QAC BAA KA YEERTAY WLHI 😂 | ARAGTIDA DADWAYNA | MEELIHI LOODATAY, REER COMENTLAND WAA IMTIXAAN WLHI😂

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 445

  • @queenruun9709
    @queenruun9709 Před rokem +148

    Waziir farta indhaha hanaga galin wax aan meherka yareheyno majiraane😂

    • @barkhadkazim8636
      @barkhadkazim8636 Před rokem +1

      waad yaraynaysaane yareeya hoo😂

    • @queenruun9709
      @queenruun9709 Před rokem +4

      @@barkhadkazim8636 aragnaaa😒

    • @nafisaibrahim4531
      @nafisaibrahim4531 Před rokem +3

      Maxaa macnoo kujaban anagana faarax ajnabi noo diyaar ehee 😅😂 bir saqdhexe kuugu soo jesani karto ha adaan ayagana😂🙏

    • @rocketboy5414
      @rocketboy5414 Před rokem

      @@nafisaibrahim4531 🤣🤣birahaan oo 4 xabo ah baan keensanaa maba masayrayaan idinka camal

    • @egfmaryanyusuf7633
      @egfmaryanyusuf7633 Před rokem

      Kkkkkkkkkk

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Před rokem +59

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před rokem +125

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝

    • @mohamedmowlid7239
      @mohamedmowlid7239 Před rokem +1

      Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend legend

    • @samirdeeqsi7785
      @samirdeeqsi7785 Před rokem +2

      scw scw scw

    • @ibraahimmuusexasan4410
      @ibraahimmuusexasan4410 Před rokem

      Salalaahu calayhiwasalam

    • @abayo2290
      @abayo2290 Před rokem

      Salaalahu Acleyhi wasaliim salaalahu Acleyhi wasaliim salaalahu Acleyhi wasaliim salaalahu Acleyhi wasaliim salaalahu Acleyhi wasaliim salaalahu Acleyhi wasaliim salaalahu Acleyhi wasaliim salaalahu Acleyhi wasaliim ❤❤❤❤

    • @sumyohasan4036
      @sumyohasan4036 Před rokem

      Scw scw

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Před rokem +90

    Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ
    Like 👍 saar ❤SCW

  • @muztaphemustafe5831
    @muztaphemustafe5831 Před rokem +30

    Inta zaki bin xaji iyo Asad Hajio iLa taagerta Like sara ❤

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Před rokem +69

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤❤

  • @fathiabachir5775
    @fathiabachir5775 Před rokem +16

    Waasiir aaad Baad noo jaftey Dee 🤣🤣🤣🤘keep going 😍😍from djibouti🇩🇯🇩🇯♥️♥️

  • @electronicparacticsengshek6488

    The best person ever the most knowledgeable and profet Muhammad SCW ❤️❤️🥰💖💕💕❤️🥰

  • @muhaner_channel
    @muhaner_channel Před rokem +29

    Inta xilegaan Caawa daawaneyso waane Salaamay From Mogadishu ❤

  • @ilhaamilhaam8854
    @ilhaamilhaam8854 Před rokem +16

    Allaa wllhi beerkan ka qoslay😂😂😂😂😂😂legend noloow

  • @Hilowle2020
    @Hilowle2020 Před rokem +8

    Qofka aduunka ugu taajirsan waa qofka dukado 2 rakco oo salaada subax ka horeeyso

  • @BahjaAxmed-ut6qr
    @BahjaAxmed-ut6qr Před rokem +6

    #Zaki bin xaaji Waziir wan kuxisay wllhida m.a Guulayso 🎉congrats 🎉

  • @user-cr9dd4mw8w
    @user-cr9dd4mw8w Před rokem +11

    😅😅😅 runti baramijkan wan wataa waziir hormar wacan

  • @ahmedberei-6805
    @ahmedberei-6805 Před rokem +19

    Waziir Tan Qac ma'ahan ee waa Qajajac 😂

  • @mohamedibrahimnor8007
    @mohamedibrahimnor8007 Před rokem +5

    Waziir anoo hurdo iheyso baa muuqaalkan ii soo dhacay saan u qoslaayey hurdadii oo dhan wayba iska haadey😊

  • @abwaanmidnimo3202
    @abwaanmidnimo3202 Před rokem +3

    Hadii maadu ay tahay
    Qosol iyo misaalkiis
    Kolkii an mashquuloo
    iga murugto xaajadu
    Oo an is madaxmaro
    Murugadaas daraadeed
    imisaa anoo maqan
    Markii an kudaawado
    Maashaa alaahuye
    Farxad an maqsuudaa
    Oo miyir samaadaa
    Masha alaah sxb zaki binxaaji walahi jawiga ayaan ku saxaa barnaamijyadaada horay usoco ninka kaliya ee layimid hal abuur ugaar ah

  • @axmadmaxamad1846
    @axmadmaxamad1846 Před rokem +2

    Legend wallaahi waxaan barnaamijkaaga usigaa saan caadi aheen habeen walaba waad iga qoslisaa Legend 1m baan kuurijeenayyaa wilibi dadka noocaaga ah oo bulshada lashaqeeyo oobarnaamj yadooda bulshada kudhisa waxay uqalamaan 1m iyo kabadan ❤❤

  • @zuhaybrealgoat6689
    @zuhaybrealgoat6689 Před rokem +3

    wlhi zxp aadbaan iiga qoslisaa alle hakaa farxiyee😃😍 keep going

  • @hamzeaadan
    @hamzeaadan Před rokem +5

    Wasiirka caawa aad buu iga qosliyay walaahi 🤣🤣🤣🤣

  • @sadiamahatt5680
    @sadiamahatt5680 Před rokem +12

    Balayo loo bahanyahy inan nahay hada ma ogatay Waziir😅😅😅

  • @maxamedwehliye7481
    @maxamedwehliye7481 Před rokem +5

    Legend waa ku fahmay😂❤😂

  • @maxamedaxmedmacalinxasan8545

    M.a keep up waziir🎉

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Před rokem

      Qof Iguqali Waa Codsi Ee Halmar Noodhe Subscribes Allha Kusharfo Adiguna

  • @Balanbaalisstudeo
    @Balanbaalisstudeo Před rokem +2

    Wll Inuu Ilaahey Muraad keyga ii sahlo ii soo ducey

  • @DuniyaSaciid-th3uc
    @DuniyaSaciid-th3uc Před rokem +18

    Kusali nabigeyna Mohamed scw..❤

  • @Nabila07784
    @Nabila07784 Před rokem +3

    Welcome aaa waziir noocaas maa aheed 😮😂😂😂😂😢😢😢😂😂😂

  • @hassenabdullahi6487
    @hassenabdullahi6487 Před rokem +7

    Aydoo garoob ah waa imisa kulahaa ar somliaa 😅😅😅😅

  • @xassansoudi4511
    @xassansoudi4511 Před rokem +1

    Maanta ayu ugu shidnaa ramadaanka wixi ka dambeeyay Waziiir

  • @abdullahidayib4667
    @abdullahidayib4667 Před rokem +12

    swabta kuu aqbal wa inaa friends kugu badsado dee 😂😂😂😂

  • @abdihakimbashirustadh6139

    Legend Zaki 💙💙💙💙

  • @MiinaApdi
    @MiinaApdi Před rokem +2

    Waziir wlhi marksta waad iga qoslisaa Mahadsanid ❤😂

  • @abdiririsakawil3235
    @abdiririsakawil3235 Před rokem +3

    Waziiir Anigu Dhoq Dhoq Dhoq,!!!! Baaan wax Ku Fahmay😂😂

  • @khubaybmad6310
    @khubaybmad6310 Před rokem +4

    Intii facebook ka soo daawatey ayaa like saari kara❤

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 Před rokem +5

    Keep going my pro zaki 👍

  • @halimobashir9195
    @halimobashir9195 Před rokem +6

    😂😂nin qurux badan hadan arko waaba xanaaaqayaa illahay amarkiis😮

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 Před rokem +7

    Baramijka udambeya iga qosliyay walhi already am going to the gym 🏋️‍♀️ 💪 😅 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @faadumoclaahimursal7301
    @faadumoclaahimursal7301 Před rokem +2

    🤣🤣Waziirka arimaha saaxib zaki mar horaan ugu shubay anigana codk hahaa😎😎😎🤝🏻💞💞

  • @jihaanmohamed782
    @jihaanmohamed782 Před rokem +1

    Ninka kaliya isku camiro Zaki bin xaaji wanku wataa Hormar wacan wllky Qali

  • @samiihohaaji3726
    @samiihohaaji3726 Před rokem +3

    Zaki binu xaaji best CZcamsr ❤

  • @MssSadia252
    @MssSadia252 Před rokem +3

    Wasiir soow dhawoow anigo hurdo I hayso xitaa waan ku sugayee 😊😅

  • @Xaali941
    @Xaali941 Před 8 měsíci

    Nabi mahmed Allhu musali cala saydina mahmed qof ka wangzn Adunka ma so Marin 😢

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 Před rokem +6

    Walahi dacadaan u qosley kulahaa dhac dhac😂😂😂😂

  • @XuseenShariif-os8tj
    @XuseenShariif-os8tj Před rokem +1

    Waziir soo laawasha wacan barnaamishka aragtida dadweenahaa 💪✅✅💯💯💯💯✍️😁🥰

  • @Libilwstudio
    @Libilwstudio Před rokem +7

    Qof Iguqali Waa Codsi Ee Halmar Noodhe Subscribes Allha Kusharfo Adiguna

  • @Fathhxan_ck
    @Fathhxan_ck Před rokem +1

    #somalilander_model #ck_caanka #somalilander_queens #hargeisa_queens #match_model 0:20

  • @user-oj2zk2wd8c
    @user-oj2zk2wd8c Před rokem

    Wcs wall Ropet ka bili adam basosaray khaladkisa wabadanyahay wayo aakhir wa kikudila ma garaten balayada ilaahay hana ga badbasho insha Allah allahuma aamin

  • @yacinehirsiawled3457
    @yacinehirsiawled3457 Před rokem +4

    Wasirka Arimaha gudaha wanku wada yaqay dhaqdhaqdhaq kulaha🤣🤣

  • @BahjaAxmed-ut6qr
    @BahjaAxmed-ut6qr Před rokem +2

    @Waxan Dan Uma jeedo lkn Gabadha gym 💪 IGUNA Qosol hadan wan furay Astaqfirullah 😂😂😂😂😂😂♥️🦾🫂✋

  • @daadaamiin389
    @daadaamiin389 Před rokem +1

    Sxb Ani ready ayan ahay😅😅

  • @princessafsomali04
    @princessafsomali04 Před rokem +2

    isooboqo walaal qeyr allah hakusiiyo❤

    • @Libilwstudio
      @Libilwstudio Před rokem

      Qof Iguqali Waa Codsi Ee Halmar Noodhe Subscribes Allha Kusharfo Adiguna

    • @yacquubcali3825
      @yacquubcali3825 Před rokem

      waayahee cinwaanka xaafadiina iisheeg

  • @sacdiyoyusuf9623
    @sacdiyoyusuf9623 Před rokem +2

    Waku salamay wasir 👋🙏💯

  • @cabdifataaxxaajiyusuf4811

    1 million kii maxaa ka hadhay coming song 1 million subscribers insha allh

  • @usaamewadani4
    @usaamewadani4 Před rokem +1

    Wasiir ciyaal coloska maa soo aabatid waa commenti ku dhiigla yaal aan caadi ehen

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 Před rokem +3

    Elon mask plz robot nin ah noo samee hdd cadaalada wx ka garanyso 😂😂😂

    • @umumucaad7328
      @umumucaad7328 Před rokem

      Abyo kwrn xalada meel xun iyado lgu jiro hdu dabka ka dhco😂😂😂😂

    • @ahmedmohamed-hr4th
      @ahmedmohamed-hr4th Před rokem

      ​@@umumucaad7328 idinka waa iska siibi kartin lkn anaga qartab wye😂😂😂

  • @abdinasirmohamed1716
    @abdinasirmohamed1716 Před rokem

    Best youtuber of somalia

  • @UMP9YT
    @UMP9YT Před rokem +2

    Ina binu xaji sarkal 😊
    Madaxa ii sarantahay ❤

  • @MahatbusuuriMahat-mt4rh
    @MahatbusuuriMahat-mt4rh Před rokem +1

    Zaki wallal heesAha kadaa walla😊😊❤❤

  • @yacquubfargenho6382
    @yacquubfargenho6382 Před rokem +2

    Wan kumahanay waziir😂😂😂

  • @warsameahmed585
    @warsameahmed585 Před rokem

    Hhhhhhhhh Qaranka somaliA 🇸🇴 odaykan Aya kabadiiyey

  • @KhalidJabshe-wy7si
    @KhalidJabshe-wy7si Před 9 měsíci +1

    Wallhi wxa run sheegay kii yiri yaa sariirta lagu ceejiyaa😅😅😅

  • @rocketboy5414
    @rocketboy5414 Před rokem +1

    wlhy barnaamijkaan funny wye lpx😅😅😅

  • @abdullahiabbey
    @abdullahiabbey Před rokem +2

    Teamka robotka utatay Aya ka qayli🤣🤣🤣

  • @kingyenasofficial9142
    @kingyenasofficial9142 Před rokem +3

    Dhag dhag dhag waan fahaney😂😂

  • @LYRIC_QURAN
    @LYRIC_QURAN Před rokem +3

    Robot intaad wax ka dayeyso inta yarba Yey ka goosan😂😂😂😂😂😂

  • @saalahyareofficiall785

    Allahuma sali cala muhamad

  • @Calicarab-iv6qh
    @Calicarab-iv6qh Před rokem +2

    Walee xaladu haday Saan kusii socoto. Meesha iigu dhow ayaan kadoonan 😅

  • @Captain410
    @Captain410 Před rokem +1

    Kusali nabi muxamed scw

  • @XamseMaxamed-uk1xh
    @XamseMaxamed-uk1xh Před rokem

    Wasiir waan ku salaamay

  • @muhaner_channel
    @muhaner_channel Před rokem +4

    Welcome Aby Robot Ayaaaan Rabnaaaaa😭 gabdhihe Somlida Maherkooda qaale ayuu noqdey meel ayey wax ku og yihiin😅

  • @abdinasirmohamed1716
    @abdinasirmohamed1716 Před rokem

    Legend zaki horay u soco mazuul hhhhhhhhhhhh

  • @sHakra70
    @sHakra70 Před rokem +1

    Alabti Toxow International Naqate😂😂😂

  • @idilmaxamed4733
    @idilmaxamed4733 Před rokem +1

    Sakiyaw bilay isago haw sha wada jajar ku ka dhaca ay is qufusha mis kiinku ku dhawacma😂😂😂😂

  • @fjsaidkinghero9593
    @fjsaidkinghero9593 Před rokem

    You make me happy wlhi keep going my brother

  • @hubaalyare2010
    @hubaalyare2010 Před rokem

    Odeyga waxuu is dhahay mid qurbo qooj noqona Man of the match

  • @haajinor1053
    @haajinor1053 Před rokem

    wasiire waa ku wataa horey usoco inta iga danbeeyso farta hala taago

  • @SuheebcabdiMohamuud
    @SuheebcabdiMohamuud Před rokem

    Wasiir barnamijka aragtida dadweyna isbuci 4mar noga mida kale barnamijka fanka away oo qimeynt 🤟😍🤗

  • @JACVARSHAR1V
    @JACVARSHAR1V Před rokem +1

    DHOQ DHQO DHOQ WA KU FAHANAY WAZIIR 😂😂

  • @thankstoallah9382
    @thankstoallah9382 Před 10 měsíci

    War anaga dumarland now wasiirka waa naga soo tagay ee ma idin soo gaaray 😂😂😂

  • @qadanmaxamed7759
    @qadanmaxamed7759 Před rokem

    Wasiir birtu miyayna xubintada kaga dhagayn❤

  • @queentasniim2696
    @queentasniim2696 Před rokem +3

    Mxa report naag lee malasamen kra anagama mid nin ma sameysano 😂😂 foodada halis kadayo foodo hadi ladhohi naguma gaaryine

  • @abdikadirnoor2084
    @abdikadirnoor2084 Před rokem +2

    Wxa iga qosliye xariifka dhahayo Robot Garoob eh mala hela 🤣🤣

  • @Respect__channel133
    @Respect__channel133 Před 10 měsíci

    Wasiir faq faqda Ayagoo ku jira haddey kaga dhagto kwrn hadde faraxoow Adeey ku taal😂😂😂😂😂

  • @user-yv3xc9ew6n
    @user-yv3xc9ew6n Před 10 měsíci

    Wale meher mayaren 😂hadii lahayin iyada mahayi aniga😂😂😂

  • @abubakaraweysali-nx2cy
    @abubakaraweysali-nx2cy Před rokem +1

    Waziir shilalka talefanada meeye😂❤

  • @marayanmuumin3027
    @marayanmuumin3027 Před rokem

    Salalahu caleyhi wasalam wllyal isoodoceya plz

  • @user-tg5cn2be5x
    @user-tg5cn2be5x Před rokem +1

    Ayado garobaa waa imisaa 😂😂

  • @ilhamsharaf
    @ilhamsharaf Před rokem +4

    emotional damage away wasir 😎😎😎

  • @CmaalikCraxmaan-gi2kd
    @CmaalikCraxmaan-gi2kd Před rokem +1

    Walalkeey daq daq waa fahmay 🤣😂

  • @arbasb3009
    @arbasb3009 Před rokem +1

    Bas wye hada laga bilabto gabadhi i aqbasha muhimada kala hadla😂😂😂

  • @user-kd8vl1zd3h
    @user-kd8vl1zd3h Před rokem

    Lawa haban iyo lawa malin iskuxigto ayan firsanoya video yashada qosol igama harin 😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @streamnxt.studio
    @streamnxt.studio Před rokem

    Wasiir tiktoga gacanta gali aaway

  • @cabdisalam1351
    @cabdisalam1351 Před rokem

    Waziirka taageero qaas ayaa ku ahay waxa ahay saraakiisha qaaska 🤚🤚salaan sare

  • @fadumoelmi6895
    @fadumoelmi6895 Před rokem +1

    War ragii markay maqleen boolbalaha soo baxay farxad iyo cab si baa isugu darsantay 🤣🤣 adeer xaliimo wax idiin dhama maleh ee meel fadhiista ama lugaha yaryar haidinka jabiso taladayda hadaa diidan iminkaba hadhoow dhibka hanoola imaanina anaga😂

  • @zakariyemohamedzackmoha8700

    welcom abayo Ropot😭😂💔

  • @issamohamud6980
    @issamohamud6980 Před rokem

    Legend ciyalkq ucimamad

  • @yuusufshanleste914
    @yuusufshanleste914 Před rokem

    Tooos baaan ufahmay waziir saraakiishana aniga ushegayo

  • @user-ej9fx5tv3m
    @user-ej9fx5tv3m Před rokem

    Sxp lambarkisa inankaasi halke ka heela

  • @user-cz8wl6zu5p
    @user-cz8wl6zu5p Před rokem +1

    War barnamijka macana oo hadana gaabana wlh waqti u dhamada garan wayay guuleyso sxb👍

  • @user-vz9us8fy1e
    @user-vz9us8fy1e Před rokem +1

    Dhac dhac aaa😂😂

  • @user-qt1hl6fo2w
    @user-qt1hl6fo2w Před 4 měsíci

    Dhaqdhaq dhaq diyaar waaye😂😂😂😂

  • @abukarabdi6177
    @abukarabdi6177 Před rokem +1

    Hooleheen inaan kalatuurano yaan rabaa lkn 90min wad yaa kujiro karo waziir nafsoomalihi😂