GABADHI TALADA XUMAYD!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • #qisoyinka #sawdaqaalib #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe

Komentáře • 356

  • @commentikuxoogle
    @commentikuxoogle Před měsícem +35

    Waxaa layidhi laba reer oo xidid ahaa baa shaydaan isyidhi isku dir sikastaba waa yeelay oo waa isku diri kari waayay islaan buu arikinkii u sheegay say tidhi anaa isku dirayee bal isug labadii qoys oo intay soo guureen meel degay bay u timi wiilkii reerka ka qabay xaafadoodii gabdhii bay aqalkii la dhistay ninkii qabay iyo wiil walaalkii ahna xeraday oodayeen islaantii baa gabdhii ku tidhi naa marka guriga ladhiso dhexdiisaa lagu qubaystaa baala yidhi way ka qabashay oo waxay istidhi qubayso wiilkii dumaashigeed bay ku tidhi heblaayaa kuu yeedhaysa oo guriga ku jirta isna dalaq waa isaga soo galay islaantiina odaygii oo bay ku tidhi wan xaaskaaga maba kala xigtaan miyaa adi iyo walaalkaa maxaa dhacay buu yidhi say tidhi dee gurigay iskula jiraan walaalkoo oo naxsan baa kadinka kaga horyimi mise islaantiisii oo mudh iyo gacan ah oo qudheedu naxday buu arkay gudintiibuuba madaxa kaga jaray islaantiina way sii barooratay oo reerkii gadha dhalay oo aan ka fogay bay ku tidhi gabadhiinii gudin baa madaxa lagaga jaray walaaladeed baa soo orday mise waa run iyana ninkii bay dileen saasay reerkii isugu rogtay islaantaatii. Shaydaankii baa yaabay oo yidhi acuudu bilaahi minshari haadihi cajuusa

  • @user-je3bq1cq7x
    @user-je3bq1cq7x Před měsícem +40

    Sowdaay waan ku salaamay xbbti waxaa isoo jiitay saad Xabiibkeena ugu saliso Waxaad faafinaysaa khayr wayo markaad ku salida Nabiga asxaabta dhan waykaa daba salinayaa ajarbaana kaaga sugan mansha allah quruxbadaney waxaana ahay Gabar❤❤❤

  • @SahraMaxmud
    @SahraMaxmud Před měsícem +6

    Scw scw scw scw scw wcs wcs wllo sharafeey masha Allah wllo subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah

  • @Ayaanbadan540
    @Ayaanbadan540 Před měsícem +17

    Scw❤
    Sowdo qosolkaaga saan ujeclahay hadaa ogaan lahayd afkaba iskumaad qabateen,love u hppti😅❤

  • @user-nb5vw4rj6r
    @user-nb5vw4rj6r Před měsícem +6

    ❤❤❤❤❤اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @HanaCabdilaahi
    @HanaCabdilaahi Před měsícem +14

    صلى الله عليه وسلم ❤

  • @NastehoSiraji
    @NastehoSiraji Před měsícem +159

    Samirkaga janada kugaleysa like isar😢

  • @ashna46
    @ashna46 Před měsícem +4

    Salallahu calayhi wa salam
    Illahayow khatumada qeyr nogu khatim
    Amiin

  • @Nurromohamed
    @Nurromohamed Před měsícem +6

    Subxaan alaah ilaahayow khaatumada khayr noogu khayin aamiin yaarabi ❤

  • @ahmedomar6150
    @ahmedomar6150 Před měsícem +1

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @RaxmoAbdulqadir
    @RaxmoAbdulqadir Před měsícem +9

    Qof iiga horeeya male anaa ugu hor daawaday

  • @HGg-ev2wr
    @HGg-ev2wr Před měsícem +5

    اللهم صل على محمد وعلى ال محمد❤❤❤

  • @user-rr8or1tv5c
    @user-rr8or1tv5c Před měsícem +8

    Sawdo qof allla dartiis looo jeclaado.aaadan kuujeclhy❤❤

  • @SamirSaid11
    @SamirSaid11 Před měsícem +4

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الغاليه أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤

  • @CaliAdan-zi2xt
    @CaliAdan-zi2xt Před měsícem +5

    اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة 😢😢

  • @Salmamohama
    @Salmamohama Před měsícem +3

    Wcs ❤❤sowda❤ina cafimad qabta rajeyna❤wa ku xisay wlh ❤❤صلي الله عليه وسلم ❤❤صلي الله عليه وسلم❤❤❤

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 Před měsícem +23

    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤

  • @Maxamed-b5e
    @Maxamed-b5e Před měsícem +2

    اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آله وصحبه أجمعين 😊😊

  • @KIDOXGAMING
    @KIDOXGAMING Před měsícem +4

    Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam

  • @xafsobashiir1245
    @xafsobashiir1245 Před měsícem +4

    اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة.

  • @user-cj5wv5qq4y
    @user-cj5wv5qq4y Před měsícem +4

    Asc dhamantin Drs sawda qiso mushkilo socota. Fitnada dumarku waa dhib bisinka Maytala xuntahay mase waa masibo abuur wana ku baxday masan ahan nag xishod leh siday u firsanaysay dad dhaqan xumo samaynaya subxanalah ❤❤❤❤❤

  • @AdnaMuuseSharaf
    @AdnaMuuseSharaf Před měsícem +8

    Oo wll gabdh wllked oo waxs foolxumada ah samynaya side u fiiirinysa bisinka qisoinka ad ka sh3ekyso wan aamisne lkm tan ma hubta😢😢

  • @IbroConate
    @IbroConate Před měsícem +3

    Scw. Scw. Scw. Scw. Scw. Scw ❤❤❤❤

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 Před měsícem +6

    Qadratul xalib waxa waye dhibcaaha caanaha ama gojada canaha. labenta canahana qishta ey u yaqanin ciraqinta walahu waclam qaaliyey shekadi Malin haa,mailin,Maya,miyaa 😁 galab kasta wa ku sugaa masha Allah ilahey ha,idiin xifdiyo adiga iyo familkaada aamiin

  • @SahracabdiGoox-l6z
    @SahracabdiGoox-l6z Před měsícem +4

    Subaxana ALLA ilaahow na astur

  • @faizoadan4719
    @faizoadan4719 Před měsícem +6

    ‏اللهم إني أسألك توبة قبل الموت

  • @HamdiIbrahiim
    @HamdiIbrahiim Před měsícem +4

    Alahuma barek sowt kaga m.a shekoyinkag waan jeclhy alaha ku jecladeee🫶🤎

  • @Faiza-lc4yr
    @Faiza-lc4yr Před měsícem +7

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد ❤❤

  • @user-je8nb6jw2s
    @user-je8nb6jw2s Před měsícem +6

    Allah masali wasalim wabarak ale❤❤❤

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 Před měsícem +2

    Acuudu billaahi ! Carabtu dhaqan
    Adakaa ‘oo dhaqan xumaa !
    Ayaguna Xagee ‘Aakhiro ‘Aadayaan ! Gabadha yar iyo Sacad iyo wallaashii kaliya Ayaa -
    Dambiga Galay ! Kii factory-
    Waa xukun kale !!

  • @user-rr2sk7mm8o
    @user-rr2sk7mm8o Před měsícem +4

    Amin amin amin yarabi ya raxaman

  • @niamsirly9565
    @niamsirly9565 Před měsícem +2

    Scw scw scw scw scw ❤

  • @Ladnaclrxmaan
    @Ladnaclrxmaan Před měsícem +8

    Scw😊😊❤

  • @MunoAhmeddadir
    @MunoAhmeddadir Před měsícem +6

    Salalahu calehi wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryanabdirisak3101
    @maryanabdirisak3101 Před měsícem +4

    Qisaba qisada kle way ka xanuun badan tahay yaaa allah

  • @AishaAbdalla-y8b
    @AishaAbdalla-y8b Před měsícem +19

    Walalayal waxa jirta gabar walashey ah oo aad uxanun san kuna jirta qeybta ACU ya uso duceya dar alle 2da daar tan uqeer bdn please 😭😭🙏🙏☹️😥😫

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 Před měsícem +7

    Subxanallah

  • @NimoHashi-y4o
    @NimoHashi-y4o Před měsícem +3

    صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤ وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته حبيبتي ❤❤❤❤

  • @rihanruun1147
    @rihanruun1147 Před měsícem +4

    اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤

  • @Abb3531
    @Abb3531 Před měsícem +7

    Aad baad ugu mahadsantahay sida wanaagsan ee aad inoogu soo diyaariso qiso aad cajiib u ah oo cibroqaadasho leh😊😇, wax kabadan uqalantaa 200k insha allah 1m sugaynaa adoo 1k maraya kugu soo xirme way iska imaanaysaa insha allah😊😇

  • @zainabg979
    @zainabg979 Před měsícem +3

    Scw scw scw❤❤❤

  • @indhoderaleey9825
    @indhoderaleey9825 Před měsícem +2

    Salalahu caleyhi wasalam ❤

  • @user-lp7qo8go2y
    @user-lp7qo8go2y Před měsícem +4

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الكريمة اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد أحبك يا رسول الله ❤❤

  • @user-kc7fc8qb5r
    @user-kc7fc8qb5r Před měsícem +2

    صل الله عليه وسلم ❤

  • @CaliAdan-zi2xt
    @CaliAdan-zi2xt Před měsícem +2

    صلي الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @faizashale2886
    @faizashale2886 Před měsícem +4

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
    اللهم بارك على محمد وآل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @XamdiCaliMaxamed-ze6hk
    @XamdiCaliMaxamed-ze6hk Před měsícem +5

    Somali hadii nimankan gabdhaha iska rakateynayan hadi sas layeli lahaa ficnan laheeda😢

  • @ShacaybAxmedAWCabdi
    @ShacaybAxmedAWCabdi Před měsícem +6

    Sowda waa habo fiican wllhi maleshiya ayaad kunooshahay malaha inaan mar uun ku arko ayaan raba😍

  • @Coolgranma
    @Coolgranma Před měsícem +4

    Qisadaan waan Aqaan Reerkaan,,

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 Před měsícem +4

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @khadijaAhmed-kq7ch
    @khadijaAhmed-kq7ch Před měsícem +8

    Ani io walaalahey waan ku qadeyne sheekdan😂 sowdo gurigeena caan ka tahay wlh😂😂 wiilasha xitaa magacaaaga way maq maqlaan😂😂

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  Před měsícem

      🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @UMUZAKIBaxarnur
    @UMUZAKIBaxarnur Před měsícem +2

    Scw scw scw scw scw

  • @CabdifitaxCabdiraxman
    @CabdifitaxCabdiraxman Před měsícem +2

    اللهم إني أسألك حسن الخاتمة

  • @raznakhadar3726
    @raznakhadar3726 Před měsícem +13

    Alx haddad aad noqty adoo caafimad qabta ilaaa shalay wanu ka Tabne 😊😊 mahadsanid sowdaaa

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 Před měsícem +6

    Scw scw scw scw scw shalay waaku weyney kkkkk walaahi suuqa inaa kasoo adeegan wayside ayaan ka baqayaa we obsessed with you ❤❤❤❤❤❤ we are so happy that we get the chanel back alhamdulilaah ducada is very powerful ❤️ 💙 ♥️ 💖 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 Před měsícem +2

    Sowdo gacalo kuma wayo💕👑✨️♻️🎉

  • @CabdulQaadir1
    @CabdulQaadir1 Před měsícem +6

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وبعد

  • @Muna-n8i
    @Muna-n8i Před měsícem +7

    Scw scw scw

  • @farhaanaadan711
    @farhaanaadan711 Před měsícem +6

    االهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد و بارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم و على ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @axmedzaki8969
    @axmedzaki8969 Před měsícem +4

    Mnsh allaah sowda qali allaha ku xafido wll❤❤

  • @user-ec8ej6cm7r
    @user-ec8ej6cm7r Před měsícem +6

    Salahu calhi waslm Salahu calhi waslm ❤😢

  • @user-vi2mg4vt2b
    @user-vi2mg4vt2b Před měsícem +2

    Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤

  • @saudaquruxsaudaqurux
    @saudaquruxsaudaqurux Před měsícem +4

    Scw

  • @HafsaAbdirahman-ho6oy
    @HafsaAbdirahman-ho6oy Před měsícem +16

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤

  • @mariamohamuuse
    @mariamohamuuse Před měsícem +2

    Sallahu calyhi wasalam❤❤

  • @user-tb9ht9mg7e
    @user-tb9ht9mg7e Před měsícem +6

    Sowda qaalib sabarkaaga janada kugalee adine 😊

  • @naiimahassan6610
    @naiimahassan6610 Před měsícem +5

    Asc Sowda quruxey mxn wx badan ku raadiyay uga danbeyn wn ku helay 🥰🫶
    Scw Scw 📿

  • @AmiiroJano
    @AmiiroJano Před měsícem +4

    Qiso yin kagag sidi dawo camalay igu socodan wllhi ❤😊

  • @HaniBashirxasan
    @HaniBashirxasan Před měsícem +6

    Wcs wrx wbr habo wan kuuxiisney 😢intee Naga aadey ayaantan Kuma arkinee

  • @Qamaromar-id3mu
    @Qamaromar-id3mu Před měsícem +7

    Wcs ❤❤❤❤ scw scw scw scw scw

  • @nwabdi6632
    @nwabdi6632 Před měsícem +4

    Subxaanalaah allow khaatumada khayr noogu khatin

  • @AtiyaabdirahmanBuuwe
    @AtiyaabdirahmanBuuwe Před měsícem +2

    Xawaryar iiwaran xaaladaada macaafimaadqabtaa janada Allah hakugaliyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @raxmomohamud3590
    @raxmomohamud3590 Před měsícem +2

    Aamiin yaa rabi

  • @xaliimoxuseen6707
    @xaliimoxuseen6707 Před měsícem +2

    Scw ❤

  • @hawoartan6910
    @hawoartan6910 Před měsícem +8

    Anigaa uhooreeya mantana 😂❤ like isaar xxbyy

  • @yusufawale4755
    @yusufawale4755 Před měsícem +6

    Wcs scw ❤

  • @fhfy8327
    @fhfy8327 Před měsícem +3

    Shalay dhan waa dalay sidaa labada chanal marba mid u eegayay 😂😂habeenkii baa ku seexdaa waa igu laydhisay xalay😂😂😂thanks qalbi❤

  • @user-lz3dd2rd8j
    @user-lz3dd2rd8j Před měsícem +6

    Subxanallaah taloxumo wataas

  • @bushracali8449
    @bushracali8449 Před měsícem +2

    Talada xun waa warshaydaan waxaa fcneed in uu kudacweeyo walaaleheed balse xumaantu way soolaabanee allha naga badbaadsho

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 Před měsícem +2

    Haa wlhi sawda Allaah haku xifdhiyo Insha Allah Amiin Amiiin Amiin

  • @faizashale2886
    @faizashale2886 Před měsícem +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته حبيبتنا الغالية

  • @user-wk6um7yo2r
    @user-wk6um7yo2r Před měsícem +9

    SCW SCW SCW SCW ❤️❤❤❤ Drs Sawda Mohamud Qaalib Allaha Ku barakeeyo Aamiin Allaahuma Aamiin yaa Allaah Asxaabeey like sherka commenting hala saaro Hala tixgeliyo codsiga Gabadheena Mahadsanidiin Guuleeyso Insha'allah Adeer mcnto ❤❤❤❤ Guul Guul Falastiin Insha'allah GUUL ❤❤❤❤

  • @fadumashaadan1248
    @fadumashaadan1248 Před měsícem +2

    insha allah weynu gareyna 200 iyo ka badanba ❤❤❤ صلا الله عليه وسلم صلا الله عليه وسلم صلا الله عليه وسلم صلا الله عليه وسلم صلا الله عليه وسلم ❤

  • @amranabdullahi4576
    @amranabdullahi4576 Před měsícem

    Waa qiso aad uxanuun badan runtii
    Waxaaba jeclahay marka aad dhaheysid samirkaaga janada kugalidoontaan 😍😍😍 allah kujeclaado

  • @maima4ever2
    @maima4ever2 Před měsícem +4

    Ilaahow qaatumada notoosi 😢🤲🏽

  • @user-uw4cv3ez5m
    @user-uw4cv3ez5m Před měsícem +9

    ❤Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @HodmanQurux-v2u
    @HodmanQurux-v2u Před měsícem +4

    Qisadan wxa laga baranyaa talo xumada in lagu hoogo iyo inanan qofkasta talo Ka qadan❤

  • @user-tp9ui9zq8n
    @user-tp9ui9zq8n Před měsícem +2

    Allow khatimada kheyr noo gadhiigi 🤲🤲

  • @bushratimcade1087
    @bushratimcade1087 Před měsícem +2

    Gurikena dhan sawda laga dhagsta qofki jika ku jiro iyo qofki qol ku jiro gabdhah dhan mashalh qisoyinkada

  • @CaishoKiin
    @CaishoKiin Před měsícem +2

    Wakutagera sawda❤❤❤❤😊😊😊😊

  • @HaajaraAbdi-sm5ic
    @HaajaraAbdi-sm5ic Před měsícem +4

    Sawda wan ku salaams qli❤

  • @XamdiXuen3332
    @XamdiXuen3332 Před 27 dny

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw mahdsanid sawda

  • @umuclahimaxmudumuclahi
    @umuclahimaxmudumuclahi Před měsícem +1

    scw scw❤

  • @zagal_faisal1013
    @zagal_faisal1013 Před měsícem +2

    Waa iga talo dadka fudud ha la tashanina😢😢😢

  • @AlmaasSied
    @AlmaasSied Před měsícem +4

    Ana ugu horeya manta ❤

  • @user-sp8zv2zt9l
    @user-sp8zv2zt9l Před měsícem +6

    Ilaahy ma ka baqayaan miyaa wllee waa la weydiin 7 qofba alle wuu wey diin xagee ka galayaan rabbi

  • @Allahiswiththeoppressed
    @Allahiswiththeoppressed Před měsícem +3

    Markii abaay hinaay lobihinaay maxeey uqabsan wayeen😂😂

  • @FowziaCqadir
    @FowziaCqadir Před měsícem +19

    Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-yp9ls2wh8x
    @user-yp9ls2wh8x Před měsícem +6

    Scw Scw Scw

  • @IbraHim-Ajep
    @IbraHim-Ajep Před měsícem +4

    Alla saa uso orday markay iisoo dhacday qisadan❤ Guulayso habo😊🎉