Abdi Nuur & Habiba - Gelbis

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 08. 2024
  • Abdi nur & Habiba abdillahi
  • Zábava

Komentáře • 73

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac Před 5 lety +17

    Soomaalay heesta yaa halabuuray ? Yaa codsaarka leh ? Maadanid Jaalle Xasan.
    Erayada :
    ''
    Xabiiba
    ---------------
    Horay caashaqeenii
    Haasawaheenii guud
    Halawsigeenii
    Uu inoo hagaagoo
    Hindisuhu habkaan waday
    Ka habaabi maaye
    Isagoo hu’ quruxliyo
    Xidhan heensihiisii
    Halkii loogu talagalay
    Aan ku hoyno caashaqa
    Cabdinuur
    ------------------
    Hanse sheekadeenii
    Himiladeenii guur
    Isu heellinteenii
    Uu inoo hagaagee
    Heesaha macaan iyo
    Hoobay u qaadno
    Kuwii kala hallaabiyo
    Hodan aan u sheegno
    Hiddihii awowgeen
    Aan ku hoyno caashaqa
    Xabiiba
    ---------------
    Higsad baahideenii
    Nolol haybinteenii
    Uu hadhuulqulkeeni
    Waynagaa haleelnoo
    Sida heego roob iyo
    Mayaygoo habeen da’ay
    Isagoo hillaacoo
    Hawada ka walac yidhi
    Halkii loogu talagalay
    Aan ku hoyno caashaqaa
    Cabdinuur
    ------------------
    Halgan caashaqeenii
    Isu soo hilowgii
    Kala haaditeenii
    Waynagaa hirgalinee
    Kool haddii harradkiyo
    Haydaarti laga jiray
    Isagoo hillaacoo
    Hawada ka walac yidhi
    Hiddihii awowgeen
    Aan ku hoyno caashaqa''
    Ilaahii uumiyaha lahaayow, cimrigooda dheeree, cafimaadkooda taam yeel.

    • @DonKako
      @DonKako Před 5 lety +5

      Adan Diiriye Dacar (ahn) ayaan u maleeya.
      Waa riwaayadii "Qahira" abwaankaa ayaa ku faro yareystey.
      Laxanku waa Cabdiraxmaan Cali Xirsi.
      100% ma hubo.

    • @xasan.jaamac
      @xasan.jaamac Před 5 lety +2

      Gadh hawdle mahadsanid walaal. Laxanka ambba Cabdiraxmaan Cali Ciise waan ku tuhmaayay ee erayada ayaanan garanayn.

    • @zakiisaac12
      @zakiisaac12 Před 4 lety +2

      Laxanku waa Abdirahman Sakhran. Waa ninka heesaha ugu laxanka macaan saraa Djibouti ila 1975.

    • @aminfarah6667
      @aminfarah6667 Před 4 lety

      Balaq walaal aad iyo aad baad u mahadsantahay ❤️🙏
      si wacan baad noola wadagtay Erayaadda heesta woow
      Mahadsanid mar-labaad 🙏
      Illahay abaal ha uga dhigo
      janada abwaan Jaalle xasan 🙏
      fanaaniintii qadanaa
      allah janadda galiyo Amiin
      Xaqiidii way i dhiraa galisaa
      7 sano ban kala maqanahay
      dumar midaan ugu jecelaa 😭😭❤️ markaan xanuunka Jacaylka
      u adkaysan waayo qaraamiga
      baan isku isku maweeliyaa 😭😭😭😭
      Malmo way iman
      Haddii mowlee nugu simoo
      Mudan maalintaa mutaaysiga 😭❤️❤️
      Marag baan Ka naqon Iyo macaankeena

    • @fathiamohamedahmed472
      @fathiamohamedahmed472 Před 4 lety

      @@zakiisaac12 😂😂😂😂

  • @abdobarreh1347
    @abdobarreh1347 Před 5 lety +7

    parmi les meilleurs chansons entrepretees ensemble par les stars djiboutiens Abdi nour allale et habiba abdillahi elle a été présenté dans les années 80 82 dans un piece de théâtre mais jamais inoubliable elle continue a domine' sur la scène a l'epoque je me rappel que le chanteur Abdi Nour etait deja un grand star face a Habiba qui était une jeune fille débutante vive nos stars Heesta magaceedu waa GALBIS

  • @reerguuranidol4168
    @reerguuranidol4168 Před 9 lety +10

    Deux legendes vivantes de la musique Djiboutienne. Une demi-siècle sur la scène, une preuve historique de notre musique.

  • @djamayonis5736
    @djamayonis5736 Před 4 lety +2

    sanadihii sharafta lahaa iyo heeso qurux badan Humm. Les Djiboutiens se souviendront trop longtemps de leurs artistes préférés.

  • @faraxwarsame2060
    @faraxwarsame2060 Před 6 lety +4

    Waxaa wadaaniyaad ogaan karaa qofka ka maqaan dhuulkiisa in badan ka dheex jooga waxba maa ogaa jcll ka uu leeyahy dalkaga hooyoo viva jabuuti viva .... viva soomaliweyn

  • @abdiahmed2070
    @abdiahmed2070 Před 3 lety +2

    AHN Xabiiba Cabdilaahi Balbalaaf waxay geeriyootay 23 June 2020

  • @abdourahmanmohamed7415
    @abdourahmanmohamed7415 Před 10 lety +5

    Un chef d'œuvre et une chanson mémorable que mon ami Abdi avait chanté lors de mon mariage aussi....

  • @artanmahamoud7849
    @artanmahamoud7849 Před rokem

    Mashallah un standard épique de la chanson Djiboutienne. Paix a son âme â feu Habiba Abdillahi.

  • @sharmarkewaaberi8523
    @sharmarkewaaberi8523 Před 6 lety +3

    Wow heestan waa hees xalgayka qimah kale fananata qalika an xabiibo iyo fanaaka qalika ah cabdi nuur alaale

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 Před rokem +1

    All the time.... Best of the best song..

  • @mahadcawaalebile9682
    @mahadcawaalebile9682 Před 5 lety +1

    Heestan Waa hees marnaba dhakeysigeeda Aan ka daalin Ilaa yarantii Abdinur Allale iyo Xalimo Balbalaf c'est de legend vs etes inoubliable Noolada waligiin

  • @youssouf200020
    @youssouf200020 Před 10 lety +6

    i was about 18 when they release that song,what a great time it
    was back then in djibouti.

  • @zakiisaac12
    @zakiisaac12 Před 4 lety +2

    Greatest of all times.

  • @axelhansen1424
    @axelhansen1424 Před 7 lety +1

    slow and macaan, merci pour ces mots eternelles

  • @cusleyeciltire1008
    @cusleyeciltire1008 Před 5 lety +1

    Waxaan raba ayaa ii sheegi kara heestan Abdi iyo Habiba ay ku wada qaadayan riwaayaade ayaay ku jiirtay waana sanaadkee iyo sheega ay ku dhigaya,waayo anigo ma garanayo,wa Eesh Calaa hees shukran.

    • @JabuutiTV
      @JabuutiTV  Před 5 lety +1

      sida saaxiibkeen "gadh hawdle" ku sheegay qaybta faallada youtube
      riwaayadii "Qahira" abwaankii Adan Diiriye Dacar (ahn)
      sanadkii : 1980-1982 ??

    • @cusleyeciltire1008
      @cusleyeciltire1008 Před 5 lety

      @@JabuutiTV waad ku mahadsan tahay sida aad igu soo jawabtay.
      Waad ku saxaantay oo waan iska hilmaamay.Marka aad dibada ka joogtid waqti dheer wadaankaaga hooyo waxwalba waad ilowda.
      Waliba waxaan soo xasuusta heestan inuu abbahay aad u jecela marwalbana uu dhageysan jiiray

    • @mahadmuuse1065
      @mahadmuuse1065 Před 3 lety

      Riwaayadii "qaahira",sanadka cusub 01 janvier 1983

  • @xogsadeabdi5422
    @xogsadeabdi5422 Před 7 lety +2

    Heestan xasuus bay iigu tahay wlhi waan jcly nolada fananinta jabouti habiiba iyo cabdi nuur

  • @salaad946gmail.consalaad3

    Isagoo hu, qurxleh best hees

  • @oubahmohamed3266
    @oubahmohamed3266 Před 4 lety +1

    Mon oncle 😘😘😘. Trés bien habillé a l époque. 😘😘😘

  • @assowehakon7792
    @assowehakon7792 Před 10 lety +1

    c est une des chansons preferees des djiboutiens et c est vraiment bien

  • @gamaleh33
    @gamaleh33 Před 7 lety +1

    the 1982 song is still well and most unexpired music

  • @shoukriasayf9148
    @shoukriasayf9148 Před 6 lety +2

    Halkii logo tala galay aan ku hooiyno cashaqa❤️ uuf caleek 🙏🏽

  • @hamiishofficial7042
    @hamiishofficial7042 Před 7 lety +3

    Waaw wlhi waan oyaa heesahan markaa maqlo heeso waa kuwii hore

  • @Hamzaaziiz80
    @Hamzaaziiz80 Před 3 lety +1

    Beautiful love story song

  • @faraxwarsame2060
    @faraxwarsame2060 Před 6 lety +1

    1997...JCL KII igu hoooreeyeey an ku noola Q6 ayaadna ku noolad Q5 waa xees aad xasuuus igu ah ruunti I miss my all friends

  • @husseinmohamed4138
    @husseinmohamed4138 Před 7 lety +3

    souvenir souvenir la belle epoque vive djibouti qui ma vu naitre

  • @kadraatteyeh4712
    @kadraatteyeh4712 Před 5 lety +1

    Il est tres saper mon oncle. La classe tonton

  • @osmanmohamed3914
    @osmanmohamed3914 Před rokem

    Cinema le Paris ☝️ waayo waayo 🤔

  • @Adenchireh-mf6kp
    @Adenchireh-mf6kp Před 5 měsíci

    Mon frère j suis avec toi c Aden chireh

  • @TheAuthor1985
    @TheAuthor1985 Před 8 lety

    Une chanson incroyable!

  • @amefaycal7114
    @amefaycal7114 Před 6 lety +1

    habiba debute face a elle abdi nour est impresionant

  • @daalo2440
    @daalo2440 Před 5 lety +5

    Heestan waxan CZcams la daydayaba imika ayn helay

  • @dekaosmanomar4295
    @dekaosmanomar4295 Před 8 lety

    le meilleur chanson deux chanteur star de Djibouti

  • @Cartan7
    @Cartan7 Před 6 lety

    somali waqooyi u dhashay cabdi nuur allaale heesayaa

    • @kadraatteyeh4712
      @kadraatteyeh4712 Před 5 lety +1

      cartan 21 warya qabileestey u u dhashay iyo u ku dhashay warya shush 🤫 wa rer jabouti khalaas

  • @Cartan7
    @Cartan7 Před 6 lety +1

    ibraahin gadhle sameyay firkrada heesta somali waqooyi u dhashay

  • @HayayaabeQowrax10
    @HayayaabeQowrax10 Před 7 lety +1

    cabdinuur alaaleh nolow

  • @SafwanSaid-lj3hp
    @SafwanSaid-lj3hp Před 19 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @cumarmahamuf5601
    @cumarmahamuf5601 Před 5 lety +1

    Waa dookheygii heesuhu

  • @user-pm8nj3lj1u
    @user-pm8nj3lj1u Před 4 měsíci

    Juy

  • @adamsd6948
    @adamsd6948 Před 4 lety +1

    Legent abdi nur

  • @HayayaabeQowrax10
    @HayayaabeQowrax10 Před 7 lety +1

    hees macaan

  • @mariamibrahim7592
    @mariamibrahim7592 Před 4 lety +2

    C'est quelqu'un qui connaisse quelle année cette chanson s'il vous plaît merci beaucoup😘

    • @DonKako
      @DonKako Před 4 lety +1

      Cette chanson fesait partie d'une piece de theatre écrite par Ibrahim Gadhle (Paix a son âme). La piece s'intitulait "TAARIIKHDAA KA XUMAATEE, AAN TALAALNO JACAYLKA" presentée par la troupe Gacan Macaan aux Theatre des Salines au debut de l'année 1982.

    • @mariamibrahim7592
      @mariamibrahim7592 Před 4 lety

      @@DonKako merci infiniment😘

    • @mahadmuuse1065
      @mahadmuuse1065 Před 2 lety

      @@DonKako non cher ami, c'était 01 janvier 1983 (bonne année).halkaa iska hubi

  • @guuleedabdi6805
    @guuleedabdi6805 Před 9 lety +1

    heso waakuwan waxan dabe waxy yin maba fahmo runti

  • @Waarufmedia188
    @Waarufmedia188 Před 4 lety

    Xasuus Wakhti aan yar ayan ka dhagaysan jiraay Radio Djib

  • @Nimo-abiib
    @Nimo-abiib Před 4 lety

    Heestan cid dib uso qaaday may jirtaa

  • @ilyasyonis3217
    @ilyasyonis3217 Před 6 lety +1

    Hess macane

  • @jamalyusuf2860
    @jamalyusuf2860 Před 10 lety

    Hees macan

  • @ismailyusuf1011
    @ismailyusuf1011 Před 5 lety

    Hees fiican cod halaasiya

  • @housseindjamelia3391
    @housseindjamelia3391 Před 7 lety +1

    wwwwwww

  • @meghanmckee1910
    @meghanmckee1910 Před 10 lety

    Wish I knew the name of this song......

    • @hassanih1102
      @hassanih1102 Před 6 lety

      The name of this: GELBIS by Abdi Nuur & Habiba

  • @craxmaanmuuse510
    @craxmaanmuuse510 Před 4 lety

    Aqoonteenan caadiga ah baan ka bilaabay anoo lax jira dhal8ntii baan consider barashadooda dahooda markan meel wacan marayo ayaan wax is moiday dreamkayguna noqday iyadoo laygu sacab tumayo gear baan sii gashay waxa iigu xigay wayga dadka sidan wax u doonayo loo gaadhsiiyo way of teachinka dambe macal8nmada wax la leh nolishii waxay qabatintay dadku sida ay u wada noolyihiin in aan si fudud u garto macalinka rasmigaa x8gay oo afartiusa sano ee goonidii afartan sano u dhigmaan labadii waayo aragnimaan isku dhuftay intan b8xisay waa nolol aad u qaali ah dareenkeeda leh aad ku adeegsan karto ama add uga dhigi karto qaab noloeedka dadka tuhun galin kara guur shaqo double cl8nking buu nolosha guud ka dhigayaa aqo9ntu aqoontu waa taa laynoo sheegonwaa nuur wax walba kuu ifinaysa macaananaysa dulaqaad nololeedna waad yeelanaysa. Fujis baad qaaday ilayne.

  • @youssouf200020
    @youssouf200020 Před 10 lety +2

    i was about 18 when they release that song,what a great time it
    was back then in djibouti.

    • @hibaaqmohamed3827
      @hibaaqmohamed3827 Před 4 lety

      And when was that time

    • @musekhadir4233
      @musekhadir4233 Před 3 lety

      @@hibaaqmohamed3827 you want to know my age, simply ask sweetheart

    • @hibaaqmohamed3827
      @hibaaqmohamed3827 Před 3 lety

      @@musekhadir4233 not really I always wondered when this specific riwaayad was released, sorry if it offended you

  • @gamaleh33
    @gamaleh33 Před 7 lety +1

    the 1982 song is still well and most unexpired music.

    • @changedman4702
      @changedman4702 Před 4 lety

      I wasn't even born and yet it inspires me once in a while I listen to it,big up to our stars