NIMCO YAASIIN DABAYLUHU WAY SITAAN OFFICIAL VIDEO HD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 03. 2018
  • NIMCO YASIN
    DABAYLUHU WAY SITAAN
  • Hudba

Komentáře • 218

  • @AbdalleAddulqadir
    @AbdalleAddulqadir Před 2 měsíci +19

    9/05/2024 hben jawi leh. Oo an qayilayo examki dawlda iso dhwyhy iiga dhimanyhy 16. Bari walaac faro badana an daremayo hada iga danbeyso like isar ina soo duce In ilhy balwada IGA madoobeeyo🥹🥹

  • @user-ju7wk1jn4x
    @user-ju7wk1jn4x Před 8 měsíci +26

    Waxan heestan dhagaysanya 17/11/2023
    Habeen aan qayilayo jawiguna macan yahay roobna da,ayo hada iga danbayso like ii saar😢❤

  • @cabdiraxmanseylici8929
    @cabdiraxmanseylici8929 Před rokem +80

    Qofkii dhageysta hestan cawa aan dhageyneysanyo oo tariiqda tahy 09.08.2022 sandka marka la gaaro 2090 hadii uu cumri kugu gaarsiiyo isoo duceeyo hestaan xasuus gaar ayey ii ledahay.....

  • @Sharmaake-ky3ot
    @Sharmaake-ky3ot Před 2 lety +61

    2022 qafkii dhaysaya fartataag

  • @Suriyastarr
    @Suriyastarr Před 8 měsíci +7

    2024 still my favorite music 🎵 2030 😢I will remember

  • @aminamahdi1279
    @aminamahdi1279 Před rokem +46

    Waxan dhagaysanya heestan 2022/11/24 🦕hadad iga sii dabayso like ha ila dhaafin,,😭😂

  • @Qani_10
    @Qani_10 Před rokem +10

    18/10/2022 Habeyn Arbaco 10:12pm 🥺🥺 Hees mizaan leh iyo Xusuus gooni ah, Waqti haduu qurux lahaa waa carrurnimadeydii 😢

  • @AidarousAhmed-vf7im
    @AidarousAhmed-vf7im Před 2 měsíci +2

    9/5/2024 wa cawa an hests ku dhegaysanayo hargeisa welipa gol_janno ani caawa qadka iska isticmaalaya ayay iga so hor baxday iyado kilib go,an ah wlhty iyado dhamaystiran ayan so Donay si an u dhegaysto
    Wxan ku zazuztay Hestan sadex qof oo anu cawa aad ukala dherahy midka kowad wa zhpky wlky Wilkan aptiga u aha apdiqani nouh andirahman oo cawa joga yurub weliba Norway 🇳🇴 lan lapad wa cabdisamd sicid adan o cawa ku jira jelka lascanod iyo maryan dacar saleban tarikhdu wxy ahayd 2017 na xzuzyto pishi ay ahayd Balse malinkaa safar ayanu Mel miyi ah ugu baxnay dhulku abaar buu aha😢

  • @xabiibmaxamed1925
    @xabiibmaxamed1925 Před rokem +7

    Heestan anigoo mar hore dhageystay caawa Ayan dhageystay 19/10/2022 hben khamis ah 1:54 AM insha allh waxan rajeynaya marka labad ee hestan ey dhagteda kusoo dhacdo in ey noqoto anigoo madaxweyni ah oo Dalka Somalia madaxweynayasha danleyda ah ka af ganbiyay in aan dheysto insha allh ha la iga war hayo

  • @AbdalleAddulqadir
    @AbdalleAddulqadir Před 2 měsíci +1

    Best song waxan dhagysanaya cwe oo tariikhdu tahy wayaahe 9/05/2024. Malin hben jimce ah oo an qayilayo ani. Iyo saxibaday runti wana hben ay 16 examki dawliga aha ee fasalka 12ad cawe waxa i weheliya sxibaday an. Ina badan isku fasalka ahaayn hada iga danbayso like ii saar zhpkayoww🥹😭😭

  • @sofiamohamed6844
    @sofiamohamed6844 Před rokem +3

    Walaahi heesaha anigoo jojiyey dhegeysigoda jaceyl ku ma dhamaado wa cudur an dawo lahayn 😢😢 thank you Nimco yasiin abaayo

  • @user-ng5je7jj7q
    @user-ng5je7jj7q Před rokem +3

    mahi qof xirir ku jbay lkin hestaan aad ban ujeclhy markan dhgaysanyana waxan drema wx kweyn jcaylka oo ah murtida somalinimada iyo ereyada quruxda bdan ee xraf walba lga helayo from kenya

  • @ZigizAbdizamed
    @ZigizAbdizamed Před 10 měsíci +5

    When I listen this song I remember someone whom we used to love each other deeply 😢

    • @Adelina24244
      @Adelina24244 Před 10 měsíci +2

      What happened to her? May Allah give you a love that you deserve ameen

  • @mazlaxahmet3950
    @mazlaxahmet3950 Před rokem +8

    14/8/2022 from s/LanD ilahow noLoL Tan dhanta🤲🥺

  • @sacadmuuse6390
    @sacadmuuse6390 Před rokem +6

    Monday 22 August 2022 still watching allow nolol tan dhanta from hrgysa

  • @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324

    Hees xasuus igu leh wye runtii 2022 sanadaka dhamadkiisi wye 😭💖💖💖💋💋

  • @khadaryaasiincaliverrti5101

    Stil wn dhegeyznyah 2010...2022🥰

  • @sumayogabow5825
    @sumayogabow5825 Před rokem +7

    Fav Song 😭❤️

  • @mohamedadan3502
    @mohamedadan3502 Před rokem +2

    Wht a nice Voice 😳❤️ I enjoy her voice 🥰🥰❤️❤️❤️

  • @Ciidle1
    @Ciidle1 Před 3 měsíci +1

    Qof dadnimo badan bashashi ah daris wanag leh macalimad xidig fanka aad loga jecelahey nimco yasin

  • @ZahraAxmed-ue1yn
    @ZahraAxmed-ue1yn Před 11 měsíci +2

    Stil 2010 ilaa 2023😮

  • @Abdisomali7
    @Abdisomali7 Před rokem +5

    Dadka Soo qoraya after waqti aanan la garin wll waa dhimane ma ogid miyaa 😭

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 Před 10 měsíci +1

    Heestaan taageero buuxadah ayaan u ahya had ka hore2021 ilaa 2022 musalsal aan daawan jiray oo waqtiy badan aan gashay baa atoorah lasoo dul saaray markaasan heesta baratay muslaslkaas waxabdan bn ka bartay magciis waxa uu ahaa dilaa caasha ma noqon karaah waayo atoorah atiirshad darteeeda waxa walbo ayuu u saman jiray👌😘

  • @user-io6ek6pi8e
    @user-io6ek6pi8e Před rokem +1

    Waxan dhagysan maant ay taariqudu thy 2023 bisha 7 taariqad 24 malinta isnin aad u murygaysnhy Iso duceey in aan qofka jeclaa helo

  • @ahmedmohamud5308
    @ahmedmohamud5308 Před rokem +3

    9/11/2022 hata igadambeyso like isar ,cod mcn iyo nimcoy♥️✅

  • @estimationandrate2830
    @estimationandrate2830 Před rokem +2

    2023 yaa ila dhagysanayo like ii saar

  • @madheedhle
    @madheedhle Před rokem +3

    Nimco Yasin cod halaasiya safka hore - very nostalgic❣

  • @hudaamuun4635
    @hudaamuun4635 Před rokem +5

    2023/7/16 ❤❤❤😢😢😢

  • @gabrialbarbosa1919
    @gabrialbarbosa1919 Před 3 měsíci

    Nimco yaasiin the ultra legend voice

  • @Ayanyusuf-em1th
    @Ayanyusuf-em1th Před rokem +3

    2022/10/10 keedi xasuus gara ayey iledahay heestan ilhay wxn kabaraya anago famliy ah inan marun ituso hadu waqti qurux leyahay agatadan kuso qatay ❤

  • @aliyusuf1165
    @aliyusuf1165 Před rokem +5

    Hadaa iga dambeeso like ii saar.

  • @WardosalaadSalaad
    @WardosalaadSalaad Před měsícem

    Daweyluuhu waysitaan dufaanadu ima dhigaan 😢xasuus 8/6/2024❤😢

  • @Ikramjamaal7970
    @Ikramjamaal7970 Před 7 měsíci +1

    11 /12/2023❤ ila xiligan yaa ila dhagaysanayo😢

  • @ruwaydaabdi6081
    @ruwaydaabdi6081 Před rokem +2

    Walow ay duragsantahay 😢❤
    14 December 2022

  • @dhuhulyarechannel6900
    @dhuhulyarechannel6900 Před rokem +10

    Qofkii dawanayaa 2023 plz subscribe ta ha ila dhaaafin allh hakaaa farxiyeee

  • @maxamedcabdulaahi2111
    @maxamedcabdulaahi2111 Před 3 měsíci

    19.april.2024 hedda iga danbeyso like ku sharaf allah ku sharfee

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 8 měsíci

    My favorite Singer Nimco Yaasin
    💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗

  • @Hansotraveller
    @Hansotraveller Před 5 měsíci +1

    2050 yaa dhagysanaayo

  • @ahmetkayse413
    @ahmetkayse413 Před 12 dny

    Axyaa Yaa x 2024

  • @raliyaabdi1632
    @raliyaabdi1632 Před rokem +2

    5 October 2022 khamis 9:55pm
    Halka malab laygu dashay waa dushadaa

  • @Daada_haaji
    @Daada_haaji Před 2 lety +16

    After Four years still Watching 🎶🫣

  • @hasanapdi
    @hasanapdi Před 2 měsíci

    15/5/2024 hapeen aniga iyo zhpkey apdi casiis aan ku qeylno tuulo xayawaan bay heestan noo baxeysaaa😂❤

  • @KhamaarCasino
    @KhamaarCasino Před měsícem

    Hesstan Waxaa Ku Qayila Taliye Siciid Gaagaale GBB
    FROM LASCANOD

  • @sharmarkeismailahmed1355

    Heesta qarniga baan oran karaa 👍

  • @hamdihuseinabdi6579
    @hamdihuseinabdi6579 Před rokem +4

    21/8/2022 xasuus 21:46 habenimo

  • @omarmataan.
    @omarmataan. Před 7 měsíci +1

    Still listening ❤

  • @Alonebird575
    @Alonebird575 Před 6 měsíci +3

    Golden voice 🎉❤❤

  • @thatfutureguy5036
    @thatfutureguy5036 Před rokem +3

    Fananad cod mcn

  • @mukalla100
    @mukalla100 Před 19 dny

    Asc heestn horta wanlayaabee burcad badeed miyiy kahadleysaa

  • @amranmaxamed8801
    @amranmaxamed8801 Před rokem +2

    3:23 time Sunday 18 September 2022 Ayan dawanya dawa nabarada qalbiga dabiib 😢

  • @ahmednoor7257
    @ahmednoor7257 Před rokem

    Sat 8 july 2023 anoo ka dhofayo garonka austan dallas ee America kuna wajahan los angelis 🖐

  • @abdiwarsame8310
    @abdiwarsame8310 Před rokem +1

    Heestan waxaan daawaday 20 June 2022kii inta iga dambaysa like iisaara

  • @user-je3nd2hr9i
    @user-je3nd2hr9i Před 9 dny

    Heestaani waa heesteydii

  • @maxamedcade8433
    @maxamedcade8433 Před 2 měsíci

    Habeen 26/4/2024 dhagaysanayaa heestaan xasuus😂 waagaan yaraa like
    Ha Ila dhaafin

  • @saarabintumustafaa3415
    @saarabintumustafaa3415 Před 6 měsíci

    2019 ------2024 my fovourate song❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NoloshaMaanta-rq6os
    @NoloshaMaanta-rq6os Před 7 měsíci

    Heestaan waxaan dhageysanayaa anigo xaalad caadiya kujira aan waxba iga qasneyn alxamdullilah saacaduna waa 9:11 daqiiqo Maalin Arbaca Tarikhduna thy 6 December 2023 heestaan waa hees mcn dareenkeygana tabatey mana aqaano sababta lkn waxan daremaya jcyl inuu ihaayo oo aan u qabo xaaskeyga xaliima cumar allah ii kaa xafido ayaan leeyahay boqoradeyda waxa thy million dhaan intii aan xaas wngsn heysana waxaan leeyahay allah idin sahlo kuwa heestana waxaan leeyahay ilaaliya qalbiya dumarka oo ka dhigta xaasaskiina mid idiin gaar ah oo hala wadagina midkale waa iga talo intaas sbb too ah 1 xaas oo kuu raaliya ah ayaa 4taba u dhiganta ra,yi ahaan

  • @khamiztv2871
    @khamiztv2871 Před rokem +1

    23 October 2022 9:50 pm ayaa dageysani hayaa

  • @mohamedadan3502
    @mohamedadan3502 Před rokem +1

    12/12/2022 🥰 still I listening 👂

  • @shiinekamandoofficial8646

    NImco yasiin hello

  • @miicadsiciidcabdulahi4143

    Nimco sharaf waa fanaanad qiimi badan 25/5/2023 goor Habeen ah
    Muqdisho

  • @miicadsiciidcabdulahi4143

    Dareen meesha iigu daran
    Walow ay durugsantahay
    Hayaaaaaaaay

  • @faadumoaxmed8277
    @faadumoaxmed8277 Před 2 měsíci

    heestan mrkan dhgysto drem graa glaa noh❤❤

  • @nacnac5403
    @nacnac5403 Před rokem +1

    Wow I love you so much

  • @justtt.4nx_p7
    @justtt.4nx_p7 Před rokem +3

    12 sebtembar 2022😑😹

  • @user-wq5or4ox3f
    @user-wq5or4ox3f Před 7 měsíci

    Badweynbay doniduna ilasiidurkaysa : this song talking about me 😢😢😢

  • @Najma-ux7bk
    @Najma-ux7bk Před 2 měsíci +1

    25/4/2024 ❤

  • @abdi-sultansheikhabdi7155
    @abdi-sultansheikhabdi7155 Před 7 měsíci

    14/12/2023stillwatching this amazing. Song.

  • @khadarboqor3363
    @khadarboqor3363 Před rokem

    dawee nabarada Qalbiga Ax....
    heestani waxey agteyda kaleedahey xasuus aan duugoobin waxeyna Qayb weyn kasoo qaadatey waayo badan oo qurux badan oo aan dhalinyarnimo

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti3421 Před rokem +2

    Still 29/8/2022 time 09:36am 🎧🎶🛌

  • @afnugaalflims8175
    @afnugaalflims8175 Před 3 lety +11

    Heeees iyo bar weyo wlh

  • @susansafi4296
    @susansafi4296 Před 2 lety +7

    Hees iyo cod wlhi

  • @mustafemohamed3412
    @mustafemohamed3412 Před rokem +1

    Monday 3 October 2022 dawee nabarad Qalibga

  • @mohmedahmedmohmed1330
    @mohmedahmedmohmed1330 Před rokem +2

    Aad iyo aad ina yasiin caraale

  • @saaraabdirizack5542
    @saaraabdirizack5542 Před rokem +2

    28/08/2022 me and my fvr person 😘

  • @Supersavageyaki
    @Supersavageyaki Před 5 měsíci

    Best ever gang😍😫

  • @user-je3nd2hr9i
    @user-je3nd2hr9i Před 9 dny

    Heestaani waa heesteydi

  • @abdiraxiinmacalin3859
    @abdiraxiinmacalin3859 Před rokem +3

    Waa hees taabaneyso mucaashaqiita

  • @dekomacowmacow290
    @dekomacowmacow290 Před rokem

    Lovely song

  • @qaliluul8371
    @qaliluul8371 Před 10 měsíci

    Nimca yaasin legend ❤

  • @BarcadAden
    @BarcadAden Před 2 měsíci +1

    Hestan wa dagesanaya. Malin qamis ah . Sacadu tahay 16:19/ 25/ 4 /2024

  • @ZahraAxmed-ue1yn
    @ZahraAxmed-ue1yn Před 11 měsíci

    Waxaa laqaaday 2012 heestaan😮❤

  • @user-ex3mw1xo7f
    @user-ex3mw1xo7f Před 9 měsíci

    Dhillooy xagee joogtaa badda ha lagugu soo dhexwasee

  • @adooooontiiiiiialle
    @adooooontiiiiiialle Před 2 měsíci +1

    23/4/2024

  • @king_ipriyoz47
    @king_ipriyoz47 Před rokem

    Mom Waad Soo raxaysate Fanka ha ku dhimane iskaga bax 🥺

  • @sucdicali6845
    @sucdicali6845 Před rokem +4

    Waayuhu waa Cajiib 10years ago ayan Dib unoqday waayo waxan ku jiraa isku marxalad

  • @cagaetyon8849
    @cagaetyon8849 Před rokem

    Best song❤
    Nimco yaasin araale
    Date 24 may 2023

  • @bashirnoor8636
    @bashirnoor8636 Před 9 měsíci

    Boqorada codka nimcoy aduunka hestada iyo idil barkhadle iyo nastexo indho ayaa ugu jeclahay

  • @LakiJama-eu6bh
    @LakiJama-eu6bh Před 7 měsíci

    Hestan waxa dhagaysaya cwa oo ah heben axada 9:20 23 /12/20 23 xili iska cadiya sabtida eaxmko no bilabanayo soo diceya in sha alah ano alle hadafyaydayda ale ii rumeyay aya hestan dibsoo noqondona

  • @saeedosman3016
    @saeedosman3016 Před 3 měsíci

    Eish
    Axsan

  • @najahkhadar7394
    @najahkhadar7394 Před 2 lety +3

    Heeso iyo badh

  • @mohamedozil-mt7mt
    @mohamedozil-mt7mt Před rokem

    Hestaaan qiso igu dhacdey aye katurjumee 😭😭

  • @muhamedabumisbah448
    @muhamedabumisbah448 Před rokem +1

    29/9/2022

  • @aasiyoali4057
    @aasiyoali4057 Před rokem

    Dareen meesha iigu daran wallow ay durugsanthy🥰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰

  • @mohamedadan3502
    @mohamedadan3502 Před rokem +4

    Golden Voice ❤️

  • @zuzumustafa9909
    @zuzumustafa9909 Před rokem +5

    Dareen meesha igu daran
    Walaw ay durugsan tahy 😢
    Qof nolosha wadaagno ayaan rabaa😭😢

  • @abdikafijama5133
    @abdikafijama5133 Před 2 lety +4

    mnsha alaah

  • @jaamacxabashi403
    @jaamacxabashi403 Před rokem +1

    Hees iyo badh wllhi waxy ka hadlasaa wakhtiga ay marka ku jirto

  • @ahmedsakimustafe8054
    @ahmedsakimustafe8054 Před rokem

    Dawee nabarada qalbiga

  • @user-de8sc3go2k
    @user-de8sc3go2k Před 11 měsíci

    Asxan hees xsuus igu leh woof woof my love gabadhan hal ayn ku xadumaa

  • @samiyamohamed500
    @samiyamohamed500 Před 6 lety +7

    this wiathmans song