30 xikmadood iyo oraaho caalami ah oo nolosha iyo dadka laga yiri

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 433

  • @k_y07
    @k_y07 Před 5 lety +43

    Anniga Waxaan inta badan Qoraa mise Curiyaa
    Xikmadooyin & Quotes & Geeraaaro Runtii!
    Waxaana Jeclahay inaan mar Buug Qoro
    Haduu Alle idmo One day!!!

  • @bashirmualin8204
    @bashirmualin8204 Před 5 lety +57

    Nolosha dhabta ah wa inaad tala saarato Allah wayo Qur'anka Alle wuxu ku yidhi (وتقوا الله ويعلمكم الله )mahadsanid omer adiga iyo inta dawanaysa vedio

  • @maxameddeeq584
    @maxameddeeq584 Před 5 lety +21

    كلمات تكتب الذهب ماشاء الله زادك الله عقلك وصحتك

  • @hanatabdi3170
    @hanatabdi3170 Před 5 lety +34

    *Codkaaga wanku hurdaa masha allh habenkii hadey hurdo iga sodhiciweyso waan iska dhageestaa thank You OGAANSHO Wll omar nin lagu deysto👑🖤*

  • @c.risaaqbashka6704
    @c.risaaqbashka6704 Před 5 lety +62

    Sxb aniga barnaamijyada nuucaan ayaan kahelaa codsi kuwan noogu roonaw waad mahadsantahay ilaahey kheyr hakuugu jazeeyo

  • @yuusufyare823
    @yuusufyare823 Před 5 lety +70

    sir shegida anigey igu dhacdey
    galab ayan adey garonka gubada cagta lagu ciyaaro waliba anigo wato surweel Bilaa buma ah mar an dhuwaa garoonka ayaan si kadis ah ayan ugufay kadibna waxa qeybta danbe surwelka aya jexmay anigo walwalsan ayan si dhumasha kutagey garoonka gadibna dhaqso ayan faristey meel aan kafogeyn garoonka marku gabalku dhacey oo laga so darerey garoonki aya waxa iso marey asxbta an isnaqaney balse uma aminin inan ushegto arinta iheysato sbbtuna ey aheyd iney igu madeystan balse waxa iyimit wil u aderkey dhaley kadibna waxan ushegtey arinta igu dhacdey anigo waxba kaqarin waxana udirtey inu moto bajaj igu so waco si uu idhafsho magalada bartamaheyda oo ad ubulsho badaneed isla markiba motadi wu ikenay inigo isleh darawalka motada wata yusan kufahmin ayan inta dhutiyey ayan motada fuley marki guriga igeysey motada oo iska badey surwelki ayan magalada kuso labtey marki asxbta an u imit qosol bu mid walba dhinac ula dhacey markan iri maxa dhacey kulahaa surwelki ka jexmey awey ma iska so badashey in kabadan hal sac ba la ifalanqenayey kadib waxan ogadey in qofna lo sir shegan ilaa mahane midka sir kushegta oo ku aminsan sxbtinimo kugu dhow marna ha aminn
    Qof ad qaraabo nimo sir ugu shegato wabilaahi tow fiiq

  • @abdiazizm.hussein9358
    @abdiazizm.hussein9358 Před 5 lety +14

    Mahadsanid wll Jazaka allah khayr.
    Hore inoo wad I.A

  • @ilovehim4968
    @ilovehim4968 Před 5 lety +44

    Anigaa Sidaas Ah Stresska markuu ihaayo hurdo & Cunno kama dhamaado☺️ilahey amarkiis....Thanks OGAANSHO

  • @ShakirAhmed
    @ShakirAhmed Před 5 lety +17

    AAD ayaad u mahadsantahay wll Omar! I really appreciate your hard work, your videos are inspiring!

  • @khaireidea2224
    @khaireidea2224 Před 5 lety +15

    Xikmado qiimo badan,
    Karaamada ayaa farxadda ka hohorraysa
    Thanks teacher😊😊😊

  • @shakiipbiime5057
    @shakiipbiime5057 Před 5 lety +54

    Wow! Waa xikmado qali ah
    Waxbadan ayay Nolasha
    Kaaa barayan ❤️
    Qofki ugu horeyay eee dhagysta

  • @anabdah8549
    @anabdah8549 Před 5 lety +4

    Jazaakallahu qeyr cumar inshar wall waadku mahdanthy sida quruxdabadan ee ad dhirigaliso

  • @moustaphamk6597
    @moustaphamk6597 Před 5 lety +18

    Omar inshar keep going brother

  • @ardaymna
    @ardaymna Před 5 lety +1

    Mahadsanid Cumar Inshaar, Nin u qalma in lagu daydo. Alle sw ha kaa jaza'i siiyo.

  • @faysalabdi4445
    @faysalabdi4445 Před 5 lety +6

    Mahadsanid ogansho runtii xigmad aad iyo aad ubadan ayan kafaidaa oo anan melkale kaheli karin ilahay caqliga haku siyadiyo Omar

  • @daadirmoha9768
    @daadirmoha9768 Před 5 lety +7

    wallahi alx malinkasta barnamijkada sugayey macalin thanks wallahi waligee kuma ilawi doonin
    wallahi barnamijyadada waaa ku ceshceshtaa kuwa hore ufirsaday xitaa
    *macalin 1000jeer waad mahad santahay

  • @alnuurmedia9608
    @alnuurmedia9608 Před 5 lety +6

    OGAANSHO, waa media ha kaliya oo wax bdn iga qarsonaa aan ka faaidey waxaana igu mahad calinayaa Allah kasokow wllky cumar inshar

  • @fatimabotan2511
    @fatimabotan2511 Před 5 lety +9

    MashaAllah aad iyo aad ayaan o fahmaay nolasha.🙂🇸🇴

  • @raazhidhaji6296
    @raazhidhaji6296 Před 5 lety +13

    Inshaaarow sxp ma dhiiiri galiye noqotid 💕💕

  • @yaxyegood8368
    @yaxyegood8368 Před 5 lety +6

    Mxn ku tilmaama cumar wlhi qof inbadan wax laga faaiiday m, alle haku sharfo wll.

  • @nuurteacher3058
    @nuurteacher3058 Před 5 lety +2

    Thanks ustaad oinshar jazaka laahu qayr

  • @ibnuhussein5080
    @ibnuhussein5080 Před 5 lety +8

    Ogaansho my favourite channel wlhi

  • @y4ska37
    @y4ska37 Před 5 lety +14

    Waxaan dadka inta soogalo hadana muuqaalkoon dhammaan comment labaxa😑
    Wax qiimahooda la siiya 💜
    Mahadsanid OGAANSHO ❤

  • @najiibdajiye7828
    @najiibdajiye7828 Před 5 lety +1

    Mahadsanid wax ka badan hade jirto wa ku leyahay ustaad Omar inshaar rabi haka abalmariyo👏

  • @Abdullahiahmedxallane77
    @Abdullahiahmedxallane77 Před 5 lety +7

    Mansha Allah Omar Walalkey Aad iyo Aad Ayad uu Mahadsantahay Melkasta Ad Joogto Nabad Galyo Korkada Ha Ahaato

  • @kingabdimalikali3706
    @kingabdimalikali3706 Před 5 lety +13

    Macalin xikmadaha inoogu roonaaw fadlan hdad ila mid tahay like

  • @mamdouhaxmed2886
    @mamdouhaxmed2886 Před 5 lety +6

    Allah hanoo danbi dhaafo yaa jecel in uu is badalo farta taag ☝

    • @mamduuxahmed1942
      @mamduuxahmed1942 Před 4 lety +2

      Mamdouh Axmed hay anigaa la idhahaa magacaaa wlhi ya

  • @shafiesenior4317
    @shafiesenior4317 Před 3 lety +4

    Very interesting wisdoms thanks Omar Inshar

  • @baxwalpodcast
    @baxwalpodcast Před 5 lety +4

    Aniguna waxaan haayaa xikmado
    1 runtu waa libaax oo kale uma baahna inaad difaacdo sida libaaxu oowsan cidna uga baahneyn ineey difaacdo
    2 sii jaceylkaaga qofka daneeyhaaya liibaantaada
    Sii sxbtinimadaada qofka qarinaaya sirtaada
    Awoodaada tusi qofka baar baaraaya tabar daridaada
    Qalbigaaga sii qofka aan nolusha la aantaa eeysan dhadhan ulaheeyn
    Intii kaheshay waad mahadsan tihiin waxaad iigu dari kartid iigu dar

  • @ahmedmohamud1756
    @ahmedmohamud1756 Před 4 lety +1

    Jazakallahu kheir walale ✋

  • @Islaaash
    @Islaaash Před 5 lety +5

    1 sano Ka Badan Ayaan Dhageysanaa Warbixinadaada
    Manta Ayaan ka Xishooday Inaana Wali Mahadsanid Ku Dhihin
    Mahadsanid Sxb🖐

  • @Kororsoofficial
    @Kororsoofficial Před 5 lety +6

    Hadaad rabto tirada dadka xunxun iney hoos u dhacdo naftaada hagaaji haddaba si eey tiradda hoos ugu dhacdo maasha alh hdlxikmad leh wlhi wll cumar allah ku xafido sida noogu faa,ideysay

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 Před 5 lety +12

    Mahad Saniid sxiib qali allaha ku dhwro waxa taheey qof bulshaada hurmuud uu aah respect ku haaya

  • @najmaabdiwali379
    @najmaabdiwali379 Před 5 lety +2

    Mashallah. jazakallah Kheyr wax badan ayaan ka faaiday. Waqtigaan ku bixiyay kuma khasaarin. Allah yaxfidak akhi

  • @hishaami2821
    @hishaami2821 Před 5 lety +4

    Xikmado wax tar leh Shukran wll soo gudbintada xikmadahan kaga mahadcelinaaya

  • @maxamedapdiraxman4953
    @maxamedapdiraxman4953 Před 5 lety +7

    Manzha Allah Xikmad Qaliya
    Brother keep going

  • @moohavlogsfasion3196
    @moohavlogsfasion3196 Před 5 lety +2

    The best Motivation cumar inshaar thank you

  • @ayanlesalah5510
    @ayanlesalah5510 Před 11 měsíci +2

    Ragu wey siman yihin markey wada istagan lkn markey ficil samenayan wey kala duwan yihin taas runta brother keep going Masha Allah I’m your fun from London uk 🇬🇧🤯🤯🫡

  • @yayaroyal922
    @yayaroyal922 Před 5 lety +6

    Ogaansho you guys tell all truth 🙏🙏🙏🙏

  • @apdurahmangarpole3872
    @apdurahmangarpole3872 Před 5 lety +2

    Mashalah guuleyso walal.

  • @ilyaascabdi6244
    @ilyaascabdi6244 Před 5 lety +1

    Mashallah waa xikmado qaali ah runtii wax badan baa kafaa iday

  • @abdikariinhassan4303
    @abdikariinhassan4303 Před 5 lety +6

    You are the one yeah bro

  • @manderaboys2649
    @manderaboys2649 Před 5 lety +7

    mashallah u my teacher proud to u

  • @MubarakZ
    @MubarakZ Před 5 lety +6

    Walal Halmar Channelkeyga soo booqo wax badan baad ka faa'iidi inshaAllah

  • @welovesomaliawanjeclahaywa7883

    masha Allah sxb cumar inshar nooloow allaha ku xafido waa oraahyo wan wsnagsan

  • @madaajok3r612
    @madaajok3r612 Před 4 lety +2

    M.a brother xikmadho wali eh waye runtii keep going

  • @mohamedqadarha7114
    @mohamedqadarha7114 Před 5 lety +1

    Mansha alllllah inbadan wllmacan alle haku dhoro inbadan insha alllllah inbadan wllmacan

  • @ar0.11
    @ar0.11 Před 5 lety +7

    XiKmaDo QaalI😀
    MaHadsanid OgaaNshO❤

  • @cumarabdi7505
    @cumarabdi7505 Před 5 lety +1

    Masha Allah cumar alla haku barakeyo waxa walal an jecalahy

  • @ism6029
    @ism6029 Před 5 lety +6

    Wll cumar Fadlan Muqaladan oo wa kale mar mar inoo taabo
    Mahadsanid
    Jasaka Allahu khay

  • @dhagayare
    @dhagayare Před 5 lety +6

    Walhi Omer Inshar wuxuu ibary wax aan lasoo kobi karyn insha allah mar ay ahaataba Abaalkada waan gudaya

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh Před 5 lety +1

    Masha Allah walal Omar inshaar mahadsanid

  • @sahaljamac2709
    @sahaljamac2709 Před 5 lety +4

    شكرا أخي عزيز عمر وجزاك الله خير الجزاء

  • @zaalimsuways7403
    @zaalimsuways7403 Před 5 lety +1

    Masha allaah waan faaiday mahadsanid wall جزاك الله خير

  • @engsharma617
    @engsharma617 Před 5 lety +1

    Ogaansho Full Respect bn ku haya sxb Wxbadan oo i anfaca ayan agtaada ka hely waana kaaga mahdcelinayaa sxb 👏

  • @abdiasiisomar5447
    @abdiasiisomar5447 Před 5 lety +1

    Jasakalahu Khayr sxb Omar

  • @abdukhaaliqabdurezaqgon

    Fikir in badan isbadalku wuxu imada fikir badan iyo hal abuur thanks pro Omar ishar

  • @amalabdi4035
    @amalabdi4035 Před 5 lety +1

    Man sha allah illahay ha ku xifdiyo

  • @suleymaansalah7677
    @suleymaansalah7677 Před 5 lety +3

    Masha Allah barakallah yaa akhii

  • @cmaalikshaafi5208
    @cmaalikshaafi5208 Před 5 lety +2

    ماشاالله. يااستاد. نحن‘نحبك

  • @ahmedmahamud7920
    @ahmedmahamud7920 Před 5 lety +1

    maansha allah ustad omar mahadsanid

  • @iamaworrier3649
    @iamaworrier3649 Před 5 lety +9

    Masha Allah dhiirigaliyaha bulshada OMR inshaar bro Ku iyo kow.jeer
    Mahadsanid

  • @kaldeeqmedia
    @kaldeeqmedia Před 5 lety +1

    Maasha Allah
    Waa Ilaah Dadka Qaar Wax buu u hibeeyaa
    Allahu Akbar

  • @khalifahhassan9518
    @khalifahhassan9518 Před 5 lety +1

    Alhamdulilah Allah baa mahadleh Iga dhigay Muslim 🥇

  • @nadarnajka7764
    @nadarnajka7764 Před 5 lety +2

    Shugran usataad omar 🙏🙏🙏

  • @nimcoadam6657
    @nimcoadam6657 Před 5 lety +1

    Masha allaah mahadsanid

  • @rithwaanabdirahmanofficial8144

    Ogaansho channelka kaliyee si dhab ah ula Hadla qAlbiyada bili aadamka Omar Inshaar Guuleyso wlal❤️

  • @MubarakZ
    @MubarakZ Před 5 lety +7

    Halmar Channelkeyga soo booqo wax badan baad ka faa'iidi inshaAllah

  • @goolaangodgal3157
    @goolaangodgal3157 Před 5 lety +1

    Aad baad u mahadsan tahay omar inshaar

  • @danan991
    @danan991 Před 5 lety +1

    Alla haku sharfo
    Akhii kariim

  • @mustafakamaal94
    @mustafakamaal94 Před 5 lety +36

    asc cumar wll maa barnaamij nooga soo diyaarisid Dhulka NFD dhulka somaliyed ee la heysto

    • @Siraajmedia1
      @Siraajmedia1 Před 5 lety +1

      Mustafa Sxb NFD waxb heysto ma jiro wa dul xor aha haba hoostage kenya

    • @Siraajmedia1
      @Siraajmedia1 Před 5 lety +1

      @Salmaan Haadi ee gumeestihi U.K ba hosgeyay

    • @faysayusuf3427
      @faysayusuf3427 Před 5 lety +2

      somali kenyan🇰🇪🇰🇪🙏
      Xoor iyaad waay haystan
      Alxamdulilah❣❣

    • @Siraajmedia1
      @Siraajmedia1 Před 5 lety +1

      @@faysayusuf3427 wax usheeg Ragan war moga ah

    • @BlackMan-tp4sg
      @BlackMan-tp4sg Před 5 lety +1

      Muhiim maha casharko ka mihiimsan aya nooga socda chanelka bro

  • @nasirmohamed5602
    @nasirmohamed5602 Před 5 lety +1

    Thanks pro waa xikmado aad ufiican

  • @saidamoh6664
    @saidamoh6664 Před 5 lety +6

    Wcs walalken omar Insha illaaah haku desto hana ku danbi dhaafo Insha allaah

  • @ahmetabtriciat9217
    @ahmetabtriciat9217 Před 5 lety +6

    Videogan qofa share ku soo dhahy group WhatsApp anna notification sugayey

  • @runsheegyurub7853
    @runsheegyurub7853 Před 5 lety +7

    Cumsr inshar wlhi ku xissay dhawanhn video gaga ma arkin

  • @wizmohamud4941
    @wizmohamud4941 Před 5 lety +8

    Cimri dheer kurajaynaya wxan kudhaho garanmayo wil dhalinyaro ah oo maskaxdiso sarayso ayad tahay Allaha ku xifdiyo

  • @easttruckers8598
    @easttruckers8598 Před 5 lety +5

    It’s such a good story,plz english subtitles next time

  • @kayzehusein8378
    @kayzehusein8378 Před 5 lety +3

    Omaar inshar nin an warkiza u xiiseY forward ❤

  • @xamakowramram7730
    @xamakowramram7730 Před 5 lety +2

    Masha Allah wll cumar mahad sanid waxaan jcl nahay inaad sii wado nolo sha ka hadli taan kee da iyo guulaha... iyo xikhnadaha

  • @abdalladybala7910
    @abdalladybala7910 Před 5 lety +6

    Walakey aaad io aaad baad umahsantahy chanelkan waxaa dhihi karaa waa dhiri kaliyaha nafsada🌎

  • @Alhamdulilah_-4_-everything

    Mahadsanid walaal cumar

  • @caish3987
    @caish3987 Před 3 lety

    الحمد لله علی كل نعمة.
    Hada ayan xanun sanayaa waxkasta wan samenayaa sidii An u helo cafimadkaygii😭
    Ilaahayow icaafi dhamaan muslimiintana ka qaad xanuunada😭

    • @HothoHeego
      @HothoHeego Před 3 lety

      Amein wlloh🤲🤲lkn hada ma ldntyy

  • @iimaanhassan8095
    @iimaanhassan8095 Před 5 lety

    Mashalh ustaad waad mahadsan tahay sida wanagsan ee cilmiga nola wadagto ogaansho channel wax badan ayaan ka faiday hore usoco

  • @deeqenza6259
    @deeqenza6259 Před 5 lety +4

    caawa number 1 ayan noqday wax badan ayan sugaayay🤗🤗🤗

  • @najlahabad6117
    @najlahabad6117 Před 5 lety

    masha Allah waa Xikmado dhaxal gal ah Allah hanugu anfaco Nafteenana hadareensiiyo inaan wax kabadal kusameyno Nolosheena

  • @mohamedkvncde629
    @mohamedkvncde629 Před 5 lety +6

    Masha Allah sxb keep going

  • @blackman8295
    @blackman8295 Před 5 lety +1

    Waa xikmado cajiib ah!!! mahadsanid omar

  • @boqorkasomalida8303
    @boqorkasomalida8303 Před 5 lety +2

    xikmad rabi ayaa igu abuuray lacag Searching
    👉 keen lacagta oo xikmada

  • @baroakhlaaq1783
    @baroakhlaaq1783 Před 5 lety +12

    inta Qatar joogto o fiirsan Rabto koobka adunka ee 2022. insha allh plz like isar

    • @faysayusuf3427
      @faysayusuf3427 Před 5 lety

      maa joogo Qatar😬😬

    • @mohammedabdullaahi6004
      @mohammedabdullaahi6004 Před 5 lety +1

      cabdinasir cali anoo qatar jogin ona wax qarasha galin ayan tv geyga ka dawanakara

    • @baroakhlaaq1783
      @baroakhlaaq1783 Před 5 lety

      @@mohammedabdullaahi6004 Ciyarta wexey Xiso yeLaNe markii
      jugtid pro

  • @suleimancali6332
    @suleimancali6332 Před 5 lety +1

    Wlhi caadi ma ahan wll oomar noo soo badi fadlan

  • @adnaan_al3pha
    @adnaan_al3pha Před 5 lety +8

    Wll omar plz waxaan ahay arday wax yar fahanka ayaa iga culus wax yar garab ma ii sin kartaa

  • @abdimuncimisseismail3783
    @abdimuncimisseismail3783 Před 5 lety +1

    Mashllh omar inshaar walal alaha ku sharfo

  • @edebsansidihoyaded8398
    @edebsansidihoyaded8398 Před 5 lety +2

    Maansha Allah
    Jazakallaaah Walalo
    Xigmadaha noso Badi Maskaxdayada ba ku dagta Wlhi

  • @qaloociyeman805
    @qaloociyeman805 Před 5 lety +6

    Sxpow omer aad ban ku slmya runti waxa dhab ah inan ka helay xikmadaha aad isku so debariday plz program yadadu ma u badin karta video gan o kale Thnkz

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 Před 2 lety +1

    Shukran brother

  • @zakariyemaxamed5501
    @zakariyemaxamed5501 Před 5 lety +2

    Alaha ku sharfo ustaad 💖🙏🏼

  • @maxamed-karamaa.xasan.3657

    Mahadsanid Macalin Cumar.

  • @intisammohamed4816
    @intisammohamed4816 Před 5 lety

    Jasaaka allah kahayr ilhy danbigag ha dhaaafo wllo

  • @mahamedaddillahi6213
    @mahamedaddillahi6213 Před 5 lety +1

    Runtii Waa Xikmado Wax Badali karo Jasakallah

  • @aqoonguudchannel6402
    @aqoonguudchannel6402 Před 2 lety

    Ruunaahanti i love this chnnel gaarahan qaybta xigmadaha jaska allah bro