Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka layaabka badan ee Bhutan !

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Xaqiiqooyin ku saabsan Dalka layaabka badan ee Bhutan ! #Bhutan
    Fadlan hadii aad ku cusub tahay channel-ka Subscribe dheh si aad ula socoto muuqaalada xiga mahadsanid.
    Nagala soo xiriir nolol121212@gmail.com

Komentáře • 303

  • @zakibdi3686
    @zakibdi3686 Před 4 lety +7

    Wll sare kuuxisny xaqiiqdi.
    Barnaamijyadana ino jogte I.ALLAH.🙏

  • @Shiikhmeetaagan
    @Shiikhmeetaagan Před 4 lety +10

    Mudo wax ma aadan soo dhigin maalin walba channelkaaga waan booqda si waxa aad so dhigto ugu baaro

  • @engabdirahmanaidid7726
    @engabdirahmanaidid7726 Před 4 lety +4

    Ugaaz Baryaaha Barnaamijyada Way hamsaamen Incha Allah Malinle ayaanu ka sugayna

  • @abdallaabdinorhassan3188
    @abdallaabdinorhassan3188 Před 4 lety +6

    Mzul nin loxiso wa thy ee farnadhiskada wa si family gada ee hanaga wada dheeran lph ❤❤❤

  • @fahad5873
    @fahad5873 Před 4 lety +12

    M.allah soo laabasho wacan waa lagu tabay masuul ❤❤😍😍😍😍🇸🇴🇸🇴❤

  • @mohanelmi2642
    @mohanelmi2642 Před 4 lety +26

    Macha ALLAH
    Wan ku xiisney lkn wa allahmadulilah hadad so nabad noqotay
    Lkn wll muqaalada noso badi ....💖

  • @wllnaasir8144
    @wllnaasir8144 Před 4 lety +9

    missed you !!!! Welcome back Tanaas my Fav CZcams channal

  • @shiremohmedshire5318
    @shiremohmedshire5318 Před 4 lety +6

    Mnsha allah #Tanaad wn soo booqan jiray malin kasta keliya inaad soo noqotay iyo in kale oo wax cusub soo gelisay

  • @Meelsan
    @Meelsan Před 4 lety +13

    Mashallah walal Allah ku sharfo mahdsanid waxaan noqday qofka ugu hireeya uu soo gaaro muuqaalka Tanaadka wanaagsan leh mahdsanid
    Mashallah qof COD kar ah🤗👍

    • @dhugashoofficial4514
      @dhugashoofficial4514 Před 4 lety

      czcams.com/video/As4AXpZPurs/video.html
      Maxaad ka taqaanaa ayaxa iyo Faa'idooyinkiisa
      Halkan kaga bogo

    • @tiktokofficial6107
      @tiktokofficial6107 Před 4 lety

      @@dhugashoofficial4514 😂😂

  • @abdullahimahamudhassan9779

    Tanaad ❤🔥 sxp noso badi wan ku tabnee pls🙏
    Waxan ka mid Ahay Team Tanaad. Mansha Allah bro codka Allah ha ku barakeyo

  • @xogsiin
    @xogsiin Před 4 lety +6

    Masha allah Tanaad aad baa u taageeraa horey u soco sxb👏👏❣

  • @Real________mohamud
    @Real________mohamud Před 4 lety +13

    Welcome macalin waad ka gaabisey chenelka❤️❤️❤️🙏🙏

  • @farxaandayrmohamed
    @farxaandayrmohamed Před 4 lety +7

    I will wait long time but lastly you go back
    Go forward my pro tanaad

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 Před 4 lety +19

    Wan ku xiisney wl 😍 Alhmdullilah hadad adoo nabad qaba soo laabatay

  • @muxaadaromediapro7570
    @muxaadaromediapro7570 Před 4 lety

    👈muxaadarooyin iyo qisooyin imaankaaga kordhinaya ayad naga helaysa garab nagu sii ajarka qeybtada alle haku siiyee
    1: sheekh mustafe
    2: sheekh xuseen cali
    2: sh kenyaawi

  • @programmingphase3779
    @programmingphase3779 Před 4 lety +1

    Wll inoo so badi vedioyaasha inta ilaqabta like

  • @rksomaliofficial6454
    @rksomaliofficial6454 Před 4 lety +2

    Tanaad paryahan video yadaadii way yaraadeen✌✊👍

  • @mohamedosman6051
    @mohamedosman6051 Před 4 lety +12

    Mashaaa Allah keep going zx

  • @sahankaguusha3448
    @sahankaguusha3448 Před 4 lety +5

    Soo noqosho wacan @TANAAD WAA LAGUU XIISAY #LIKE
    FROM #SAHANKA_GUUSHA

  • @aaryan_poi2730
    @aaryan_poi2730 Před 4 lety +4

    🙏Masha Allah Wll Qli #TANAAD soo laabashadaada waa ii farxad hormar iyo dadaal wacan kuu rijeynayaa
    ustaad keyga dunida💙🎧📻

  • @abdiqaniaxmed1904
    @abdiqaniaxmed1904 Před 4 lety +3

    Chanel ka tanaad waa janaalka aan ugu jeclahay kuwa somalida 💓✊🏻
    Waxan dareema ino yara caajis jiro walkei hada waqti heleeso noso badi barnaamij yaasha boorka iska jaf

    • @Tanaad
      @Tanaad  Před 4 lety +1

      Wcs sxb dhib majiro culees shaqo uun baa ila soo deristay

    • @abdiqaniaxmed1904
      @abdiqaniaxmed1904 Před 4 lety +1

      @@Tanaad hormar wacan wall shaqada waa muhiim anagana meel nagu ogow muuqalada noso badi sxb 🙏🏻💓

  • @abdiraxmaancumar1569
    @abdiraxmaancumar1569 Před 4 lety +1

    Mache allah zhpky Tanaad hawlaha ku mashquliyay mayaree ilahay HAKU fududeeya hawlahaga

  • @ahmedyusuf865
    @ahmedyusuf865 Před 4 lety +1

    *Barnaamijyada soo badi bro insha Allah mahadsanid*

  • @shaadirigatube
    @shaadirigatube Před 4 lety +1

    M.a welcome back Brother In mudo ah Kumaanan Haynee 👍👏👏✊✊

  • @cabdinajib4814
    @cabdinajib4814 Před 4 lety +1

    Videoga soo badi wllo

  • @mohaisacka
    @mohaisacka Před 4 lety

    Mash Allax waa kuu xiisnay Tanaad noo badi barnaamijiyada

  • @bromy5469
    @bromy5469 Před 4 lety +2

    War sxb tanaad
    Guuleso 🤙🤙😍😍😍

  • @khathrauhmeth982
    @khathrauhmeth982 Před 4 lety +2

    Mazha allh welcome back wll tanaad hore uzoco 😍

  • @Muuse99
    @Muuse99 Před 4 lety +4

    Sxb walhi cod macaan baad leedahay m.a ee noo soobadi plz saan kuu sugeynay waan daalmee🥰🥰🥰

  • @siraji1
    @siraji1 Před 4 lety +1

    M.a allah soo laabasho wangsan

  • @Ibrahimchief
    @Ibrahimchief Před 4 lety

    Mahadsanid walaalka waxad inoo haysaa bowl lagaaga mahadceliyo
    Waxan kuleeyahay
    Keep going bro.

  • @mursalmaxamed7983
    @mursalmaxamed7983 Před 4 lety +3

    جزاك الله خيرا

  • @abdiaziizhajinorhahanor8342

    Mashallah dhawantan laguma arag wllkow

  • @daahirabdi7873
    @daahirabdi7873 Před 4 lety +6

    Nio Tanaad Halkee kapaxday runtii codkaaga uxiisay dee ina apo

  • @pilotabdifitah7844
    @pilotabdifitah7844 Před 4 lety +1

    Wllhi marealba waan hubiyaa inay wax idhaafeen lkn waayahaan waad amusteen ma aqaan sababta lkn keep it up bro

  • @maxamedcabdikariin3610

    Aad baad umahadsantahay sxb sare guuleyso

  • @smgroup5979
    @smgroup5979 Před 4 lety

    Masha allah macalin xagee ka baxdey waan kuu xiisey wllhi

  • @ALiMohamed-nq1zm
    @ALiMohamed-nq1zm Před 4 lety +1

    Mashallh wll qali ah hormar 🙏🏆🇸🇴

  • @craxmaanaadammohamed7006

    Soo badi vedios yada zxp mcn

  • @zakariaabdullahi5166
    @zakariaabdullahi5166 Před 4 lety +1

    Mahadsanid 😍

  • @libanhassan3784
    @libanhassan3784 Před 4 lety +1

    in mudda ah muuqal maadan soo galin si qaas ah baan kuu sugaayay walal

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Před 4 lety +1

    Soo laabasho wacan

  • @ziciidzhiine641
    @ziciidzhiine641 Před 4 lety

    Tanad mudo wad kamaq neyd hawada ###aniga wxn ahey sxbka koowad eeeee###tanad, horey uuusocta, insha allah wan iidiin sugeyna

  • @abdidaahirofficiall6916

    Masha allh waxaas tahay chanalka aan ugu jeclahay Runti waa laguu xiisay bro Horey usoco

  • @umu_cimraan
    @umu_cimraan Před 4 lety +1

    king tanaad is back Wll Wn kuu xiisne Noosoo badi Vedeowyada🙏❤

  • @ismailaliyusuf1566
    @ismailaliyusuf1566 Před 4 lety +1

    WllkeY Ramadanki ilaa iyo Hdda waxaan ka hena Labo Muuqaal ma aqaano sbbta🤔

  • @cabdinajib4814
    @cabdinajib4814 Před 4 lety +1

    Keep going wllo

  • @abdiawdal3502
    @abdiawdal3502 Před 4 lety

    Hore u soco wll🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maaliboy9050
    @maaliboy9050 Před 4 lety +3

    Form belgum
    Kasoo salamaya keliga maaha
    All my people 🇸🇴⭐

  • @abdinaasirhaajimahamuud5084

    waan u xiisay tanaad wlhi brother video yada soo badi

  • @kaamilyare1859
    @kaamilyare1859 Před 4 lety +1

    Welcome back Mr tanaad

  • @dailyxiin
    @dailyxiin Před 4 lety

    TanaaD ❤......
    Nasiib daro diinta islamku way ku yartahay dalka Bhutan ....

  • @cabdiwaaxidcabdulaahi638
    @cabdiwaaxidcabdulaahi638 Před 4 lety +2

    Welcome back again pro

  • @daahirmuuse4401
    @daahirmuuse4401 Před 4 lety

    Thanks
    Tanaad
    Hore usocda

  • @gymerboi6759
    @gymerboi6759 Před 4 lety

    Mnsha alH zo laabasho wcn

  • @cabdirisaaqcumar3357
    @cabdirisaaqcumar3357 Před 4 lety

    Masha Allah sow nabad noqotay libax waxan sugnaba wa barnamij yow badan ood nosow diyarisay shan shan uusow gali ruunti xataa hadi 2 hour hadasho kama cajisaynoo hoore usooco

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Před rokem +1

    Butaan 50K geed cajiib rer butaan wey dadaaleen wll nabad galyo tanaad

  • @sharmo1438
    @sharmo1438 Před 4 lety

    Waad nagu raagtay please hanaga daahin zhp

  • @mataanmataanmatan9217
    @mataanmataanmatan9217 Před 4 lety +2

    Tanaad waanku xisnay bro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤

  • @mohamedxuseenoficial1098

    Masha alah sxb sare nolow hore usoco

  • @joemohammed4269
    @joemohammed4269 Před 4 lety

    Tanaad waan jeclahay ..wariyaha aad buu fasiix uyahay codkiisa ..aqoon sare ne wuu leeyahay .. wxaa ka codsan lahaa hadii uu awoodo inuu nosoo badiyo macluumadka. waxwalbo oo talo ah ne nooso gudbiyo si aan isku caawino.. wxan hubaa tanaad channel dadka kuxidhan dhamaan way wada jecelyihiin saan anigaba ujeclahy . soo laabasho wcn tanaad channel iyo qabiirka kahool galo .

  • @a.maxamed7245
    @a.maxamed7245 Před 4 lety +2

    Welcom back bro ilaa hada xaqiqoyin kugu saabsan ban kaga fadhina

  • @nuuxgaruun1504
    @nuuxgaruun1504 Před 4 lety

    Waan kuu xiiisnay inbadan waxaan rajeynayaa inaad inosoo badin donto muqalada ceynkaan ah 🙏🙏🙏

  • @entertainmentchannel5995
    @entertainmentchannel5995 Před 4 lety +1

    Manshaallah brother but u rested alot nowday

  • @mohamedxuseenoficial1098

    Lkn muqalada soo badi sxb

  • @somaligamersomali2942
    @somaligamersomali2942 Před 4 lety

    Sxp video yadada soo badi

  • @tigerman3950
    @tigerman3950 Před 4 lety +1

    Baryahaan waan kala maqneyn

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan Před 4 lety +1

    Tanaad is Back ❤️

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 Před 4 lety +1

    Keep going

  • @xareed1
    @xareed1 Před 4 lety

    Tanaad my farvorit chanell

  • @mukhtar4034
    @mukhtar4034 Před 4 lety

    zxp baryhan laguma arag
    barnaamijyad noosoo badi🙋‍♂️

  • @nuurqarni4712
    @nuurqarni4712 Před 4 lety

    Nin loo xiisay hore usoco wll

  • @ismailblacky6532
    @ismailblacky6532 Před 4 lety

    waxaan ka mid ahay dadka aadka ugu xidhan jecelna chanelka waxaan kaaa codsanaynaaa inaad noo soo badiso

  • @maxdar11
    @maxdar11 Před 4 lety +4

    Caawa anigaa uhoreeya maxaan kuu xiisay tanaad fadlan barnaamijyada noo soo badi anigoo ku dareemi kara in wax lasoo diyaariyo😪 anyway mahadsanid wllo
    Hadaad commentkygan aragto pinn ii saar wllo

  • @mohamedmuslim6314
    @mohamedmuslim6314 Před 4 lety

    Masha allah sxb wa ku sugenay wax badan

  • @Kobcis
    @Kobcis Před 4 lety

    Mahadsanid sxb sare Guul wacan insh Allh

  • @abdulwuduudm1361
    @abdulwuduudm1361 Před 4 lety +11

    TANAAD In badan ayaa naga maqneed halke ka dhacady
    Videos kaaga aad ayaan u jeclahy ❤ Channel marar badan fiirsha inaad video soo galisay io in kle

  • @mohamedabdirisaq2702
    @mohamedabdirisaq2702 Před 4 lety

    Soo badi barnaamijyada

  • @yahyegoud2476
    @yahyegoud2476 Před 4 lety

    Keeb goin baro

  • @maxamedibrahimxusen5294

    waan daalay saan ufiirsanaayay muqaaladii hore aad ayaan ugu farxay sonoqosha daada

  • @saahidsaid6653
    @saahidsaid6653 Před 4 lety

    Saaxiib aad ban kaga mahad celinaya muuqaaladda cajiibka ah eed nooso diyaariso. Waxaan ka codsanaya inad muuqal nooga soo diyaariso wadanka Czech Republic gaar ahaan magaaladda Prague. MAHADSANID.

  • @hazzanyusuf2738
    @hazzanyusuf2738 Před 4 lety

    Mohmed Aamin laguma hyo bryahanee waa xagee shp

  • @abdihafidabdirizak2470
    @abdihafidabdirizak2470 Před 4 lety +2

    After 1 month first comment

  • @ahmedibrahim366
    @ahmedibrahim366 Před 4 lety +1

    Welcome our teacher

  • @timacaddeinaalicard3521

    Bro welcome back

  • @MohamedAhmed-ng9dy
    @MohamedAhmed-ng9dy Před 4 lety

    Masha Allah

  • @muktarcadde6413
    @muktarcadde6413 Před 4 lety

    Tanaad wllken horey usoco

  • @dhabkahadalofficial.1637

    Wll noo soo diyaare macloomad ku saabsan madaxwaynayaasha ugu faqiirsan caalamlka

  • @mahmudcaaqil1064
    @mahmudcaaqil1064 Před 4 lety

    Nin la waayey

  • @oysi248
    @oysi248 Před 4 lety

    tanaad channal aan aadka ugu xiranahay wax badana aan ka faiday

  • @apdiazizdemba2953
    @apdiazizdemba2953 Před 4 lety +1

    Tanaadaw broh nooso badi barnaamijyada aaad baa lagu suguyaaaye

  • @abdifatahahmed6417
    @abdifatahahmed6417 Před 4 lety

    Soo labasho wacan
    NASA badi barnaaamiyadan

  • @abdiqaniahmed2308
    @abdiqaniahmed2308 Před 4 lety

    zxp caawa ayaa arkay videogan waayo kanal kaaga waa hore kugu dan baysay caawa iska searchin gareeyey mase video cusub yaal awal isoo dhici jiray ma aqaan waxa aan u arki wayey sxp alle ayaa mahad leh oo isku keen soo ceshay inagoo nabada waxan u malayn hada kadip waa nala joogi insha allaaah

  • @siyaadchannel1439
    @siyaadchannel1439 Před 4 lety

    Zxp xaqiiqooyiinka ku saabsan maali

  • @cabdixakiimmohammed4321
    @cabdixakiimmohammed4321 Před 4 lety +2

    Walaal ineey wax ku helaan waa macquul waayoo bini'aadam ayaa tahay lkn channelka waxaan kuu sheegi ayamahaan inuusan update aheeyn jiif dheer neh aad udirtay waad ila dareemi marka wx ka badal habka uu hada usocdo channelka hadii aad rabto inuu sii hormaro asxaab cusub neh uu yeesho thanks tanaad

    • @Tanaad
      @Tanaad  Před 4 lety

      Wcs sxb dhib majiro culees shaqo uun baa ila soo deristay

  • @apdiomar7881
    @apdiomar7881 Před 4 lety

    Welcom back waan ku tabnay team tanaad✌

  • @mohazinchi4035
    @mohazinchi4035 Před 4 lety

    Nin lawaayey Soo laabasho wacan

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před 4 lety

    Mahadsanid sxb

  • @mukhtarsuilemanelmi4933

    Maxaan U Xiisay Video yadaada Bro hore U soco 🔥

  • @maxedabdisamadhajji1654

    War sxb xagee aaday wlhy inbadan ayan ku sugayaye waad igu daahday sxb wellcome