XASAASI MOOSHIN (3969)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 07. 2024

Komentáře • 65

  • @YuusufnuuradiinAxmed
    @YuusufnuuradiinAxmed Před 14 dny

    Asalamucaleykum _ walal qaali _ reer Mogadishu _ musiiwada gacmahooda ayey ku kasbadeen ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-ym3dm1um6o
    @user-ym3dm1um6o Před 15 dny +3

    Codkaaga waa nadiif macalin aadan

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 Před 15 dny +1

    Xasan Sheekh Iyo Xukumadiisaba waaa in Dalka La DhaaaFiyo weeeyi Moooshin😂Xasan Jajab

  • @khadraali9602
    @khadraali9602 Před 15 dny +2

    Asc adanow ma anfacayo dowlada oo dhan ayaa badel ah wax isdhaamo maleh ee kuwa ka qeer roon Alla ha keeno

  • @IsseMohamed-pv8ey
    @IsseMohamed-pv8ey Před 15 dny +2

    Gul gul gul soomaaliye❤😂🎉

  • @user-fj1kd6sj8c
    @user-fj1kd6sj8c Před 15 dny +3

    Mooshinka maclin ,baarlamaanka qaadi lahaa ma noola
    😊

  • @NashaadXuseen-w9t
    @NashaadXuseen-w9t Před 15 dny +2

    Cadka waa fiican yahay

  • @alimohamud4740
    @alimohamud4740 Před 15 dny +1

    Adeer qosolka jooji

  • @bby6
    @bby6 Před 15 dny +3

    Adan wa beenta puntland maba aqoon sana Hassan dhiqo brother iska hubi warka

  • @deeqocabdisalanwarsame6444

    Waa runtiis siyad bare illahay ha unaxariisto waa wada raxanwayn

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674 Před 15 dny +2

    Codka waa OK

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla Před 15 dny +1

    Mooshinka uhoreeya ha keenan cajuuska aadan madoobe xasan dhiiqo iyo xamse oomayda kuligood dalkii dhulkii midwalba boob dhac iyo iib bay ku wadaan ilaahay hanaga qabto

  • @user-fj1kd6sj8c
    @user-fj1kd6sj8c Před 15 dny +3

    Mooshinka maclin ,baarlamaanka qaadi lahaa ma noola

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 Před 15 dny +2

    Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend, Aadam Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Iyo Qosol Badan, Waxaa Xusid Mudan Oo Isoo Jiitey, Ereyga ( Sheega Dee ) Iyo ( Hadha Hadha ) Meel Fiican Baad Dhigtay Guuleyso Adeer Inshaallah 🇸🇴

  • @Muniid99
    @Muniid99 Před 15 dny

    Xildhibaan Xasan Cabdinuur waa runtiis 💯. Mooshinka ha laga keeno ninka Ethiopian Xamze Barre ee ku dhashay Bahir-Dar, Ethiopia.

    • @halimoabdishakur2946
      @halimoabdishakur2946 Před 15 dny

      😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊😊00?😊

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 Před 15 dny +1

    Macalinoow adigoo mahadsan waqtiga noo tashiiliyoo wararka kusoco oo kaliya

  • @IsaaqAbgaalo
    @IsaaqAbgaalo Před 15 dny +1

    Haa

  • @KhadarXasan-bg1ov
    @KhadarXasan-bg1ov Před 15 dny +2

    Saaxiib.nagadaa.qosolka.warka.noowad

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 Před 15 dny +1

    Waa fiicayahay macalin,

  • @user-fp9gl9lg6f
    @user-fp9gl9lg6f Před 15 dny +1

    Ok waaye codka

  • @IsaaqAbgaalo
    @IsaaqAbgaalo Před 15 dny +1

    Waa habarga

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Před 15 dny +1

    Aniga waan fahansanahay
    1- XASAN SHEEKH
    2-- ISMACIIL GELLE
    3-- MUUSE BIIXI
    Xita isku dhinac uma tukano
    KHAATUMO waa yeelked 😂
    Ina waa ka so saarney GODKI MUUSE KU RIDEY.

  • @YuusufnuuradiinAxmed
    @YuusufnuuradiinAxmed Před 14 dny

    Asalamucaleykum walal qaali coodkaga wa nadiif ❤❤❤❤❤❤

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 Před 15 dny

    Hasan iyo aden waa khaaiimiin waana dad xun

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo Před 15 dny +1

    That's a good news I love it❤❤❤

  • @AbdinasirSalaad-ny2sy
    @AbdinasirSalaad-ny2sy Před 15 dny +1

    𝗰𝗼𝗱𝗸𝗮 𝗼𝗸

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam6636 Před 15 dny +3

    Ilaahow mooshinkii lagu guuleysto damuljadiid adaa naga khabankaro

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo Před 15 dny

    Reshuffling dunida dhan baa samaysa is ok hadduu rabo inuu wax khayr keenayo

  • @FlooringEdmonton
    @FlooringEdmonton Před 14 dny

    Good cop,bad cop they playing man.your right😂😂😂 34:32

  • @mahamedcade6982
    @mahamedcade6982 Před 15 dny +1

    😂😂hasocoto macalin

  • @MuuseRubis-mj3xm
    @MuuseRubis-mj3xm Před 15 dny

    WAA OKY

  • @AbdiKhaliif-np8ql
    @AbdiKhaliif-np8ql Před 15 dny +1

    Cod maleh

  • @siciidmohamed137
    @siciidmohamed137 Před 15 dny

    Okey waaye codku

  • @KamalAbukar
    @KamalAbukar Před 14 dny

    Waa inaan eegno mas'uuliyadda soo shaacbaxday hadda runta ayaa maskaxda ka jirta oo ah in dadka Soomaaliyeed ay la socdaan SMC ma fahantay waxa aan ku qeexayno joogitaankaaga.

  • @abdidegan8452
    @abdidegan8452 Před 15 dny

    Wallahi waa been Ismail, xassan , muse lamaminkaro

  • @abisinianancientsomalia2536

    Evc ayuu Gaalku ku gumeystaa Soomaalida . Ciidamada waa iney burburiyaan Hormuud. Haddii kale wax hagaagayaa ma jiraan..Cadowgaagu waa reer galbeed iyo Carab, ama qosol ama ooy😅😅😅

  • @rizzoali8912
    @rizzoali8912 Před 15 dny +1

    Hadha hadha kkkk Laandheere salaan Sharaf cuzo

  • @engineercumarnuuryarow3558

    Codka waa ok

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před 15 dny

    kkkkkkmagaalada edab hadaad ku joohi waaydeen waa laaydinka saaray adeer waxas kabax

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před 15 dny

    waa runtaa isma hayaan 3dexdaasi laakiin khaatumo waxba mayeelkaro aadonoow taa ogoow

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 Před 15 dny

    Xaaladu waa hadha hadhaa

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel Před 15 dny

    Arinku waa hadhahadha😂😂

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 Před 15 dny

    Wax badan la usku heystaa

  • @nasteexofarah9957
    @nasteexofarah9957 Před 15 dny

    Ok voce

  • @MaxameddeeqArbe
    @MaxameddeeqArbe Před 14 dny

    Kkkk

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Před 15 dny

    НΑⱰНΑ НΑⱰНΑ😂

  • @rizzoali8912
    @rizzoali8912 Před 15 dny

    Kkkkkkkk

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 Před 15 dny

    Barlaman lama dhihikaro

  • @ibrahimshanfool
    @ibrahimshanfool Před 15 dny +3

    Digilka iyo miriflaha qaxootiga aanubkubhayno miyaad lahaa dagmada Adan ma xishoode waxaa horey lagaaga bartay lixda gobol ee Maryland dhaqan xumadaa waa mid aad caado u lahayd

  • @abisinianancientsomalia2536

    DM maxay U biliqaysan la, yihiin Hormuud. Ciidamada bilaash ka isku dilayaa miyaysan caqli lahayn?😅

  • @AbdullahiDahir-xp4rp
    @AbdullahiDahir-xp4rp Před 15 dny

    Asc

  • @NimcoSame
    @NimcoSame Před 15 dny +1

    Maqal.wNagsan

  • @abdulkadirali894
    @abdulkadirali894 Před 15 dny +1

    Been jooji yaa Eelaay

    • @Hugeii-sr4iv
      @Hugeii-sr4iv Před 15 dny +1

      😂😂😂😂 waa hanuun weye dee warka macalin adan
      Hadalka waxa dhibsado gof haraan unis ubartey dee

    • @JsheEhehej
      @JsheEhehej Před 15 dny +1

      Adanoh.xildhibanah.matah.hadlayey.ee.kanay.mushinkah.kuligod.
      Waxa.ka.mukhatay.cabsih.oo.
      Hadalkah.kudhag.dhagayey.oo.
      Waabah.cabsanayen.sidah.aminah
      Mursan.iyo.kuwah.kalabah
      Lakin.waxeey.u.hadlen.sigesinimah.lah.bey.rakah.ushegaye
      Matah.sixirkih.xasan.sheq.waa.buray.xildhibanadinah.hordaday
      Ka.kacen.oo.gisinimay.u.hadlen
      Matah.mashah.alaah.jirah.oo.jogahwaligin.masul.bad.tihin.xilkah.u
      Hayah.umadah.somaliyed.ee.hadad.aragtan.waxa.xun.hamusinah
      Cabsidanah.iskadayah.hadad.iskuh.dubantihin.cidwaxa.inkah.qadih
      Kartah.majirtoh.ee.ka.hadlah
      Waxa.kastoh.xuman.u.ah.
      Umadah.somaliyed.oo.qankad
      Udharatan.ee.dhartinih.ofih
      ..rabiginana.talah.sartah
      Guul.iyo.gobaniman.idin.rajeynayah.insha.alaaaaaaaaaaaaaaaaaaah
      Guulastah.xildhibanaya
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @mahamedcade6982
      @mahamedcade6982 Před 15 dny +1

      elayakga ana tageero uah runta ushegyo miya kudhibeyo mesha kayaac damjadiid ya ubahan 😂😂

  • @KamalAbukar
    @KamalAbukar Před 14 dny

    Hasan Sheekh ayaa dalbaday in Keenan si qarsoodi ah loo soo dhoofiyo iyadoo ujeedadu tahay wajiyadan in lagu daro dalka Maayland waa in ay sii maamulaan Damuljadiid oo ku talaxtageysa caruurta aan waxba galabsan ee haweenka reer Maayland ee aan waxba galabsanin wax ay isku maleegeen sida ay u kala horeeyaan dhagarta loo dhigay. ujeedo xaasidnimo ah Damuljadiid ayaa ka dabooshay dadka aan aad ula socon waxa ay dalaaliintan wataan sida Damuljadiid waa in aan dadka kasbannaa maxay Damuljadiid u dabooli lahaayeen sirtaas markii mid ka mid ah guudkooda Hasan Sheekh uu gooyay 6 gobol oo la rabay in ay isku noqdaan.

  • @mohamudabdirasak1041
    @mohamudabdirasak1041 Před 15 dny +2

    Yaa aadan madoobe difaacay xassan iyo aadan waa isku Doon balse aadan ayaa ka liuta xassan sababtoo ah aadan xassan ayaa umeeriya.marka macalin caqliga mali'in ee naga daa Ina adeer difaacidda. Guriga xaaraanta ee baydhabo aadan kuheeysto kahadal.

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 Před 15 dny

    Balan muxuu taraa wadan ka dagaal ka so socdaa

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 Před 15 dny +2

    Aadan madoobe ma laga qaaday gurigii bililiqada uu ku heystay? Tallo lagama sugaayo Mooriyaan tuug ah oo Sheekh baan agay leh!

  • @caashoomar6817
    @caashoomar6817 Před 15 dny

    Codka waa ok