WUU DHACAY OO WAA DILAY GABADHII????

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024

Komentáře • 150

  • @abdidibitati4846
    @abdidibitati4846 Před 4 lety +15

    Hadii aad ogaan lahaydeen ciqaabta iyo naarta aakhiro lugu abaal mariyo dadka heesa ama dhagaysta miina heesteen ilaahay ka baqa oo heesta iska dhaafa.

  • @nazrazead
    @nazrazead Před 4 lety +4

    Keep going wlloh Allah keep you Jiidhkaygiii masha allah wa muqaal wx Tar iyo xiiso leh jazakallah wlloh mcn 💯💕

  • @saynabalisaleban2904
    @saynabalisaleban2904 Před 4 lety +3

    Ax raga soomaliyeed badn koodu waa ax maqiin wlaahay
    Ilaahay baa ka muujiyay godbtuu ka galay😭😭😭💔💔💔

  • @mssrodaahmed1553
    @mssrodaahmed1553 Před 4 lety +1

    Qosoooyinka aad soo jeedisaan ad ayaan ujecelahee soo badiya keep goin wllo qali from Somaliland

  • @amranmohamed6934
    @amranmohamed6934 Před 4 lety +7

    Walhi waxba helay miskinta ninkii rerkogii iyo hoyaded iyo abhed ay uga so goday aya waxas ku sameyay miskin nin Somali Amin male

  • @Mudan-
    @Mudan- Před 4 lety +4

    Kkkkkkkkkkkkkkkk barlin dhiig baay ledahaay wllhi dumaarka waay uhiilisaa xaajigaga icha faarta hakaa galiin

  • @fatumamohamed8437
    @fatumamohamed8437 Před 4 lety +3

    Masha allaha wan iintagera hurumar wacan ❤❤❤❤

  • @yOtMLcxJ4qlYPDMo1FfW
    @yOtMLcxJ4qlYPDMo1FfW Před 3 lety

    Nin allah lagu reebey walaalhi wa khatar allah ha cafiyo isagana iyadana allah ha isku barakeyo reer keeda

  • @mohamedabdilahi6449
    @mohamedabdilahi6449 Před 4 lety

    Waa idin salaamay cimraan Iyo Boqorada Barakaysan Ilaahay Dartii ayaan idiin Jeclahay Miskiintaas Alle havaawiyo

  • @ayanismacil3664
    @ayanismacil3664 Před 4 lety +2

    Asc qoys qurux badn dar alle ayan idin jeclahy allha iikin daayo

  • @ubaxxajiibrahim9259
    @ubaxxajiibrahim9259 Před 3 lety

    Abaalkiisa ayuu Rabbi marsiiyey Nin fariida Muu ahayn iyadana Xoogaa waa la Yar imtixamey.
    Alle ha Caafiyo isagana.

  • @samirasaid3291
    @samirasaid3291 Před 4 lety +2

    Illhay amarkis barlen waa naf nol walhi sheekoyinka maserka markay kasheekinyso xamasad ka qada cimran walalkey dareskyga xalasha ah nolada my family 💕💕💕

  • @hoyadaiyodhalanka897
    @hoyadaiyodhalanka897 Před 3 lety

    Baarliin thanks abayo sidad marwalba gabdhaha ula jirto

  • @deeqodaahir5211
    @deeqodaahir5211 Před 4 lety +1

    Masha Allah

  • @xaawomahadsiciid9053
    @xaawomahadsiciid9053 Před 4 lety

    Barliiiiin ku jecliyaaa wll illhy haku barakeèeyo

  • @zabiibabunow4559
    @zabiibabunow4559 Před 4 lety

    Mashallh wlhi qisooyinka aad ino so jeedisaaan cashir baaa ka qaadanaa ino so bandhiga oo inoo badiya alle ha ina xafido

  • @aishaaadan8905
    @aishaaadan8905 Před 4 lety +1

    Subxanallah alla ciil weyna😭😭😭😭😭 waliga nin reerkada kuu diiden lama raaco

  • @qadanhassan6471
    @qadanhassan6471 Před 4 lety +4

    Cimraan nimanka ayu garabka saarya sabaab? waa wax lagu farxo gabdh soomliyeed ninka saaas ugaaly inu waasho maahe inu xaarkisa cuno 👌

  • @Ismahan12
    @Ismahan12 Před 4 lety

    Wanku farxaay qisadaan walaahi mansha Allaah ama 1000 jiir ama kow jiir nabsi qof adka gaasho weyka sobaaxeysa adigana barliney wadku mahadsantihiin sida ficaan aad nogu sharaxdaay😘💕💕

  • @saraisse719
    @saraisse719 Před 4 lety

    Waaaaaaaaaw
    Lamanaha qaaliga fananiin baba tihiin e soo dhodhowaada heeeeede

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 Před rokem

    Maashalah tabaarkalaah

  • @zuheyramao1548
    @zuheyramao1548 Před 4 lety +1

    Asc maasha alaah tabarka laah sheekoyinkiina aad iyo aad ayuu ii cajabiyay

    • @faisanuh866
      @faisanuh866 Před 4 lety

      As war Alaah kabaqa oo iskadaaya heesta oo bin Tahoe xaaskaaga raga dhediisa hakeenin oo DAYUUS hanoqon makaasna janada lahaa xaaraan tinimeynin ninyahow

  • @khadroxuseen3311
    @khadroxuseen3311 Před 4 lety +4

    awalba ina dameeraaluu ahaa waxma yaqaanku awalbay khaldanayd markay dameerle dadka dhigtay

  • @Muduvic
    @Muduvic Před 4 lety +2

    Wsc happy family manshaallah

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 Před 4 lety

    Nabsi ha amaahan weliga waxa kaliyo dagdag loo arkaa wa nabsiga runtii gabadhas ilahay baa u hiiliyay masha allah isku waara leyahay xajigeda marna walalkeed abid wada jira❤

  • @arosey3502
    @arosey3502 Před 3 lety

    xasuus ayaa igaliseen yaaqey family qurux badan guulesta

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 Před 4 lety

    Mahadsanidin noo wada sheekooyinka

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 Před 4 lety

    Aac waan idin salaamay walaalayaal wlh qisan waa mid xanuun badan waan sugi waysnaa dhamaadkeeda laakiin qofkii qof qiyaama maalin uun buu ka shalaaynayaa mafiicna qiyaanayda qayr baan idiin dhaafay maaii wadi karee

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 Před 4 lety +2

    Heeska aan heesaha ugu jeclahay ahaaaaa.

  • @idilmohamad1282
    @idilmohamad1282 Před 4 lety

    Barliin dagan Allah hagu barakeyo adiga iyo walalkey cimran barakallah

  • @mastero-pw
    @mastero-pw Před 4 lety

    Allah hadin xafito masha Allah

  • @daacad_soomali1400
    @daacad_soomali1400 Před 4 lety

    Cimraan aad baan kuutaageeraa masha allah guul horey usoco wiilkeyga samigiis aatahay

  • @xafsocali1860
    @xafsocali1860 Před 4 lety +1

    Nin ma abaal leh wa bahale

  • @Koko-media234
    @Koko-media234 Před 4 lety

    Masha Allh wlhi waqti galiseen hore usocda

  • @ayanfaraha6377
    @ayanfaraha6377 Před 4 lety

    Asc cimraan iyo barliin naga daaya sheekooyinka gaagaban waxaan idiin ka baranay kuwo aan ku xisaabtano saan u eegaynay subax walba baan daalay soo dhaqsada

  • @axmedyasin6083
    @axmedyasin6083 Před 4 lety

    Sheekada.si.fiican.noogu.mariya

  • @ifraahabdi7611
    @ifraahabdi7611 Před 4 lety +2

    Maaasha Alaah 😍😍😍😍😍🤣🤣🤣🤣🤣❤❤❤🇸🇴🇸🇴

  • @hoyadaiyodhalanka897
    @hoyadaiyodhalanka897 Před 3 lety

    Gabdhow plz and plz waidin baryaya raga qalbigina kakala rebta oo xolahinana hasinina waa duul aan abal leheyn markad wanajisuba kubahdila wale leysla arag

  • @fariidabdikarin9856
    @fariidabdikarin9856 Před 4 lety +2

    Asc baarliin wixii aad kacabanaysay ilaahay makaa dulqaaday

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 Před rokem

    Adinka waxaa ku fiican tihiin qabiil waa ka maran tihiin Mahadsanid

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 Před 4 lety +1

    gabadha badanbay kudhacday arintan gabdhaha cashar ha unoqoto nin ixsanmale ee reerkiina hakaracina gabarkasto walidked ninaysan raali uga ahayn karacda sana udambaysa

  • @maryanmahamud3563
    @maryanmahamud3563 Před 4 lety

    The video good great

  • @RamloRamlo-kw4wf
    @RamloRamlo-kw4wf Před 4 lety +2

    Baarliin 👍

  • @lipaxleertajiifa3510
    @lipaxleertajiifa3510 Před 4 lety

    War alha hkuu naxariista gabadha kada youtubka kadaa adigoo raali .

  • @cabdirashiidcamar7634
    @cabdirashiidcamar7634 Před 4 lety +1

    Habartu waamaxay hooyada iyo aabaha ayaa layidhaahdaaye adigu ma habar ayaan tahay dee wll

  • @udgoonbeautyofficial7162

    Sidan qiso yinka aad so dhigtan san u dawanayey bu qabigi i adkaaday waxan daremay inu dadku dad xun u badan yahy cidne la Aminin karin 😥

  • @khadarismaaciil4143
    @khadarismaaciil4143 Před 3 lety

    Maxaad ii xasuuseen heestan.axyaa cigaal

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 Před 4 lety +4

    Allaha u naxariistee boqorkii i dhalay ayaa waagaan yaraa waxaan dhihi jiray aabo reer faarax iyo reer xuseen caruurtooda ayaa is dilay oo laba qof ayey iska kala dileen saa wuxuu i dhihi oo mey dhinteen saa waxaan dhihi jiray may aabo een eeen eentaan guri jiray calashaan wey igu adkeed qaabka aan ugu fasira lahaa saa wuxuu i dhihi jiray aabo waxaad dhahdaa wey is dagaaleen marka qoralka ah wuu dhacay wuuna dilay ayaaa home work ii dirtay oo waxaan is dhahay gabadha weyba dhimatee yaa qisada soo gudbiyey ha ila yaabina boqorkii i dhalay cashirkii uu i baray ayaan wataaa😭in badana waan u xiisay illah qabriga ha u waasico🤲

    • @Mudan-
      @Mudan- Před 4 lety

      Amiin Amin ya rabii allaha unaxariisto

  • @sumeyobashir1032
    @sumeyobashir1032 Před 4 lety

    Nin walba sasa ku fiican

  • @umusaynab2049
    @umusaynab2049 Před 4 lety +2

    Qjsada kusoo dhaqsada mucaashaqiin tayda

  • @ayanaden2059
    @ayanaden2059 Před 4 lety +1

    Dhibaatada ay leedahay markaad nin binu adam karaacdid famly gaaga oo ku jecel.

  • @rabiiconuur8549
    @rabiiconuur8549 Před 4 lety

    Asc waa qiso cajiib qof kasto qof qiyaano Ilaahay ayaa u hiiliyo nabsi xun ayaa ku dhacay.

  • @MJ-gg4je
    @MJ-gg4je Před 2 lety

    Dulmiga Allah majecla,

  • @asmahussein2280
    @asmahussein2280 Před 3 lety

    Wllo qali habarta aad leedahy iskadaa oo hooyada dheh

  • @khatraquali9966
    @khatraquali9966 Před 3 lety +1

    ASC😍😍🥰🥰🥰😍😍😍🥰💞💞💞💘💘💘💘💘💘💞💞💞🔐🔐🎁🎁🎁🎁🛍

  • @zaraomar7500
    @zaraomar7500 Před 4 lety

    Waaw heeskan ayaa qaday please isheeg🙏

  • @wacanciise5446
    @wacanciise5446 Před 4 lety

    qisdiin awaaya

  • @samiraabdi4573
    @samiraabdi4573 Před 4 lety

    Masha allah iskuwara aamiin yarabi

  • @fatimayusuf6310
    @fatimayusuf6310 Před 4 lety

    Barliin
    Wall
    Waakufaxsnhy

  • @ahmedpato538
    @ahmedpato538 Před 4 lety +1

    Subscribe Ii saar 🙏

  • @safoahmed6109
    @safoahmed6109 Před 4 lety

    Xagee qisooyinka la idin kugu soo qoraa?😩

  • @halimoilmi4559
    @halimoilmi4559 Před 4 lety

    Xaqa dherl dheel maahana asagana alaaha caaf3

  • @fatimayusuf6310
    @fatimayusuf6310 Před 4 lety

    Kawrn
    Noloshayd
    Sikasta
    Oo
    Aa
    Ujeceshahy
    Hakaraacin
    Reerkiin

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 Před 4 lety

    Salaam sare sister and brother

  • @xaliimoaxmed9743
    @xaliimoaxmed9743 Před 4 lety +1

    Wlhi sanibsigii ayaa helay nabsigana waa layka ilaliyaa

  • @honeyjama1660
    @honeyjama1660 Před 4 lety

    Waalid iyo walaalo nin ey iidiiden alle magan

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 Před 4 lety

    Hortaa bin aadan kaa dhan maxeey u ilawaan abaal kaa qofk ka jecelyl u ugalay maskin walahi

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 Před 4 lety +2

    Caadi. iska. Dhig. Why

  • @imanisse4329
    @imanisse4329 Před 4 lety

    Mashaallah guul

  • @zaytuunighannel140
    @zaytuunighannel140 Před 4 lety

    Waaruntaa wll ninkasta oo gabad hagaajisay xumeeya alle hawaalo

  • @nuurtomohamed1692
    @nuurtomohamed1692 Před 4 lety

    waalidka warkooda lama diido xaq qooda lama gudi karo habaarkii waalidka ayaa ku dhacay gabadhaas

  • @hindamohamed6455
    @hindamohamed6455 Před 3 lety

    Wsc ciimaran iyo baaralin n

  • @fatimahassan6872
    @fatimahassan6872 Před 4 lety

    Waa u qalmaa inuu waasho nin xaaskiisa oo uurle naag karacaay oo weliba diley waalida isagaa shaqaystay

  • @habeali5789
    @habeali5789 Před 4 lety

    Mashallah abayo cuntadada

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Před 4 lety

    AFAR IYO QODBA SIREED NAAGAHA XUN IYO RAGA XUN IYO KUWA DIINTA NECEB BAA TAAGEERE OO DHAQANKII HALEEYAY

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 Před 2 lety

    Wa iidnsalaamy

  • @fatimayusuf6310
    @fatimayusuf6310 Před 4 lety

    Dumaroow
    Inarag
    Reerkiin
    Hakaraacina
    Nin
    Billie
    Aadan

  • @sadiyowarsame3837
    @sadiyowarsame3837 Před 4 lety

    Nabsi waa ma guuraan.

  • @youngash6411
    @youngash6411 Před 4 lety +2

    Mashallah

    • @zahrafarahhussein1224
      @zahrafarahhussein1224 Před 4 lety

      Asc wan insalaamay salan kadib waxaan kamid ahay tageerihiina sas darted waxaan inleyahay waxad tahiin qos quruxbadan ee quraan isisaara yanlaidin cunin mida kale ilmo madhashayn oo ubad ale ma idinku irsaaqay mase waane su aal aan is iri ayagkalee aragtaa kkkkkkkkk mahad sanidiin

    • @zahrafarahhussein1224
      @zahrafarahhussein1224 Před 4 lety

      Kkkkkkkkkkkk

    • @zahrafarahhussein1224
      @zahrafarahhussein1224 Před 4 lety

      Baarliin nalka waxaan kugu jeclahay sida aad gabdhaha somaliyed sad utaagertit aad baan kuu jeclahay macaanto qurux by

  • @nazrazead
    @nazrazead Před 3 lety

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @shahad2629
    @shahad2629 Před 4 lety

    Asc waa istaahilkiisa

  • @aminacilmi6103
    @aminacilmi6103 Před 4 lety

    Waa waajibgiisa

  • @shukriiidow4500
    @shukriiidow4500 Před 4 lety

    Anna kaga mar khatiya inay reera qodbasiro yihin ganacsato iyo kuwa gajada ah ba🤣

  • @HasanAhmed-td3kw
    @HasanAhmed-td3kw Před 4 lety +2

    Wcs lamaha isjeclayoow

  • @Anfa-99
    @Anfa-99 Před 4 lety +3

    Baarliin saad sheekada usharaxdo baan jeclahay

  • @asmahanisteela6046
    @asmahanisteela6046 Před 4 lety

    Faqri faqri dhalay buu ahaa

  • @yahyekhadar9226
    @yahyekhadar9226 Před 4 lety

    aaax

  • @imanisse4329
    @imanisse4329 Před 4 lety

    Istaahil waa kufrxy baga ugu dhacdy god ayu qoddy isaga kudhacy

  • @simanismail2619
    @simanismail2619 Před 4 lety

    101ana ah

  • @fatimahassan6872
    @fatimahassan6872 Před 4 lety

    ❤❤👍my family

  • @canabcalimaxamed2953
    @canabcalimaxamed2953 Před 4 lety

    While wanitageraa lkiin waxan jecla inan qiao nolawadago mana ayaan mel an idinkala.soxariiro lamanaha an kufano

  • @zamdahir3513
    @zamdahir3513 Před 3 lety

    Cuqubo ayuu galay ilahay baa ka miiraya intaa aad ka sheekaynaysan baad ka xanaqsanahayba

  • @sawdaaxmed9175
    @sawdaaxmed9175 Před 4 lety

    Wn idin baryaa qosada kle aad shegaysan biri insha allh inoo bilaaba wxba isbuuca kle hanala gaarsinine

  • @axmedyasin6083
    @axmedyasin6083 Před 4 lety

    Waa.lagfaraxyaa

  • @aminacilmi6103
    @aminacilmi6103 Před 4 lety

    Musiibo guku dhacday

  • @maryanabdi3006
    @maryanabdi3006 Před 4 lety

    Nabsigu maraaaago wlle

  • @cashoabdifatah6465
    @cashoabdifatah6465 Před 4 lety

    Ale kuma caafiyo o ilahey kugu kordhi rabiyow mid aniga nolosheyda baabiyay sidas o kale iiga tus awooodada

  • @Kbkhalidbaashe
    @Kbkhalidbaashe Před 4 lety +1

    Xayawaan QABYALAD lagu firdhiyay 🤣🤣🤣 czcams.com/video/gotPNhLP4dQ/video.html

  • @maryanabdirisaq7585
    @maryanabdirisaq7585 Před 3 lety

    Siwcan ayey ugashay

  • @honeyjama1660
    @honeyjama1660 Před 4 lety

    Meseer maahee waa xaasidnimo wasaqa