WAREYSI FEYNUS SH DAHIR 2021

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 08. 2021
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
    Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
    RIIX LINK: / @abukarmahdi
  • Hudba

Komentáře • 283

  • @sadramahamd6175
    @sadramahamd6175 Před 2 lety +1

    Wn idin salam dhamantinba kooxhad gurmad Wlhi mamam faynus ad iyo ad ban ujecelahay illahay cimri dheere iyo caafimad iyo cibado suban allah hakugu arasaqo farxda hakugu wado intad noshahyda gadhiman xafido aya u rajaynaya mamam😘😘😘

  • @Fatiti94
    @Fatiti94 Před 3 lety +4

    Walhi mamo faynuus aad ban ujecelahay ilaahay cimri dherer iyo caafimad iyo cibaado suban allah hakugu arsaaqo allah farxadaa hakugu wado intad noshahy❤️❤️❤️

  • @Layla6793
    @Layla6793 Před 3 lety +10

    Markuu Romiyo waydiiyey Fayruus Wadankii iyo waayadii Wallaahi Fayrus way is badashey waxayna Tidhi igadaa ha i soo xusuusine, Qiiro Wallee. Ilaahay cimriga iyo caafimaad ka ha kuu siyaadsho Fayruuseey abaal wayn baanu kuu haynaa. Romiyo waa wariye cajiiba Ma Sha Allah keep going Walal

  • @fadumaiman3618
    @fadumaiman3618 Před 3 lety +12

    Maasha alaah maamada taariiq lama ilaawaan ah ayey soo martay ruwaayadahsu ku jirtay aad ayaan u jeclaa waa maamo qaran noolow maamo 😍😍😍😍😍😍😍

  • @user-gx4np4vr2g
    @user-gx4np4vr2g Před 2 měsíci

    Mami faynuus sheiq daahir cimrigaaga ilahey hakuu barakeeyo❤

  • @xaawomaxamed4801
    @xaawomaxamed4801 Před 3 lety +4

    Masha allah mamo faynuus iyo roomiyow wa labo qof oo nagu qaali ah iyo dhamaan kooxda xujo wad mahadsantihin

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah9023 Před 3 lety +8

    Mansha allah ❤♥ waraysi qiimo badan faynus sheikh daahir ilaahay cimriga iyo caafimaadka ha kuu siyaadiyo aamiin Romio waa asal waraysigiisu 🌹💯👌👏❤

  • @naimaali6420
    @naimaali6420 Před 3 lety +3

    Masha allah wareysiga romeo waa Qatar faynuusey faynuusey side loo dhahay aan ku heystaa

  • @a.t.t.sscwec8657
    @a.t.t.sscwec8657 Před 3 lety +2

    Fikradda dhalinyarada in lagu daro waa so dhoweyneynaa. Wiilal dhallinyara ah ayaa halkan USA noo jooga oo fanka Somalida xiiseeyo bal chance ha la siiyo, oo ha lagu encourage gareeyo. Masha Allah

  • @suadibrahimosman5899
    @suadibrahimosman5899 Před 3 lety

    Wlaahi Waa runteeda . Arin muhiim ah ka sheegteay Dhalinyarada Somalia meel walba joogan wey dhamaaden. Allah Noo Xafido Alooda.Maama iney Xajka dhacdo jeclahay iney dhahdo jecelaa. Much love 💕 💕💕💕💕Mamma Feynuus.

  • @nuraegal4395
    @nuraegal4395 Před 3 lety +7

    Sheekh daahir wuxu ahaa nin aad u qurux badan somali uma ekayn asagoo weyn ayuu iman jirey guri naga soo horjeeday ilaahay how naxariisto

    • @shobtosaid177
      @shobtosaid177 Před 3 lety +1

      Allahuma Amiin marti la jecel yahay allaha ka dhigo kitaabkiisa midigta allaha ka siiyo adeer shiikh daahir

  • @halimaaden1618
    @halimaaden1618 Před 3 lety

    Salaan sare Hoboladii Feynuus viva

  • @bahjamaxamuud9592
    @bahjamaxamuud9592 Před 3 lety +1

    Waa idin tuugaa abti abuukarow maamada udira fasaxa maraykan madaxeena kugeeya waayo way naga farxisaa😥❣️😭

  • @jamilaali8511
    @jamilaali8511 Před 3 lety +3

    Mama Faunus Cimri dheer one♥️

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Před 3 lety

    Faynus fanaanad maaha fanaaniintay taqaanay riwaayadahana way mar mar bay ka niikinjirtay

  • @saabiriinshiiqow486
    @saabiriinshiiqow486 Před 3 lety +3

    Masha Allah maamo faynuus sheikh dahir waa fanny miran Allah nokaa xafido shalay waa eheed fanuusti fanka hada nh waxaa thy feynuustii majaajilada aad kuu tageraa insha Allah in ku arko mar uu waa rajeynaa

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 Před 3 lety +4

    Masha Allah Jecliya Soyalka Taarikheed ee hoboladii Waaberi waa Arin Wngsn in qof walba oo Kooxda xujo ka mid ah Soyaalkiisa Nololeed wax ka Ogaano Even Abukar Mahdi Wxanan Codsanaya in Barnamijka kan Xiga Legend Abukar Mahdi So fadhisiso because Abukar Wakhti hore ayu Fanka ku so biiray Sido kle Wxan xiisaynaya Waraysiga Dad badan like Abdiqadir Aj Amaara Al shobare, Maarisa karboone Dadka Maqaawiirta ah guulaysta Wxan idinka so Salamaya Berbera iyo Xaruntii Jcylka Batalale❤️❤️🙏🙏

  • @amuunismail7304
    @amuunismail7304 Před rokem

    Allah filinm ban rabna🖤

  • @jawahirmohamed8147
    @jawahirmohamed8147 Před 3 lety +2

    Aamiin aamiin adigana maama feynuus illaahay ha ku xifdiyo inshaallaah

  • @xaawomaxamed4801
    @xaawomaxamed4801 Před 3 lety +1

    Mamo faynus way naga qoslisay marna waynaga oohisay wa qof waayo arag ah ilahay haku xifdiyo aakhiro iyo adduunkaba insha allah

  • @maariyaadem3893
    @maariyaadem3893 Před 2 lety

    Reer xujo waa inii xiisnay maama faynuus iyo romio waa fun

  • @farhiahashi3136
    @farhiahashi3136 Před 2 lety +1

    mamo faynus wey igaa qoslisy
    shekada bisada uurowdy😁😁😁cimri dher.cibado.subaan.mamo💞❤❤

  • @amranhaji5196
    @amranhaji5196 Před 3 lety +3

    Mnshaa Allah Tabarakalah Mama Feynus Waa Qof Qiimo Leh Alle Ha ku Xifdiya Dhaman Team Gurmad sln sare Mamada Ha lagu celiyo baqtiyanasiibka hana loo rumeeyo riyadeeda madama ay tahay hooyada teamka Abukar mahadi tixgali hamiga mamada

  • @khalididiriss5633
    @khalididiriss5633 Před 3 lety +10

    masha Allah laba qof aan jeclahay ilaahay haidiin barakeeyo idinka iyo awladiina

  • @kaahanuuraahmed3695
    @kaahanuuraahmed3695 Před 3 lety

    Maamo feynuus sh. Dahir rabi cimriga iyo caqliga iyo cafimaadka haku barakeeyo wereysiga san umacanaysanayey iga dhamaday inshlh maalin uun inan la kulmo bn rajeyn

  • @maryamaadem7179
    @maryamaadem7179 Před 3 lety +2

    Maamo feenus allaha ku xifitiyo ❤🇸🇴😍

  • @saida-sagalharoun6888
    @saida-sagalharoun6888 Před 3 lety +2

    Masha allah aad buu u fiicantahay barnaamijkan... faynuus aaway ilmahay dhashay maxaa loo arkii waayay... maama faynuus aad ban u jeclahay waana taageeraa... ilaahay haku siiyo cimri dharar caafimaad iyo cibaado suuban leh...

  • @dhaqansabrie7664
    @dhaqansabrie7664 Před 3 lety +1

    Masha allah feynus ilahey ha ku siiyo qeyr iyo caafimaad iyo cimridheer

  • @ladanbulux4188
    @ladanbulux4188 Před 3 lety

    Asck mam fayruus kkk( curigii ayaa ugu qosol badan

  • @bahjaismail6202
    @bahjaismail6202 Před 3 lety

    Rabi cimrigaa haa uu siyadiyo hooyo qalbi wanaagsan weeyi oo xariira
    Faynuus sh. Daahir hooyo mcn waan ku tageraa ilaa yarantayadii ilaa hada oon waynadaay runtii hooyo waanu ku jecelnahee nooloow inbadaan insha allah

  • @qajo9403
    @qajo9403 Před 3 lety +2

    Mashallah habo faynuus iyo romeo waan idin salamay isku duub dhamadeena ❤❤❤❤❤❤

  • @abiibc78
    @abiibc78 Před 3 lety +1

    masha allah hadal wacan Mamma Feynuus Sheeq Dahiir ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, waa run waxaana ka lifey firitanka qurbaha ineysan ilmihiina wax baran oo la isticmaalo IDINKAANA BARAARUJINKARA QARANKA MAHADSANIDIN MINCANA GAALADA SHARCIGA NALOO SIIYEY WAA IN DHAQANKA NALAGA BADALO

  • @soureremohamed2159
    @soureremohamed2159 Před 3 lety +1

    Nolow fenus

  • @kiinabdi680
    @kiinabdi680 Před 3 lety +4

    Masha Allah mama Faynuus Allah haku dhowro ❤️❤️🙏💯👑👑

  • @ahmedrose8528
    @ahmedrose8528 Před 3 lety

    Horey usocda

  • @sucaadmohamed6978
    @sucaadmohamed6978 Před rokem

    Maamo faynuus allah cimriga ha u dheereeyo aad ayaan u jeclahay waa maamo qalbi wngsan

  • @xamdimuuse534
    @xamdimuuse534 Před 3 lety +1

    Mamo feynus waad I qireysay wlh alle hku xafido cimri dher ku raneynaa❤❤

  • @haliimamohamudartan9193

    Shekada bisada wlhy wan qoslay

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 Před 3 lety

    Mamma feynus❤❤❤ waa mamma taariiq dheer leh jilitaanka ku fiicneeyd waxan aad u jeclaa ruwayadii hablayahoow hadmaad guursan doontan oo ayada oo filim somali ah lagu dhigay shaleemo shantaraale oo ku taalo afar idootka aktiisa baydhabo janaay ❤❤❤ aniga oo gabar yar ah aniga iyo saaxiibadey oon manta dunida daafaheda ku kala lunay 😭😭😭 hadad i aqoonsatan saxiibayal❤❤❤ ila soo xiriira

  • @NuurAbdalle-ik1cf
    @NuurAbdalle-ik1cf Před 28 dny

    BAXSAN wareysi kasoo qaad plse😊😊😊😊

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Před 3 lety

    Cimri dheerr iyo caafimaad kuu rajeeynayaa Faynuus Sherkh Daahir

  • @suadaadan6872
    @suadaadan6872 Před 3 lety +2

    Waw mama feynuus cimri caafiimad qabo cibaado suuban baan kuu rajeynayaa

  • @ifraaxkeefle2401
    @ifraaxkeefle2401 Před 3 lety

    faynuus iyo roomiyow waxa la mooda in ay hoyo run ah u tahay wuu ixtiramaa

  • @Dheeman09079
    @Dheeman09079 Před 3 lety +1

    Mama faynuus wan jeclahay illahay hayno dhafo ❤️‍🔥🥰

  • @nadranuurmahamed2637
    @nadranuurmahamed2637 Před 3 lety

    Mansha allah mamo fayruus sh.daahir wlhi qof fani ah waaye ani team xujo iyada darteed ku dawadaa mamo alle cimriga ha ku dheereyo

  • @abdifatahhussen5504
    @abdifatahhussen5504 Před 3 lety +1

    Maasha Allah Faynuus sheeikh Daahir maama kharan

  • @faadumacaadle4036
    @faadumacaadle4036 Před 3 lety +2

    maasha allaah waa samidey faadumo

  • @sahrayusuf9539
    @sahrayusuf9539 Před 3 lety

    Hooyo faynus somali jecel ay u dhimanee alaha hafido aad baan u jeclahay maama faynus

  • @suadonor7840
    @suadonor7840 Před 3 lety +4

    Mansha Allah thank you abukar mahdi

  • @kowsarmohamuud6396
    @kowsarmohamuud6396 Před 2 lety

    M,a maamo feynus alow cimirgah raaji🤲

  • @xalimocumardhubow1981
    @xalimocumardhubow1981 Před 3 lety +1

    Masha Allaah kooxda gurmad waa idin salaamay saa udhantihiin

  • @ayanmohamed694
    @ayanmohamed694 Před 2 lety

    Mom faynuus waa Fanny

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 Před 2 lety

    Hada hay fiirin Kkkk mama feynuus

  • @yusrainamaxamed7424
    @yusrainamaxamed7424 Před 3 lety

    Wlhi maama feeynuus weey iga qoslisay ❤❤❤❤

  • @aminaabdirisakahmed1978

    Feynuusay cimridheer caafimaad iyo cibaado suuban Alla haku siiyo Adbaan kuu jeclahay

  • @mohamdhalima590
    @mohamdhalima590 Před 3 lety

    Masha.alahu feynuus dhiib.dahir

  • @saynabxirsi1813
    @saynabxirsi1813 Před 3 lety

    maanshaa Allaah mon faynuus sheikh daahir iyo wll Romo Alle haydin barakeeyo

  • @fahmomohamed5998
    @fahmomohamed5998 Před rokem

    Allah noo xiftiyo caruurta mmm inshallaha

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 Před 3 lety +2

    Mano Faynuus waan jeclahay 😫😫

  • @mohamedeelaay4157
    @mohamedeelaay4157 Před rokem +1

    Asc maamo feynuus sheek dahir waxey ka terssneed hobolada waberia fanka love dance waxey ku ficneed Qeybta Banadiria waa fananadii ugu ficneed Teyaaterka waa laga denbeeyey gabadha ku soo xigta waa khadijo maxamud Qalanjo

  • @muhammadAli-ui3hz
    @muhammadAli-ui3hz Před 3 lety

    Maasha alaah maama feynuus iyo romeo iyo dhamaan kooxda gurmad ilaah ha idin xafdiyo waana idin salaamey guuleysta

  • @Fatiti94
    @Fatiti94 Před 3 lety

    Mama faynuus marakan hala geeyo kooxdu halka riyadeeda ah ha udiraan

  • @gogosoufi6731
    @gogosoufi6731 Před 3 lety

    La soo dhakhsda filnka🙋‍♀️

  • @canabcabdixersi9151
    @canabcabdixersi9151 Před 2 lety

    Mamma fuynus Waa jeclahay waalhi Ganax kadhafaa 🇸🇴❤

  • @sofiamansur4815
    @sofiamansur4815 Před 2 lety

    Asc masha Allah dadow dardaaranka Hooyo faynus ha la qaato , midda kale Mr romiyow ka daa momada ha haynin Angola

  • @abeauty7175
    @abeauty7175 Před 3 lety

    Masha Allah mom feynus sheekh dahir Allah ha ku barakeyo

  • @fathiabdirizak3960
    @fathiabdirizak3960 Před 3 lety +1

    Hhhh maamo faynuus allah haku xafido mamo cimri dheer iyo cafimad kuwaar

  • @hasnawais424
    @hasnawais424 Před 3 lety +2

    Kkkkk ruumiyo hooyo faynuus walhi daagale ma gashey ♥️♥️♥️♥️💃💃

  • @saydcalixasan2543
    @saydcalixasan2543 Před 3 lety

    M.a kooxda gurmad wa idin salaamay meel kasta aad jogtaan

  • @jamilaahmed6680
    @jamilaahmed6680 Před 3 lety

    Maasha allaha mama faynuus shiikh daahir. Magac maskiin make ahan.maalne mowlay u qabtaa.❤❤❤

  • @kor_dahab7919
    @kor_dahab7919 Před 3 lety

    Mamada angola ka daya marekan haloo diroh weey u qalanta intas io in ka bdn❤❤❤

  • @fahmomohamed5998
    @fahmomohamed5998 Před rokem

    Barnaamij

  • @xamdixul2174
    @xamdixul2174 Před 3 lety

    Walhi waa runtaa mama faynuus dhibkas wuu jiraa mahdsanid

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 Před 2 lety

    Maasha Allaah Maasha Allaah hooyo faynuus iyo Romeo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰 ❤❤❤❤👍👍👍👍👍 wll qaali abukar Shukren

  • @hayaatfarah2938
    @hayaatfarah2938 Před 3 lety +17

    Masha allah mamo faynuus cimri dheer iyo cibaado suuban ❤💛

  • @deqaabdikadir4486
    @deqaabdikadir4486 Před 3 lety

    Wan dawaneyna insha allh

  • @saciidoaxmad1281
    @saciidoaxmad1281 Před 3 lety +1

    Masha allah maamo feynuus waa fnny hhhhhhhh alle haku xafiido maamo

  • @mariamibrahim7592
    @mariamibrahim7592 Před 3 lety +2

    Fairouz machallah brakallahfil ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saidoabdirisak4388
    @saidoabdirisak4388 Před 3 lety

    Mansha allah momma feynus kugu faana runti cimri dheer iyo cibasdo suuban

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 Před 3 lety

    Masha Allhhh mamo feynus ciimri dheer cafimd Allh hakusiyo kuligin romio walkey abukr mahdi masha Allh kuligin 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @mohamedabdirizaq4939
    @mohamedabdirizaq4939 Před 3 lety +1

    Maama faynuus cimridheer

  • @abdiqaniaden8551
    @abdiqaniaden8551 Před 3 lety

    Mama faynuus Sheikh Dahir Allaha Xafido Aamiin ,,,,,,,, Eedo Guulayso

  • @deeqawarsame6082
    @deeqawarsame6082 Před 3 lety

    Mamo feynus love fr canada

  • @hanifarxan5100
    @hanifarxan5100 Před 3 lety +1

    War filinka waan uxiisnay eenooso celiya

  • @nasriinamohamed3020
    @nasriinamohamed3020 Před 3 lety

    Masha alah mamo faynus alah ku siyo cimri dheer &cafimad wlhi waxad thy funny story waye tan bisada hambalyo Hambalyo team xujo

  • @faadumacaadle4036
    @faadumacaadle4036 Před 3 lety

    masha allaah maamo faynuus alle ha no ka daayo

  • @sucdisiman5249
    @sucdisiman5249 Před 3 lety

    Masha allha maamo feynuus allha ku xafiyo adiga roomiyow farxad ku nolaada

  • @fardowsabdihakin2506
    @fardowsabdihakin2506 Před 3 lety

    Mamo faynuus wlhi waa mamo qiima badan oo qalbi nadiifa ilahow danbigaga dhaaf

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 Před 3 lety

    Masha Allah allow xafid mamada ruwayadiina wan idinka mahadcelinaya cafimaad ayaan ku dawaday allx ana iso duceya wllow ilmihi labad ayaa iga siqiray awlad wasica in uu alle isiiyo ducada hayla dhafina

  • @sahraosman4613
    @sahraosman4613 Před 3 lety

    Mansha allah maamo faadumo.sheekh daahir

  • @deeqodeeqo4729
    @deeqodeeqo4729 Před 3 lety +2

    Maaasha alllah mama feynuus waaa ku salamay

  • @umuritaaj4148
    @umuritaaj4148 Před 3 lety

    mama faynus walahay aad ku tagera ilahay cafimad iyo cimri dheer haku siyo

  • @fahmomohamed5998
    @fahmomohamed5998 Před rokem

    Wiilkegey ayaa gabadhaada uureyey

  • @sadaahmed1263
    @sadaahmed1263 Před 3 lety

    Faynuus waa hooyo fiican mansha alaah

  • @hasnawais424
    @hasnawais424 Před 3 lety +2

    Abukar mahad film cusube guuromo
    bilamaya wll salan Sare 🙏

  • @jamilaahmed6680
    @jamilaahmed6680 Před 3 lety

    Maasha allaha mama faynuus.xafiidu laah.allaahu ma aamin ❤

  • @warasamemohamed8278
    @warasamemohamed8278 Před 3 lety

    Mashallha tabarakallha
    Mama faynuus allha daayao
    Cimirir dherer iyo cibaado suuban
    Ayan ilaahay kaga rajanayaa
    Abuukar mahadi wallo adigan jazakallhu khayrn
    Iyo fanaanita kale Waxan sugi lanahaya
    Filima ka cusub. I love you 😍 all of you
    😘😘😘😘😘😘 Dee i soo dalabad
    Tigidhaka Aan ka soo qayb galee
    😂😂😂😂😂😂😂 form Canada 🇨🇦
    Wan kula kafatamaya walakay

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 Před 3 lety

    Masha Allah jasakallahu khayr wlhi si dambiya uqoslay

  • @ayaancabdi7252
    @ayaancabdi7252 Před 3 lety

    Mamo feynus sln iga gudoon illhyn hku xifdiyo😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @ceynicadey4853
    @ceynicadey4853 Před 3 lety

    mamo faynuus Fankii oo Qof ah runtii