Aad iyo aad baad u mahadsantay wariye wllaahi waa loo baahan yahay waraysigaa waayo dad badanbaa haddii ay ogaan lahaayeen aanay xanta suuqa aan lugoeen, takale dhalinyarta aqoonyahanka yahankaana aad u mahadsanyihiin keep going there's no life whitout obstacle don't see your back everything is become better insha allah wariyahana noo soo badi leenahay
Mash'Allah inankaa doctor Ka ah aad ban ugu hambalyeynayaa ❤aqoonta iyo waliba ethicskii caafimaadku wajigiisa ayuu ka muuqdaa waxan rajaynayaa inuu yahay doctor xirfadiisa daacad u ah oo bukaanku ay jecelyihiin😊
Dhibaatooyinkaas waa dhacaan. Aniga waxaa igu dhacday anago gabar noo foolaysano inay umulisadii tidhi waan hurdaysanaye inantaan ma dhawee ha I soo wicinina, waxay inantii bilowday inay docoto/jiirato ugu danbeyna wan soo kicinay inantiina inan bay dhashay wayna isku go’day. Waxay ahayd umuliso xariifada way toshay anagoo ku hayna waa hooyee ha toline ka daa dee

Waa marnaamij aad u muhiim ah.
Hore u socda bahda Gallaydh media.
masha allah ilahay caqliga haydin barakeeyo maxaan is waydii jiray yaa kaa waraysta waxyaabaha aad maskaxda kuhayso eed kala kulantay in taad caafimadka kudhexjirtay. allahuma baarik
Walaalyaalow markaa wax waraysanaysaan anshaxa ilaaliya oo oo dumarka iyo ragga kala saara, maxaa idin helaya hadaad raga dhicni isku marisaan dumarkan dhinac.
Xanunka isyelyelka😂😂😂😂
Anaay oo yaalagu baadh baadhayaa😂😂😂😂 mar haduu la waayo yuukugu soo noqon
Dhibaatooyinkaas waa dhacaan. Aniga waxaa igu dhacday anago gabar noo foolaysano inay umulisadii tidhi waan hurdaysanaye inantaan ma dhawee ha I soo wicinina, waxay inantii bilowday inay docoto/jiirato ugu danbeyna wan soo kicinay inantiina inan bay dhashay wayna isku go’day. Waxay ahayd umuliso xariifada way toshay anagoo ku hayna waa hooyee ha toline ka daa dee
Fadeexad caafimaad shaw shaqaaluhu way dhiban yihiin waa waxay dadka u dhibaan ninkaa bulxan waa geesi