Biyo xidheenka ugu wayn Dalka 2024 | Visiting Somaliland and exploring Dam in Gabiley Region.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2024
  • Waxa aanu tagnay Biyo xidheenka Gabiley (Bohol Qowlo) oo ku soo kordhiyay horumar deegaamada galbeedka.
    MUUQAAKA GUUD EE MAGAALADA GABILEY.
    GABILEY || GOBOLKA CAGAARAN || 2024
    Muuqaal Guud : Gabiley.
    Dadweyne Iskugu soo Baxay Barxada Khayriyada magaalada gabiley.
    GABILEY 45mins outside HARGEISA SOMALILAND 2024.
    hargeisa somaliland
    #hargeisa #somaliland #hargeisa_somaliland #somalitiktok #burco #somalia #muqdisho #borama #adventure #somalicommunity #somalitravel #hargiesa2024
    #2024 #dalmarvlogs #somalivogs

Komentáře • 30

  • @Abiibn17
    @Abiibn17 Před 2 měsíci +4

    mansha allah

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 Před 2 měsíci +1

    ManshaAllaah guul xukumada Somaliland 💯💯🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @HajjiWarsamah24
    @HajjiWarsamah24 Před 2 měsíci +4

    Mahadsanid muuqaal cajiib ayaad ka soo duubtay badda Gabiley. Sidoo kale si cajiiba ayaa usoo gudbisay masha allaah. ku soco. Muuqaaladii laga soo duubi jirey ma ahayn qaar dhamaystiran oo lagaga boganayey quruxda deegaanka.

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  Před 2 měsíci

      shukran wl , goobaha bulshada waxtarka u leh waynu ka samayn doonna insha allah.

  • @ApdiqaadirApdilahi
    @ApdiqaadirApdilahi Před 2 měsíci +3

    dalmar travel and tourism keep going forever life zhb gulayso zhb damka iyo beerahan waa kuwayagi lkin wakhti hore igu dambaysay tiyo bila dam ah waxan arkay adeerkay Ahmed xuusein oo lagu nanayso duube runti aragisa wakhti hore igu dambaysay zhb respectfull

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  Před 2 měsíci +1

      mahadsanid wl , sidoo kale beertiisa si balaadhan buu noogu soo dhaweeyay. Gobanimo.

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani1772 Před 2 měsíci +2

    Mnsh allah

  • @Ezradiiriye7127
    @Ezradiiriye7127 Před 2 měsíci +2

    MYy Home ❤😊

  • @XHARGEISA
    @XHARGEISA Před 2 měsíci +2

    Waaw Legend Dalmar meeshan maalgashi badan ayaa galay,

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Před 2 měsíci +2

    ❤❤❤

  • @caashalayla2326
    @caashalayla2326 Před 2 měsíci +2

    Mansha allah dhul qani ah ,Dalmar waxad u qalantaa 1milyon 🎉

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Před 12 dny

    ILLAHAY BA MAHAD LEH.
    ILLAHAYOW NOO BRAKEE.

  • @saamshow
    @saamshow Před 2 měsíci +2

    Aaar xalkeed iiga baxsatay Dalmarow

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  Před 2 měsíci

      Train ba loo sameeyay hadaad Bad ku ogayd

  • @hodanmohamed5734
    @hodanmohamed5734 Před 2 měsíci +1

    dhul barwaqo ah iyo dad gobab ilaahay uu inoogu deeqay hana inoo barakeeyo nimcooyinkiisa farabadan

  • @fdama
    @fdama Před 2 měsíci +3

    Waxan beero maaha. Waa laba iyo sadex geed. Waa in la bilaaba “commercial farming”

    • @Dalmarvlogs
      @Dalmarvlogs  Před 2 měsíci

      nice, commercial farming waa qodob muhiim ah inta horena la xoojiyo

  • @rashiid187
    @rashiid187 Před 3 dny

    2 million ayaa ku baxaday. Bal waxtarka eega. Meelo badan oo noocana hala sameeyo

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Před 2 měsíci +1

    Waa dulmiga gobolada bari laga galay

    • @Odowaagaodowaa
      @Odowaagaodowaa Před 2 měsíci

      Hadal yar iyo hawl badan .

    • @ahmedmahamed8193
      @ahmedmahamed8193 Před 2 měsíci

      Hadal yar hawl badan

    • @sssdddf8508
      @sssdddf8508 Před 2 měsíci +1

      Dulmi laga galay waa maxay bari waa dad aan shaqaysane aabaha dulmiga ka was

  • @Bashatalents
    @Bashatalents Před 2 měsíci

    Waar qajila Englisch lahayne

  • @cabdirizakmuse3173
    @cabdirizakmuse3173 Před 2 měsíci +1

    Afmiishar weeyi yarku waxaasoo dhanba qorsheha noogu jira kute cajiib

  • @Buuwe114-ob7je
    @Buuwe114-ob7je Před 2 měsíci

    Somalia waxa wareeriyay waa waxaan oo kale gabiileey land bal meel ka raadi aduunka xitaa .midday uu sheegto re laand ta ah