ge1wg
    @MushtaaqDagan-ge1wg Před měsícem +3

    Saamiya mxa waaye saana wllshey wllhiy saa ku sugayey waa daaley😢😢

  • @KowsarMaxamed-c4t
    @KowsarMaxamed-c4t Před měsícem +2

    Team samia one like plz😢❤

  • @fadxiyaibrahim2698
    @fadxiyaibrahim2698 Před měsícem +4

    Video xiga kasoo dhig raga 😂

  • @fatimaxasan3471
    @fatimaxasan3471 Před měsícem +4

    Masha alaah saamiya horay socod wacan❤

  • @Anfac953.
    @Anfac953. Před měsícem +1

    Abaa yo saima wlhi wan ka hele noo sobadaii😂

  • @jaaizaandthehthnow8000
    @jaaizaandthehthnow8000 Před měsícem +1

    ❤ SAMIYA WILASHA SOO SAMIYE WAAN KU SALAME ABAAYO ❤❤❤

  • @ifrahomar3050
    @ifrahomar3050 Před měsícem +4

    Sundus waa qiyaanty samiyow gacmaha maxaa ukala wareejisy maa sida normal dadka ugu samenesid usamesid Waxas cml qalad waaye abaayo ha ulaaben

  • @FadxiyaSacad
    @FadxiyaSacad Před měsícem +4

    Saamiya wllshy wn ku wataa hore usoco ❤❤😊😊

  • @FaraxSamsam
    @FaraxSamsam Před měsícem

    Saamiya cadnnan ma imaaday badlands iiga soo jawaab😅😅😅😅

  • @Iftinsheeno
    @Iftinsheeno Před měsícem +1

    Inata og iney sundus caqli yelatay 😂

  • @idmanahmed7422
    @idmanahmed7422 Před měsícem

    😂😂😂😂 ilinta aya igadhamatay sundus umadena mahan

  • @user-jr7rv6en2x
    @user-jr7rv6en2x Před měsícem

    Team sundus ismujiya hee samia so badi pls

  • @XaawoLuulo
    @XaawoLuulo Před měsícem +1

    Cuumar soqabo wll omar offcil wuu solabtay eee😢eeen

  • @user-ky3sv2lp4x
    @user-ky3sv2lp4x Před měsícem

    الفائز هو الذي عنده نصيب هي اميره🎉❤❤😂😂

  • @Dekkahabdi3
    @Dekkahabdi3 Před měsícem +10

    Amira markaa qaadeysay aye hos ka arkeyse e marka qaadid kadib ina Kala warejiside ehed😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Před měsícem +5

      maxay ka ogayd inay kala badalayso nasiib lee la dhihi karaa 😅

    • @canabcismaanhappy5328
      @canabcismaanhappy5328 Před měsícem

      Waa run wxey ogthy se uqaday ine kuhaynayso mrke qadayso firinaysaa

    • @Dekkahabdi3
      @Dekkahabdi3 Před měsícem +2

      @@adoontiallesiman262 wey fahnsaned ineysan Kala badaleyn samia qorshahas mba kuso dhicin marki dmbo o sundus xita walo shegaye Kala wareji la laha
      iney nasib thy maxumo lkin wla fahmaya qofki argti dher ine hos ka arkeysy wxa la qadayoh

    • @Dekkahabdi3
      @Dekkahabdi3 Před měsícem

      @@canabcismaanhappy5328 haa warunta😂

    • @Dekkahabdi3
      @Dekkahabdi3 Před měsícem

      @@canabcismaanhappy5328 haa warunta😂

  • @unalkhayrcaydid3597
    @unalkhayrcaydid3597 Před měsícem +1

    Sundus iyo Amiira maxa helay wax islama dubane Hada 😢😢😢

  • @amuunqalpi1394
    @amuunqalpi1394 Před 3 dny

    Wah cabitaan basali ah iyo amiiro isn’t easy 😂😂😂❤🎉🎉

  • @aminaIsse-hi2dw
    @aminaIsse-hi2dw Před měsícem

    Sundus kulah onu go dhordha wlhy waa faniyah😅😅😅😅😅😅