YAA LA DOORTAY WAXAA ISKU BALIMAYAY DADKII HORE LOO DOORTAY HADDA YAA LA JECLAADAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 3,7K

  • @bobby7715
    @bobby7715 Před 2 lety +2563

    Ruuxi ugu kheerka iyo sharfta badna koonkan so maray wa nabi maxamed scw❤

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +1456

    Dunidan maa soo marin qof lamid ah
    Nabi muxammed ﷺ 🕋❤✋

    • @nimcoofficial4167
      @nimcoofficial4167 Před 2 lety +12

      Comment kaaga aad ayaan uqadariyaa wll aad bad ugu mahadsntahy intaad saliga nabiga na xasuusinayso halkaa kaga hay lkn meel heeso laga wado hakuso qorin ishaalah meelo caadiya sano kle kuso qor Allah ajar hakaa siiyo🥰❤️

    • @ahmedzawaaj4293
      @ahmedzawaaj4293 Před 2 lety +3

      SCW❤💯

    • @abuuwalad1984
      @abuuwalad1984 Před 2 lety +2

      Scw scw

    • @rahaafhusein705
      @rahaafhusein705 Před 2 lety +2

      Scw scw

    • @yahyeabdi6240
      @yahyeabdi6240 Před 2 lety +2

      Salallahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️

  • @NimcoMahamad-cb6gv
    @NimcoMahamad-cb6gv Před rokem +24

    Wll kusaliya nabigeena muxamad scw ❤

  • @rufiyaankayoutube6251
    @rufiyaankayoutube6251 Před 2 lety +803

    Dunidaan sooma marin qof ka naxariis bdn kana ixtiraam bdn nabi muxamed scw 🥰😘

  • @shucaybcilmi494
    @shucaybcilmi494 Před 2 lety +528

    Dunida masoomari qof lamid ah nabi muxamed scw scw scw❤💯🕋

  • @boqranabdi3537
    @boqranabdi3537 Před 2 lety +23

    Ibra Nin karamed wye Qabku U hadlayna Masha allah Raganimo Waku dhantahay hadalkisa Masha allah

  • @rufiyaankayoutube6251
    @rufiyaankayoutube6251 Před 2 lety +393

    Dunidaan soona marin la Mida nabi muxamed scw ❤️

  • @Xikmaawi_Lyrics
    @Xikmaawi_Lyrics Před 2 lety +352

    Aan kuwada salino wlal nabi Mohamed scw♥️

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 Před 2 lety +40

    Allahuma baarik Ibra, ninyahoow isoo doonoo inkstoo iga yartahay wax badan aqlaada iyo aftahannimada 😍😍😍🥰🥰🥰. May Allah bless you and grant you the best of both worlds 🤍🤍

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed Před 2 lety +273

    Inta so dwatay 3 ka horeyay xalqdan is muujiya😅🖤

    • @injagta4894
      @injagta4894 Před 2 lety +1

      ❤❤❤❤❤

    • @cfdfftty6722
      @cfdfftty6722 Před 2 lety

      💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

    • @AnisamahamudsaidMahamudsaid
      @AnisamahamudsaidMahamudsaid Před 3 měsíci

      ASAD HAGIO WAA KAN VIDEOGI UGU QOSOLKA BADNAA EE AAD SOO SAMAYSAY XASUUSO🙆‍♂️😳🤣🤣🤣🤣🤣😂🙄

  • @rufiyaankayoutube6251
    @rufiyaankayoutube6251 Před 2 lety +133

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy of All has allah created is prophet Mohamed ❤️

  • @farahabdiaziz8276
    @farahabdiaziz8276 Před 2 lety +33

    Cayda markasta waa guuleyste wlhi Mansh Allah wlky sharfow markasta guule isdaba joga Ayan Ku rajaynayaa 🎆🥰👑👑❤️

  • @xamdamuqtaar1807
    @xamdamuqtaar1807 Před 2 lety +142

    Ani dooqeyga waxaan siin lahaa ibra ka darba wllhi mansha alalh siduu uhadlaayo ayyy ❤🥺🤴🏾💍

    • @queenelmi7087
      @queenelmi7087 Před 2 lety +15

      Haa wlahi lkn madama ay habeen hore doratay waxay ka baqday in ladhaho malaha runbay u jeclatay😃😃

    • @hanadali
      @hanadali Před 2 lety

      Ma qookh xumid wll

    • @craxmaanxasan3053
      @craxmaanxasan3053 Před 2 lety

      Asc

    • @aishacayusha8486
      @aishacayusha8486 Před 2 lety

      Waaw is my 🤴🤣🥰

    • @xamdamuqtaar1807
      @xamdamuqtaar1807 Před 2 lety +4

      @@queenelmi7087 haa isku fikir nahay wllh legend mad 😂😂🥺👩😂

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Před 2 lety +331

    Wiilka U Horeeya ibra Fadhigaan Ooga Kacay Experience shukaansi 10 yrs ayaan Haystaa Nooca Gabadha Uu Oola Hadlay waa Nooca Ugu saraysa Gabadh Lagu Kasbado.❤️🥰👏👏

    • @nasrahapoon1532
      @nasrahapoon1532 Před 2 lety +6

      😂😂😂😂 experience 10 yes ayaad haystaa miyaa 🥰😂😂

    • @user-cl8ve5nn3w
      @user-cl8ve5nn3w Před 2 lety +7

      😂😂😂 hye xaliye ma dawata marka 😂

    • @nasrahapoon1532
      @nasrahapoon1532 Před 2 lety +1

      @@user-cl8ve5nn3w 😂😂😂 wlhi wan qoslay

    • @abdinasir____k9909
      @abdinasir____k9909 Před 2 lety +1

      @@nasrahapoon1532 😢Haa sanadii 11 ayaan Ku Jiraa😢💔

    • @nasrahapoon1532
      @nasrahapoon1532 Před 2 lety +2

      @@abdinasir____k9909 aww sorry walaalo 😢🥰🥰❤🤴

  • @maxamedcumar6478
    @maxamedcumar6478 Před rokem +20

    Legendka saxda ah ayaa ah ibra waxa uu uhadlay runtii si qalpiyan ah bro waxan kuleeyahay horey usoco legend ibra👌

  • @yaasmiin763
    @yaasmiin763 Před 2 lety +182

    ibra speaks like a gentleman allah isaha bini aadanka haka qabto dear friend

  • @ikranabdiqadir5710
    @ikranabdiqadir5710 Před 2 lety +87

    Wiilka kowad ugu shidnaa walid keda xitaa wa shegey 💐🥰

  • @marryme4690
    @marryme4690 Před 2 lety +53

    Finally Nalama Ceeben Team Ceyda✊❤😂
    Arimahena Caawa Wxaaba Nobadashy Abeere😂😂😂😂kalay hee i shukanso Aaaaa

  • @maymunmahadalle3236
    @maymunmahadalle3236 Před 2 lety +552

    Ibra u qlama Number 1✅ , sida hab degnaanta iyo erayada miisaanka leh
    Congratulations asad hagio 800k , video daada dawashadooda sida musal sal u sugaa , anoo fiirsan ma seexo, horay usoco my dear bro 👏

    • @falis9983
      @falis9983 Před 2 lety +9

      Ani xitaa Ibrahim aan sii lahaa number one waayo hadalkii

    • @haarahaara4533
      @haarahaara4533 Před 2 lety +12

      Sax waye lkn marki hore ibra doraraty is dhahday ee badal tokadan

    • @hodanmohamud9564
      @hodanmohamud9564 Před 2 lety +3

      is
      kuwada midbaynunahay anba ibran dorta marwalba qabka daganashaha si ruuxweyn buu uhadla walhy wainan dadisa kumisaman caydan labo kadhigilaha markasta labada inan ayan duranlaha sidi magnadki wayo intakale nafmaleh

    • @muntasabdirahman6707
      @muntasabdirahman6707 Před 2 lety +7

      Aniba Fikrada kula qaba Ebra uqalmay Number1 qab uhadalka sidu utagan yahay ee misaman, erayada afkisa kaso baxaya ee ixtiramka leh 🥺🥺

    • @asiyoomar2068
      @asiyoomar2068 Před 2 lety +3

      Haaa wa ibra

  • @yuusufyare3318
    @yuusufyare3318 Před 2 lety +1198

    ibrahim is not a young man as he speaks it shows experience

  • @ziyudouyin1640
    @ziyudouyin1640 Před 2 lety +27

    Arimahena umadena maha😂😂😂😂 so funny
    Teda kle number 1 ibra aya uqalma🥺🔥wlhi inanka, CDI maha 🤗🦋

  • @amoulahussein1475
    @amoulahussein1475 Před 2 lety +270

    War ibra ka darba waa another level 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Wll_Zacki
    @Wll_Zacki Před 2 lety +30

    Inta jecel Nabi Mohamed scw scw scw
    Like saara

  • @popomar7632
    @popomar7632 Před 2 lety +23

    800K COMING THIS NIGHT INSHA ALLAH __KEEP GOING BRO ASAD 🥰

  • @mariasheikhyussuph2594
    @mariasheikhyussuph2594 Před 2 lety +202

    Runtii Ibra waa wiil caqli leh nagtii hesha nazib leh MashaAllah 🥰 also Xidigta waa gabar Aqli badan M.a madama markii hore Ibra doratay hadana inay doorato wey ka cabsatay🤕
    Anyway Asadow we are waiting
    800 soon InshaAllah 👏👏

  • @aminkhadar8183
    @aminkhadar8183 Před 2 lety +62

    Ibra kadarba is a winner the game
    Gabadhu madama ay doratay habenki hore.Waxa ay is tidhi qof kle doro
    Wa bani adam si kle ayay u fikiri karta.
    Lkn Al cadala marka laga hadlo ibra aya ah qofka gulaystay.
    Mida kle wilka isna hala gadhsiyo 100k
    He deserved more than....

    • @sundusmaxamed8504
      @sundusmaxamed8504 Před 2 lety +3

      Absolutely wlalhi 🥰
      Way ka yara cabsaty inay ku celiso🙄😔

  • @mariamhassansuufi4048
    @mariamhassansuufi4048 Před rokem +12

    Ipro Hadii aysan dooranin. Ma Alan mid ixtiraamaysa walidiinteeda waayo qofka xusa walidkaa waa mid qaas ah😢

  • @quruxsan6
    @quruxsan6 Před 2 lety +75

    Ibrahim hadaladisaa isojiteey Wlhi wabn jecladey haleygaa gadhsiiyo farintaan ❤️🥺😩💔

  • @asmaxirsi5589
    @asmaxirsi5589 Před 2 lety +183

    🤣🤣🤣🤣Arimeheena wata funny waa qofka kaliya naga qosliyey funny ❤️

  • @mawahibhassan2852
    @mawahibhassan2852 Před 2 lety +22

    😀 wxn rabaa in aan ciyarta waxku soo kordiyo/daro .inay iyagu cunto🍲 gacantooda 🧑‍🍳Ku sameeyaan oo ay gabadhu 🧕 Ka dhadhamiso /tijabiso 🍽️

  • @fatxicadey6366
    @fatxicadey6366 Před 2 lety +123

    Alla Ani Ibra Baan Qaadan Lahaa Hadalkiisa Kaalay Arak Wye wlhi Xaqiraaad Ma Fiicna👏👏👏👏

  • @falis9983
    @falis9983 Před 2 lety +55

    Ibra yaan ka xaqirin wllhi si miisaaniyad ku jirto ayuu hadaley m.a wlkey Ibrahim number one isagaa u qalma ani ahaan 1 aan siiyey abra💖🥰👌💯💯

  • @queennaima1645
    @queennaima1645 Před 2 lety +19

    Ibra deserves 1111 they way he said🗣 only can tlk gentle men 🔥🔥🔥🔥💕💕💕

  • @c-manfamily750
    @c-manfamily750 Před 2 lety +388

    Cayda is legend but ibra is more than legend 💪🏽

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +425

    After long hours of waiting ✋ finally am watching 👀 today's video 📹 thanks the 🐐

  • @nasteexoclaahi5761
    @nasteexoclaahi5761 Před 2 lety +9

    Wllhi ani waxan doran laha ibro m.a wllhi waa wiil caqli badan wllo ani waan kugu haystaa m.a hore usooco caqliga alle haku barakeeyo wlle gabadhi ku hesha nasipadan pro hore usooco 🥰

  • @bukhari_m
    @bukhari_m Před 2 lety +45

    Nabiga Halgu saliyo Jaalayaal❤️‍🩹🥰

  • @ilwaat4158
    @ilwaat4158 Před 2 lety +79

    ibra wlhi wa Another Level👑♥️mashallah Wiil da' yar haddana Sidaan dhan u dagan u caqli badan.
    Ani ibra Iiso Hela Asadoow😁

  • @naseebdigale3500
    @naseebdigale3500 Před 2 lety +15

    Wlhi Ibraahim waa wiil karmeed habka uu gabadha ula hadlay iyo sida uu u hadlay waa waxay gabadh walba jeceshay
    ❤🙏

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 Před 2 lety +216

    Legend always legend keep going asad hajio go forward
    Interests actions emotional connection between people's 💪💪💪

  • @kingmohamed5417
    @kingmohamed5417 Před 2 lety +134

    Best CZcamsr I've ever seen .....❤keep going ASAD......ROAD TO 800K

  • @Joker54353
    @Joker54353 Před 2 lety +11

    Cayda is intelligent man keep going bro.

  • @thisworldisend6143
    @thisworldisend6143 Před 2 lety +212

    ASAD HAGIO BIG LEGEND KEEP GOING🙏🙏🙏ғʀᴏᴍ ᴍᴜᴅᴜɢ

  • @ibtisaamcabdiraxmaan1399
    @ibtisaamcabdiraxmaan1399 Před 2 lety +76

    ebro iyo arimaheena waa wataa keep going asad 🥰🥰

  • @nimcaanclaahinuur9239
    @nimcaanclaahinuur9239 Před 2 lety +18

    Arimaheena other level 💯 👌 🤣 waa funny ninkaas

  • @qiimobadan4681
    @qiimobadan4681 Před 2 lety +42

    Ibra legend waaye waa cod kar aan caadi eheen Masha ALLAH ❤️👏👏👏

  • @HECNOCK10
    @HECNOCK10 Před 2 lety +146

    wllkay Gacaliye Asad hagio "Hal mid hadaan kuu sheego Halqabsiga "Oh my god " ma ahan wax wanaagsan Waayo Anagu muslim baanu nahay "Erayga ;God" ma'ahan wax ilaahey u qalma Ee Iska daa adeegsiga Eraygaas wanaag baan kula jeclahy wllky

    • @marwaan___ali2631
      @marwaan___ali2631 Před 2 lety +1

      Zxp goat iyo God amaad isku qaldoysa God waaba illah ee maxa uqalmaynin wa erey English ah 🥱

    • @HECNOCK10
      @HECNOCK10 Před 2 lety

      @@marwaan___ali2631 "Goat" iska daa wa eray sports ah lkn "God iyo Lord "waa isku mid waa waxa gaaladu ay ilaahooda ugu yeeraan Ilaaheyna magacaas uma qalmo in lagu dhoho "si cilmiyaysan usoo baar wllshy

    • @luckygirl7305
      @luckygirl7305 Před 2 lety +4

      @@HECNOCK10 abwe wadan wlpo luqad aya loku hdla micnha yurubta muslmnta ah wxey adegsadan lord AMA God crabta Allah anga neh ilhy mrka ina fhnty rjyma😍🔥

    • @marwaan___ali2631
      @marwaan___ali2631 Před 2 lety

      @@HECNOCK10 dee soo adigan illah dhahooy God mcnihiisa wa illah adiga hada Somali ku hadloys illah aad leedahy inay af carabi tahy ma ogtahy Somali ahan tahy eebe ama af Somali kle xita leyahy English kuna yahy god mrk taas dhip malahan waxay la mcnatahy adigoo kuwo oo dhahya Somali Christian aa nala dhaha dhahyo kula istimcaali magac illah oo afsoomlai ahaan ah mrk wa iska un luqad ani wax wayn uma arko

    • @hafsa4706
      @hafsa4706 Před 2 lety +3

      @@marwaan___ali2631 walal adigoo garanaya inuu ilaahay leeyahay 99magac oo qurux badan God inaad tiraahdo ma saxbaa🤔🤗

  • @peelakareena3984
    @peelakareena3984 Před 2 lety +1

    amiira qurux io I am key io arimaheena io ibra io ceyda in aa keento ayaa rajeena I.a inta igu raacsn like 👍

  • @itsjojo7523
    @itsjojo7523 Před 2 lety +262

    Ibra another level wye wllhi 🥰❤️

  • @5-starsnews
    @5-starsnews Před 2 lety +50

    "Ismoogsiinta dhibaatooyinka aad nolosha la kulanto waxa ay kaa caawineysaa inaad ka tallowdo ama aad ka gudubto buundada murugta iyo ciilka oo ay ku hoos jiraan dad badan oo aan fahmin xikmadaha nolosha,dib ha eegin dhibtii kuso martya kaliya wax ka baro."
    Sl dhww wll ❣🙏🙏

  • @ubaxhongor115
    @ubaxhongor115 Před 2 lety +3

    OMG ani wiiilkiii uhoreeeeyaa siiin lahaaa billada wllhi Shaaaati madoowe The legend 👏

  • @ruweydamohamedahmed4890
    @ruweydamohamedahmed4890 Před 2 lety +56

    Ibrahim gurigaga ma burburayo adiga Masha Allah caqli iyo waxa isku darsatay garasho Alle haku barakeyo

  • @ckaafimaxamed496
    @ckaafimaxamed496 Před 2 lety +14

    Hadda ilaahey iyo rasuulka jeceshahay like isaar

  • @Dhacdooyin.1
    @Dhacdooyin.1 Před 2 lety +5

    Waxan rabaa inaan noqdo qofka ugu horreeya ee kuu hambalyeeya wllkei hambalyo congratulations 🎊 👏 800k 😉

  • @araweelo2947
    @araweelo2947 Před 2 lety +222

    Ibra deserves 1st wlhi run hadii lga hadlo😍
    Asad congrats for 800k you deserve more brother 🥰

  • @saciidoabdulyuusuf5352
    @saciidoabdulyuusuf5352 Před 2 lety +16

    Ala goormaan kula kulmaya asadow adiga iyo tiimkaaga love idin ku ahay wan sugi la ahay xaflada 1 million 😍😍😍😍ilahay haku gaarsiyo asxaapta wa inaan garisiina 1 million asad hagio🕊🕊🕊🕊🇸🇴

  • @sacdiyoabdullahi5339
    @sacdiyoabdullahi5339 Před 2 lety +11

    Ibra is another level❤❤
    keep going walalkey qali❤

  • @zuberchanell322
    @zuberchanell322 Před 2 lety +95

    Ceyda waa legend ileen lama ogen dadala wu garaa horee usoco from Kenya 🇰🇪🇰🇪🇰🇪♥️🇸🇴

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 Před 2 lety

      Please Wlky subscribe isar

    • @cabdishakuur6512
      @cabdishakuur6512 Před 2 lety +2

      Kenya hada u dhalaty maad afkooda ku hada shid luu qada noo daa h.wase

    • @ayaanlaki1438
      @ayaanlaki1438 Před 2 lety

      @@cabdishakuur6512 Macanah kenya joga somali udashe ka wada wa anga cml qofkaz 🤣✌️

    • @s..5631
      @s..5631 Před 2 lety

      @@ayaanlaki1438 wllo hdd kenya ku nooshhy ama ku dhlty taas mcnhyd mhn ind kenyan thy

    • @s..5631
      @s..5631 Před 2 lety

      From kenya kulhaa hdd kenyn thy noo dhg luqadayna 🤧dadka wadnky ku dhshyn moodyn iny yhiin la yaaby ufff

  • @faadumoladan9768
    @faadumoladan9768 Před 2 lety +25

    Ayy🥺 ibra kadabra hadaladisa quruxda badan ban kahely walhi 🥺 ani isaga doran laha m.a😌❤

  • @rahmaabdi521
    @rahmaabdi521 Před rokem +8

    Allahuma salli cala nabiiiii Muhammad scw scw ❤️

  • @shukriabd6552
    @shukriabd6552 Před 2 lety +15

    Ibra sa fcn u hadlay wlh hadulku lahaa dhan intu ka maray gbadha meqa mar ee gacanta xaabdka saartay so hadalkisa ugu socday bas lee ibraaaaa wa ku wataaa ani🥰

  • @nacimoomarsarmole8379
    @nacimoomarsarmole8379 Před 2 lety +46

    Shaqsi aan ku xiranhy m.a Asad allaha ku sharfo abwe wxa tahy qofka
    Kaliya mrkan dawa nayo aan ku frxo wxo so dhigo I.a 800k congratulations bro ❤❤❤

  • @mustafabdi2364
    @mustafabdi2364 Před rokem +12

    Arimaheena waa funny run ahanti🤣🤣

  • @muhdabdikadir4297
    @muhdabdikadir4297 Před 2 lety +134

    Ibraa deserves the top spot.

  • @nastehamohamed8422
    @nastehamohamed8422 Před 2 lety +101

    Waaaw Ceyda❤️🥰😅 hambalyo 👏🥰.... Arimaheena wa Abeera labaad qosolka adunka😂😂 anyway congratulations both of guys damantiina si wanagsan ayad u hadhasheyn MashaAllah 🥰🥰🥰hore usocda...800k coming soon In Sha Allah wan sugi la'a nahay🙏

  • @mayzaomer1272
    @mayzaomer1272 Před 2 lety +5

    İbra aaan dhahee anther level masha allh siwacan bu u hadle ❤️

  • @daudkhalifdabshid9234
    @daudkhalifdabshid9234 Před 2 lety +38

    Qoftii Bad so Celisay Thank u Brother
    Congratulations 💐 800k

  • @sagalxasan1726
    @sagalxasan1726 Před 2 lety +90

    after long time of waiting finally we✋ watching the 🐐

  • @baxsandiriye7015
    @baxsandiriye7015 Před 2 lety +3

    Ibra ayaa ugu macquul sanaaa dadiisa iyo hadalkisu isma lahayn qoftuna way xishootay inay markale soceliso lkn ibra lama gaaro ❤️❤️

  • @Asmaahmed19
    @Asmaahmed19 Před 2 lety +66

    Weey weey 800k coming soon 6k kaliyaa nooga dhiman we love you asad really you're talanted man🔥

  • @naz.mustaphe7365
    @naz.mustaphe7365 Před 2 lety +30

    Really Waan Hubay In Caydaruus Ladooranayo Coz Si wanagsan buu u Hadlay U r Smart Guy Bro Keep going 🥰👑

  • @naimanajah3031
    @naimanajah3031 Před rokem +3

    Woooow legend Asad taageero ayaan Kuu ahy I’m so happy inaan ka Mid noqdo dadka daawaday first minutes , you doing really amazing job keep going, love u in seek of allah
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    May allah bless you ❤❤❤

  • @samiirahussein3080
    @samiirahussein3080 Před 2 lety +40

    Wllhi gabdhaan jilinkeda kahelay 👸🏻keep going 👑💋

  • @moderntoday2278
    @moderntoday2278 Před 2 lety +28

    The goat 🐐 of somali youtuber🇸🇴🇸🇴

  • @xamdamawliid1586
    @xamdamawliid1586 Před 2 lety +16

    Ceyda always is the best😍❤

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +81

    Asad don't give up man still your happy you will be walk your legs insha allh ❤🙏

  • @bishaaroadan6992
    @bishaaroadan6992 Před 2 lety +77

    King Ceyda wan ku wataa legend always legend🤴🙏🤝

  • @hilaaldalmar3200
    @hilaaldalmar3200 Před rokem +5

    King ceyda is not easy❤❤

  • @abshirahmed5314
    @abshirahmed5314 Před 2 lety +28

    😂 wllhy markan daawanayo qosol baan usoo diyaar garooba nice barnaamij 😂🤟🏻❤️

  • @Hamdaofficial1
    @Hamdaofficial1 Před 2 lety +17

    Ibra kadarba keep going aqliga allaha ku siyaadiyo bro Maasha allah tabaaraka llah

  • @xamdikayse9697
    @xamdikayse9697 Před 2 lety +3

    Ibra waa wiil m.a sidagan ayuu uhadlay ani isagaan dooran lahaa💯👌

  • @alexisy9779
    @alexisy9779 Před 2 lety +37

    I wating three hours finally FROM DJIBOUTI 🇩🇯

  • @Gashanle02
    @Gashanle02 Před 2 lety +27

    Video funny wan dawnay ee aan ku salino Xabiibkena
    صلي الله عليه وسلم

  • @naimahussein2873
    @naimahussein2873 Před 2 lety +7

    Congratulations 800k my brother Asad 😍

  • @hoodoaxmed818
    @hoodoaxmed818 Před 2 lety +45

    Qofba waa dookhiisa lkn caawa aniga dhankayga Ibra ayaa ahaa the best man
    Sidagan oo xikmadaysan ayuu hadlay runtii👨 ♥

    • @falis9983
      @falis9983 Před 2 lety +1

      Ani xitaa number one aan siiyey. Waayo hadalkii i cajabiyey m.a daganan . Ixtiram miisaan iyo naxariis 💯👌💯💖

    • @sihaamcali2210
      @sihaamcali2210 Před 2 lety

      Waaw ani xataa ibre

  • @xamdaaliaadan4422
    @xamdaaliaadan4422 Před 2 lety +17

    Waaw ibra mashllh waa wiil dagaan iyo miisaan leh rabi ha xafido 🥰🥰💯💯💯

  • @ifrahismail1568
    @ifrahismail1568 Před 2 lety +2

    Ibra so wise walai...he deserves it

  • @xiliwaanka3752
    @xiliwaanka3752 Před 2 lety +12

    Hada Waan Seexan karaa Cause waan daawaday muuqaalka ASAD🥰🥰

  • @ahlamabdiwahab
    @ahlamabdiwahab Před 2 lety +20

    Ibra the best man🧍‍♀️
    Ma aqaan ceyda hadalka uu kala qaad qaaday uun in lagu qaadanaayo lkn ibra ka hadal yaqaano ceyda anyway labadoodaba wan wataa Ani hambalyoh 🤴king ceyda👑

  • @msskani2217
    @msskani2217 Před 2 lety +6

    Masha Allah Wiil Wanaagsan Ibrahim nolashu kuma xumeeyso wllo🥰

  • @ilyaascali3367
    @ilyaascali3367 Před 2 lety +10

    Wlhi ibra qaadan lahaa sida wngsn oo dareen leh ayuu uhadle ibra is the best 👌❤️

  • @badbodewarzul9805
    @badbodewarzul9805 Před 2 lety +102

    IBRA DESERVES when we talks reality

  • @ciiseawoodey5639
    @ciiseawoodey5639 Před 2 lety

    Horaa luu yiri dumar dooq malahn Ibarhim ayaa diyaar san rantii waan ku wataa lpx

  • @BossHamza765
    @BossHamza765 Před 2 lety +11

    IBRA KADARBA wllhi Legend wye ninkaan cimamadadiisa maheesto wllhi msha allah

  • @simranmohamud8986
    @simranmohamud8986 Před 2 lety +22

    videoga wali ma dhamaysan lkn ibra wata ninkas kabtiisa lama gashan karo 👍🏼 arimahena cawa abeera isku badalay 😂😂😂

  • @najaxapdilahi6773
    @najaxapdilahi6773 Před 2 lety +21

    Inanka koobaad mansha allaah sidii nin wayn ayuu u hadlay❤

  • @suweysupdyrisak3730
    @suweysupdyrisak3730 Před 2 lety +25

    Ibrahim is the legendary 🙌 really

  • @sadiiqalpha7571
    @sadiiqalpha7571 Před 2 lety +5

    Asadow adaa rabnaa inaa kasoo muuqato barnaamijka wll codsiga hagio family tixgali inta igu raacsan like

  • @hidachannel6060
    @hidachannel6060 Před 2 lety +1

    Ibra kadarba ayaa runtii aha qofka u qalma oona uhadlay si fcn oo karti leh 🙏🏼

  • @asmafaaraxmaxamed2172
    @asmafaaraxmaxamed2172 Před 2 lety +12

    ibra kadarba jacayl wax ku dhaama lawaa 🥰