CEYDA MACLIMO SALAX OO SIXUN UGALAY XUKUMADII UGU QOSOLKA BADNAA..?😂

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024

Komentáře • 521

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli Před měsícem +196

    Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤

  • @user-ix2gu5xo5r
    @user-ix2gu5xo5r Před měsícem +163

    Nasiib xumo majiro qof subiskaraab saarey saliga nabiga scw scw scw scw 😢😢😢😢

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 Před měsícem +147

    :ilaa goorme ka cararee saliga nebiga scw 🥺

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před měsícem +90

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤👍

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 Před měsícem +95

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤❤

  • @nuuramukhtaar2350
    @nuuramukhtaar2350 Před měsícem +83

    Team amiira wax iga xanunsan abahey igu soduceya 40 qof ducadooda Waa la aqbala blz 😭

  • @Hafzaaaaa
    @Hafzaaaaa Před měsícem +96

    Dumarland nimo sifiican yeeshay aqwaan 😂❤
    Part 2 kusoo same 😂

  • @Amiira603
    @Amiira603 Před měsícem +45

    Team walpa waa jeclahy gaar ahan Amiira iyo macalimo💕💌💋

  • @MaahirYare-gd5iy
    @MaahirYare-gd5iy Před měsícem +54

    amiira cuto karin dhakolga iyo indholaka kusoo samey ceyda salax macalimo inta ikuracsan like👍

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Před měsícem +44

    war Amiira caawa saa u qurux badan tahay lee kalarkan waa kusoo baxday waxaba la dhihi karaa cadan ka iyo madow ka midka kusoo xiga waaye yacni awal waxa ku qurux badnaan nirtay 1 madow ga 2 cadaanka

  • @MaandeeqMohamed
    @MaandeeqMohamed Před měsícem +73

    amiiro abayo aaad ku jeclahy said walhi dart malesi u iman rawa inshallaha ❤😢😢😢😢love love

    • @Amiira_gabadheda
      @Amiira_gabadheda Před měsícem +2

      Ala wax ila mida arkay amiiro san ujeclahy waligey qof uma jeclaan walhi😢😊

    • @Nasteho2004
      @Nasteho2004 Před měsícem +2

      Anaga dhan jacel xamar Mey imaado halmar😢❤

  • @Team_koko45
    @Team_koko45 Před měsícem +193

    Team Amiira like 👍

  • @MohamudMohammed-ff7ex
    @MohamudMohammed-ff7ex Před měsícem +61

    Ceyda keligislay ma toos ugasameysid inta fahansan like 😂

  • @isaakbakool273
    @isaakbakool273 Před měsícem +34

    Salax jj asoo wax dilin ma joogi karo miyaa 😂😂😂😂

  • @user-rd2ut4yq1k
    @user-rd2ut4yq1k Před měsícem +45

    Cayda kaligii mad wax ku samaysaa amiiraay waxni jacayl waa dhaafay ❤😂

  • @NaimaFaarax
    @NaimaFaarax Před měsícem +18

    Jh quruxlaydaydii miiirrryyyy ❤ waa shidan tahay caawa habeen walba m,a👑💋

  • @naimadahir519
    @naimadahir519 Před měsícem +13

    Amiro wllka dartaa safar uso kaly waqti laqato 90ka wareg ku jurtaa wajigada daal io dhafara ka muqto naso wly mohamett io abuukar muqalo laso samee ku wan marka uxiisno noso celi

    • @Msshappy58
      @Msshappy58 Před měsícem +1

      Intaan yar ay muuqaal duubeso Lee soo baxdaa maxaa kaa qaldan 😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Před měsícem

      wakhtigu ma 10 kan daqiiqo e ay video ga duubaysaa 90kaba way iska joogaan wllkeed abaa

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 Před měsícem +1

      Amiirada fans keega hadan nahay waxan ka dalbanayna inaad walalka Abubakar barnaamij laso samayso oo channelkaga kasonex muqdo.

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 Před měsícem +28

    Alla tem walbah waba iska jeclhy 😂❤❤❤

  • @AsturMahamed
    @AsturMahamed Před měsícem +34

    Team walba one like

  • @YuusufxasanAli
    @YuusufxasanAli Před měsícem +28

    صلو على النبي محمد صلى الله عليه وسلم

    • @FaadumoCabdi-hf3kb
      @FaadumoCabdi-hf3kb Před měsícem

      Scw

    • @user-gc3fd7nm3q
      @user-gc3fd7nm3q Před měsícem

      Scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw

    • @Juneydiboy123
      @Juneydiboy123 Před měsícem

      صلي الله عليه وسلم ♥️

  • @user-mc4xk9rx2s
    @user-mc4xk9rx2s Před měsícem +22

    Team walba wlhi qosalka iga dhameyen😅

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před měsícem +45

    Team Amira qurux only one love ❤

  • @RayaanXasan-mj3pc
    @RayaanXasan-mj3pc Před měsícem +17

    Alla caawa team 27 qosalkee iga dhameyeen😅😅

  • @amishfarah4276
    @amishfarah4276 Před měsícem +6

    Hoorta baryahan ceyda iyo amiiro koko iyo cumer asad maxey wax uladubi layihiin aniga shantooda wada jirkoodan uxeesay yaa elamida😢

  • @user-lg3cz2bn6v
    @user-lg3cz2bn6v Před měsícem +16

    𝐓𝐞𝐚𝐦 𝐰𝐚𝐥𝐁𝐚😂 𝐀𝐦𝐦𝐢𝐫𝐨 𝐜𝐚𝐝𝐢 𝐦𝐚 𝐚𝐡𝐚😅

  • @ifrahmohamed4570
    @ifrahmohamed4570 Před měsícem +19

    Amiradena never give up waliga ❤

  • @Cumeer_Bigfan-t3t
    @Cumeer_Bigfan-t3t Před měsícem +28

    TEAM AMIIRO QURUX ONE LIKE ❤😊

  • @NajuuAhmed-qd3yq
    @NajuuAhmed-qd3yq Před měsícem +14

    PART 2 PLEASE 🥺❤

  • @ismailmohamed2025
    @ismailmohamed2025 Před měsícem +21

    Team walbah one like

  • @Hamdi445-xy2dv
    @Hamdi445-xy2dv Před měsícem +11

    Alla manoli ceyda selayely team walbah la aantis abar salax kulaha waa wllkei amiiro ceyda marky ku ledahy iga jedso jacyl jacyl aya daremy😂😂

  • @JiicaJiica
    @JiicaJiica Před měsícem +19

    team walba One like ❤

  • @Miskiine
    @Miskiine Před měsícem +4

    Ceyda iyo amiira Tom &Jerry cml waaye😂😂😂

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 Před měsícem +15

    Aniga iyo Adiga Aqrinaya Qoraalkan ilahaey Qabrigeena beeraha janada kamid ha Nooga Dhiigo Balse waxa ilaa kabaryaa inuu janada Nagu Kulmiyo dhamaanteen💕😭👍

  • @mohamedmohamud8453
    @mohamedmohamud8453 Před měsícem +11

    War asad u taga game isla soo sameeya waad kala dhunteene😂😂😂

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 Před měsícem +19

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K
    Team 27 Waan Taageeraa Walaalaha Soomaaliyeed idinkuna Cimaamada igusoo Tuura ❤❤❤❤

    • @Suusu863
      @Suusu863 Před měsícem +1

      Magcaagaba qabyaalad iid kuugu qoran be

    • @CumarDoodaaye
      @CumarDoodaaye Před měsícem +1

      ​@@Suusu863 Qaf Qabyaaladiiday Waa Qofka Kaliya ee Wanaag Kutaagan Soomaali Oodhan Hayday Qabyaaladiid Noqoto Horow Ayaan Umarilahayn Keep Going Walaal Qabyaaladiid Cabdixakiim

    • @Suusu863
      @Suusu863 Před měsícem +1

      @@CumarDoodaaye cumar qofkan ma qabayaaladdiid ayaa ugu qoran mise qabyaaladiid caadi u qari horta bal

    • @KOOKOBULLE123
      @KOOKOBULLE123 Před měsícem

      Qabyaaladiid Cabdixakiin Sidaas Ayaa U Qoran Hora Malaha qabyaalada Micnaheeda Ayaad Fahmin Ninkan Qabyaalada Dhibaatada Ay Soomaalida Kuhayso Inuu Qarankeenii Uburburay Ayuu Ka Wacyi Galiyaa Sidii Looga Bixilahaa

    • @CumarDoodaaye
      @CumarDoodaaye Před měsícem

      @@Suusu863 Adiga Maxaa Kuu Muuqda wall Sifiican U Akhri

  • @mssballa
    @mssballa Před měsícem +11

    Jh background iga hadan😭😍😂ceymir

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux81 Před měsícem +10

    See wax yeeshay Amiira 😂❤

  • @hibamohamed1728
    @hibamohamed1728 Před měsícem +4

    Amiiro haben wax noso geli waxaa uxisnay asad ,ceyda ,adi iyo koko afartiina iyo cumer noso geli ❤plz

  • @Bilan859
    @Bilan859 Před měsícem +12

    Amira wada kaga washay 😂❤😢🎉

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013

    Cawa team wal bah buraan bur maad soo kordhiseen
    Buran burkii oyaaban baan halkan meela kusoodhafay😂😂

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq Před měsícem +5

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sagalabdullahi2682
    @sagalabdullahi2682 Před měsícem +6

    Alll amira see wax yeshay yaqey wilasha noga lexo😂😂any way wn idn wata❤😂

  • @hanifarah7067
    @hanifarah7067 Před měsícem +10

    Amira qurux qof ka uhoreyey adawtho ❤❤

  • @xamsegoud2759
    @xamsegoud2759 Před měsícem +9

    Ceyda iyo amiira what time is 😂

  • @Amish732
    @Amish732 Před měsícem +13

    Team amira one like ❤

  • @user-bh4hq3ce4r
    @user-bh4hq3ce4r Před měsícem +4

    Amiira boqorada weyaan gabdh aad u qalbi fiican farxad ku nolow ukhtii😊

  • @NastexoMaafiyo
    @NastexoMaafiyo Před měsícem +9

    Kiip goina amiro ceyda horey usocada❤

  • @ayaancabdinaasir1526
    @ayaancabdinaasir1526 Před měsícem +3

    Amira nagadaya teamka shida dalxiis ama challenge mid sameya hadalkiina ku daal nee😢

  • @IbraahiimQanjeey
    @IbraahiimQanjeey Před měsícem +6

    Kusali nabigeena Muhammad scw

  • @najiibbalaalaofficial7378
    @najiibbalaalaofficial7378 Před měsícem +1

    Nabi muxamed scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Come524
    @Come524 Před měsícem +12

    Inta amira ila jecel like saar❤❤

  • @YuusufcabdulaahiAadem-ch3yn
    @YuusufcabdulaahiAadem-ch3yn Před měsícem +11

    First comment one like team amiira

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan Před měsícem +6

    Ayyy Labiska 10/10+10 ❤❤❤
    Boqoradeena 👑

  • @Chano426
    @Chano426 Před měsícem +6

    Allah team walpah saa u jclhy lee

  • @AdoontiiAlle27
    @AdoontiiAlle27 Před měsícem +21

    Inta sideyda o kle barnaamijkan jecel like 👍😊

  • @FardowsoIsak
    @FardowsoIsak Před měsícem +2

    Gemka ceyda leeba uga tira gashee amiira se camal hee😂😂

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 Před měsícem +9

    Team Qab Qab One Like 👍 ❤

  • @MohamedHusein-y5k
    @MohamedHusein-y5k Před měsícem +15

    Kusaliya nabigeeyna scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-wn4gq8uy5c
    @user-wn4gq8uy5c Před měsícem +2

    Amiira rotation nose duub❤❤

  • @amishpatel7545
    @amishpatel7545 Před měsícem +2

    Team walba wad naga washeen amiradena wxn sugnaba 2 million I.a

  • @MuniiraAadan
    @MuniiraAadan Před měsícem +2

    😂😂aar kuwaana dhib badna ceyda kulaha lo ada India isticmalan ukena😂

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A Před měsícem +3

    Amiira mucaaradkeedii batay baryahaan dulqaadka Allaha ku siyaadiyo sxb😂😂😂

    • @Maayo-sj
      @Maayo-sj Před měsícem

      Sowmaha 😂

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 Před měsícem

      Qofku inu hormar gaarey maxaa lagu gartaa, cadaw badan bu yeesha. Milyan Qurux cadawgaaga cakta hoostiisa. Al xaasid laa yiflax

    • @Maayo-sj
      @Maayo-sj Před měsícem

      @@safsafsaid7041ha wlhi

  • @Milyanquruxfuns
    @Milyanquruxfuns Před měsícem +3

    Ayy dharkan saa ugu shidantay leee
    Princess 😘❤

  • @hanifarah7067
    @hanifarah7067 Před měsícem +4

    Walahi wan ithin jeclahay team walba❤❤

  • @Maryam_Nuur_Geesey
    @Maryam_Nuur_Geesey Před měsícem +4

    😂wow❤cawa anaa u horeeyo😊team amira qurux🎉❤

  • @AziaAdam
    @AziaAdam Před měsícem +5

    Aww cawada ana uhoreya ❤😂🎉

  • @AmiiraFans
    @AmiiraFans Před měsícem +1

    amiira Style 10/100 m.a qurux❤😊

  • @MariyaGabo
    @MariyaGabo Před měsícem +5

    See wax yeeshay mirayy😂❤

  • @Win-Finders
    @Win-Finders Před měsícem +2

    What an amazing ,promising young soul.😮she truly impressed me on so many ways.😂😂😂Give AQ a like here

  • @Mubarignaiax
    @Mubarignaiax Před měsícem +1

    Amiira game kii dhagoolka iyo indhoolka cuntada ahaa sadexdan kusoo samee pls abaayo❤

  • @HindiXaajiis
    @HindiXaajiis Před měsícem +8

    Amiiro qurux❤

  • @Amiira603
    @Amiira603 Před měsícem +4

    Macalimo waa ku hystaa💕💌

  • @munocismaan496
    @munocismaan496 Před měsícem +1

    Maclimow dhibkii o qof kulah waa wallked😂😂😂😂😂

  • @Cumeer_Bigfan-t3t
    @Cumeer_Bigfan-t3t Před měsícem +20

    TEAM KAAMIL AND MALIKA ONE LIKE ❤😊

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 Před měsícem +3

    Timo dadashada oo xal loo helay kasoo daawo chnnlka queen fardowza official 🎉🎉

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před měsícem +2

    Aaaaaaaad Baan Idiin Jeclahay Amiira & Ceyda❤❤❤❤ Walaahi 🎉 Guleeysta🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-bm5lu9je4o
    @user-bm5lu9je4o Před měsícem +4

    team amiiro sundus aaway

  • @user-dk7tp6fx2i
    @user-dk7tp6fx2i Před měsícem +6

    Amiiradena❤❤❤ Ana uhoreyo

  • @user-nu8sm9cg5o
    @user-nu8sm9cg5o Před měsícem +2

    Amiiro yaaqay cayda barnki kusoozamay waku sugeena ❤

  • @SahraAbdi-hm3gv
    @SahraAbdi-hm3gv Před měsícem +4

    Yes cawa ana u horeyey❤😂

  • @hamdiibrahim6621
    @hamdiibrahim6621 Před měsícem +1

    Qosol igumaxarin wllhi walba faniyal

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před měsícem +2

    Eeee : Amiira Shimeee Waaye Xafladiina Hee ? I Love You Jija & Ceydaruus ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan Před měsícem +3

    Ayyy Labiska 10/10+10 ❤❤❤

  • @HindiXaajiis
    @HindiXaajiis Před měsícem +6

    Amiiro plz reably🥺🙏🙏

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Před měsícem +2

    Ala kuwani dhibdnaa 😂😂

  • @AmiiraFans
    @AmiiraFans Před měsícem

    team walbah for ever la aantin abaar😂❤❤

  • @Kaltuuney1222
    @Kaltuuney1222 Před měsícem +5

    Amiira please teamkaga nahay waan ku sugna haben wlba oo Challenges khatara nooso geli oo cusub wxn inamada naga cun Asad iyo waaweynka doonanyna anakuye.

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Před měsícem +1

      Asad video yada u soo dhigo maa daawatid sis hadaa Asad doonayso

    • @hayat-q8y
      @hayat-q8y Před měsícem +1

      ​@@adoontiallesiman262good point

  • @FaadumoAbdirahmaan-hy4hm
    @FaadumoAbdirahmaan-hy4hm Před měsícem +4

    Team qab qab one like😮

  • @Suusu863
    @Suusu863 Před měsícem +4

    The best team ❤

  • @user-kc2dx1rx2y
    @user-kc2dx1rx2y Před měsícem +5

    Uff amiro wxn wx ka bdl nh changeyo soo samee nh sidii hore ku so labo nh😂😂😂😊

    • @Milyanquruxfuns
      @Milyanquruxfuns Před měsícem +4

      Màxa ka galy waxy rabtaay so galine CZcams ka ma la leedahy mcnh

    • @user-kc2dx1rx2y
      @user-kc2dx1rx2y Před měsícem

      @@Milyanquruxfuns mcn bdn choose anaa leh daawado lee ka noqo wx Rabaa oranaa ee shQad ma aha sis I love you 👋

  • @AbdirahinismailMohamed-gr2yw
    @AbdirahinismailMohamed-gr2yw Před měsícem +1

    Wllhi jey jey qosol koo iga dhameyay 😂😂😂

  • @dhhdhdhhdb-eu4pz
    @dhhdhdhhdb-eu4pz Před měsícem +4

    Caawa waso dhaqsaty lkn wali❤❤❤❤❤❤

  • @IkranBilal
    @IkranBilal Před měsícem +1

    Team amiira lets go 1.1M let's say Amira it's not easy❤

  • @munoahmedwarsme6854
    @munoahmedwarsme6854 Před měsícem +1

    Amiira waa gabar naxariis badan❤❤❤❤😂😂😂😅😅😅🎉🎉🎉

  • @user-bh4sz7el6u
    @user-bh4sz7el6u Před měsícem +1

    Wlhi maclimo waa qofa wacan oo xaraaba ah

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před měsícem +1

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maaidaOsman-sc6vt
    @maaidaOsman-sc6vt Před měsícem +3

    First one amiira😊

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef Před měsícem +6

    Team walba one like😂❤

  • @lupiladan3908
    @lupiladan3908 Před měsícem

    Ar Macalimo ladar Askuriican yahay😂❤❤

  • @BosteyoCiise
    @BosteyoCiise Před měsícem +4

    My teem walbaah❤❤❤