GARO WAXA KU JIRA BOXKA \SAMIIXA IYO QURUX KUDHIIGLE FULAYSANA😅

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • GARO WAXA KU JIRA BOXKA \SAMIIXA IYO QURUX KUDHIIGLE FULAYSANA,WHAT IS IN THE BOX 2022,GARO WAXA KUJIRA BOXKA,SAMIIXA KHALIIL,QURUXKUDHIIGLE,DIRISLE ABDI,

Komentáře • 1,3K

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +630

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤

  • @bosslyrics252
    @bosslyrics252 Před 2 lety +40

    Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤ ♥

  • @faraxzanomer9400
    @faraxzanomer9400 Před 2 lety +69

    I can't stop laughing wlhi 🤣 Jack and samixa🥰

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 Před 2 lety +479

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂ala manooliyey 😂😂😂😂😂😂 samixa markey darbiga aadey ya ila qosley

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +240

    0:38 😂😂 challenge fanny ah inoo soo badi sxb dirislow part two sugeyna incha Allh ❤

    • @Hana__1300
      @Hana__1300 Před 2 lety

      Somali CZcamsr cusub
      So fiiri { Nolosha Rara }♥️

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye7770 Před 2 lety +10

    xabiibkena scw anku saliino wll
    alle dartiisa kherka nagu tagera subscribe like no sara jasakallah

  • @fatimamohamed6731
    @fatimamohamed6731 Před 2 lety +122

    Best challenge ever Dirisle🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣can't stop laughing 😃 😀 😄 next time come with a 🐍 plz

  • @ibnumohamud6626
    @ibnumohamud6626 Před 2 lety +103

    اللهم انت ربي لا اله الا انت، خلقتنى وانا عبدك، وانا على عهدك ووعدك مااستطعت،اعو بك من شر ما صنعت،ابوءلك بنعمتك علي ،وابوء لك بذنبي فاغفرلي،فانه لا يغفر الذنوب الا انت

  • @abdullaahiahmed7394
    @abdullaahiahmed7394 Před 2 lety +297

    Maalinteyda Ayaa ii Qurxiseen Waa Iga Qosolsiiseen Wlh😂😂😂

  • @abdikadarsomali7437
    @abdikadarsomali7437 Před 2 lety +56

    What is in the box
    Funniest challenge
    Waiting prt2 bro

    • @Hana__1300
      @Hana__1300 Před 2 lety

      Somali CZcamsr cusub
      So fiiri { Nolosha Rara }♥️

  • @Hooda36
    @Hooda36 Před 2 lety +13

    Looooolz🤣🤣🤣samiiha kulaha Dirisle waxnool iga ilaali🤣funny video qosolkii waad nagadhamay seen thank you guys for sharing your time with us Allah haidin xiftiyo keep going forward ❤️🌺🌺🌺🌺❤️👍

  • @mahamedbaashe6233
    @mahamedbaashe6233 Před 2 lety +117

    10 Ugu Dambeeyay Bisha Barakaysan Ee Ramadan iLaahaw Acmaasha Naga AqbaL 🤲😊🕌

  • @shayma5815
    @shayma5815 Před 2 lety +64

    TEAM DIRISLE ISMUUJIYA 💋 🖤 1M COMING SOON

  • @thegoat2879
    @thegoat2879 Před 2 lety +7

    Jack spreading love everywhere Masha Allah ❤️

  • @yoonisjamaofficial7057
    @yoonisjamaofficial7057 Před 2 lety +3

    DIRISLE CABSI WXN AHAY NIN REER BURCO AH OO AAD KU TAAGEERO INZHA ALLAH 1M GUUL😍✊♥️🌹📌

  • @maahirmoha6365
    @maahirmoha6365 Před 2 lety +69

    Qurux ku dhiigle woo ika kadan yahy wlhi 🤸‍♂️🤣
    Dabo duffleh weye kulahaaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @queenamiish8541
    @queenamiish8541 Před 2 lety +5

    Dhulka jiifa wlhi plz part 2 so sameya qosol iguma harin🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @muniitamukhtaar4967
    @muniitamukhtaar4967 Před 2 lety +17

    ala beerka ma nooli🤣🤣🤣🤣dirisle aboowe part two so samee🤣🤣

  • @abyandalel2837
    @abyandalel2837 Před 2 lety +42

    fuleenimadii oo qof ah samiixa iyo qurux kudhiigle kkkkkkkkkkk saa u qoslaaye waan daalay

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Před 2 lety +21

    Three legends dirisle qurux ku dhiigle and samiiha💚

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 Před 2 lety +7

    i watched more then 3 times how jack looking the box when samiha trying to touch 🤣🤣🤣

  • @abdikareem6526
    @abdikareem6526 Před 2 lety +112

    More like this please😂👏

  • @jimcaleabdimedia8619
    @jimcaleabdimedia8619 Před 2 lety +83

    Funny waye ciyaartan 😁😁😁😁😁samiixa Fuleynimada koob ayay qaadey

  • @kowsarahmed5321
    @kowsarahmed5321 Před 2 lety +11

    Plz part 2 wlhi daacad u qoslay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @jabirilogisticandcargo2007

    wlh aad ayuu iiga qosol siiyay Challenge balse qurux ku dhiigle waa qof naxariis leh oo xushmad yaqaano aniga uma badni inan comments bixiyo lkn kan qosalka ayuu iga dhameeyay keep going saxibayaal💗💗💗💗💞💞💞❤❤❤😃😃😃😃😃

  • @indhouronindhouron7992
    @indhouronindhouron7992 Před 2 lety +2

    Waaaw inaba caadi ma ahan cwa saaaa u qoslaye qumankii ixnunay wlhi ilove you samiha darisle iyo quruxku kudhigle love you guys we need more wlhi plse plse

  • @adnaanmahad2473
    @adnaanmahad2473 Před 2 lety +36

    EID MUBARIK DIRISLEE FROM JIGJIGAA

  • @AbsamoFilmsVlogs
    @AbsamoFilmsVlogs Před 2 lety +16

    This challenge is so funny wlhi
    Afur wanagsan reer nairobi

  • @hibomohamed3055
    @hibomohamed3055 Před 2 lety +6

    🤣🤣🤣🤣🤣San u qoslayay alle ha idanbidhafoo we need more like this

  • @amalomar860
    @amalomar860 Před 2 lety +4

    Saamixa iyo Quruxkudhiigle geesiyal waweyn weeye🤣🤣🤣🤣

  • @maahirzawaaj3322
    @maahirzawaaj3322 Před 2 lety +37

    《 Legend always legend Dirisle Cabdi 》
    《 keep going and your will success full 》

  • @munayasin9091
    @munayasin9091 Před 2 lety +11

    Fanny way dhaaftay wllhi saan uqoslayey wa daalay samiixa iyi QURUX KUDHIIGLE 🤣🤣🤣🤣

  • @iloveallah3519
    @iloveallah3519 Před 2 lety +6

    Thanks I got intertained while my son in surgery, Qurux ku dhiigle is funny

  • @Ahlaamchanel
    @Ahlaamchanel Před 2 lety +2

    Waaw wlhi challenge uguhorerayay ay Somali sowdhigto aan aad ugu qoslay thanks yakhey sadexdiinabaa

  • @Kaamaliitoadi
    @Kaamaliitoadi Před 2 lety +32

    Pᴀʀᴛ2 ᴅᴀʙᴀǫᴀʟᴏᴏᴄ sᴏᴏɢʟɪ ɪᴏ ᴊɪɪʀ ɪᴏ ʙɪsᴀᴅ ᴍᴀs😅😅😅❤️

  • @queenasli5422
    @queenasli5422 Před 2 lety +53

    Leylatul qadar Allah nala kulmiyo qof kasto muraad leh rabi ha u sahlo 100 subscribe plz xawiwiyaaal🥰❣️

  • @sacdaibraahim464
    @sacdaibraahim464 Před 2 lety +25

    Walk cibaadaysta waa dhamaad ramadan oo laylatul qadiga kudadala

  • @xaliimaibraahim3462
    @xaliimaibraahim3462 Před 2 lety +5

    Alla caawa manooliyeey afurkayga iga bixiseen kuwaanaaa funny 😆noosoo badiya yqy🤣🤣🤣🤣

  • @hiboissa5372
    @hiboissa5372 Před 2 lety +5

    j'adore vraiment et c'était la meilleur vidéo, merci d'avoir partage avec nous ces moments et surtout Dirisle saches que c'était the best challenge never see

  • @boqoradiiali5387
    @boqoradiiali5387 Před 2 lety +9

    Day 25 xalay ya ila dareemay inay layltul qadri ahayd omgggg 😭🙏

    • @fadumasunni638
      @fadumasunni638 Před 2 lety

      23 ayay u badned walalo astamo bdn ayan argay Ani kaliyana ma aha adunka dhan laga dremay😥 ax ilahey narta hanaga xoreyo

    • @aishamohamud1836
      @aishamohamud1836 Před 2 lety

      @@fadumasunni638 has 23dii aan umaleeye

  • @sadiiqabdalla3751
    @sadiiqabdalla3751 Před 2 lety

    Noloshayda waa marki 1aad ee aan dirisle comment ka soo bixiyo anoo daawaada hadana sababto ah waan ku qancay wlhy si daacada ayaan ugu qoslay hal abuurkan cusub waan ku hambalyaynaya 😂😂😂😂😂😘😘

  • @Nomadlivenow
    @Nomadlivenow Před 2 lety +10

    I'm dead 🤣🤣🤣🤣🤣
    This made my day 😂😂😂😂

  • @ahmethzakihvarhan177
    @ahmethzakihvarhan177 Před 2 lety +17

    Eid Mobarik All The muslims Every wherr madamoon Uhoreeyo Mantah🥵❤️🥰✨🤞😉

  • @maankacade3310
    @maankacade3310 Před 2 lety +11

    Anoo qoslaya bahi iqawatey😅

  • @habiboanshur9989
    @habiboanshur9989 Před 2 lety +8

    Samiha malintey umuleyso ilahow dirisle warba sugaa😅😆😂🤣🤣🤣🤣🤣

    • @ismaip1
      @ismaip1 Před 2 lety +1

      Astaqfurulah 😂 wad iga qoslisey

    • @Muslimah536
      @Muslimah536 Před 2 lety

      horta kalay wxs maxa nalo dhaha ani hoyadya igu dhahdo malinka folan doonto maxa samyn wax yalo.yar bad ka baqdaye😂fooshaba wax kle noga dhigtene hanaga si nixinina

    • @fahmamohamed7747
      @fahmamohamed7747 Před 2 lety

      J

  • @zakariaozmanofficial6212
    @zakariaozmanofficial6212 Před 2 lety +10

    Dirisle another level from burao...

  • @sacidaali4600
    @sacidaali4600 Před 2 lety +9

    Waa fuurey iga taga dheh 🤣😆

  • @sharmateacher3541
    @sharmateacher3541 Před 2 lety +19

    5:37 jack marish baa caacimaad kiisa kafikiri jirtay 😂😂😂😂✌

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 Před 2 lety +6

    dirisle waxad socotaba ma xawayaan bay kula gashay wlhi beerka I xanunay sidaan u qoslayay qurux ku dhiigle waa funny kulahaa kan fanaxda leh maxa waaye prat too Soo samee wll 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdifatahcarvalho2818
    @abdifatahcarvalho2818 Před 2 lety +6

    Part 3 samiixa intaay gidaarka istagtay ayay feer duubatay wlhi qosolka ayaa iga dhamaday 😂😂

  • @mohanmk250
    @mohanmk250 Před 2 lety +5

    THE ONE AAN ONLY DIRISLE ❤️

  • @atharmohamed4953
    @atharmohamed4953 Před 2 lety +42

    🤣🤣🤣🤣 astagfurulaah waan ooye sidaan u qoslaye saka aniga ayaaba isku maleeye wlhi qurux kudhiigle samiixa asagaba kadaran kkkkk so funny wlhi we need more video next time insha.allah peace

  • @fankafarah701
    @fankafarah701 Před 2 lety +4

    I can't stop laughing Samiixa and qurux ku dhiile🤣🤣🤣

  • @mariakozcuoglo6011
    @mariakozcuoglo6011 Před 2 lety +40

    Ilaaahow inta qoslay iga cafi wa somanahe😁😁😁😁😁😁

  • @addehaji1768
    @addehaji1768 Před 2 lety +7

    Darislow part 2 so same wlhi wa fani kuso tuur next viodio ga xiga 🤣🤣🤘

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Před 2 lety +1

    Smixo qrux ku dhiigle wku dilanyhy diydiza lgaa rpaa😂🙏
    Please part 2😒

  • @fileyahmedchannel8121
    @fileyahmedchannel8121 Před 2 lety +6

    🤣🤣🤣🤣🤣 ma noli sodan u qoslayey wixi ugu wanagsana ayaa manta keenten dadka qosol dartii waa lala suuxayaa🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hiddenname2733
    @hiddenname2733 Před 2 lety +5

    Team Dirisle cabdi isoo raaca✌

  • @yaxyelaki9752
    @yaxyelaki9752 Před 2 lety +5

    Pro Hormar wacan✌👌💝

  • @deeqoabdulahi2683
    @deeqoabdulahi2683 Před 2 lety +1

    Qurux ku dhiigle qosolka iga dhamesay wlhi 😂😂😂

  • @NashadTigerofficial
    @NashadTigerofficial Před 2 lety

    Soo badiya chaleng waa oyey saa uqoslyey wlhi qof iga fuleysn samiixa arkey walahi🥺❤❤🤣🤣🤣🤣

  • @SALMAANODAYOFFICIAL
    @SALMAANODAYOFFICIAL Před 2 lety +4

    Wllahi samiixay beerka ayaa ixanuunisay wllasheyy fuliyD ayD THY RUNTII😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂🤣🤣😅😅🤣😂😂

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL Před 2 lety +10

    Best challenge ever unseen

    • @Hana__1300
      @Hana__1300 Před 2 lety

      Somali CZcamsr cusub
      So fiiri { Nolosha Rara }♥️

  • @queenamiish8541
    @queenamiish8541 Před 2 lety

    Vidiegan wa marki 3aad an dawanyo wlhi wa jeclahy wa qosol miiran plz part2 so samey derisle😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maddarderia4527
    @maddarderia4527 Před 2 lety +1

    Jack walhi said ugu qoslay. Kulaha “ kan wa nuuxnuux sanoya” 🤣😂

  • @deeqocabdisalaam1789
    @deeqocabdisalaam1789 Před 2 lety +10

    Hordhaca ayyaaan ba kuraftay 🤣🤣🤣🤣

  • @JkNini-um9js
    @JkNini-um9js Před 2 lety +3

    My Cutie Samiiha Love U My Queen👑😘💖💖💖💖💖😩😩

  • @khaalidmaxamed7149
    @khaalidmaxamed7149 Před 2 lety +2

    Funny chalanages i can't stop plz part Two 🤣🤣🤣💚

  • @nawaalsiciidmohamed3446
    @nawaalsiciidmohamed3446 Před 2 lety +1

    😅😅😅😅😅 wlhi daacad uqoslay smikha wa fulay 😅 dadkii dhirbaaxo la tagtay 😅 best clnge keep goin wn idin jecelhy dhmntiin 😘

  • @najuumxidigta1918
    @najuumxidigta1918 Před 2 lety +23

    🤣🤣🤣 qosolka iga dhamade

  • @apdirisaaqpersio9833
    @apdirisaaqpersio9833 Před 2 lety +4

    Dirisle legend Challenge xaladiisa wata weeye part two sugynaa 🤣🤣

  • @sacdiyabariise7083
    @sacdiyabariise7083 Před 2 lety +1

    Wlhi caawa sidan uqoslaaye fuuray wali CZcams intan dawanaye sidan ugu na qoslin

  • @Abdimalek_Hasan
    @Abdimalek_Hasan Před 2 lety +8

    War heedhe bahalka soo badiya qosol midhan bu ahaaye😂

  • @Caraabka
    @Caraabka Před 2 lety +3

    Qofka Heesaha Ama Heesta Dhagaysta illaahey Swt Wuxu U Balan Qaaday inuu Kaga Aargoosan Doono Cadaab Duleeya Wuxuuna Yiri Allaah
    ومن الناس من يشتري لهو الحديث ليضل عن سبيل الله بغير علم ويتخذها هزوا أولئك لهم عذاب مهين.
    '' Dadka Waxaa Kamid Ah Qaar iibsanaya Hadalka Midkiisa Liita ( Heesta Ayey Ku Fasiren Asxabti Nabigu Salalaahu Calayhi Wasalam ) Si Jidka Alle Uu Uga Lumiyo.. Kuwaas Waxay Leeyihin Cadaab Dulleeya ." Ciyaadan Billaah
    Cabdilaahi ibnu Mascud Allaha Karaali Noqdee Wuxuu Yiri:- '' Heesuhu Waxay Qalbiga ku Beeraan Munaafaqnimo ''
    Waayo, Calamadaha Munafaqnimada Waxaa Kamid Ah, Xuska Alle Oo Laga Gaabiyo ( Caajiso ), Salaada Oo Si Wahsi iyo Caajiz
    Ah Lootukado inbadan Oo Kamid Ah Kuwa Heesaha Dhagaysta Ama Qaado Salaadba Matukadaan. Qofkasta Oo Heesa Ama Heesaha Dhagaysto Hadaad Sidhab Ah Ugu Fiirsato Calaamadahaas Kama Marna Oo Wuu Leeyahay

  • @miina7904
    @miina7904 Před 2 lety +16

    Dirisle part2 so samee oo masna ku soo dar🤣🤣😂😂

  • @rahmattmukadin3259
    @rahmattmukadin3259 Před 2 lety

    Fulaynimadii oo qofa iztaqfurullah wlhida was ilmeeyay zamiiha love sister

  • @c.d.ntechnicalhacker1052
    @c.d.ntechnicalhacker1052 Před 2 lety +2

    Kan waa nuxsanoya😂😂😂😂alla beerka qosol iguma harin

  • @drraxmarayso9227
    @drraxmarayso9227 Před 2 lety +9

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣can't stop laughing wlhi asqfurulaa

  • @mumtimohmet5346
    @mumtimohmet5346 Před 2 lety +7

    Samiixa love you ❤️❤️❤️

  • @muniirosalaad1514
    @muniirosalaad1514 Před 2 lety +1

    Qurux ku dhiigle wlhi waaiga qoslisay 😂😂😂

  • @Amlaaz
    @Amlaaz Před rokem +1

    Allah manoli wlh qosol igum harin manta 😂😂😂😂

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 Před 2 lety +3

    5:15 Jack xasidnimadi o qof ah🤣 isagana wadnuhu farta kusi haya samihana wu galin😅

  • @aliah7613
    @aliah7613 Před 2 lety +9

    5:17😂😂😂😂na wiilka indhaha ha ka ridin wllley

  • @yusraluuza4048
    @yusraluuza4048 Před 2 lety

    aboowe wlhhi waa fuury soobadi chalanjikaan plz samiixa iyo queux ku dhiigle soo funy wllaahi 😂😂😂🥰🥰

  • @footballskills7023
    @footballskills7023 Před 2 lety +2

    Inta ila arkayza inay samiixa English istustinimo ugu hadlayzo like 👍

  • @5-starsnews
    @5-starsnews Před 2 lety +13

    Casharka Nolosha:
    "Ma jirto dhibaato kaaga timaado qofkale oo ka weyn mid kaaga timaada qof aad ku kalsooneyd balse garabkii aad ka sugeysay kaaga baxay taasi waxa ay ina bareysaa in aanan qofna siin nolosheenna maxaa yeelay waxa imaan karta xilli aan ka shalleyno"

    • @missnaima6873
      @missnaima6873 Před 2 lety

      Aneba igu dhacde wana ka shanlaya wlahi ila hda Inkasto shanlaytada xaram tahay😥

    • @5-starsnews
      @5-starsnews Před 2 lety

      @@missnaima6873 ha wll lkn wa inaan cashar ka baranaa

  • @cabaascusmaan948
    @cabaascusmaan948 Před 2 lety +26

    Best prank 🤣 I hve ever seen Samiixa u make me laugh 😆

  • @cristionronaldo1
    @cristionronaldo1 Před 2 lety +1

    Part2 today plzz best challenge 🤩😍 qosol wlhi😂😂😂

  • @Queen-hs4bt
    @Queen-hs4bt Před rokem +2

    Part 4plz

  • @zakariyefaarax5682
    @zakariyefaarax5682 Před 2 lety +4

    Part two plz😂😂🤣🤣🤣🤣🤣

  • @farduusaxmed7657
    @farduusaxmed7657 Před 2 lety +4

    Qozol iguma hadhin wlhi samixi fulysana zo funay 🙈🙈😂😂😂

  • @dramirmohamed4433
    @dramirmohamed4433 Před 2 lety +2

    Wax diinta islam ogleen kulaha gacntada nin ajanabi ah inuu taabto ma diinta islamka ogol ar mxa been la isku sheegay subxnallh xaqqa allah hana tuso insha allh 🤲

  • @ayaanhassen4934
    @ayaanhassen4934 Před rokem +1

    Hhhhhhhhhhhhh😂😂😂😂😂😂 samixa khiil filmo qosol sojil samixa

  • @shamsutdore5169
    @shamsutdore5169 Před 2 lety +19

    Omg this was hilarious, I couldn’t stop laughing through out the challenge.😂😂😂

  • @asadsimba9470
    @asadsimba9470 Před 2 lety +7

    Asambalonga is a top talent ✌️💯💪

  • @omarhassan9426
    @omarhassan9426 Před 2 lety +2

    Qurux kudhigle funny wlhi waxan dawada dufta leh mxey kulaha😂😂😂

  • @shako_y22
    @shako_y22 Před 2 lety

    Waa nagta kaliyee ku dhahda C.RISAAQ.
    ADNA. SAMIXIYIIN خليلي

  • @MohameDBazHE
    @MohameDBazHE Před 2 lety +3

    You made my day guys... so funny wllhi...😂😂😂😂

  • @qaasim_erizh80
    @qaasim_erizh80 Před 2 lety +3

    Best challenge ever waiting part2😄

  • @awokaapa8357
    @awokaapa8357 Před 2 lety +1

    Plz part two soo sameya