DEG DEG:DAAWO JABUUTI OO HADA SOO QARXISAY XASAN SHEKH|MARAKIBTI DAGALKA OO HADA SOO GARAY|FASHILKA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024

Komentáře • 34

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 Před 26 dny +3

    TURKEY ITOOBIYA MASAR IYO GAALADA DHAMAAN JOOGTA SOOMAALIYA HAKA BAXAAN HADII KALE WAA LAGU JIHAAXASAN DHIIQO ALAHA JABIYO AAMIIN

  • @xamarimohamed9080
    @xamarimohamed9080 Před 26 dny +3

    Masar haddii ay wax tarayso falastiin bay ay wax tari lahayd ee anigu waxaan odhan lahaa somaliya iyo Ethiopia in ay wada hadal yeeshaan si dhab ah,waxaa la yiri dhar aanad adigu lahayn dhaxan kaama biyo.

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 Před 26 dny +1

    Dagaalkii Ethiopia iyo Masar ayaa Loosoo Xawiley Soomaaliya

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z Před 26 dny +3

    Xassan gurfurte wa fashilan yahsy dal xarashe

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 Před 26 dny +1

    Jabuuti They know this's game between xassan shiikh and abiy axmed ay ujilayaan somaaliya bada saxiixeeda mar hore ayuu saxixay xassan shiikh 😮jabuuti sirta ay hayso waa saxiixa loo saxiixay bada abiy axmed lakiin waa in lameereysto ciidamada masar we imanaya somaliya ayaduna waa ilamareyso. Abiy axmed iyo xassan shiikh flimkooda waa fahansanahay turkiga laftigooda ayaa game hoos kasii ah loo ciyaaray 😂😂😂soomaliyey wax fahma 😮

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205

    Wcs wr wb

  • @hindaofficilchanle2956

    keligii taliyaha jabuuti waa runutii oo xasan dhiiqo isagaa maamula oo wuxuu yiraahado samee buu sameya soomaaliyana maanula weliba muqudisho 👁️

  • @abdulkadirmohamed6532
    @abdulkadirmohamed6532 Před 26 dny

    😢

  • @bby6
    @bby6 Před 26 dny +1

    Wallahi Somaliyey ama reerkan harti wali ma oga in muse judan and Ismail horor and Hassan qabuure faagte ay isku agande yihin kuwan hartiga a muqdisho joga wa laheysta yaal so khiyaali is kaga noolada sidi iidoorki

    • @BbbCcc-uj6mo
      @BbbCcc-uj6mo Před 26 dny +1

      Wall waa daarood oodhan waa,inay baraarugaan

  • @anshurAden
    @anshurAden Před 26 dny

    Jamakaan soomaaliyeey iska Jira waa mid u shaqeeya dad kale iyo kuwoo kiriminaal dabiila yaal ah ayoow u shaqeeyaa ee lasocda

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 Před 26 dny

    Sir haddii ay hayaan waa inay Xasan ayax xukuman. Jabuuti ma yeelayso in bad la siiyo Ethiopia. Haddii ay bad hesho Jabuuti Somalia ayeey u soo qaxayan

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 Před 26 dny

    Nabad galyadaada dalkaaga haddii aadan Hanan karin heshiisna aadan gali karin lagugu
    Difaaco wax jiraba maahid .

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo Před 26 dny

    Waa loo baahan yahay wax noo ilaaliya badda marba haddii damaca Abiy naga dhammaan waayey oo baddayada uu xoog ku raadinayo sheekadu hadda waa waxba dhowrsan maynee allow dhagaxyo soo daadi

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 Před 26 dny

    Waxay ka dhigantahay inuu Ismaaciil Cumar geelle iyo Muuse biixi ay awalba is ogaayeen

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir Před 26 dny

    Ciidanka somalya waa lakala diray ciidan masaarina wa la kenayaa see isu qabanaysaa ?

  • @user-gg4fb9ju8m
    @user-gg4fb9ju8m Před 26 dny

    Somaliya waxaa laga dhigi rabaa garoonkii itobiya iyo masar ku dagaalami lahaayeen

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 Před 26 dny

    waa beentood jabuuti waa beenteed waxay rabtaa in ay hoosaasiso wada hadalka

  • @BbbCcc-uj6mo
    @BbbCcc-uj6mo Před 26 dny

    Adeer saynaa soobxorayso baanu leenahay siisi war hooy nikii loojeedow isgaro waa calooshooda ushaqystayaal ciidan loosoo ekeysiiyay xasana ujeeduu kaleeyahay waana lalafahmsyaa shaxdiisa rakhiiska ah

  • @ZElmi-sv5wh
    @ZElmi-sv5wh Před 26 dny

    Aniga waxeey ila tahay filinkaan uu Xasan gurguurte in uu damacsanyahay in u ciidankaan Masariyaanka ah uu u isticmaalo in uu weerar ku qaado degaamadda goboladda somaalida. Shabellada Hoose, Jubbaland iyo Galmudug, Puntland iyo Khaatumo.

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 26 dny

    Adeer masar haday nafledahay falastin bay wax tarih lahayd somaliyah iyo masar waxaa wax siyah yurub iyo America war Adigu ha no bunbunin bentah xasan moryan

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir Před 26 dny

    Nin ku anbinaya haduu awrka kuu raro xarigiisu adakaa

  • @bby6
    @bby6 Před 26 dny

    Warkas masar ba idin ilaalin wa been brother falastin bay wax uqaban la yihin

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Před 26 dny

    Wadan kale ayaa bad kuu ilaalinaya caqligaas baan fahmi waayey. Aaway ciidamadii Somalidu inta ajnabi daneyste ah wax kasugayso? Xasan intuu ciidanaddii kadhigay hal jaban & hal jiis oo wada baabi’iyey ayuu kuleetahay ciidamo dadoow baanu uqaylo dhaansaneynaa inay baddaaha noo difaacaan.

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir Před 26 dny

    M/w hasan sheikh tartan ciyaraha wa la qabtaa lakeen tartan dagal Marti galinti ma maqal Tarikhda casriga ah

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 Před 26 dny +2

    Masar Guumeys ayaa Saldhig laga siyey run miyaa

  • @mohamedhasan5073
    @mohamedhasan5073 Před 26 dny

    Si aan Chanel kanga lagaaga xidhin . Fadlan iska badel music ga aad ku bilowday sababtoo ah musigan wuxuu u diiwaangashan yahay idaacadda BBC.

  • @mabdllh1094
    @mabdllh1094 Před 26 dny

    Dalloway, ma kula tahay inay Itobiya dhulka isula dhacayso oo sakhrad tii ugu xumayd ee dunidu ka yaabtay (waa damaca dhul & bad waddan UN ka mid ah) si ay qayb libaax uga qaadato barnaamijka BRI (Belt and Road Initiative) ee ay dalai badani ku baraareen, Lakin Somalidu aanay dareeminba ?