XUKUN IYO AWOOD TEAM 27 QOF KA GUURSO AMIIRO ANIGA MACALIMO SAALAX QOSOLKA ADUUNKA🤣🤣..?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 580

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Před měsícem +61

    Amiira Qurux marka wllsheed Adna laga reebo labada qof o aad ka ay isku fahmeen waa ceyda iyo Asad yacni wllhi masha Allah lee dhihi karaa maahe qoraal kuma soo koobi karo heerka is fahamkoodu gaaray ❤ceyda intaas u Amiira ka sheegay iyo in ka badan ba Alle waa siiyay Amira

    • @user-nw3yi9fx1o
      @user-nw3yi9fx1o Před měsícem +2

      Masha Allah waa sax abowe amira ine tahay qof wanagsan anaga halkan aanka aragnaa lkn waxaanaga yaqaano dadka ey asxabta yihin ceyda aana nocadeyay iney tahay qof fican jh midki ku helaa nasiib leh oo xaas u noqotaa cawo iyo ayaan leh xabibti guuleyso🎉🎉🎉

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Před měsícem +1

      @@user-nw3yi9fx1o aad iyo aad ceyda intuu sheegay inagoon waligeen arkin baaba u qirayna lkn inta aragtay o ay asxaab isku dhawyihiin gabdhuhuna waxay dhahayaan sxb Amiira hakaa ahaato ❤ wiilashuna walee inay ku ducaystaan baa filaa yacni inay xaas u noqoto waayo kii helaa nasiib leh ❤

  • @mumtaas420
    @mumtaas420 Před měsícem +53

    Amiiro Amaan wey kadhantahey
    Amiiro dhankasta ka dhameystiran ❤

  • @Cumeer_bigfan-e4x
    @Cumeer_bigfan-e4x Před měsícem +210

    Farxad ayeey iitahay gabar sidan u qurux badan iney qoralkeyga aqrineyso 🥹🥹❤️‍🔥❤️‍🔥

    • @SaynabShaafici
      @SaynabShaafici Před měsícem +1

      Thank you baradha😊😊

    • @sihaamsaciidcali5820
      @sihaamsaciidcali5820 Před měsícem +3

      Sheqow quruxdeda inte ku aragtey😂😂

    • @ruweedoibrahim8737
      @ruweedoibrahim8737 Před měsícem

      O​@@SaynabShaafici

    • @SalmaHafidh-bn2hy
      @SalmaHafidh-bn2hy Před měsícem

      @@Cumeer_bigfan-e4x Jah wiil Somali hanoweynin sharfta wiilasheena waxa ogaani maka qurbaha jogtit see noo ilashanaayan❣️❤️👑 fivaa wilasheena

    • @Salmo-kw7kw
      @Salmo-kw7kw Před měsícem

      Adoosaas ofoolxun aqrineyso😅😂

  • @XaawoMaclin-cn1nn
    @XaawoMaclin-cn1nn Před měsícem +73

    Aan kusalino nabigeena muxamad salaahu caleeyhim wasalam 📿🤲🏻😭

  • @farduusdahirwarsame-dx1zm
    @farduusdahirwarsame-dx1zm Před měsícem +178

    Amira iyo ceyda inta islajecel like

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs Před měsícem +70

    Dadku quruxda waxay moodayaan wajiga iyo jidhka lkn quruxdu waaa qalbiga❤❤ waligaaa naftaada ku kolsooonoo oooo ha is dhiibin❤❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 Před měsícem +1

      ❤❤❤❤👍🍰👍

    • @ShahadSaad-lh4fs
      @ShahadSaad-lh4fs Před měsícem

      @@lavieestbelle-neutre3431 waligaa naftaada ku kalsooonooo hooooooooyo 🤣🤣

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Před měsícem +2

      Quruxda wajiga mida jirka iyo mida Qalbiga markuu Alle is kugu kaa daro waxad noqonaysaa qof lama helaan eh Amira kii hilaa nasiib mel ❤❤❤

    • @ShahadSaad-lh4fs
      @ShahadSaad-lh4fs Před měsícem

      @@adoontiallesiman262 haaa lkn amiiro kaligeed maaha dee

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 Před měsícem

      Milyan Qurux wa Dhamestiran Mash'Allah

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy Před měsícem +62

    Ayyyy ceyda amaanta amiira meqo maraa ku ceshceshty jh nin rageed❤

  • @Suusu863
    @Suusu863 Před měsícem +132

    Amiiro qof naxariis badan waaye muu dhahay 😢😂❤

  • @user-in4wm5fg4v
    @user-in4wm5fg4v Před měsícem +135

    Inta og in tiktok lasoo jarayo amanta aamiro 😂😂😂

  • @SadoAdour
    @SadoAdour Před měsícem +86

    Ceyda aan 1m garsinoo asxapey intaa inkuu racsan liketa ❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Před měsícem +48

    Kusaliya nabigeena muhammad scw ❤🕋☝🏼

  • @YasineApdallah
    @YasineApdallah Před měsícem +17

    Ceyda wiil boqor wye
    Ceyda zxp fcn wye
    Ceyda wiil karti bdn wye
    Ceyda wiil talented wye
    Ceyda goat 🐐 CZcams ka wye

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před měsícem +26

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️😢

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Před měsícem +32

    Jah markaad qoftada amanayso wakadhisee ❤😂😂

  • @AliAfrah-p9l
    @AliAfrah-p9l Před měsícem +54

    Team amiira & ceyda ismuujiya

  • @user-mm2zi5nn5n
    @user-mm2zi5nn5n Před měsícem +30

    Mnsha alh allh intaa ka shegtayba wey thy amira quruxsan

  • @SalmaHafidh-bn2hy
    @SalmaHafidh-bn2hy Před měsícem +31

    Manta waa dalashadeyda meqa like aan uqalmaa🎉🎉

  • @SihamAhmed-q3k
    @SihamAhmed-q3k Před měsícem +36

    Inta uuuu ceyda ku amaanay amira waaa sax hal Mid oooo qaldan kuma jiro ,nin qimahada garanayo markaa wax ku darsatid wa nocaaa 😁qof style leh muu dhahay warka wa dhan yhy

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 Před měsícem +28

    Team walbah kabax isn't Easy yaqay ❤🎉 inshallah coming soon Mr 1M King Ceyda Xaa ku heysatiin Asxabta iNtas iO inkabadan Oo u Qalmaa wllhi

  • @Bellaa309
    @Bellaa309 Před měsícem +30

    Qof style ah waye 😫😫🔥❤️‍🔥qof dhar qurxoon only xariiifkada lee saaas ku amaaanan karo 😅

  • @susuali2868
    @susuali2868 Před měsícem +13

    anoo gabar ah hadii ley dhihi lahaa amiiro amaan intuu ka shegay wan shegi lahaa king cayda hal ben mashegin❤
    isagana wa wiil muxtarim ah oo dhaqan rageed leh masha allah labadaan waaba lesugu tala galay❤❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Před měsícem +1

      haday jirto laba qof oo isku qalma ama nolol qurux badan wada dhisan lahaa 2 dan waaye ❤

  • @Pretty-s7r
    @Pretty-s7r Před měsícem +23

    Amiira naxariis bdan❤😊

  • @Firlocaddey111
    @Firlocaddey111 Před měsícem +25

    Team welba inta ila taageerto one like

  • @Cumeer_bigfan-e4x
    @Cumeer_bigfan-e4x Před měsícem +39

    ONLY TEAM AMIIRA QURUX ONE LIKE 👋❤️‍🔥🫰😍

  • @MissCayuush-bv2yo
    @MissCayuush-bv2yo Před měsícem +39

    Team qab qab like❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Před měsícem +20

    Ceyda hadalkiisa dadba ka nixi doona 😂 yacni Amaantas yar ileen uma quurayane Amiira wax kale iska daaye socodkeeda ayaa laga dareemaa daacadnimo daganaan iyo qalbi wanaag ixtiraam miskiinimo wllhi faani iga ma ahane dhab ayan u hadlayaa qof la joogane maxa u malayn

  • @isackbakool7969
    @isackbakool7969 Před měsícem +25

    Team ceymir hadaa nahay salxjj waa danaa sooma ahan ❤❤❤

  • @HiboCali-k7i
    @HiboCali-k7i Před měsícem +6

    Cayda:
    qof ixtiram badan
    Qof daacad ah
    Qof xushmad badan
    Qof walid adeec ah
    Qof dadku jecelyihiiin
    Qof talented ah
    Qof lucky boy ah
    1m🎉Coming zoon🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Před měsícem +18

    لا إله إلا الله وحده لا شريك له، له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير

  • @MaaidoMustaf
    @MaaidoMustaf Před měsícem +8

    ayyy amiira qurux badan m.a amaan WE uqalanta inta kashegtay Io in kabadan ❤😊

  • @SacdiyoMaxamed-sg6up
    @SacdiyoMaxamed-sg6up Před měsícem +22

    Team amiira team cayda team sundus iyo team walba oo dhan bes tagera ani

  • @Mohaaaaaazzz
    @Mohaaaaaazzz Před měsícem +13

    Jah saalax allow hanoo waayin😂 amiro aman ceyda dhiiqa lugaha u surteen ceyda😂😂

  • @HodanMaxamadHodanMaxamad
    @HodanMaxamadHodanMaxamad Před měsícem +9

    waaw wn kahelay amiiradeena amanteeda way uqalantaa thanks wllky king cayda

  • @quruxbilan2708
    @quruxbilan2708 Před měsícem +12

    omg amiira iyo ceyda markay is amanayan codkooda dhan naxriis ❤❤❤❤

  • @user-fz1zo2lv2r
    @user-fz1zo2lv2r Před měsícem +24

    ala caymir caawa isku dhar waye😂❤

  • @MaaidoMustaf
    @MaaidoMustaf Před měsícem +8

    Team walbah Illaheyow hano waynin qosolka iga dhameyen wallahi 😂❤😊

  • @MissStyleAmiira
    @MissStyleAmiira Před měsícem +9

    Team Ceyda 1m waxa kahary only 37k let's Go Gays ❤🎉💪

  • @user-un1hb5cv7y
    @user-un1hb5cv7y Před měsícem +3

    Kibirka joji soo qor saliga nabiga scw scw ❤

  • @user-vq8qs5pp8v
    @user-vq8qs5pp8v Před měsícem +21

    Alla kujeclina caydow markad amiira amanayso ❤

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs Před měsícem +16

    Qof labis qurxoon waaye qof isteeel qurxoon waaye. Arooooos comming soon saaamiya iyo cadnaan. Amiiro iyo cayda iyo ladan iyo saalax macalimo iyo koko. Lkn imika isooo caaaya deee❤

  • @us-Liibaan
    @us-Liibaan Před měsícem +24

    Team Ceymir one Like😂

  • @khadrakhaliifdheeman1469
    @khadrakhaliifdheeman1469 Před měsícem +15

    Macalimo iyo salax ku jabay amira iyo cayda wey raxysteen noh😂😂😂

  • @nasronuur729
    @nasronuur729 Před měsícem +15

    Manta aad murugeysanahy aderkee ayaa dhinte igu soo duceya asxabee inoo Allah qabriga u wasaciyo😢😢

    • @AyaaNmohamed1
      @AyaaNmohamed1 Před měsícem +2

      Illhy haunaxristo byo asaga iyo inti Muslim ah geriyote🥺🤲🏽

    • @Pretty-s7r
      @Pretty-s7r Před měsícem +1

      Ilaaahay qabriga haw waasiciyo😢❤

    • @user-mr2kl5ch6k
      @user-mr2kl5ch6k Před měsícem

      Alle haw naxaristo amiin
      Qalbigan alle haku qabo joo

    • @user-nq3vr6tv3t
      @user-nq3vr6tv3t Před měsícem +1

      Ilahay ha u naxariisto abyo😭🤲🏻

    • @budeybudey2707
      @budeybudey2707 Před měsícem

      Alle u naxariisto adeer abaayo Ilaah qabrigiisa wacaysiyo amiin amiin kitaabkiis gacanta midig Alaah ka siiyo allahumma amiin Yaa Rabi xabiibtay abaayo mcn samir iyo iiman Alaah.idiin ka siiyo amiin amiin Yaa Rabi xabiibtay

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj Před měsícem +15

    Salax legend ceyda io amiira is amaana dhahay 😂😂😂

  • @Thebeutyher
    @Thebeutyher Před měsícem +10

    Xukumada beela waa ku heystaa soo badi caadi mahan salax 😂😂 umad ma ahan jaanis hadu kugu helo bis waaye jah amiiradeena intaa sheegty weytahy iyo kabadan daacad qalbi wanag Amiira M.sha

  • @NimcoCabdirizaK
    @NimcoCabdirizaK Před měsícem +17

    Team walpah one like ❤❤❤

  • @UpdifataahAhmed
    @UpdifataahAhmed Před měsícem +21

    Ku saliya nabigenasalalhu caleyhi wasalam

  • @faraxabdi3028
    @faraxabdi3028 Před měsícem +21

    Kala.qabtaay saalax iyo macalimow tob and jerin 😂😂

  • @JabraMoha-lx8ss
    @JabraMoha-lx8ss Před měsícem +105

    TEAM caymir only like saar

  • @user-zh3ec7gl1g
    @user-zh3ec7gl1g Před měsícem +21

    Team amiira qurux one like

  • @aisholayloyussufelmi9167
    @aisholayloyussufelmi9167 Před měsícem +15

    SAalax dhibkiisa jecliyaa😂😂

  • @cabdinasir8631
    @cabdinasir8631 Před měsícem +19

    KU SALI XABIBKENA MOHAMED SCW ❤❤❤❤❤

  • @user-qc4nm6rb7h
    @user-qc4nm6rb7h Před měsícem +6

    Team walba baramijiyo shidan ayaad keenteen ufikira baramijyo shidan ku dadaala inaad habeen walba keentan wlhi top ayaad sii noqonaysan dadkuna way idin xiisaynayan

  • @NajaxAbdi-qi8fg
    @NajaxAbdi-qi8fg Před měsícem +7

    Steyl quruxoon ma mqly mise dhagaheyga😂😂❤❤

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 Před měsícem +24

    TEAM CAYMIR ONE LIKE 👍

  • @user-by4vs5zb3l
    @user-by4vs5zb3l Před měsícem +4

    Team ceyda coming soon 1m inshallah wll

  • @Salmonella12
    @Salmonella12 Před měsícem +12

    Jah soo u amaanayo🥹😭❤️‍🩹alla ceyda legend 😂

  • @user-cu6hk9up4p
    @user-cu6hk9up4p Před měsícem +9

    markale soo samey ceyda please team walba❤❤❤❤

  • @MIRAAABDUL
    @MIRAAABDUL Před měsícem +15

    Jah ceyda sidu amiira U amanay🥺💗🤌

  • @ItsBariyayy
    @ItsBariyayy Před měsícem +8

    Mr winner 🏆
    Mr 1M 🤴
    Mr luck boy ❤

  • @safsafsaid7041
    @safsafsaid7041 Před měsícem +3

    Milyan Qurux, Amirada Stylka, Xidigta Team 27, Boqorada CZcams wa Qof;
    A - Asluub leh
    M - Mamuus leh
    I - Ixtiraam leh
    R - Raxmat leh
    A - Akhalaaq leh
    Mamuus, Mudnaan, Milgo ayaad leedahay o AMAAN waad U Qalantaa. Allah Yihfidik

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Před měsícem +3

      aad iyo aad Amaan way ka dhan tahay qurux badan taan ❤😂

  • @user-nw3yi9fx1o
    @user-nw3yi9fx1o Před měsícem +6

    Jh amira runti amaan waka dhanta hay inaatahy gabar wanagsan caad masarno ninkaa calaf unoqotaa cawo iyo ayaan leh xabibti ceyda asxabtaada ow ka mid yahy wax badan oo kaayaqana asine kaama Liito waa wiil qalbi ficn

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan Před měsícem +14

    TEAM AMIIRA ONE LIKE 👍

  • @cabdullahisheekhcali8145
    @cabdullahisheekhcali8145 Před měsícem +11

    Team ceyda inta jecel ❤ haloo saro

  • @ItsBariyayy
    @ItsBariyayy Před měsícem +6

    Team Ceyda let's go 1M 🤴 ❤

  • @user-rd2ut4yq1k
    @user-rd2ut4yq1k Před měsícem +3

    Mnsha allaah intaa iyo in kabadnba way tahay amiira sharaf bay leedahy❤

  • @user-fz5ci1kf1f
    @user-fz5ci1kf1f Před měsícem +9

    Anaa uhoreeya king ceda waan kuwataa❤ lagand

  • @AnasFarah-f1s
    @AnasFarah-f1s Před měsícem +8

    Insha allah waxan jeclahay inaa 1.M ka cayda idinla dabaal dago my team 27 lkn ma Samayn kari insha allah niyada ❤

  • @Sadiiq2027
    @Sadiiq2027 Před měsícem +10

    Team walba ❤one like

  • @user-fv7fb5px1y
    @user-fv7fb5px1y Před měsícem +3

    Cayda yaa ugu xasuus dheer sundus cumeer asad amira adi noso sameya😂❤

  • @YaasminIbraahi
    @YaasminIbraahi Před měsícem +12

    Team walba waidin wata wankufarax sanahan insane noqdo qofkii uhoreyay

  • @safsafsaid7041
    @safsafsaid7041 Před měsícem +1

    C - Considerate
    E - Enthusiastic
    Y - Yielding temperament
    D - Devoted
    A - Affectionate

  • @Ferihaqadar
    @Ferihaqadar Před měsícem +13

    Team ceyda one like

  • @Pretty-s7r
    @Pretty-s7r Před měsícem +8

    Amiira qurux bdan❤😊

  • @IbraBoy-rs1lr
    @IbraBoy-rs1lr Před měsícem +3

    Wllhi xukunka waxaa ugu daran salxa jj ayaa ugu daran zxp teedi kele please aan Please cyda aan gaarsino 1M asxabta cyda keep going pro Mar walba wxan nahey garab kaaga 🥰 🙏 👏 💙 👍 🥰 🙏 👏 💙 👍 🥰

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před měsícem +11

    Qeys❤Leyla 😂Sidee loo Guursanaa Booskooda Waaba Xerteenne❤😂❤🤲🇸🇴🤲

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Před měsícem +9

    alla game kan xukumada waxan kusoo xasuustay markay Amira Asad iyo ceyda dheeli jireen wllhi been ma sheegaye kuwii hore ayan daawadaa markaas saa u qoslo lee alx hadaaba soo celiseen team walbah waa idin baryaa saan le u wada game kan aad baan u jecelahay lkn caag biyo eh cal lee haku soo darina kaas xanuun waaye 😂😂

  • @Zabna143
    @Zabna143 Před měsícem +5

    Asxabey King 👑 ceyda xaaku heysatiin 1m cimri tagay ceb laguma sagotiyo caawa 1m aan u dabal dagno les go

  • @Pretty-s7r
    @Pretty-s7r Před měsícem +4

    Qof labis qurxoon waaye❤
    Qof style leh waaye❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Před měsícem +7

    saalax dhib badanaa 10 ka mawada sheegaye feer ka jar muu is dhahaayay marku ceyda wada sheegay jah jah kulahaa 😂😂😂😂

  • @JamiilaAhmed-kq9vl
    @JamiilaAhmed-kq9vl Před měsícem +2

    Alla ceyda qosolka iga dhameyen macalimo iyo amiira part two soosameey abwe😂

  • @AsmaAsmameiraneh
    @AsmaAsmameiraneh Před měsícem +5

    Team walbah on like ❤😊

  • @QueenAmiira-fw6cn
    @QueenAmiira-fw6cn Před měsícem +4

    jh ceyda malyan qurux been makashegi amaaan we uqalanta miss somalia ❤😊

  • @UpthifatahAli
    @UpthifatahAli Před měsícem +7

    Team qap qap in the guri isn't easy 😂

  • @user-cx9cf7op4e
    @user-cx9cf7op4e Před měsícem +2

    Somay part two abowe qofka udanbayo noqo adhi xukumo adhag so' arso team cayda marnaba no hoos ❤

  • @maryamaCabdinaasirnuur
    @maryamaCabdinaasirnuur Před měsícem +2

    M.a waa idin wataa❤❤❤❤

  • @BatuuloMacalin-sf9fz
    @BatuuloMacalin-sf9fz Před měsícem +7

    Wan idin salamay wllhyga farxad iga nolada❤❤❤❤❤❤

  • @nejma551
    @nejma551 Před měsícem +2

    Mnasha allh aamiira qof qalbi wangsan waye

  • @CanabCuti
    @CanabCuti Před měsícem +4

    Labadiinuba ixtiraam ayad leedihiin❤❤

  • @FaadumoNuur-v7x
    @FaadumoNuur-v7x Před měsícem +2

    Team cayda is not easy❤❤😂😢😅😊

  • @Zsoproductions2
    @Zsoproductions2 Před měsícem +2

    Waligey Comment maso qorin manta Dan baa i geysay guys 😢muraad baan leyahy inu alleh isahlo iso duceya 40 qof ducadoda aqbal wayay 😢❤

  • @XalimosacdiyoXalimosacdi-hb4ls

    amiira mss somalia waa la amaana hade ladhaho inta malagu so kobikaro m.a❤😊

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 Před měsícem +1

      Horta Amira Qurux iyo Iqra Albatross why ba Mss Somalia tartanka logu so dari waayey ???

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Před měsícem +2

      walee runbaad sheegtay

  • @user-ld1se2dt1y
    @user-ld1se2dt1y Před měsícem +9

    Oh my team qabqab😊❤

  • @MissStyleAmiira
    @MissStyleAmiira Před měsícem +2

    Team walbah a fiirsaday mana qoslin hada kayelo😂😂😂❤

  • @Liverpoolsomaliis
    @Liverpoolsomaliis Před měsícem +5

    salax jj legend waaye wllhi is amaana kulaha 😂

  • @MissStyleAmiira
    @MissStyleAmiira Před měsícem +2

    amiira qurux amaan WE kadhanthy dhameystiran m.a❤😊

  • @ikraam_72
    @ikraam_72 Před měsícem +5

    Miraa qurux farxad badan ❤

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A Před měsícem +6

    Amiira jah❤❤❤

  • @user-sl4kk6hw6p
    @user-sl4kk6hw6p Před měsícem +3

    Team 27 idinka la aantiina maraxa waye wllhi ❤

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to Před měsícem +20

    Team Amiiro ONE like 👍