SHARMA BOY FT K’NAAN WAAYO WAAYO DIRISLE ABDI REACTION

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 08. 2024
  • SHARMA BOY FT K’NAAN WAAYO WAAYO DIRISLE ABDI REACTION,DIRISLE ABDI,KNAAN,SHARMA BOT,WAAYO WAAYO,
    LINKIGAN KUDUL DHUFO SI AAD JOIN AMA MEMBER U NOQOTO THANKS TEAM DIRISLE⬇︎
    / @dirisleabdi
    : For personal and business ads, please communicate with the following mail address : dirisle02@gmail.com
    HALKAN WAXAAD KA IIBSAN KARTAA DHARKAYGA ⬇︎
    teespring.com/...
    SUBSCRIBE FOR MORE PLEASE
    KUSOO DHAWOOW CZcams CHANNELKAYGA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA SI AAD ULA SOCOTO SUBSCRIBE SAAR THANKS:)
    HALKAN KU DHUFO SI AAD SUBSCRIBE U DHAHDO THANKS
    / @dirisleabdi
    CZcamsKA LABAADNA HALKAN KU DHUFU SI AAD SUBSCRIBE USAARTO
    / @dirisleshaadhcade
    Snapchat ➡️ Abdirisak1
    Instagram ➡️Dirisle
    Facebook➡️Dirisle

Komentáře • 622

  • @shuayb8pack
    @shuayb8pack Před 2 lety +508

    This guy is soo funny naxnu qani lkn hagbad baan kujirnaa 😂😂

    • @fush1
      @fush1 Před 2 lety +6

      الكوميديا اللي الله يحرمنا منها

    • @amiircawad
      @amiircawad Před 2 lety +6

      Nio dirsle sidiihore maaha markuu kaligii ahaa ayuu fiicnaa🥴

    • @shibienyoung4756
      @shibienyoung4756 Před 2 lety +2

      dhalin yartena somaliyed wxa muhiim ah inay horumarka wadankena ka qeyb qatan sharmo ..dhirigalintisu wa suganta great wlhi

    • @abdaleMedia6830
      @abdaleMedia6830 Před 2 lety +1

      LEGEND EIGHT BACK WR NIO NIN COUCH MOVIT LA DHAHO AYAA WALI NOLA YIMIYE GYM 5K KU SO GALA DHAHAYEE KALY NAGA QABOO MID 2 DOLLOR AH NOO FUR
      😂😂😂😂😂😏

    • @shibienyoung4756
      @shibienyoung4756 Před 2 lety

      @@abdaleMedia6830 Absolutely great idea✅✅✅

  • @saxarlahassan4259
    @saxarlahassan4259 Před 2 lety +52

    Caadi maahan wax lagama qaban karo 2 legendary K’nana iyo Sharma👏🏽👏🏽👏🏽 maantoo kalenaha madaxaa na furan ❤️❤️❤️💯💯💯🥳

    • @yusufmaxamedxersi6802
      @yusufmaxamedxersi6802 Před 2 lety +1

      HG iyo mj

    • @amaaladan2372
      @amaaladan2372 Před 2 lety

      @@yusufmaxamedxersi6802 keynaan mj waaye sharma sdookle nin darood ahayn heerkaasba ma garee sxb u qir dadka hablaheena xitaa ilhaam omar xitaa halkey gaartey african ma gaarin

    • @yusufmaxamedxersi6802
      @yusufmaxamedxersi6802 Před 2 lety

      @@amaaladan2372 hhhhhhh k'naan MAA Daarood ah. kaalay ma wasan Tahay 🤣🤣🤣
      Ilhaan nin Muslim inay Iska furto o GaaL gursaTo midas miya wax weyn ah Cid walba samen karTa adeer
      SiiLkaGa IGA ilasho Yan Ku wasin doofaar Yahey. 1991. Hoyoyinkaga iyo ayeeyoyinkaga sida lo wasay wad Ogtahay Ayan Umaleenaa

    • @amaaladan2372
      @amaaladan2372 Před 2 lety

      @@yusufmaxamedxersi6802 ilhaam ma gaarteen naag darood xaarkeeda xitaa ma gaarteen bowe idinka leydin wasin 1991 cidin leydin qaxin jirey ilaa hada anaga madax ini ah ka duceyso madaxdaada

    • @saxarlahassan4259
      @saxarlahassan4259 Před 2 lety +1

      @@amaaladan2372 inkastoo Fanaanku qabiil laheen oo aysan fiicneed Ina qabil lagu taageero K’naan waa nin HG ah oo Sacad ah ee walaal MJ maahan saas ulasoco qabiilneh Faaiido malah🤔

  • @hafiztheactor1
    @hafiztheactor1 Před 2 lety +128

    I never listen to them
    I just envision through them
    treat them like prison food…I’m running all my missions through them
    they thought i had a limit
    but then i went and did it
    and now they wont admit
    legends always take a minute
    that’s just a short pause while I'm growing like a farmer
    enemies better count on me to roll up for my nigga sharma
    I got my share of blame
    all the pain, i built my own armor
    that’s one thing we don’t need cuz we OD’d on that drama...…

    • @farhiyamohammad2217
      @farhiyamohammad2217 Před 2 lety +3

      Walalaw adaba another level ah meelkasto heestan kasodawado wan ka arakaya

    • @laylaqalidumar9797
      @laylaqalidumar9797 Před 2 lety

      Good job 👏

    • @lampard8eto9
      @lampard8eto9 Před 2 lety

      Man K’naan is a poet who got introduced to instrumentals, absolute legend. Wish the younger generation understand the true meaning of the lyrics above and not repeat the last thirty years. Think about it, all that chest thumping I’m reer hibil im reer hibil but we’re stagnant as a nation and ppl. When the trajectory shows the same thought process arising among the youth via social media K’NAAN drops the above lyrics. Legend end of story 🇸🇴❤️ we OD on all that drama and we all share some of that blame

    • @hafiztheactor1
      @hafiztheactor1 Před 2 lety +2

      @@lampard8eto9 he is real a motivator

    • @hafiztheactor1
      @hafiztheactor1 Před 2 lety +1

      @@farhiyamohammad2217 in ay arkaan ereyda ow dhahaayo dadka thanks

  • @M73ss
    @M73ss Před 2 lety +45

    Sharma boy innu balo yahay Dirisle oo baryo maqna baa cameradiisa laso cararay oo video reaction ah dag dag uso duubay😂😂😂😂😂

  • @shamsutdore5169
    @shamsutdore5169 Před 2 lety +18

    Legend K’naan is involved obviously this song is gonna be hit.❤️🇸🇴🇨🇦❤️

  • @abshiranshax
    @abshiranshax Před 2 lety +212

    Dirisle is back 🔥🔥🔥

  • @maajidonwatch5479
    @maajidonwatch5479 Před 2 lety +26

    Dirisle is back legend of reaction
    Sharma boy iyo knaan❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

    • @Nature_motivation.2024
      @Nature_motivation.2024 Před 2 lety +3

      Calnka Somalia isticmaal aysan ahayn nin walbo calanka reerkiisa U saar lol🤣🤣🤣

    • @ahmedsomali3746
      @ahmedsomali3746 Před 2 lety +1

      Kynaan waa nin galmudug ah majerten mahan

  • @abdirahmanibrahim6405
    @abdirahmanibrahim6405 Před 2 lety +18

    Sharma boy is another level
    Legend k'naan
    Keep going on sharma

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Před 2 lety +11

    Sharma boy and Kanan are the best joint cooperation🔥🇸🇴✅

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 Před 2 lety +32

    My favourite CZcamsr and singer are DIRISLE ABDI and SHARMA BOY ❤❤🙏🙏this song is very hit🎧🎶🎶🔊🔊

  • @ruqiaali5181
    @ruqiaali5181 Před 2 lety +23

    Abshir iyo Drisle reacsjon kiina waa qosol mansha allah 🤣🤣

  • @yuusufmohamudali3052
    @yuusufmohamudali3052 Před 2 lety +82

    Knaan "i never listen to them, i just envision through them, treat them like prison, food them, running all my missions though them
    They thought i had limit , but then i went and did it, and they would'not need it , legends take a minute"
    Knaan "weligay ma dhegeysto, waxaan ku qiyaasayaa uun iyaga, ula dhaqan sida xabsi, quudi ayaga , way socdaan dhammaan hadaf-yadeeda dhexdooda, in kastoo u maleeyeen inaan xad leeyahay, laakiin markaa waan tegey oo waan sameeyay , ayaga ma rabaan sidan, legends ka waqti wada qaataan".

  • @cuteanimalshorts6002
    @cuteanimalshorts6002 Před 2 lety +10

    Dirisle saxiibki waa funny wlhi from hargeisa😂😂😂

  • @abdulkadirelmi7505
    @abdulkadirelmi7505 Před 2 lety +16

    legends always takes a minute

  • @hannibdi2348
    @hannibdi2348 Před 2 lety +3

    They are Legends so proud of them and this new guy on the CZcams channel so funny 😂 💪💯💕💜✌️

  • @neema7582
    @neema7582 Před 2 lety +5

    Oh god this guys just make my day he so hilarious funny

  • @istahildahir7113
    @istahildahir7113 Před 2 lety +1

    Dirisle is back yarka kula fadhiyo qosalaa iku dilaa inta wadanka joogta vedaoda hakula sameeyo waa codsi my boys 🥰🥰🥰😍

  • @abdullahi1114
    @abdullahi1114 Před 2 lety +8

    Legend is back brother 🔥🔥😍✅✌️

  • @hawahussein8695
    @hawahussein8695 Před 2 lety +21

    Dirisle and opera❤️😍

  • @yullioadmin1188
    @yullioadmin1188 Před 2 lety +6

    Welcome back k, naan shama keep going wow wow wow 😍😍💞💞💓💓💓💓💓 🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙🌷🌷

  • @yahyaroble8639
    @yahyaroble8639 Před 2 lety +24

    Waryada k'naan ciyarta ka daya 😂😅
    Keep going guys ✌✌

  • @khalidSomali
    @khalidSomali Před 2 lety +13

    Waad naga soo raagtay Awoowo Dirisle kkkkk🤣🤣

  • @habeb8287
    @habeb8287 Před 2 lety +11

    Legend wanu ku sugaynay Dirisle abdi 🙏🙏

  • @wllahmedac7042
    @wllahmedac7042 Před 2 lety +5

    Knaan is back legend never go back wllky also dirisle horay usoco adna

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Před 2 lety +26

    👍Agree Keynaan Wuu sii yaraaday Masha'Allah Keep going Sharma 💞🇸🇴💪

    • @xareedhanad525
      @xareedhanad525 Před 2 lety

      Like wa ku Saray waxa ka codsana inaad subscribe isaar plz thanks

  • @garsooreyamani1981
    @garsooreyamani1981 Před 2 lety +15

    Another level Sharma & k,naan

  • @Hamze478
    @Hamze478 Před 2 lety +10

    Legend labo maha Abdi Risak big fan🥰🥰

  • @anabnur2179
    @anabnur2179 Před 2 lety +3

    Nothing is Impossible Keep going forward Legend Sharma boy iyo K naan Emotional song love

  • @DrAbdinajiibAbdalletareey

    Keynaan Warsame one of the all time great wllhi waa great role model.

  • @higherlil7763
    @higherlil7763 Před 2 lety +2

    Waa eatery this is another level sharmaboy and K’naan 🔥🔥🔥❤️❤️❤️ sharmaboy BIG RESPECT NIN TAGAY💪🏾💪🏾💪🏾

  • @yousraabdi284
    @yousraabdi284 Před 2 lety +15

    Dirisle 🥰👑

  • @chuweriaupdyrachet3929
    @chuweriaupdyrachet3929 Před 2 lety +14

    Legenkeni is back😂❤️💪

  • @canabcabdulle6500
    @canabcabdulle6500 Před 2 lety +1

    Maanshaa Allaah Waryaahee wiilka Isha inooga daaya Viva wiilka legend Galmudug ee international kaa VIVA KEYNAAN & Sharma 👀🌟⭐️💫🙌🏾👏🏽✊🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mouktarawaleh6477
    @mouktarawaleh6477 Před 2 lety +30

    Keep going Dirisle Abdi

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 Před 2 lety +3

    Keep going my brother's derisle and apshir ❤qosolka iga dhamadey 💥

  • @salmaali2142
    @salmaali2142 Před 2 lety +19

    “ enemies better count on me to roll up for my nigga Sharma” direct message for Islaanti Daahiro ahayd 🎤 love it !!

  • @ramlahussein6489
    @ramlahussein6489 Před 2 lety +6

    Dirislow wiilka kula fadhiya waa funny waan ka helay🥰

  • @zackmowlid317
    @zackmowlid317 Před 2 lety +2

    "Nacalaa caano geel soo qabsoh" 🤣🤣🤣🤣 I'm dead

  • @marwahanan9314
    @marwahanan9314 Před 2 lety +13

    Labadiina funny ah Dirisle Abdi heesta waa🔥

  • @salmaali2142
    @salmaali2142 Před 2 lety +10

    “ We OD’d on that drama” knaan is taking shots at these Sharma haters 😂😂😂 ku soco!

    • @dakeyaalihassan617
      @dakeyaalihassan617 Před 2 lety

      Od'd whats thé meaning sis???

    • @Lvrry416
      @Lvrry416 Před rokem

      @@dakeyaalihassan617 buuqooda ba overdose ka qaadney. overdose micneeda wa marka droogo laga dargo oo la dhinta.

    • @Lvrry416
      @Lvrry416 Před rokem

      @@dakeyaalihassan617 sorry somaligeyga si aad uma ficna abayo

  • @nimcaanilkocase4996
    @nimcaanilkocase4996 Před 2 lety +3

    Dirisle apdi legend of legend

  • @apdrahmzmal7230
    @apdrahmzmal7230 Před 2 lety +4

    Legend always Takes Minute

  • @khadardayib9217
    @khadardayib9217 Před 2 lety +6

    Dirisle abdi King reaction waxba lagama qaban karo wll Dirisle abdi keep going 🤴

  • @mawlidhaaji761
    @mawlidhaaji761 Před 2 lety +3

    Dirislow markaad kaligaa tahay buu reactionkagu fcn yahay please kaligaa bixi hada ka dib

  • @abdilaaahisulaymaaan3863
    @abdilaaahisulaymaaan3863 Před 2 lety +30

    Dirisle and opera💯💯

  • @xupigaaz1571
    @xupigaaz1571 Před 2 lety +15

    Legend 🥰

  • @maskiinalle539
    @maskiinalle539 Před 2 lety +5

    Welcome back dirisle Abdi🔥🩸

  • @abdisabuurabdikariimsahal9474

    Inaba Caadi Ma aha Sharma Wiil Dadaalay
    Kan Jaakad Madoowga waaba funny😂

    • @xareedhanad525
      @xareedhanad525 Před 2 lety

      Like wa ku Saray wãxa kä codsana inaad subscribe to plz thanks

  • @boqorkaboqortayadateamdadw7918

    Keep going bro Legend 🙌 🙏

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Před 2 lety +5

    Darisle best reaction 🤗😍💯

  • @warzandahir5915
    @warzandahir5915 Před 2 lety +3

    Hhhh dirisle midkuu eg oo funny ah baa kula jooga 👍👏

  • @weheliyetv1700
    @weheliyetv1700 Před 2 lety +1

    Hadaad reer burco tageerto subcribe inoo saar

  • @abdulahiali7779
    @abdulahiali7779 Před 2 lety +1

    Keep going to the song I love you so much pro buy buy

  • @djar7-de-hollwood-edm525
    @djar7-de-hollwood-edm525 Před 2 lety +1

    First comment cimamada igu tuur CZcams keyga ha ii kala kace

  • @adnaahmed1628
    @adnaahmed1628 Před 2 lety +6

    K’nan wuu Xuubsiibtaa Ilkacase Qays maa Reaction ka bixinaysiin. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @marita_hagi8880
      @marita_hagi8880 Před 2 lety

      😂 😂 😂 Ilkacase yaa gali kara kaynaan waa miskiine

  • @tarabisuhaib6417
    @tarabisuhaib6417 Před 2 lety +1

    K naan de canada duu joogaa waa somali canadian Maha USA hdii sax sanahy

  • @saidosalad8595
    @saidosalad8595 Před 2 lety +1

    Legend always take it minute🙌🙌🙌

  • @Kingdhuxulawijiar7847
    @Kingdhuxulawijiar7847 Před 2 lety +1

    Sharma boy macalinkeena horey ban usocona anagu gadaal uma socono wixi qabyaald wada hanaga haran anaga horey ban usocona inta yr ee qabyald nagu xasdaya mar un waad naso raci dontaan aniga iyo sharma wlhi ineynan isku rer aheen oo bilahiya oo tolahiya dhalinyarada somaliyeed ha iska dayan waayihi hore ee nala adegsan jirey 💪💪💪👍👍👍

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Před 2 lety +1

    Sxbkaa waa funny dirislow channel furo ku dhe💯👍

  • @ilkacaseivanilkacasinho1945

    Hees dhiri gelin reaction ka biixinesa wa iska ciyaaresa marka moduca reaction ka dhameyso kaftan samey xita hada dhalin yarada tahribka loga hdlaye ku jirty xata wax waano kuma darin bro sidan wax ka badal wll

  • @charmakehoussein2204
    @charmakehoussein2204 Před 2 lety +5

    Legends dirisle abdi keep going

  • @mukhtarjamalesse7608
    @mukhtarjamalesse7608 Před 2 lety +3

    Viva Sharma boy ______(like saara)👍🙏

  • @abdirahmanabdiwahab7630
    @abdirahmanabdiwahab7630 Před 2 lety +2

    Team sharma boy is muujiya 🥰🔥🔥🔥🔥

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 Před 2 lety +2

    Mashalah ana videogan so dhigay Soo dawada

  • @yusufmohd192
    @yusufmohd192 Před 2 lety

    Sababta aad ifaraxdid waa legend magac somali meel sare geeyey anagana ku la mid baan nahy

  • @ayuubjama635
    @ayuubjama635 Před 2 lety +4

    laxanka Qofka iska Leh Waa Knaan Heesta waxaa Iska Leh knaan Qofkay ka hadlayso Waa Knaan Bro You never give up I know what your mean 😢

  • @fakeboy7830
    @fakeboy7830 Před 2 lety +3

    Somali celebration to the world

  • @rucoharuun358
    @rucoharuun358 Před 2 lety +1

    Dirisle haysku jarin sxb hesihisa 100M madawane waxa dawaday 320M dad kabadan

  • @armaanaabdiali3029
    @armaanaabdiali3029 Před 2 lety +3

    Dirsle abdi big legend bin I taawo 📌🙏

  • @kingyusuf6780
    @kingyusuf6780 Před 2 lety +2

    Legend dirisle

  • @mohanmk250
    @mohanmk250 Před 2 lety +2

    You are legend_dirisle apdi _Team dirisle apdi like saara👍❤️

  • @mohalyrics2168
    @mohalyrics2168 Před 2 lety +1

    Idirisle abdi keep going Pro
    BEST Reaction waw 🔥🎶🎸💯

  • @subercali9474
    @subercali9474 Před 2 lety +1

    Keap goin pro team dirisle ismuujiya

  • @umunajxaofficial8632
    @umunajxaofficial8632 Před 2 lety +2

    Asxbta wllkeyga ku xiran waa idin salaamnthn plz isoo booqda ❤️❤️🙏👈📌

  • @azadfanax709
    @azadfanax709 Před 2 lety +2

    Dirsle legends

  • @abwaanadfaadumomaxamuudiid246

    Maansha allaah waad kumahasntihiin hore uscd

  • @x_rzaak
    @x_rzaak Před 2 lety +3

    Nio ninkan reaction kula bixiya wa xaraaabo😂😂👋♥️

  • @miskicumar870
    @miskicumar870 Před 2 lety +2

    Woooow legnd🥰🥰🥰🥰

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 Před 2 lety +1

    Darisle wiil funny ah u keeeney Channel ka 😍😍👏🏼👏🏼👌👍

  • @farxaancuumar9995
    @farxaancuumar9995 Před 2 lety +1

    Dirisle fankaa kuu baahan 😄
    Fadhigaaaga heeska alifatay
    A bwaan batahay

  • @Hooda36
    @Hooda36 Před 2 lety +1

    Masha'Allah Tabaraka Dirisle Salan Sharaf Brothers Sharmo Boy Iyo Keynaan Waa Isku Action Top of The Pops 😁Anyway Hore Usoco Allah Haidin Xiftiyo 🌺🌺❤👏

  • @moner9900
    @moner9900 Před 2 lety +2

    Dirisle nin wax caawiye I love you brother

  • @fuadhussein3750
    @fuadhussein3750 Před 2 lety

    Niyow dirisle wiilkan waa funny chanel isaga uu leeyahay kaa sugeeyna😅🤣🤣

  • @BAARUUDOFFICIAL
    @BAARUUDOFFICIAL Před 2 lety +2

    Lenged @dirisle abdi❣

  • @fadumocabdisaq6287
    @fadumocabdisaq6287 Před 2 lety +1

    Wiilga dirisle la fadhiya maxa ugu qoran CZcams

  • @ambasexashioffiall1487
    @ambasexashioffiall1487 Před 2 lety +1

    mawliiidow cameada aad iskaga duubaysaan waxbaa kaqaldan pro caadi la idiinma arko

  • @ismahanmahamud3793
    @ismahanmahamud3793 Před 2 lety +2

    Dirisle🤴🥺

  • @abdimohammad7859
    @abdimohammad7859 Před 2 lety

    Keep going shoodhahaygii hormar wacan

  • @mahadosaid4974
    @mahadosaid4974 Před 2 lety +1

    Best Reaction hhhhj👌👌👌👍👍👏👏👏

  • @poqorsame_official
    @poqorsame_official Před 2 lety +1

    King Dirisle ✌️❤️🔥

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 Před 2 lety +3

    Sharma boy ⭐⭐⭐

  • @alicadawe100mohamed7
    @alicadawe100mohamed7 Před 2 lety +2

    viva dirisle 😘

  • @zagalahmed4881
    @zagalahmed4881 Před 2 lety +2

    Legend dirisle abdi

  • @abdulakdiraliomar277
    @abdulakdiraliomar277 Před 2 lety +2

    Nin waaalan iyo chanel waalan
    Ina cabdi maygaag🙏

  • @xaax9710
    @xaax9710 Před 2 lety +1

    Caanow Mogadishu ma imanaysaa ❤⚘🌹

  • @taaraalucky2175
    @taaraalucky2175 Před 2 lety

    Lil baliilow adi fankii wd durjisey
    Sharmow wd sii dheereysey fankii
    Somali music to the world 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪👌

  • @ayanlehajialel8339
    @ayanlehajialel8339 Před 2 lety +2

    Dirisle legend

  • @abdikadarali9687
    @abdikadarali9687 Před 2 lety +2

    2legender sharma and kenaan

  • @najiibhappy6130
    @najiibhappy6130 Před 2 lety +1

    Legend dirisle abdi hori usoco sxb mcn

  • @mohamedrastavlogs5112
    @mohamedrastavlogs5112 Před 2 lety

    Legend darisle sxb wa funny sharma liqay kaynan maliqmayo😃😃