Daawo Gabadha Maanta Maxkamadda Ka Yaabisay ee Danbiyada Waawayn Lagu helay Iyo Xukunka Kudhacay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 18. 05. 2024

Komentáře • 114

  • @yareys3919
    @yareys3919 Před 24 dny +28

    Al shabaab ayaantaan is dabaalis ayeey keeneen ,,,
    Qaab ahaan waxeey u taalaa qofaan taariiqda ku fiicneeyn sheegisteeda lkn is yeel yeel na wuu jiri karaa

    • @user-ir2yt2oj4z
      @user-ir2yt2oj4z Před 24 dny

      Gabadhan miskiinimo asal ah ayaa kamuuqda

    • @filsanahmed5395
      @filsanahmed5395 Před 24 dny

      Gabadha maxay samysay oo loo haysta

    • @albertoyahya
      @albertoyahya Před 23 dny

      @@user-ir2yt2oj4zmey mey sxp is yeelyeel ayay u eegtahay adigaan ku waydo ayaa suasha ninka ama naagta caruurta ku dhashay ama ka dhashaymaha cida saddexan sheeg maad garan waayaysaa

  • @user-vq2lo8zu6q
    @user-vq2lo8zu6q Před 20 dny +1

    gabadhan indhaheedu waxa laga akhrisan karaa inan kiiskan kawarhanyba
    cabsi badanba kamuuqata miskiin weye
    tan labaad su,aalahan maxkamadu wa kuwo lagu waasho walaahi, anigu ilaahban kamagan galay iyo inta umadda nabi muxamed scw su,aalashaas wayo maxasuusan karo wixi shalay ahaa

    • @mahad9555
      @mahad9555 Před 20 dny

      Qof qaan gaar ah waaye, waana khwaarij kalkaal ku luglahaay keydinta lacagaha argagixisada oo lagu laayo Soomaalida. Naxariista aad sheegeysid waa maxay?

    • @farhiaismail1984
      @farhiaismail1984 Před 19 dny

      Qof ka qof cabsi ka muqato ma aha sedex bilod I qabay wa I furay iyado ur yar leh furay wa kala hadashay account weligey ma furan tiri hadane account wa Leyahay tiri dowlada iyaga dhan shabab ah dadka laso Qaban iyo kuwa la weraray cidamada la dagalaman is mashqulin iyo inti la raba la dilo inta kale weysla shaqeyn siyasada inta ku shaqeyo dhan xarig mudan

  • @AbdilaahiSidiq
    @AbdilaahiSidiq Před 23 dny +6

    Ninkii qabay magaciisa oo sadexan ma taqaano 😮adkaatay

    • @xikmad7
      @xikmad7 Před 21 dnem +2

      Wey taqaanaa ee in latumo ayey kusheegi kartaa

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f Před 24 dny +15

    Gabadha lacgtaas iyada masamayin karto

  • @iiron88mohamed10
    @iiron88mohamed10 Před 24 dny +4

    Ninka lamberka kaqaatay ayaa waxaas dhan sameyeey gabdhaan waa bilaa danbi

  • @fardusmohamed9392
    @fardusmohamed9392 Před 18 dny +2

    Naagtaa waxbadanay qarinaysaa sheeko isdavalay kujirta

  • @mahad9555
    @mahad9555 Před 22 dny +2

    Walee dadka khawaarijta u badan cidda ay yihiin waan ognahay. Miskiin ayeey iska dhigaan laakiin umadda Soomaaliyeed ayeey u tashteen.

  • @salahmoalim2664
    @salahmoalim2664 Před 24 dny +12

    gabadhan waa in loo naxariistaa si ayeey is kugu dhax yaacsan tahay mana fadhido caqligana waalaga xaday teeda kale somali waa iskumid meeshaad rabto kasoo jiid somali waa somali

  • @user-fz4gd7ye6k
    @user-fz4gd7ye6k Před 23 dny +3

    Maskiin waqtiga xitaa kalama garaneyso😂😂😂😂❤

  • @user-do3uy4fu8m
    @user-do3uy4fu8m Před 21 dnem +2

    Umada dulmiga ka daaya teeda kale dumarka haloo naxariiso dadka qabiilka lagu riixaayo hala daayo 😮

  • @hanihassan5954
    @hanihassan5954 Před 23 dny +8

    Hooyadey sheikhal waaye asiga gare alla tanaa wlhi yaab waaye

  • @Kaftan688
    @Kaftan688 Před 18 dny

    Taas waxaa ka daran , qurba joog
    Uk Iyo sweden loser ku ahaayen
    Oo hada joogo xamar ku jira
    Falka lacag dhaqida Arsenal.
    Ku jira , la socoda ,
    Hala baaro All Bank
    Thank You 👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑👑👑👑👑

  • @abdirashidjama9788
    @abdirashidjama9788 Před 24 dny +13

    Maskiin, she is vulnerable adult who needs help and those who took advantage of her should be prosecuted

    • @mahad9555
      @mahad9555 Před 20 dny

      She is mature and liable for her terrorism related activities.

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 Před 24 dny +3

    Waa caadi qofku in uu xasuusto khasab maaha hadaad qofka kala deegan yihiin ma xasuusan karto

  • @EngasadAxmed
    @EngasadAxmed Před 4 dny

    Garsoore lacagta aad sheegayso ma doolar baa mise soomaali

  • @MadmadNuur
    @MadmadNuur Před 22 dny

    Ahhh masaakiintane maxaa laga rabaa subhanaallah 😭😭

  • @aamiraclhi7589
    @aamiraclhi7589 Před 22 dny +1

    Qoftan in latumey rabta waa qof waxa badan qarineyaa weli kibir ku jira maxa uso furatay hadii adan mamuli karin akonkagi waa is difaceyaa lkin ficilka wejiged loga jeda iney waxa ka ogtahay

  • @user-to2zh3ry3m
    @user-to2zh3ry3m Před 7 dny

    Gabadhaan waa maskiin waxaan dhacaayaba aan xog iyo xaal ka hayn maskiin ayaa misko la fuulo leh kan akoonkeeda intaas wax ku aruursaday iyo kii uu udiray maxaad noo horkeeni waydeen ileen tan 10 dolar iskuma furato ayadaaba qalqalsane ood waasheene,,

  • @maxamuudmacalim7015
    @maxamuudmacalim7015 Před 24 dny +2

    Ar yaa udhaqay ana ha ii dhaqe shiid ayaan ahee

  • @user-bv2df9js8f
    @user-bv2df9js8f Před 23 dny

    Kiwan maxakamada jogaa maha dad xirfad uleh waxay ka shaqeyaan subxanalaah melahaa dad dhisan ba la geyaa waa wax badan garankara

  • @hawakiin6410
    @hawakiin6410 Před 24 dny +2

    Naagtan wax ayeey qarine

  • @deeqaabdullahi5230
    @deeqaabdullahi5230 Před 23 dny

    war dadkii dil iyo war bad ukalakheybisene dadka u naxariisto sida gabadhan khalkhal baakamuukhda miskiinta haloo naxariirto subxanallah

    • @mohamedabdulle358
      @mohamedabdulle358 Před 22 dny

      Shabaabka dhaqankiisa waxaa ka mid ah is dabaalin marka kuwaas qof maalin ka mid noqday lama aamini karo aniga waan la yaabaa dadka aamino

  • @user-ue7mz3yr1j
    @user-ue7mz3yr1j Před 24 dny +1

    Qof xanunsan weeye san u malaynayo subxanllh

  • @cabdikahinshugricali3989

    NINKII DHAMAAA EE WIILKA KA DHALAY AYAY 3 DIISA MAGAC SHEEGI LA DAHAY WALEE GUURKII WAA HALABAY WANKU ARKE WANKU CASHAQAY

  • @abdulog8461
    @abdulog8461 Před 10 dny

    Shaqadii ay ahayd in ay qaatan baarayasho iyo qaadiga baraha baa maxkamada la horkeenay taaso maxkamada ku loqonaysa dhib in halmar kulanka dacwada iyo baaritanka isku wado

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 Před 23 dny +9

    Subxanallh Subxanallh gabadha miskinata waya isku dhexaydcdy

  • @KINGMOHA5388
    @KINGMOHA5388 Před 22 dny

    Maskiin waaye gabadhaan, waxaa laga yaabaa in leeys kaga shaqeeysanaayay oo daruufo loogu faa iideeysanaayay weeyna muuqataa, ee dadka dambiga geeystay hala soo qabto.

  • @user-pe4ig2tv5b
    @user-pe4ig2tv5b Před 24 dny +1

    Naagtaan darley waalee feerah halaga tumo iydaa runts sheegee

  • @user-nb9mi9od8k
    @user-nb9mi9od8k Před 22 dny +1

    Beenbay sheegaysaa ama way xanuusanthy labadaa mid weeye😮

  • @seynabnuur6011
    @seynabnuur6011 Před 9 dny

    isirkeeyga hindi buu galaa😅😅😅😅😅

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 Před 23 dny

    Hindiya aan galaa ku dhahday marka somaliya xaasidnimo aa u qarxisaa maahoo hindiyo beel xaarkooda kama yaqaaniin maskiin

  • @kaaha1233
    @kaaha1233 Před 24 dny +3

    Oo ma dad hindi ah ayaa xamar jooga waar bal aduunkan eeg imisa qomiyadood ayaa somalia dagta horta kuwo cadcad ayaa xtaa jira oo hadana somali ku hadla😮

    • @aaminasiman651
      @aaminasiman651 Před 24 dny

      Reer xamarka waaye ama cad cadka

    • @walaaljecelchannel7315
      @walaaljecelchannel7315 Před 23 dny

      .......kkkkkk

    • @cudoonofficial6923
      @cudoonofficial6923 Před 23 dny

      Hindi madmadow baa joogta xataa gobolada wey dagaan😂

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 Před 23 dny

      @@cudoonofficial6923 mey idinku soo qaxeen tolow maxa dhulkoodi ku dhacay mise somali ayay sheegtan

    • @TaliyeTuur
      @TaliyeTuur Před 23 dny

      ​@@cudoonofficial6923sxp wax baa xasusisay dadki ayago wada hurda anaa kamid ah 😂😂😂 hindida madmadow 😂😂❤❤

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 Před 24 dny +1

    Warkeeda Waa war yaab leh

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 Před 24 dny

    WAXAN WAA BAAFIN CAD MEEQA JEER AYAAN IDIIN SHEEGA MEESHA AAN JOOGO MISE MARKII AAN MUQDISHO KA DHAARTAY AYAAD RABTAAN INAAD QUDBO SIRE IGU XADAAN WAAN IDIN GARTAY😅

  • @user-jt9gk5eo4r
    @user-jt9gk5eo4r Před 2 dny

    Nina mark gursaneysid MagicISO 3 mataqnid

  • @hubalmedia4269
    @hubalmedia4269 Před 20 dny

    Gabadhan wax Danbury ah magazine sida iga muuqata wajigeyda sychological entellegency perception

  • @user-fz9cg8mf1p
    @user-fz9cg8mf1p Před 21 dnem

    Qofku hadduu naftiisa lacag u kaydsado ma argagixisaa loo ururshey?

  • @nuurcalixasan5209
    @nuurcalixasan5209 Před 23 dny

    Gabadhaan wey naxsanthy

  • @Ghk9Yare
    @Ghk9Yare Před 21 dnem

    Ok

  • @abshirohussein8406
    @abshirohussein8406 Před 24 dny +1

    Ninka qabay xitaa maxasuusato

  • @abujole3992
    @abujole3992 Před 23 dny

    Hadii wax dambi qawin waa laiska fasaxaya haduu lagu helo waa inuu maro ciqaab dhib maleh lakiin waxaan ka yaabanaxay lacag 1000.000 million dolar aniga somali majogaan lahayn

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 Před 24 dny +2

    Wixii la waydiiyo waxaan aheen ayey Ku hudli

    • @Hamdaofficial1
      @Hamdaofficial1 Před 23 dny

      Difaac bee ku jirtaa wixi laga qoro ayeey ku xirantaa

  • @fahmadhagane6340
    @fahmadhagane6340 Před 24 dny +2

    Hooyadey sheekal waye yaawediyay😮😮

  • @AbdirahmanOsman-ze9uo
    @AbdirahmanOsman-ze9uo Před 21 dnem +1

    Magac baa lawaydiiyay biil ayayna lahadlaysaa kwrn ar dumaraaa😅

  • @user-bj5iy6ml2c
    @user-bj5iy6ml2c Před 19 dny

    Subxallah

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 Před 23 dny

    Wiilkoo ka dhintey seey u guursatay hadane yaab

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 Před 21 dnem

    Kii wasayay habeen iyo maalin ayay magaciisa oo sadexan garan laadahay, nio dadkan reer muqdisho miyay xanuunsanayaan horta?

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 Před 23 dny

    $ 1 million ka badan qoftaan Saan geesi u ah jawaabteeda ayaa laga fahmaa iney argagixiso ku lug laheen 20 sano u jara

  • @Nourdin726
    @Nourdin726 Před 22 dny

    Zakaria Omar wax logudaro ma aqaan! Sheekadan ma fahmin

  • @bashirmohamed8532
    @bashirmohamed8532 Před 23 dny

    Waxay u egtahay qof maskaxiyan xanuunsan ee dhaktar halageeyo halabaaro

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 Před 24 dny

    ALLAAH KU AWD NAA NAAGBAAN AHAY GURIGA IGA HOR GUUR FUR IYO XANJO KU GASHEE ALA MAXAA MASIIBO I DABA SOCOTA😅

  • @eliasmoha3121
    @eliasmoha3121 Před 24 dny +4

    Wadankeeda India haloo cello

  • @user-im6zu2xq3u
    @user-im6zu2xq3u Před 20 dny

    Maskiinta ràgaa ku sha qeystay

  • @yusuryusur7264
    @yusuryusur7264 Před 24 dny +1

    Uurbaybayba leedahaye cudada xagee uga baxday

  • @AbasSalah-ej7tr
    @AbasSalah-ej7tr Před 17 dny

    Nagtan hala garaco mdxdeda biyo ku jiran😂😂

  • @SimaneAbdillahi-du5dz
    @SimaneAbdillahi-du5dz Před 22 dny

    Isdabalis weyi gabdhn

  • @mohamedadenabdi4333
    @mohamedadenabdi4333 Před 23 dny

    Waa askariyad dhanka jawaab celinta ka dhisan

  • @Bancade
    @Bancade Před 22 dny

    Kkkk sheeko gaaban, atoore maxkamdeed, ma halkaas ayay joogi lahayd haday lacag intaa leeg aragtay, xukun waa reeraha looma ooyaanka ahe

  • @ZamzamCawil
    @ZamzamCawil Před 23 dny

    Hadalkeda marka u firsaday qo fa qarinyo ayay ila egtahy

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 Před 22 dny

    Qoftaan waxa ay wadaa is dabaalis

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 Před 21 dnem

    WAR DAAWADA AFLAANTA DAMBI BAARISTA

  • @ShankaroonMaxamed-xt6tu

    Allow.hdey.dimbiga lagu heysto oo been.yahy.ka.badbaadi.hdii.ey.sax.thay dambiga lagu.hysto.nh Shareecada islamka wxey qbto ha.lagu xukumo

  • @abshiramohamed8687
    @abshiramohamed8687 Před 9 dny

    Kkkkkkkk wa naag walan nagaha somaliyo joga kulegud wa saas

  • @DadaTasten-gk8wd
    @DadaTasten-gk8wd Před 21 dnem

    U

  • @xogogaalmedia1751
    @xogogaalmedia1751 Před 21 dnem

    Walahi shuta gacan utagay 😂😂

    • @cabdikahinshugricali3989
      @cabdikahinshugricali3989 Před 21 dnem

      Xoolo shuute maahan ninkaan maxkamadana maahan tii milatariga ee wa maxkamada gobolka banaadir

  • @maryanabdi629
    @maryanabdi629 Před 24 dny

    Lacag dxaqis maxaa laga wadaa

  • @HappyBoat-fj3tv
    @HappyBoat-fj3tv Před 23 dny

    Cadi mahan ninkaan

  • @user-mt7jd1ot3m
    @user-mt7jd1ot3m Před 19 dny

    😢😅😅

  • @CabdiUgaas-ln2ot
    @CabdiUgaas-ln2ot Před 22 dny

    Aniga.haday..alshabaab.idhihi.layen..walahay.waa.kaga.tahribi.laha.waba.janis

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 Před 22 dny

    Gabadhaan miskiinta ah waxa loo hasyto maba fahamsana

  • @anabsiad-9349
    @anabsiad-9349 Před 22 dny

    Yaab qawaariij naagihii xitaa way adeeg satay

  • @safiosalad5226
    @safiosalad5226 Před 23 dny +1

    Gabadhaan been iney sheegeyso ayey u eg tahay waayo jaawabeheeda ayaba is buri'naaya

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Před 23 dny

    Ogaysiis reer xamarka sayid cali haysta faracooda waa hindia lkn anigu horaa u ogaa free sayid cali

  • @AbdirahmanOsman-ze9uo
    @AbdirahmanOsman-ze9uo Před 21 dnem

    ههههههة

  • @abdiasiisdaud5832
    @abdiasiisdaud5832 Před 20 dny

    Plz 15 sano way gaboobi kadaaya ilmihii kaliya ay dhashayna ka dhintee inanta goblan xukun dhaama ku Rida 😢😢😢😢

  • @abdijamac4513
    @abdijamac4513 Před 24 dny

    Gabdha wey qurxontahay intey jogta an ana gursade

    • @hanihassan5954
      @hanihassan5954 Před 23 dny +1

      Guur maa kaa dhumay wllkey

    • @user-cs8wy9pj5r
      @user-cs8wy9pj5r Před 23 dny +1

      ​@@hanihassan5954 Kanoo Kale Iskabula Ur WeeYan Sariirta aYuu Ku qalalaY😂😂Belo Ku DegtaY.😂😂

    • @hanihassan5954
      @hanihassan5954 Před 23 dny

      @@user-cs8wy9pj5r saas miyaa waan yaabay

  • @AhmedRashid-sq4hd
    @AhmedRashid-sq4hd Před 23 dny

    Dumar ka dil miyu qabta

  • @Ghk9Yare
    @Ghk9Yare Před 21 dnem

    Sax

  • @mariamjamaa5683
    @mariamjamaa5683 Před 23 dny

    Naagta maxaa ka qaldan may waalan tahay mise wey isa yeel yeeleysaa😂😂😂😂😂😂😂😂 farceyg hindia bugala

  • @barlinosmaan545
    @barlinosmaan545 Před 23 dny

    Cajiib 😅 aduunka waasan.

  • @fadumoahmed9887
    @fadumoahmed9887 Před 23 dny

    Lacagtu ma shilin soomali baa misi waa $ doolar lamakala cadayn waxa aytahay lacagtu

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 Před 22 dny

    Intaas lcg ano hesto mogdisho majogi laheyn dadka maxa ka qaldan anaga shiid nahay dadkana lcg meyl ka geyan aye la ayihin gabdhan wa argagax santahy ayada dhan wa isku dhax yac santahay maskinta ine is dabaleysana walaga yaba bin adan waye lama amino karo