Buugga WABAR: faallo iyo falanqayn

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 11. 2019
  • Waa Cabdicasiis MahdiAxmed (Guudcadde) oo faallaynaya xog koobanna ka bixinaya buugga WABAR.

Komentáře • 15

  • @suhaybcrisaaq7858
    @suhaybcrisaaq7858 Před 10 měsíci +1

    Guudcadde, dhallinyarnimadiisa iyo heerka wacyigiisu maraayo isma laha. Waa wiil dhallinyara haddana Ilaahay aqoon badan iyo garaad badni ku manaystay. Eebbe aqoonta hakuu barakeeyo saaxiib.❤

  • @muxsinrashiid6193
    @muxsinrashiid6193 Před 3 lety +1

    Qaabka Sharaxadaada waan ka helay aw guudcadaw

  • @LibanGabush
    @LibanGabush Před 11 měsíci +1

    Xirsi oo xaga danbe ka muuqda ayaa waxooga yaxyaxaada dareemay markuu yidhi ( siyasigu waa cadowga somalida )

  • @kamaldr.j8728
    @kamaldr.j8728 Před 9 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @aminsahid5636
    @aminsahid5636 Před 4 lety

    Good review , excellent .

  • @faadumoyaasiin8120
    @faadumoyaasiin8120 Před 3 lety +1

    Sideena ku kahelnaa buugan

  • @faadumoyaasiin8120
    @faadumoyaasiin8120 Před 3 lety +1

    Asc

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 Před 3 lety

    sida xisnul muslimka kulahaa kkk . yarku waa iga qosolsiiyay runtii bal waa wada dhagaysan shekadaan waaba igu socotaahe

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 Před 3 lety

    plzz iga caawiya waa maxay wabar eray aan aqaan maba ahan maxaa iska galay prinse iyo wabar ??

  • @faadumoyaasiin8120
    @faadumoyaasiin8120 Před 3 lety

    Sideena ku kahelnaa buugan