Faarax Macallim oo Arimo xasaasi ah Kahadlay | iyo Sheekha Al-Barakaat oo xannibaadka lagaqaaday

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • Faarax Macallim oo Arimo xasaasi ah Kahadlay | iyo Sheekha Al-Barakaat oo xannibaadka lagaqaaday
    ...................................................
    ABDIASKARITUBE

Komentáře • 34

  • @samisdeeqsi2378
    @samisdeeqsi2378 Před 10 lety

    Waa soomali dhaba Faarax macalin alle cimriga iyo caqliga ha u siyaadiyo Amin.
    Waa hadal aan u qiimo badan oo loo bahanyahay in wax badan laga faaiidaysto.

  • @nuurocilmi2393
    @nuurocilmi2393 Před 8 lety +1

    Runta waxay dhibtaa kuwa aan garashada laheyn alle haku xafido mudane

  • @MMohamedMHassanindhageelle

    Faarax Macallim, si odaynimo Soomaalinnimo ah ayuu u hadlay. ALLAH khayr ha siiyo.

  • @aadenshil353
    @aadenshil353 Před 10 měsíci

    Very smart

  • @khadariman4561
    @khadariman4561 Před rokem

    Masuulkan waa ehlul caqli.

  • @MohamedHassan-lv4yo
    @MohamedHassan-lv4yo Před 10 lety

    maashaalah faraheey waactaara aayu diigeey

  • @aarlion8718
    @aarlion8718 Před 7 lety

    masha allah nin wax badan og ... waxaa reebtay tariikh Garabkaaga alle ha galo

  • @mohammudali299
    @mohammudali299 Před 8 lety

    mansha alah I am really fun of this

  • @abdiqaniqanciye1483
    @abdiqaniqanciye1483 Před 8 lety +1

    dhabta oo kahadlaa ninkaan wlhi

  • @mazubeir8647
    @mazubeir8647 Před 10 lety +1

    Geesi Geesi dhalay walee inaad libaax tahay, madaxda soomaalida hadii laga heli lahaa dhowr qof oo sida ninkani wax u fahansayahay wax fahansan mar hore ayay somalia cagaheeda isku taagi laheed lkn calooshooda ayay u wada shaqaystaan #ABDI ASKARI TUBE can you release the full video bro? walahi wuu igu socdaa clip kaan

  • @diinka
    @diinka Před 10 lety

    waa shaqsi caaqil ah runta yuu idiin sheegay soomaaliyeey in kastoo asagaba iska dhimaateysan yahay waayo gumeysi ayaa baabiiyey laakiin aniga waxaan u sheegi lahaa soomaali baad tahay ee imoow waa wadankaaga.

  • @moustassamatar5140
    @moustassamatar5140 Před 6 lety

    maxaa loo caaya farax macaalin waa runti his the best Somali politician ever I wish farex macaalin was ur president in jabuty or somalia president

  • @mo7amed7ared
    @mo7amed7ared Před 10 lety +1

    Why did you cut many parts of the video? Smh.

    • @ABDIASKARITUBE
      @ABDIASKARITUBE  Před 10 lety

      which video this one, or the shorter one, as you can see this one is full.. thanks for your feedback ...

  • @abdigadiromer4500
    @abdigadiromer4500 Před 10 lety +1

    gesi geesi dhay waaye oo qaatay kaalintii ku leh somali ayaan madax u nahayay kasi waayen ayuu garatay ka geesi san kana dhiiran walaahi nin soamliya madax ka ah in uusan sidaa wa u sheegi karin waxaa uu shgayaa farax macalin waa run waana wax qofkii caqi usaaxiiba aqoona leh uu arko wax aan run ahayn maba shego ninkaan waa sayid maxamd gumaysi diida kuye taaladii sayid ka aya alaga taagay Ethopia ayadoo somali cadaw laysaga dhigayo o laleeyhay reer qurac aya aiibsaday taaladii sayid ee inoga ee inooga wanaajiya ethia cajiib walaa jirkaa aad ii xanuunay somali caqligaa siwanaagsan loogu guulaystay in lagumaysto
    waxaa uu shegay farax macalin wax aan taariikh iyo run ku fadhiyin majiraan intaan arkayeyna sidaas ayuu soamali u waaninay waxaa kahadlinayana waa ciil iyo caro waxaa uu istaahilaa in laga dhigo madaxwayaha soamaliya waayo ninkaani waxbadan ayu ogyahay
    noo oow mudan faarax macalin

  • @hamaada20
    @hamaada20 Před 10 lety +1

    itoobiya maad ka maseersantahay maadaama kenyaatiga uraaya kismaayo usoo socdeen 1sano iyo bar hadana aay awoodi la'yihiin ineey kusii nagaadeen halka libaaxyada itoobiya aay maanta soomalida gurmanayaan guul soomaliya iyo itoobiya kenya hoog oo bur bura ilaahow xaasidnimadaad nagu heeysaan idinku celi.

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Před rokem

    Faarax oo kala somaliya i baahan tahay

  • @abdimohamed2888
    @abdimohamed2888 Před 10 lety +2

    "Open ur eyes "every somali need to know that putting your money in other countries or living in other countries is not an option. Why? Because u will never be happy due to the surrounding difference in cultures, religion and the laws of that particular country u stay. which is against all ur believes. If u don't come back to your country then other people like Michael stock will, who took the al jezira in xamar and all the good farm lands . Who gave him? There is no viable government to give out that kind of land? Watch the mogadishu plan 2025? Who's plan for sure it is not somali plan? Even our former President pbuh refused to lease to Kuwait? What is the deal with Micheal stock? Did he lease or own? Im afraid Our country will be another Palestine? Michael said "where others see mayhem I see money" So for him to make money he must create mayhem. He is not the only one grabbing our land but other companies also will. While we are refugees and being harrassed in other countries. All this federal government u hear in somalia is just nonsense, this is just another way of increasing mayhem and starting new wars. "Many hands make light work". We need to get together not break down.

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Před rokem

    Faarax caqligiiso kalan aaminsanahay dadka asago
    Kale waa kuwa caqliga fov

  • @hamaada20
    @hamaada20 Před 10 lety

    Faarax macallim waad mahadsantahay hadalkaaga laakin ogoow soomalida waa dad mayil adag dantoodanaasifiican u yaqaan siwalba oo aad uhadashid 1 centcimeter fikirkeena kama badali kartid maanta waxan kala naqaan yaa ah cadowgeena yaa ah sxb keena adiga soo hada afkaaga kama qiran dhibaatada kenya dhulka soomalida ku hayaan iyo ulajeedada anaga shaqsiyan 2003 ilaa iyo hada ayaan la soconaa cadaawada Kenya soomaleegeysay laakin waxaa isku tabar ah 5 askari soomali ah iyo 5000 Kenyan ah taas ayaa ilaah mahadiis ah waxba ha isdaalin inaad itoobiyaanka howlgalada aay soomaliya kawadaan ka maseerteen reer kenya waa lawada ogyahay laakin dhareerka waa leeska duwaa ee sida xoola looma hadlo dadka halkaan fadhiya waay ku fahamsan yihiin ulajeedkaaga laakin xushmad ayaa wali ku danbeysa maainteey awoodyeeshaan carwaakaas hortooda ka dheh hadaladaas arxandarada iyo bahdilaada soomaalida ah midkale aan kugu daro doqon baad tahay taariikhda hore qalad ufahmay qarniga lamarayo ma ahan qarni wadan iyo dhul lala wareegi karo. laakin hadi la fiiriyo dhulka kenya anaga waan la wareegi karnaa sida hada cream ruushka ula wareegay Referendum ayaan sameen karnaa laakin kenya waji aay dhul soomali kula wareegto ma jiro mana lahan cawaantaas tabar aay dhul soomali kula wareegaan walaalaheena saxda ah waa itoobiyaanka oo aan waligeen u heeysanay cadowgeena koowaad dhulka aay qabtaan anaga ayey noo qabtaan ciidanka soomaliya ayeyna si toos ah ugu wareejiyaan Kenya anaga qabsanay soo idinki dhahay halki aad Juba lanad iyo DFS Heshiisiin laheeydeen sootaad isku dirteen marku itoobiyaanka heshiisiiyeen maseer baad la ooyneeysaan oo soomalida ha isku dhammaatee maxaa loo heshiisiiyay miyaa warkaaga maanta dhulka nabada iyo farxada iyo horumarka aay gaareen dowlad goboleedka somalida itoobiya ayaad wax ka sheegeysaa nacasyahaow 30 sano ayaad kenya ku hoos jirtiin maxay idiin qabatay dhulkiina bal fiiri wanaaga ka socda iyo sida dowlada itoobiya 3 sano uhormarisay dhulka soomalida

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali Před 10 lety

    waar naga tagoo waar naga tag hana waalinee waar naga tag waar.

  • @bilehassan4607
    @bilehassan4607 Před 8 lety

    Farax moallim runta buu inoo sheegey hadeynu somali nahey waase nasiib darro ineynu weli fahminba waxa uu ka hadlaayo

  • @0o603
    @0o603 Před 10 lety

    ma jirto sabab aan adiga oo kenyati ah aan kaaga waraysano arimaha dalkeena Somaaliyeed.
    sidaa darteed iska ahow dabadhilifka aad tahay ee Kenya...arinta dalkeena waxay u taalaa soomaalid... waliba kuwa aan dubka iyo diirka ka ahayn somali ee kuwa niyada dubka iyo diirkaba ka ah somali aaminsana jiritaanka dalka somaliyeed.

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 10 lety

    ATM AYAA BILAABATAY KULAHAA 2002 WAA NIN WAALAN NIN KAAN ATM USA AND EUROPE WAXEE KA BILAABATAY 50 SANO KOHOR

    • @bilehassan4607
      @bilehassan4607 Před 8 lety

      +Mr motivator ka daroo dibi dhal, automated teller machine bey u taaagan tahey waana hab xawaaladeed oo lacagta la isugu diro

  • @Janankaify
    @Janankaify Před 9 lety

    Ninkani Sheeko Somaliweyn oo isaga ku cusub uun buu ka sheekaynayaa. Taariikhda aduunkana nin aan la soconini ma jiro, markaa inuu wax cusub noo dhigayo yaanu u qaadanin. Somaliland casharadaas 1940kii ayay wadey, waanay dhamaatay. Faarax sxb Soomaalinimo aan ahayn sidaad adigu u dhigtay oo ka macquulsan anaga na weydii?

    • @bilehassan4607
      @bilehassan4607 Před 8 lety

      +geel ciije waxa uu ka hadlaayo maba aadan fahminba farax moallim

    • @Janankaify
      @Janankaify Před 8 lety

      Mel fog baan wax ka fahmaa in aan is fahanay baan u qabaa

  • @mohammudali299
    @mohammudali299 Před 8 lety

    mansha alah I am really fun of this