xaqiida dhabtaa ee sucdi abdulqaadir kalay sodawo filim cusub sowadaa insha allaah asxaabta

Sdílet
Vložit

Komentáře • 585

  • @hamdixsan
    @hamdixsan Před 11 dny +54

    Sagal kibir ayaa ka muuqda waana isku ciyaartay Sucdi guuleyso😊

    • @fitimamohamadnor
      @fitimamohamadnor Před 11 dny +2

      Sucdi wa miskin an u kala kicino🎉

    • @zuhuurahmed4523
      @zuhuurahmed4523 Před 9 dny +2

      Sagal sidaa ujeclaa wlh isku qabilna manihin lkn side isyeshay dadke dulmineysaa kunacay hada 😅

  • @ayanelmi7218
    @ayanelmi7218 Před 11 dny +58

    Waligaa qabiil ha noqon,,reerna ha caayin,,soomaaliwayn joog

  • @hanoyyy.11
    @hanoyyy.11 Před 11 dny +53

    Qabil Hade tagtana Cidi Kama Landheresna ina ader Ng Hg ah oo curadki sacad ah baatahay somali dhana waku wadata Dantada bas fiirso Our Queen👸❤️‍🔥✊

    • @queensocial
      @queensocial Před 11 dny

      Abyo hore u soco waxii dhacay ka guduba❤

  • @rodaali169
    @rodaali169 Před 11 dny +30

    Sister hawiye iyo Darooda ma ihi jabuutiyaan waam kula jirnaa 👍
    Manta Islamtii way walatay cay xin bay ku jirtay

  • @KayfIssa
    @KayfIssa Před 11 dny +55

    Sax qof caytama waa qof laga badiye waan ku daageersanahay abaayo

  • @nimokhalif9935
    @nimokhalif9935 Před 11 dny +17

    Abaayo horey usoo sahala weey isku xaaratey was mamodijirin in ayadhaanto baan u maleenjirey sagala Dave mafiirasan doono sucudiye adigan kutageren horey usoo abaayo queen qaali❤❤❤❤

  • @fadumomohamud8668
    @fadumomohamud8668 Před 11 dny +84

    I’m Darood and I love your acting skills

    • @KaltumaMuktar
      @KaltumaMuktar Před 11 dny +3

      Waa run 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
      @sucaadcabdisucaadcabdi7079 Před 11 dny +11

      Qabil wa wxa asagena naga reby hada somli nahy wa qurun qabyalda

    • @nasraqaali7050
      @nasraqaali7050 Před 10 dny +1

      Good actor waaye

    • @bassflix5982
      @bassflix5982 Před 10 dny +1

      Dadka nasabka ah qabiil ma fiiriyaan ee camalkooda ayeey ILAALSADAAN ABAAYO WELL DONE 👏🏽❤❤❤

  • @user-ng7ct8hn7o
    @user-ng7ct8hn7o Před 11 dny +16

    Masha allah guulayso wallo quruxey❤🎉wanaag oo dhan ayaad istaahisha filmka waa sugayna wallo

  • @bassflix5982
    @bassflix5982 Před 11 dny +29

    I am sure and I love you acting❤❤❤ keep going sister❤💙💚 noo bilaab jeceyl film we can not wait🎉🎉

    • @edityy141
      @edityy141 Před 11 dny +1

      Haa wllhi sucdi miskin waaye

    • @bassflix5982
      @bassflix5982 Před 10 dny +1

      @@edityy141 qabiil wax ma taro abaayo wixii dulmi wado waa loo jeedaa MANA OGOLANAAYO QOF MUSLIM AH OO MASKIN AH IN AAN DULMIYAA AAQIRO QABIIL GOD ILAMA GALAAYO😢 CAMALKEYGA I RAACAAYO QOFNE MA DHIBAAYO QOF KALE DARTIIS NO WAY INSHALAH🤲🏽

  • @JAPHETKIVUYO
    @JAPHETKIVUYO Před 11 dny +10

    Wa runta Abayo qabiil aqaro iyo Adunbo waxu tarayo maleh from daarood wan ku garab taganahay Quraxey❤

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Před 11 dny +33

    Reer muqdisho ismuuji ya gabadhiina kor uqaada umada soomaaliyeed oo dhan gabadha kor uqaada waa la ciilay miskiinta

  • @user-rt6kv9yi7c
    @user-rt6kv9yi7c Před 11 dny +10

    Wan sugana qalbiyey ❤filmkas❤anagana ku jecel qurux badan ❤🎉

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 Před 11 dny +16

    Af daboolan dahab sucdi horay u soco qofkasta Allaha ayaa qoray irsaaqadiisa

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 Před 11 dny +14

    Mashallah sucdiyey horey uu soco walachay qali dumar ❤ wan ku sugayna

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 Před 11 dny +15

    Ahlle haku sharfo
    Ilaahayna ha ku xiftiyo
    Ilaahayna ka cabso

  • @ayanelmi7218
    @ayanelmi7218 Před 11 dny +13

    Saasaa lagaa rabaa waligaa qabyaalad ha aadin,

  • @user-tk2pc1iv8l
    @user-tk2pc1iv8l Před 8 dny +1

    Ilintaadu😢wey idhibtey runtii
    Gabar oodhan ilinteedu wey idhibtaa iyo dhmn qof in ladulmiyo ❤❤❤❤

  • @cashojimacle8713
    @cashojimacle8713 Před dnem

    waa ku garab taaganahay horey u soco cidna kuma irsaaqdo ilaahey baa ku irsaaqa dulan iyo bahdil waligaa hayeelin sagal soomaali ayaa wax ka dhigtey adigana soomaalid baa tahay qabiilna cidi kuma dheera maansha alaah

  • @bassflix5982
    @bassflix5982 Před 11 dny +11

    Walee sagal way is ceebeysay qabiil dhan ayeey u gaftay cawa tiktok way ku dhiiqeeysatay lakin waxey ka heesho ayeey leedahay cajuusadaas ina adeerteen ma ahan ee sucdiyeey iska ilaali naagtaas way maseersan tahay naagtaas ee Quran isa saar mida labaad iska ilaali in aad la hishiisaa hana isku dayin in aad aamintaa qoftaas mar danbe.

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 Před 11 dny

      Ceeb waaye ha caayin qabyaalad ha muujinin aniga reerka sucdi tahay waligey ma ogeyn hadana waan taageray waxana ku taageray iney tahay hooyo somaliyed oo la ciilay oo caruur korsaneyso intaasa ka badan

    • @user-db6xf9fw7f
      @user-db6xf9fw7f Před 10 dny

      Sagal afka Kala baxy shubo😂

  • @user-im5qw1cf7n
    @user-im5qw1cf7n Před 8 dny +3

    Am from DJIBOUTI 🇩🇯 😍 ✨ 😎 ❤ KEEP GOING SUDCI 💪 👍 👏 👌 🙌 😀 💪 LONGER LIFE AMINE ALLAH ALLAH ALLAH AKBAAR GARANNE IYO GABIL ISMAKADIRANNE OUMMADA MUSLIMS ☪️ 💖 😄 😊 ❤ 😘 ANNEE WADA NAAHAAA ASBIYALLAH WA NIRBOURDE IS RAHMANRAHIM

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm Před 11 dny +12

    Waxan sugnaba wa filimka sucdi we❤u sis keep going

  • @muniraahmed7031
    @muniraahmed7031 Před 11 dny +8

    Inash allaah sister you are hero woman you are billion keep going, sister. I can’t wait.

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 Před 11 dny +7

    Kommtangi sagal waji gabax bay kala kulanty xalay markay isku xarty 😂😂😂😂😂sucdieey horey u soco abaayo sni ma jecli an nolado qidka kalena u did in u nolado ilahay ba arsaqada bixita side gabar walasha ah oo caruur korsanaysa uga hor istagi arasaqada sucdi insha Allah bad kheyreysa adna dadka kula shaqaynaya sifican ula dhaqan ❤❤❤❤❤❤❤

  • @saynabyuusuf777
    @saynabyuusuf777 Před 10 dny +2

    Maasha allaah bayo illaah ha kula jiro inn shaa allaa ❤

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm Před 11 dny +9

    Abayo u dont need no one nuucas okalena aqlada lehen waxba haku darsan awalba.adiga.darta.aya lofirsanayey guuleyso sis

  • @DeeqoAhmed-zc8ex
    @DeeqoAhmed-zc8ex Před 9 dny

    La soo dhakhso xabiibti from gabar mareexaan❤❤❤ guulyso

  • @feliswehliye6290
    @feliswehliye6290 Před 11 dny +1

    Alaah ku barakeeyo quruxeey waa gobanimadii oo qof ah guuleeyso waligaa quruxeey mar walbaana qalbigaaga nadiif hakuu ahaado xabiibti waligaana xumaan laabta ha ugalin qof ku xumeeyey insha’alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zaniabdi9557
    @zaniabdi9557 Před 11 dny +19

    I am darood I love you waana ku taageeraa . Qalbi fiican baa leedahey

  • @user-pm3vz8uf4i
    @user-pm3vz8uf4i Před 20 hodinami +1

    Sucdiye wan ku taageera abayo macan cadowgaaga u noolow abayo mcn ❤❤🥺👏👏wxey kaa qaadi karaana ba yar ha iska qeyqeeliyaan .

  • @muniraahmed7031
    @muniraahmed7031 Před 11 dny +4

    Inash allaah sister you are hero woman you are billion keep going, sister. I can’t wait. yes no more Don’t cry🤲💕❤️🤲💕❤️

  • @RahmaHassan-xf2nx
    @RahmaHassan-xf2nx Před 10 dny +1

    War iiii alalalaaasa ululululululuuuuuuu 🎉🎉🎉🎉🎉 ❤❤❤masha allah sucdi tagtay oo talabsatay xabbti filmka nola soo dhaqso xabbti ku dhagdhaga yanyuuraha kaa daba yaawleh hoos ha u firin xbbti ee horay u soco yay dib ku dhigin waxay jclyihiin inay ku fadhisiyaan ee yay u suragalin fadhisintaada adna ha u joojin

  • @user-tk2pc1iv8l
    @user-tk2pc1iv8l Před 8 dny

    Cawaale ba hadaad ku faaneyso abid wan ku wadanayaa ❤❤❤❤❤❤❤ soomaalinimada ha jirto ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺🌺🌺🌹🌹🌹🌹🌹🌹💝💝♥️♥️

  • @Baraka-f9j
    @Baraka-f9j Před 10 dny

    Wlhey aad iyo aad ugu faraxsanahey in aad qabiil Soomaaliyeed aadan caayin. Yeeysan ku galin dhiiqadeeda. DADKA WAXAA UGU QIIMO BADAN, QOFKA UMMADA AMAAN GALIYA. Guul ayaan kuu rajeynayaa insha Allah.

  • @fartuunmahamed3827
    @fartuunmahamed3827 Před 11 dny +1

    Masha.allha tabarkallh sucdi fariid ba tahay xataa wad ka hadal ficantay sagal somali good job abayo horay u soco

  • @aminaali8263
    @aminaali8263 Před 8 dny +1

    Mashaalah ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Diyocadey
    @Diyocadey Před 11 dny +3

    1am sure waan ku taakeersanahay abaayo waxaaba igagadan somali ideeqdo hore usoco abaayo

  • @user-wd2mf2pe7g
    @user-wd2mf2pe7g Před 10 dny

    Vivaaa sucdi Abdulkadir🎉❤❤

  • @fatoumaainanche
    @fatoumaainanche Před 11 dny +5

    ❤❤ aad ayaan ku tageraa abayo mcn inchallah intaas iyo in kaa sareysaa ayaan ku rajeynayaa❤❤❤

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan Před 11 dny +4

    Sax waaye Somaliweyn kaa badan Sucdi qurux horay usoco🥰🥰

  • @Najmaabdi9308
    @Najmaabdi9308 Před 11 dny +3

    Anoo surre ah garabkaga ahay xbbti guuleyso

  • @asliinaabdulahi6818
    @asliinaabdulahi6818 Před 10 dny

    Walshy mcn ❤filimka laso dhaqsoo my queen 🎉❤

  • @JamaadCabdule
    @JamaadCabdule Před 8 dny

    Cawale ❤❤❤❤❤ jah calenkena jir joog

  • @muniraahmed7031
    @muniraahmed7031 Před 11 dny +7

    Sucdi hi how are you? Are you OK right now? Everything is good. Say mashallah sister keep going sister. Don’t look at your behind. You are the number one only you sister no other people keep going sister beautiful sucdi famous

  • @LovelyCatfish-lw5qz
    @LovelyCatfish-lw5qz Před 5 dny

    Abayo sucdiyey guulayso ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedcade6804
    @ahmedcade6804 Před 8 dny

    Hada kadibna hacaytamin wanag waxlagu waayay xumaan laguma helo naagta uguagtardan ayaatahay hore usoco qofna hacaayin wiliga

  • @abdirizakhassan7284
    @abdirizakhassan7284 Před 10 dny

    Dadka qabiilka soo qoraa joojiya sucdi waa somali ee jifo ha usoo celin somali weyn
    Hala wado sidii insha alah masha alaha meel kas sareeyso hala gaarsiyo

  • @UmulkalsuumUmulkalsuum-bu6vi

    ❤❤❤qalbi waligaa hala ceytamin qoftaas waxeyqabto qardho beygeyne

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Před 11 dny +4

    Maashaa allaah hore usoco uqtii guuleeso kiiskas iska xir guul lucky❤❤❤❤❤❤

  • @XalimoMaxamed-do8nu
    @XalimoMaxamed-do8nu Před 11 dny +2

    masha allh
    walahi
    qofwanagsanbatahy
    horeusoco
    sucdi cadey

  • @AyaneyAyan
    @AyaneyAyan Před 8 dny

    Waxa sugnaba wa flimkatha sucdiyey❤flim a athiga kujirin boo flim mawauqani boo apayo marwalbo guleysoo❤❤

  • @taqwaabdalla444
    @taqwaabdalla444 Před 11 dny +1

    Maasha allaah horay u soco sucdi ❤❤❤❤❤❤❤❤ 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sadiaaadan645
    @sadiaaadan645 Před 10 dny

    Dhal boqortooyo ❤🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ hooray u soco ina adeer qaali❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ruwaiz1099
    @ruwaiz1099 Před 4 dny +1

    Mashallah love you

  • @KayfIssa
    @KayfIssa Před 11 dny +8

    Intaa dagal ku mashquulilaheed ku mashquul shaqadaada waxan ka sugnaa waa filim dab ah

  • @AaishaQueen-nl6xm
    @AaishaQueen-nl6xm Před 9 dny

    Habo talnte leedahay Hore u soco wlhi ❤

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 Před 11 dny +2

    Waa ku saaray sucdi qurux horey u soco beela

  • @kamilamoha6262
    @kamilamoha6262 Před 10 dny

    Waku wadana qaali noso da Fliman cusub ❤❤

  • @ayaanali6557
    @ayaanali6557 Před 10 dny

    Inshllh abyo mA cilooon dontit anagaa ku jooogno

  • @rass898
    @rass898 Před 11 dny +2

    You’re the START keep shining WITH YOUR TEAM GULAYSTA INSHALLAH ❤️👏🏽👏🏽👏🏽

  • @IqroabdiKaahiye
    @IqroabdiKaahiye Před 9 dny +2

    Keeep going Abayo 😢

  • @KhadroMaxamad-hu7dj
    @KhadroMaxamad-hu7dj Před 9 dny

    Sodhawow abayo qalanjo an wada jecelnahy ❤❤❤

  • @leylajaamac7094
    @leylajaamac7094 Před 10 dny

    Guul aan kuu rajeynaayaa ❤❤❤

  • @zamzamxaad124xaad8
    @zamzamxaad124xaad8 Před 11 dny +1

    Talantigaa ga baan ku dawan jirnaaay filim walba oo ad ku jirtid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ishoafro763
    @ishoafro763 Před 10 dny

    Sas lagaa rabaa sucdi anaga tageerayashada nahay qabiil kuguma taageerno aa jiliinkaga fican jecelnahay horay usoco

  • @munafarahisman2166
    @munafarahisman2166 Před 11 dny

    Mashaa.allah.abayo.waa.ku.tageer.sucdi.cadey.keep.going❤❤❤❤

  • @NagaanSho-md4fs
    @NagaanSho-md4fs Před 10 dny

    Gulleyso baayo landhere somalia baa tahay waliga qabil ha caayn

  • @yurubkulane2717
    @yurubkulane2717 Před 8 dny

    Masha allaah ilahay haku xafido ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HooyoMcn-hg6ub
    @HooyoMcn-hg6ub Před 9 dny

    M.a sucdii hore u soco hooyo ilma korsanesa tahay haw jojiin kuwa raba inay dii ku dhiigan

  • @nimcoismaciil3341
    @nimcoismaciil3341 Před 10 dny

    Abyo horay u soco from garowe

  • @simancabdi7979
    @simancabdi7979 Před 10 dny

    Guuleyso ina adeer kiip going🖐

  • @sahroabshir2224
    @sahroabshir2224 Před 10 dny +1

    Abayo macan hooray uusoco Wan kujecelnahy❤❤❤❤❤😊

  • @Nimco-hussein
    @Nimco-hussein Před 11 dny +4

    Anagaa garabkaaga joogna hn soo dhig filmka anagaa cirka gaynaynee meeshaba Ak iyo sacdiyo haday kasoo muuqdan waa kala kacaysaa wlhi ❤😂😂

    • @user-my4yk8jr1i
      @user-my4yk8jr1i Před 9 dny +1

      2yr ago sagal waan dawanjiray markasta ayadaa libinta lahayd ma ila argty huuno

    • @Nimco-hussein
      @Nimco-hussein Před 9 dny

      @@user-my4yk8jr1i sucdi baan filmda qurxin jirtay wlhi inaan sagal film danbe laga daawaayn

  • @MssHoney
    @MssHoney Před 11 dny +4

    Hore uu soco wllo

  • @user-ss1do2cd8z
    @user-ss1do2cd8z Před 10 dny

    Masha allah sasa sharafleh anigo ah sagal dumashided wana ku wadana manta waxa ay so dhigtay marka arkay wan ka xumaday ❤

  • @user-nr8sy5os5b
    @user-nr8sy5os5b Před 11 dny

    Masha alah sucdi aqli akhlaaq sharaf dadnimo dulqaad intaba ilahay waa ku siiyey keep going ayaan ku leeyhy abayo qoftaasna niikinaysana way isku ciyaartey iyadaa sharafteeda meel kaga dhacdey ha u joojin horey u soco guulayo sucdi somali

  • @amoonabdifitahamounita7554

    Gabadhaan dahir alasow wareysanaayo so arkey wan cuishodey wllhi abayo keep going ❤🎉wllhi

  • @Deeqo1857
    @Deeqo1857 Před 11 dny +2

    Waraa sheekada hadaa fahmay lkn sucdi darteed waa iska dayay inaa shego sucdi❤❤❤ guul walashey

  • @SiraajMohamed-e3q
    @SiraajMohamed-e3q Před 10 dny

    Horee usco haka cajasiin wll somali ba kugarbatagan I.n

  • @user-bh8ml5xi9w
    @user-bh8ml5xi9w Před 11 dny +1

    Alxamdulilaah dheh abayo quruxey ❤❤❤

  • @SabariinCali-my1pd
    @SabariinCali-my1pd Před 10 dny

    Keep going sucdiyey Abaayo 😊

  • @jamillasheikh1286
    @jamillasheikh1286 Před 11 dny

    Masha Allah abaayo sucdi hore u soco❤❤❤

  • @nafisamohamed8110
    @nafisamohamed8110 Před 11 dny +2

    Keep going wllshey sucdi❤❤

  • @amuunqalpi1394
    @amuunqalpi1394 Před 10 dny

    Guuleyso my queen ❤🎉🎉🎉

  • @damacibrahimducali2942

    horay usoco quruxeey inta aad cawaale haysato waxbakaa halaabimaayaan guul iyo gobonimo ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ok4mb6ch8o
    @user-ok4mb6ch8o Před 10 dny

    Mashaa soodaa filimka waan kugarab istagaynaye❤❤❤

  • @Gomey-rl7bt
    @Gomey-rl7bt Před 11 dny +2

    Masha Allah tabarakallah ❤❤❤❤❤

  • @hanibintocali9477
    @hanibintocali9477 Před 10 dny

    Maasha alaaah abaaayo horay usoco❤❤❤❤

  • @Qamaromar-id3mu
    @Qamaromar-id3mu Před 7 dny

    Mansha allah macnt ❤❤❤❤❤❤

  • @hawaosman4400
    @hawaosman4400 Před 10 dny

    Acs abaayo Allah ku Sharfo adiga you caruudad

  • @xaliimosaban9009
    @xaliimosaban9009 Před 9 dny

    Asc wllo sucdii hore u socoo❤

  • @user-iw5vz2cg8b
    @user-iw5vz2cg8b Před 10 dny

    Mcnteydi hore u soco dadkan umada illahey u gefayana waxba haku darsan xataa ha usoo jawabin sharaftada ka ween ❤❤❤

  • @user-mv5co7fz8o
    @user-mv5co7fz8o Před 10 dny +1

    Sucdiyey anigu inan darood baa ahy qabilna cid kuraacimayo malinki horaa flow kusoo idhi cidna dulmi kuraacimayo qofki khaldan flowda waan kalalaabtay ❤sucdiyey horey usoco
    Midaa kle kusheegayo sucdiyey bage kaaga soodhig waxwalba byo mcn cid dambe shaqaale ha unoqon kaaga kalakacso

  • @user-py1py2qy8z
    @user-py1py2qy8z Před 10 dny

    Keep going sis anoo Mr ku taageersan ❤❤❤❤❤

  • @nuurtocalichannell2059

    Wan ku saara sucdi guuleyso somalinimo nagabadan❤❤❤❤❤

  • @farhiyo4
    @farhiyo4 Před 10 dny

    Masha Allah abayo gabar qaran baa tahay horay u soco Somali oo dhana ku garab taagin ❤❤

  • @mohamedqalbijr9153
    @mohamedqalbijr9153 Před 9 dny

    Abayo horay usoco anaga oo somalia ah aya garabkagatan❤

  • @divisnumber1
    @divisnumber1 Před 10 dny

    Abaayo shaqeysa❤❤❤ hore uu soooo ❤❤❤❤

  • @queenofsomalia2516
    @queenofsomalia2516 Před 11 dny +2

    Masha allah walaalo guleeso 😍

  • @KaltumaMuktar
    @KaltumaMuktar Před 11 dny

    Mash allaah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-im5qw1cf7n
    @user-im5qw1cf7n Před 8 dny +1

    SORRY HOUNO SUDCI HORREYHOUSSO KEEP GOING WA ROUNTAA GARAN IYO GABIL ISMAGADIKARANKKKKKKKKKOUSOWO MACHALLAH ALLAH TABARAK ALLAH ALLAH BLESS ALLAH WA ROUNTA JILIHAA WEYNNE COMEDIANNE WA KOUTAGAISSANNAA ISSAMAAHAA ADIGA WALACHA SAGAL SOMALI LABAAD HABLOW SOMALI WEYNE KADAACHAYY ALLAHA ISKEYNNAGARANDIWOO 😅😅😅😅😅❤❤❤❤❤❤LONGER LIFE AMINE ALLAH ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW