Video není dostupné.
Omlouváme se.

SIDE ISKU BARTEEN TEAM WALBA IYO BEST FRIEND TEST YAA KU FICAN SAXITII NIMADA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 07. 2024

Komentáře • 293

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Před měsícem +65

    Wllhi waxad tihiin team wllnimada iyo sxbtinimada wax ka yaqaano waayo wax idinku jirta Amira o qofka ay shalay baratay iyo midka ay 10 sano is yaqaaneen same ay u yihiin sxbtinimada iyo so dhawayntu iyo inay qofka walaal dhaba ka dhigato na waaba astaanteda cid lamid eh ma arkin ixtiraam dabeecad wanaagsan farxad kaftan intaba way isku darsatay masha Allah markaa hore u socda dadka meelahaas xumaanta wadane dhag ha u dhigina

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před měsícem +110

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫶🏻

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 Před měsícem +74

    Macalimow see nothy Cafimdkaga Naftada no ilali Biyahna Badso ❤❤

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 Před měsícem +110

    TEAM AMIIRA QURUX ONE LIKE 👍

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 Před měsícem +26

    Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤❤

  • @Eva_1046
    @Eva_1046 Před měsícem +16

    Kuwaan Saaxiptinimada wax ka yaqaanin m.a team walba jira oo jooga🙏🏻🥰

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Před měsícem +16

    Ayyy TEAM WALBA AMIIRA&AYDA&MACALIMO&SALAHJJ ❤❤khataraa tihiin waa nii wadanaa 🎉❤amiira iyo SALAHJJ dhibadanaa 😂😂😂😂

  • @user-qb5px6ho1x
    @user-qb5px6ho1x Před měsícem +50

    Team macalimow chanalkeyga Isha kuso xada 😭🫶🏾😂😩💋

  • @munamaanka8020
    @munamaanka8020 Před měsícem +38

    Commentska dadkii xanuunsanaa intee imaanin hadaad kusoo gaarty like😂

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 Před měsícem +35

    Boqoradena Amiira Qurux is not easy ❤

  • @NaYushMoHaMeD
    @NaYushMoHaMeD Před měsícem +11

    Meel aysan saalax io sundus ku jirin iima dhadhanto😂😂

  • @Hamdi445-xy2dv
    @Hamdi445-xy2dv Před měsícem +17

    Best team say isku fahansan yihin aya wax lo dhigo lahyn

  • @user-dy8in6ok6o
    @user-dy8in6ok6o Před měsícem +17

    Ceyda lafihii hore waye waxan sifican uaqano asaba kajira😂

  • @MuniiraAadan
    @MuniiraAadan Před měsícem +8

    Walaaalayaalow sundus aawey team walba please sundus hasoo ilaawina mardanbe

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan Před měsícem +14

    Team amiira and macalimoo one like 👍

  • @KingNourMoha10
    @KingNourMoha10 Před měsícem +11

    Team walba sundus la an walhy nuuri maayo 😢❤

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 Před měsícem +15

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤
    Team 27 Waan Taageeraa Walaalaha Soomaaliyeed idinkuna Cimaamada igusoo Tuura ❤❤❤❤

  • @NastehoKhadar
    @NastehoKhadar Před měsícem +2

    Alla macalimow isku hees ayaan jecelnhy maxamed Bk. Aabaha Fanka❤

  • @user-fv7fb5px1y
    @user-fv7fb5px1y Před měsícem +9

    Sundus iyo amiira makala marmaan❤

  • @asmaqadan
    @asmaqadan Před měsícem +12

    Macalimo waanu ku fiicnahay AdnaH biyaH badsO❤❤

  • @HamdiAdan-yo6yj
    @HamdiAdan-yo6yj Před měsícem +11

    Team AMIIRA QURUX ONE LIKE ❤

  • @Adarax143Aada
    @Adarax143Aada Před měsícem +4

    Cayda youtuberka oo taagero waa ogaansho❤❤❤❤❤

  • @SafiyaXuseen-h1q
    @SafiyaXuseen-h1q Před měsícem +11

    Legends iyo Legemad is fahmy🔥

  • @AsturMahamed
    @AsturMahamed Před měsícem +14

    Team amiiro one like😢

  • @SafaGas-jw4gs
    @SafaGas-jw4gs Před měsícem +2

    Macalimo hesee faransisa ayu dhigystaa wayo waa cadan macalimo ❤❤❤❤

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy Před měsícem +10

    Team walpah best team❤❤❤❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Před měsícem +7

    Amiira funny 😂😂😂

  • @QueenNalka
    @QueenNalka Před měsícem +7

    Macalimow waan vcnhy adi dhankga noga warn ❤❤❤

  • @Somaligamer2
    @Somaligamer2 Před měsícem +3

    Macalimow keep going coming soon 300k subscriber insha allah ❤❤

  • @user-zv3fi7uj9r
    @user-zv3fi7uj9r Před měsícem +8

    7:44

  • @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
    @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er Před měsícem +30

    Ninkii asad ee idiin soo saaray maad ka tagteen

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 Před měsícem +8

    Tem walbah ❤❤❤

  • @NastexaNalka-u2k
    @NastexaNalka-u2k Před měsícem +5

    Saalax Jj maxaadaaray markiihambeegarka kabacdi misameesn 😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @user-cm8eb9ny3y
    @user-cm8eb9ny3y Před měsícem +7

    Team Kan waan taa gera walahi 😮

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 Před měsícem +9

    One like team wlba ❤

  • @Sacdiya-s7q
    @Sacdiya-s7q Před měsícem +6

    Ayaamahan Afarriina lee wax sooduuba yaah

  • @CabdinajiibYare
    @CabdinajiibYare Před měsícem +12

    ceyda surwal janis buu nagu garacay😂😂😂

    • @ilhaanbella6165
      @ilhaanbella6165 Před měsícem

      wa sugayyy wlahi😂😂😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Před měsícem

      ​@@ilhaanbella6165saaid bu ugu qurux badan yahay 😂 ani horaa u arkay ceyda sarwalada ka balaaran u kuso baxaa

  • @SumayoXussen
    @SumayoXussen Před měsícem +12

    Walahi school siidii imtixanka dowlada kugalay school fican waye❤😊

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj Před měsícem +10

    Dalxiis kaligeeda ceyda lee wadi laheed😂😂😂

  • @ShuceebYare-jy2hs
    @ShuceebYare-jy2hs Před měsícem +5

    Amira Qurux ❤😂

  • @user-zv3fi7uj9r
    @user-zv3fi7uj9r Před měsícem +7

    3:21

  • @Riyaana123
    @Riyaana123 Před měsícem +11

    Salx jjj reer eatoipia aaba tahy max wye bisbaaska aa kacabsaneysid

  • @samiragalib9093
    @samiragalib9093 Před měsícem +3

    Sundus ayaanle ❤

  • @Pretty-s7r
    @Pretty-s7r Před měsícem +10

    Team walba is not easy❤waa idinku hystaa my team😊

  • @AmiiradaT27
    @AmiiradaT27 Před měsícem +2

    amiira qurux badan m.a❤

  • @Dagan9322
    @Dagan9322 Před měsícem +4

    Amira qurux❤

  • @Team27s
    @Team27s Před měsícem +19

    Team walbah maad 14 jirada tiktok kuwashey qac kayeersisan pls qac weyn kayeersiy😂😂

  • @user-ux9pu3pe5x
    @user-ux9pu3pe5x Před měsícem +2

    Wan idin jclhy alle ha idin jcldo my team walbah waligina san le ahada my fmily

  • @user-hh2cg6yn9y
    @user-hh2cg6yn9y Před měsícem +9

    Team wlpa one like😢❤

  • @user-qm5jf6rj4r
    @user-qm5jf6rj4r Před měsícem +2

    wallhi waa best freinds

  • @FF-jl9fo
    @FF-jl9fo Před měsícem

    May 25

  • @SumayoXuseen-pv5nx
    @SumayoXuseen-pv5nx Před měsícem +6

    Team walbah so funny wlhi 😂

  • @iiqlaas5803
    @iiqlaas5803 Před měsícem +1

    Waaxa tihin teamk an aaaad ujeclhay ❤❤❤❤wllhi

  • @ismailmahamedjogow5525
    @ismailmahamedjogow5525 Před měsícem +2

    Keep goings my team❤❤❤

  • @user-xd3fi7xq7p
    @user-xd3fi7xq7p Před měsícem +3

    Team macalimooo ONe 👍 like

  • @IqroDahir-t5z
    @IqroDahir-t5z Před měsícem +1

    🎉habalyo 200k🎉

  • @SucdiAbdihasan
    @SucdiAbdihasan Před měsícem

    M.a wllahi❤❤❤❤❤❤

  • @user-ui7zp6zo4z
    @user-ui7zp6zo4z Před měsícem +4

    Team walba ❤❤❤❤❤

  • @Munaabdi5657
    @Munaabdi5657 Před měsícem +14

    Free team isdabayac oo social mediaha kucusub yahay😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Před měsícem

      naa war ma haysid saa u qoslay lee waa dad been ku nool 😢😂😂

  • @khadarcali2722
    @khadarcali2722 Před měsícem +3

    First comment yeah😂❤

  • @AmiiradaT27
    @AmiiradaT27 Před měsícem +2

    8:11 walashey idoro kulaha Ar salaxaa😂😂😂

  • @dhudisheikh6080
    @dhudisheikh6080 Před měsícem +2

    First comment and first veiw

  • @Seynabmuqtaar
    @Seynabmuqtaar Před měsícem +7

    Team qabqab❤

  • @AlishBea
    @AlishBea Před měsícem +1

    Oh my tem walpa❤😂

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856
    @xamdasaleebanaw-daahir4856 Před měsícem +4

    Team walbah imika asad hajio maxaad uga fogaateen,marka wax wad duubaysan ka sii wada fcn thiin dhmntinba well done shaqo fcn hysn

    • @Sacdiya-s7q
      @Sacdiya-s7q Před měsícem

      Haa maqaan afartooda lee wax isla sooduuba

    • @Hamdi445-xy2dv
      @Hamdi445-xy2dv Před měsícem

      Abyo waxa ku shega haddi lagu wacanin ma iska ade

    • @Sacdiya-s7q
      @Sacdiya-s7q Před měsícem

      @@Hamdi445-xy2dv maya abayo lkn awal hore wax bay isla soo duubi jireen hada maxa kala kaxeeyay

    • @SihamAhmed-q3k
      @SihamAhmed-q3k Před měsícem

      Asad dadka uuu video yo la sameynaaayo wuu balansadaaa saa marka haduu wacanin miyeeey hor cararayan😂,mideda kale ,qof walba meel kali Haa iska soo saar bu is leeeyhy maahe isku dhac ma jiro goorme fahmeysan

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Před měsícem

      ​@@Sacdiya-s7qwar guriga Asad meel la kala fariisto ma leh dad cusub aya ka buuxa maxa dhacaya haday sidan wax u duubtaan buuq la,aan iyo jawi dagan waaye afartoodan Asad na xumaan ileen kagama maqnee

  • @user-oo2tf3ji3v
    @user-oo2tf3ji3v Před měsícem +1

    Maasha Allah 800k boqol SUBSCRIBE inshalah macaalimoo

  • @RashiidFaarax-l8y
    @RashiidFaarax-l8y Před měsícem +3

    Malyan qurux❤

  • @user-oo2tf3ji3v
    @user-oo2tf3ji3v Před měsícem +1

    Team macaalimoo 😂😂😂😂prank ❤❤❤❤qosolka aduunka wey

  • @DekhoAbdi
    @DekhoAbdi Před měsícem

    Salaax meel uuu ku jiro funny wye 😂😂

  • @idilabdiqani6346
    @idilabdiqani6346 Před měsícem

    Macalimow in the building guuleyso bowe

  • @Cayuni1
    @Cayuni1 Před měsícem +4

    Team walba ❤

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo Před měsícem +1

    Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team Sundus Team Asad team abeera team cimran team cayda ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤300k kamisun

  • @RudwaanSaid
    @RudwaanSaid Před měsícem +3

    Taem27waa ❤❤❤❤❤

  • @samaaraosmaan6912
    @samaaraosmaan6912 Před měsícem +7

    amiira isku xishoo wilasha yey kaa walin dhesha aad sameynieysid wax qurux bdn ma ahn

    • @Hodan__cadeyy
      @Hodan__cadeyy Před měsícem +2

      Shadada maha kadhamow gabdha 😏

    • @CaashoCarab
      @CaashoCarab Před měsícem

      Wax ba kamaglinin 😂😂😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Před měsícem

      gabartan yar maxa uga fiirsataan horta maalin walba inaa wax ka sheegtan baa iska jeceshihiin mar maxa isla qaloocine dhaha mar saan maxa sawirka ugu gashaa mar dheesha maxa waaye hadaa is dhahdid qof xumaantisa raadi 1000 ayaa arkaysaa anaa ku dhahaye waayo bani,aadanku waa qaldamaa markaa dadka looma fiirsado xaga wanaagsan le wax laga fiiriyaa

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz Před 28 dny

    Team walba one like ❤👍

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 Před měsícem

    Cuntooyinka ugu nafaqada bdn ee caruurta lasiiyo wax ogow kasoo daawo chnnlka queen fardowza official 🎉🎉

  • @AmiiraCabdi-c1k
    @AmiiraCabdi-c1k Před měsícem +1

    First like & comment❤

  • @Soumayaabdiiyeh
    @Soumayaabdiiyeh Před měsícem +1

    Team wlb❤❤

  • @Xawodhool_22
    @Xawodhool_22 Před měsícem

    Ala maclimooow isku hees jecelnahay 😂😂😂

  • @Tuneyyyyyy
    @Tuneyyyyyy Před měsícem +2

    Team walba💞on like 👍

  • @AnisaArgsan
    @AnisaArgsan Před měsícem +1

    Macalimoow setahay walaalo❤❤❤

  • @msscopy-bl3ix
    @msscopy-bl3ix Před měsícem +2

    Inta siidii dhigato oo subah walbo ceyda hooyadiisa aragto❤😂

  • @FowziyaFarax4
    @FowziyaFarax4 Před měsícem

    Macalimoow sundutadii awy uxiisee malmahaan😢

  • @SafaSiciid-qo9zy
    @SafaSiciid-qo9zy Před měsícem

    Cadnaan.iyo saamia soo.qabo yaa.wll.plz.no.no.yes.wll🎉🎉🎉

  • @hamdaahmed1934
    @hamdaahmed1934 Před měsícem

    Masha allh wllo

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Před měsícem +1

    Amiira bisha 9aad bay dhalatay Adnaa sheegtay 😅

  • @AmiiradaT27
    @AmiiradaT27 Před měsícem +1

    team walbah for evar ❤😊

  • @user-xd3fi7xq7p
    @user-xd3fi7xq7p Před měsícem +2

    Waad Dhareg teen

  • @SuusuuCadey
    @SuusuuCadey Před měsícem +1

    Sa biyaha u cabaye calola ye she😂😂😂

  • @gardodifardoodi
    @gardodifardoodi Před měsícem

    121
    Milayne dawashada

  • @user-hn9km7fb4l
    @user-hn9km7fb4l Před měsícem +2

    M.a❤❤❤❤❤

  • @Sofie_BL
    @Sofie_BL Před měsícem +1

    TEAM KING MACALIMOOOO🎉❤

  • @Adnaqani
    @Adnaqani Před měsícem

    Sida uladahay biyha😂 based 😅kadii socodta naga dhaf😮

  • @user-gn9kz8wi9k
    @user-gn9kz8wi9k Před měsícem +2

    Qofka 6aad ahay yaeh😂

  • @faizaabdullahi6855
    @faizaabdullahi6855 Před měsícem +1

    First one😊😊

  • @user-rr1dt3qk1x
    @user-rr1dt3qk1x Před měsícem +3

    Hoogay Dadkaan xagey kayimadeen😂😂

  • @AsmaAsmameiraneh
    @AsmaAsmameiraneh Před měsícem +1

    Team macalimow on like 😊😊

  • @DrsSaarah
    @DrsSaarah Před měsícem +2

    7:30😅amira dhiiqo ayay iska ilaalinee 3 diinaa idin wadaa ama ma idiN wadaayy kulahaa😂ugu danbayn saalax ayay dhahdy

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Před měsícem

      haa caqlileey saacan 200 o video ba laga so samayn lahaa haday dhiiqo gali lahayd 😂

  • @maxamudmuriidi2656
    @maxamudmuriidi2656 Před měsícem +8

    illahow daynta islaamka iga bixi ya allah🤲

  • @RidwiitaIpro
    @RidwiitaIpro Před měsícem

    Macalimòooo team walbah❤🎉