Si aadan U Fashilmin Habeenka Arooska Sameey Arimahan Soo Socda

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • Hadii Midan ay Tahay Booqashadaada kugu Horeysay
    Eee Bogeena Fadlan SUBSCRIBE Nagu Taageer , Hana ilaabin inaan like-ta nagu dhiira gelisid Si aan U Joogteyno Soo Saarista Muuqaalo Cusub #Mahadsanid Walaal.
    Follow Us on facebook Page : / somali-unive. .
    Follow Us on twitter : / somaliuniverse
    Follow Us on Instegram : / somaliunive. .

Komentáře • 592

  • @somaliuniverse
    @somaliuniverse  Před 5 lety +131

    *Hadii Midan ay Tahay Booqashadaada kugu Horeysay Ee Bogeena **#Fadlan** **#SUBSCRIBE** Nagu Taageer Si ay kuu soo Gaaran Muuqaaladeena Cusub **#MAHADSANID*

  • @kaafimohamud8307
    @kaafimohamud8307 Před 5 lety +66

    Guurkada ka.hor hada dawaneysid lik3 i dheh

  • @jeffabdul3799
    @jeffabdul3799 Před 5 lety +48

    Wixii doob ah oo aan wali guursan aad baan u salaamayaaH

  • @ayaankare3293
    @ayaankare3293 Před 5 lety +63

    Alla ilahow nin aan soo siney san ii sahal oo diinle ani iyo wixii gabar muslimad ah ba

    • @daniaabdikarim2321
      @daniaabdikarim2321 Před 5 lety +1

      Amiin yarabi xappti

    • @nistexanishaa6316
      @nistexanishaa6316 Před 5 lety +1

      Ameen mcnto

    • @amalaxmad2992
      @amalaxmad2992 Před 5 lety +4

      Nimankii somalida sinada ilbax ayay umaleeyeen dhif waaye

    • @cknb8593
      @cknb8593 Před 5 lety +8

      @@amalaxmad2992 wll nimanka dhan mawada xuma Alx 24 baan jiraa waligeyna xumaan masameyn waa illahy mahdi hadana illahy ha iga ilaaliyo intaan xaas xalaalakahelayo

    • @amalaxmad2992
      @amalaxmad2992 Před 5 lety +1

      @@cknb8593 raga ma wada xuma inta badan ayaan dhahay aboowe alaha guur xalaala oo ku dagto ha ku siiyo aboowe iyo oowlaad baariya aboowe

  • @dekojnr7356
    @dekojnr7356 Před 5 lety +40

    Allow kuwii diinta kudhaqma Nadhig dhamaan muslimiina
    Anigana guur xalaal iisahal iyo intii rajeneysa guur allow xaraan naga fogeey allow zina naga kori wiil iyo gawrba amiin yaa Allah

  • @naasir77
    @naasir77 Před 5 lety +22

    ilahiyow qof wanagsan ad jeceshahay isii aamiin

    • @binusayidetoile668
      @binusayidetoile668 Před 5 lety

      young king love jecliya gabdhahena somali amiiin Walla alle sawjad salaxa ah hakugu deeqo

  • @asmahussen5166
    @asmahussen5166 Před 5 lety +23

    Intaaba waan samaynay arooskaygii ilaahay sawj saalixa ayuu isiiyey alahamdulilaah

  • @salahjebril
    @salahjebril Před 5 lety +41

    Ilaahow gabar dhowrsan aan weligeed so zineysan calafkeyga iyo inta wilal ee dhowrsan an gabdhaha kale dhibaten calafkena ka dhig

  • @hassanabdirahman2171
    @hassanabdirahman2171 Před 5 lety +17

    Gashaantimaha sannadkan waxaan uugu ducaynaaa Nin sidaa uyeela insha Allah..... Fadlan aamiinta aad u badiya

  • @happygirl5074
    @happygirl5074 Před 5 lety +26

    igu so duceya ino ilahay nin wanagsan oo baari ah igu deeqo aduunka iska dhib ka badan mid i ilowsiiyo anago dhan mustqbalka wanagsan rabi hanagu deeqo

  • @faadumofaadumo1066
    @faadumofaadumo1066 Před 4 lety +19

    Ilaahy wxnku weydiisansyaa Guur Xalaala🤲

  • @somalientertainment1856
    @somalientertainment1856 Před 5 lety +10

    Waa marki iGu horese aan dawado
    Wllhi wuu ishaafiyay barnamijkan❤ Jzakallah wll mcn

  • @amalaxmad2992
    @amalaxmad2992 Před 5 lety +55

    Nin fiicanoo qataatadiisa badneen alaha ii sahlo sanadkaan orod eeku jiraan nimanka iyo qababac ilbax nimadana baashaal ee ka fahmeen nin daahira waa dhif oo daacada ibni xalaal ilahay ha ii sahlo aniga iyo gabar walboo ila mida

  • @hoydeedjecel8270
    @hoydeedjecel8270 Před 4 lety +28

    Allow nin diinle isii oo imanle insha Allah 🤲🤲🤲🤲

    • @sharmaboy730
      @sharmaboy730 Před 4 lety

      Salma Hussien 👆🏼👆🏼👆🏼👆🏼

    • @hoydeedjecel8270
      @hoydeedjecel8270 Před 4 lety

      @@sharmaboy730 heh

    • @abdikadarmohamed86
      @abdikadarmohamed86 Před 4 lety +1

      @@hoydeedjecel8270 Aamiin Aamin🙏🙏 riyadaada iyo hamigaga eebe haku idmo insha allah

    • @hoydeedjecel8270
      @hoydeedjecel8270 Před 4 lety +1

      @@abdikadarmohamed86 Aaamin insha allh wll adinah sokle waxaad jeceshay alleh ha ku siiyo aamin

    • @hoydeedjecel8270
      @hoydeedjecel8270 Před 4 lety

      @@abdikadarmohamed86 aaamin aamin wlo 🤲🤲

  • @muniishatogdheerilkacas3238

    Ilaaahow guur xalala 🤲🤲🤲iyo sawj baari ah

    • @abdaleabdirahman9000
      @abdaleabdirahman9000 Před 4 lety

      Amen
      Isha allh markan guursano

    • @cabdallasamow6587
      @cabdallasamow6587 Před 4 lety

      Aamiin Yaa Rabbi

    • @mariaadnan7443
      @mariaadnan7443 Před 4 lety

      Amen yarabi

    • @calicadbi5047
      @calicadbi5047 Před 4 lety

      🏀⚽⚽🏀🏀🏀🏈🏈⚾⚾⚾⚾🥎🥎🥎🎾🎾🎾🏐🏐🏐🏐🏐🏐🏐🎾🏐🏐🏐🏐🏐🏉🏉🏉🏉🏉🏉🏉🏉🏉🎱🎱🎱🎱🎱🎱🏓🏓🏓🏓🏓🏓🏓🏓🏓🏓🏓🏓🏓🏹🏹🏓🏓🏓🏓🏓🎿🥌🥌🥌🤼‍♀🏹🏉🏉

    • @Aisha_Awes.i9544
      @Aisha_Awes.i9544 Před měsícem

      ameen payo dhaman tena😮

  • @abdirahiimhappy8606
    @abdirahiimhappy8606 Před 5 lety +7

    Maasha'allh Somali Universe runtii Aad ban Niiga faa'idnay Dadaalkiina Halkiisa kasii Wada Garabkiina ayan taagnahy Mahdsanidiin 😍✌👌

  • @sbdallahirri9755
    @sbdallahirri9755 Před 5 lety +23

    Qofka dawanayo asigo iskabule ah aniga kow

  • @tillaabdilaahi9523
    @tillaabdilaahi9523 Před 5 lety +16

    illaahayoow sahal habeenkaaa anuu horta waan shoogayaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maankacad5434
    @maankacad5434 Před 5 lety +22

    ilahow murdkna no shal qof i jecl wanba hesta walina ma guursan aydan illahey ha ii deesto midii an ku nastana allah iiga dhigo boqradeyda i d m n

  • @hibohasan1759
    @hibohasan1759 Před 5 lety +25

    YA ALLAH GUUR XALAAL AH BAAN KAA BARINEY

  • @hassannour1158
    @hassannour1158 Před 5 lety +17

    Kaw kaw 😋😋Hadanba Howsha bisink Uqabto😋Waa kheir

  • @bisharmohamedsanei5462
    @bisharmohamedsanei5462 Před 4 lety +10

    Wallahi caajisoole ma ihi commentiyad replayada dhan waan dhameeyey 476 comment fikirkeyga khabiirbaan ku ahay arin inkastoo aan buugaag badan oo kusaabsan guurka horey uakhriyey tankale badiya wax akhrinta guud ahaan gaar ahaan buugaagtan

  • @trueblue5369
    @trueblue5369 Před 5 lety +15

    Ya Allah ilahaw xasaska baari nooga dhig wax kheyr qabana naga sii😇🙏🙏🙏

  • @mahamuudhassan6546
    @mahamuudhassan6546 Před 5 lety +10

    Intii habenka aqal galka sameysay intan oo kale like ii Saar fadlan

  • @munishbae9430
    @munishbae9430 Před 5 lety +22

    M.A wlhi wan qushuucay kolay ani magursanin ilhy ne waxaa kabaryaa zowj fcn inuu isahlo

  • @muzamil2891
    @muzamil2891 Před 4 lety +19

    Allow nin diini ah Oo wngsn iisahal

  • @xaviadan207
    @xaviadan207 Před 5 lety +16

    Arooska jecliya Allow isahal khof wanagsan

    • @abahajaceylka3686
      @abahajaceylka3686 Před 5 lety

      Hada xiriir diyar utahay iso qaba Aniga guur diyaar u ahe

  • @sharmacade4944
    @sharmacade4944 Před 4 lety +19

    wixi guur diyar uah Allah Hausahlo

  • @monicadiomondofficial6342
    @monicadiomondofficial6342 Před 4 lety +17

    Nin diin leh oo wngzn alla hanawaafajiyo💯💖

  • @queencayuusha483
    @queencayuusha483 Před 5 lety +19

    M.a ilaahey waxan ka baryayaa zowj wngsn gbr walbo wngsn ilahey hau sahlo

  • @ilwaadaragwanaag8102
    @ilwaadaragwanaag8102 Před 5 lety +11

    Mashallah wallo qof cilmi leh ayad tahay somalida wa jahilin in lays ful fuulo ayubay yaqanan wax sune ah iyo wax wangsan ma yaqanan

  • @SundusGeele
    @SundusGeele Před 9 měsíci +6

    ilaahy Guur xalaaLa io Nin baariya waydiisan🙏❤😂

  • @nasracumar8728
    @nasracumar8728 Před 3 lety +15

    Scw scw scw scw

  • @hamdi592
    @hamdi592 Před 4 lety +5

    Ssxiix masha allaha aboowe CZcams cusub Ku so dhawada ascabtafa sharafta leh

  • @engmoha_1436
    @engmoha_1436 Před rokem +3

    MEESHAAN QOFKII COMMENTS KA BIXINAAYO WAA QOF CARUUS AH SIDA ANI ANI 😅😢
    ILAAHEEY HANALA GARAB GALO XAALAD WALBO LA KULANNO HADEE TAHAY MID DHAQASHO IYO MID KALEBA 🎉😊 LAMAANO WALBO FARXAD AYAAN U RAJEENAA

  • @abdihkimmuuseaxmed9591
    @abdihkimmuuseaxmed9591 Před 5 lety +5

    maansha alah hhhh walee wy yarthy somalida sidan sameeysa "wxay markaa ka bilaabayaan xabaal iyo ninkeed loo kala tg ee ubanee " ilaahy ajar hydinkasiiyo anaga kuwii ku dhaqma hnaga yeelo

  • @_________ababe5103
    @_________ababe5103 Před 4 lety +11

    Ala somaaliyey 867k views🤣🤣🤣

  • @yusufmohamed277
    @yusufmohamed277 Před 5 lety +16

    Bari horaan guursanlahaaye waxaan kabaqayaa inaan gbr reer dhalay qaawiyo

    • @rayaanhaldhaa3066
      @rayaanhaldhaa3066 Před 5 lety

      Kkkkkk

    • @umucasaam3122
      @umucasaam3122 Před 5 lety +6

      Waxas dadka kaga qosol sii baad isledahay lkn yaan lagu Arag adoo naag doonaya🤣🤣

    • @sedraaml9701
      @sedraaml9701 Před 5 lety +2

      yusuf mohamed hhhh masha aalh nin sharaf leh baad tahay

    • @yusufmohamed277
      @yusufmohamed277 Před 5 lety +2

      +igu waalo hhhh been maad sheegin wl

    • @umucasaam3122
      @umucasaam3122 Před 5 lety +2

      @@sedraaml9701 hhhh sharaf kulaha shiiqaba sharaf aw leyahay naag na wu guursada sharaf daro ma ahan guurka wa Mawada iyo Raxma

  • @Dhuux23
    @Dhuux23 Před 5 lety +21

    Ilaahy guur xalaln ka barinay

    • @cabdallasamow6587
      @cabdallasamow6587 Před 5 lety

      Abyo aan guur xalal ah isguursano
      Halkeen kala so xariiraa aan sheekeysano aan isbaranee

  • @mohamedabdihakim8017
    @mohamedabdihakim8017 Před 5 lety +16

    allow guuur qayr qaba iyo habeen raxabdan

  • @KaderHussein
    @KaderHussein Před 5 lety +13

    Zxb qali
    Waa talooyin aad uwangsn
    Nin cilmi lehna wad tahay qab ficn bd usogudbisay
    Se dhibka jira wxa weeye
    Habeenkas intaas oo talaabo kamagaadhi kari
    Naftaa ihaysa
    Markn kudul dhaco wixi kadanbeya umbn kudhaqmi talaboyinkn Lkn marka uhoraysa maya wxs oodhn maxasuusnkaro

  • @seydcumar5829
    @seydcumar5829 Před 3 lety +7

    Waad kumahadsantay casharkan qiimaha badan Allah hakaa abaal mariyo

  • @seyidcalimuqtaar77
    @seyidcalimuqtaar77 Před 5 lety +6

    Masha Allah waan kaa faaiidnay wll mcn Qeybta klaa sugenaa!

  • @daawuudcraxmaan3762
    @daawuudcraxmaan3762 Před 5 lety +17

    Ilaahow guur xalaalan kaa baryey

  • @sucdisiman8434
    @sucdisiman8434 Před 5 lety +7

    Masha Allah

  • @fardowsofaraxsan7485
    @fardowsofaraxsan7485 Před 5 lety +3

    Msha allah wll aad baad u mahad santahy wlhi waan kahelay sida aad u soo jedeneesid

  • @zalmaahmed1797
    @zalmaahmed1797 Před 5 lety +22

    😂😂😂alla hbnka yaa wadno ii noqon doona Yaa iraacaya😂😂😂😂

  • @mohamoudgurreh949
    @mohamoudgurreh949 Před 5 lety +20

    ILAAHOOW...GUUR xalaalaan kaa barinay...AAMIIN...AAMIIN...😣😣😣😣

  • @abdulkadirhassan7186
    @abdulkadirhassan7186 Před 5 lety +20

    Single ayaan ahay hada Insha,Allah mardhow ayaan rajeynayaa Xaas inaan helo

  • @hiliyahabon2796
    @hiliyahabon2796 Před 5 lety +6

    Masha Allah jazakallah kheir akhi wax badan baan fahmey hada ka hore guurka wanka cabsanayay lkn imika waxan gartay inay wilka ku xidhantahay

    • @warsamefarah7848
      @warsamefarah7848 Před 4 lety +1

      Abyo ha cabsan haddii aadan wali guursan pls send me email inshaa Allah "warsamesoomaali@gmail.com" waa nasiib iyo calaf!!

  • @yuukeycadde9689
    @yuukeycadde9689 Před 5 lety +5

    Xaartida in loogi tago waa xaaraan wayna kaa furantahey waxey lmt thy inaat xaarkaaga utakdey meeshi boosineerley kaa jiraa maxaa ugu qalmoonee

  • @pirscesalizahabi7149
    @pirscesalizahabi7149 Před 4 lety +5

    Masha allh allow qadumada wanagsan nagu dosi allow guur xalal ah iyo jawi wnsgn nasii insha allh wn rajeyna

  • @naftamacalindheere9708
    @naftamacalindheere9708 Před 3 lety +4

    Asc dhamaantiin youtubka sheer idha iyo lik Asaxaabtada lawadak plz WAN kusaray Anika isooboqo plz

  • @nasiimlove5701
    @nasiimlove5701 Před 5 lety +9

    Mzhlh Rabow No zahal Sawaji dacada wngzn irsaq xalalaH 🤲❤❤

  • @mariamabdi4039
    @mariamabdi4039 Před 5 lety +9

    Macha allah

  • @mukhtardhiif2455
    @mukhtardhiif2455 Před 4 lety +3

    Shugran wll jasakalaha khyr allow guur xalaala nawaafaji

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544 Před měsícem +1

    farax sas eh maba jiro akhkiii😂

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 Před 5 lety +4

    Mash Allah.... WA dhaqanka ugu wngsan....
    Thanks wll

  • @laylokarim6539
    @laylokarim6539 Před 5 lety +2

    Maa shaa alaah

  • @daahirmhassan8645
    @daahirmhassan8645 Před 5 lety +16

    Inaan caruuski ahay ayaanba mooday isla caawa kkkk
    Kolley naag diyaarsan oo sariir ila jiifto si aan ugu tago maweynaayo siyaaasi weyn. Ayaan ahay, 😂😂😂😂

  • @juweeriyaladan7386
    @juweeriyaladan7386 Před 5 lety +5

    Mnsha Allah illhay ayaan Ka baryaaya xaas xalaalo sidan uu dhama inshallah

  • @dahabizizy
    @dahabizizy Před 5 lety +11

    habeenka kowad ma khasaba in leys waso seriously😂😂😂

  • @usofbaricarmo5648
    @usofbaricarmo5648 Před 5 lety +5

    M.A dhamn walaha iiso duceeya inn helo sawjad salixada , jasakumulah

  • @cadnaandhakaar99cadnaandha59

    Allahayow Nagu Astur Habeenka Oo Aanay Naga Cararin

  • @salmacabdinaasir8517
    @salmacabdinaasir8517 Před 5 lety +5

    Mashallah
    Waa Muhiim Runtiii
    Jazakalllah Wll

  • @indhibaatoigufilanfaraqaan8189

    Tnx walal ano gurkayga so dhowyahay ban dawaday qoftaydana wan ku yijabiyay intaas tnx

  • @maqsudmursal1400
    @maqsudmursal1400 Před 5 lety +5

    mnsha allh jasaka allh khayr

  • @kalthunmaxamed4125
    @kalthunmaxamed4125 Před 5 lety +11

    War nimakiyad nagudirteen ee sidan wax halaga badalo

  • @FARTUNABDULLAHI18
    @FARTUNABDULLAHI18 Před 7 měsíci +1

    Xishoodku waa muhiim gabadhana xishood aa looga baahan yahay 😢❤😊

  • @shukriamoha3293
    @shukriamoha3293 Před 5 lety +12

    Oh my God I’m shy ☺️ cml

  • @KakaKaka-tk7dv
    @KakaKaka-tk7dv Před 5 lety +4

    masha allah alle haku barakeeyo😭😭

  • @fahadal-makhzoumi3266
    @fahadal-makhzoumi3266 Před 5 lety +7

    Allah haku xafido wll

  • @mohamedabdihakim8017
    @mohamedabdihakim8017 Před 5 lety +11

    aduunka hada walagtagy galmada horay laga adayo gabdhu xata waykaxanqaysaa shumis baashi salsalaxmo waxsa kahoreya

  • @muhandahaybe7719
    @muhandahaybe7719 Před 5 lety +7

    ماشاالله بارک الله

  • @nacimaadan5902
    @nacimaadan5902 Před 3 lety +5

    Mash Allah🌹🌹

    • @S4B1Ryt
      @S4B1Ryt Před 3 lety

      Ani io adi ma sameyna

  • @playerunknownbattleground8221

    sxp adna waad ku mahadsan thy wll jira

  • @samatarab735
    @samatarab735 Před 4 lety +7

    somalidu waxay dumarka badan e kala duwan u guursadaan waa ducada o ay habenka ugu horeya khaldaan. hahaha iminka wuxuu leeyahay " alahuma inii as aluka min (qayrihaa)" khyrihaa ayay ahayd in uu yidhahdo

    • @abdinasir.8673
      @abdinasir.8673 Před 4 lety +1

      غيرها kulahaa😂 أستغفر الله العظيم

    • @faysaljaaliyada3551
      @faysaljaaliyada3551 Před 4 lety +2

      Aloore hadii aad ducadaa xasuusto ayaabad nasiib leedahay kkkkk

  • @daameeyahmed9561
    @daameeyahmed9561 Před 5 lety +6

    Allaah waxaa ka baryena Goor qeer far xad wata

  • @nasirdiyad7628
    @nasirdiyad7628 Před 5 lety +5

    Masha allah allow noo sahal sowjad dhowrsan

  • @najmoahmed1624
    @najmoahmed1624 Před 5 lety +12

    Ala wa cabsanaya hwenkas we idhamnthy

  • @cabdirezaqadem8368
    @cabdirezaqadem8368 Před 5 lety +6

    Mashaalaah jazakumulaah

  • @rahmamawlid851
    @rahmamawlid851 Před 5 lety +10

    Mnshlh waxbadan ayaaankafaaaiday koly anuuuu maguuursan lkinragaaa wainay kudhaqmaaan

  • @laylaabdullaahimaxamed2056

    Masha allah horu marwacan 👍👍👍👍👍👍😘😘😘😘😘😘😘💝💝💝💝

    • @somaliuniverse
      @somaliuniverse  Před 5 lety

      Insha'allh walaal aad baan kugu mahadcelinaynaa in badn

  • @mohamedali7455
    @mohamedali7455 Před 5 lety +5

    masha allah wax fican oo dhago maqli karo waaye qeyr allaha kasiyo shiiqey

  • @abdiwahabsalim5238
    @abdiwahabsalim5238 Před 5 lety +7

    M.a thanks

  • @hassanjunior2048
    @hassanjunior2048 Před 5 lety +12

    Aniga jilibkeda inta kusexdo ayan ushekenaya

  • @engrabdalla114
    @engrabdalla114 Před 5 lety +2

    Absolutely
    Masha Allah

  • @fankahassan4335
    @fankahassan4335 Před 5 lety +11

    Shukran jaziilan yaa aqii waxbaan kaa faa iday in badan

    • @somaliuniverse
      @somaliuniverse  Před 5 lety

      Adiga ayaa mudan Walaal dhiira gelin wayn ayay inoo tahay inanu sii wadno barnaamijyada faa'idada u leh bulshadeena.

  • @othmanabdala2267
    @othmanabdala2267 Před 5 lety +3

    thnkz soomali universy

  • @Xarago319
    @Xarago319 Před 5 lety +16

    Ar nin somali san uma naxaris badne nimankan igeya maser baba ihaya Mnsha allh qurux badana carusintan nolosha mcn iyo darenka leh why somalida loso qadan wayay lamanayashoda halkas waxa ku cad ineysan aheyn ragena rag nolosha guurka iyo xirirka lamanaha eysan ku horeyn warada wax kabadala guurka ciririga ah hadi kale wn idinka carari ragan bn udhacaya kale 🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂

    • @somaliuniverse
      @somaliuniverse  Před 5 lety

      Walaal Vedio-gaan waxaan rajaynaynaa in uu wax badan ka badalo dhaqamdii horey aan u qabnay ama aan u haysan jirnay aad ayaad ugu mahadsantahy Sida wacan ee aad noola wadaagtay dareenkaaga.

    • @qaloocawofficial8712
      @qaloocawofficial8712 Před 5 lety

      thanks xbbti

    • @sameerahajia4600
      @sameerahajia4600 Před 5 lety +5

      Aniga un dadal sida ad u radsanlahayd will diinleh/akhlaq will Somali ah OO wanagsan Ilahay unba laga helikara ajiinabi iska ilaali..In SHA Allah

  • @abdikadaribrahim7500
    @abdikadaribrahim7500 Před 5 lety +3

    masha alllah jazaaka al allaaah

  • @alisheikh4003
    @alisheikh4003 Před 5 lety +2

    Masha Allah jazaakallahu kheyr

  • @captanugaas2307
    @captanugaas2307 Před 29 dny

    Iso duceya mar dhow ayn gursan raba sadis darted ayn cashiro badn ayn qadanoya

  • @ahmednoursh.ibraahim2882
    @ahmednoursh.ibraahim2882 Před 5 lety +4

    Mahadsanid bro

  • @sultansomalijr990
    @sultansomalijr990 Před 5 lety +15

    Todobaaadka uhoreeya wxaaa fiican in laga qaleeyo xaaska

    • @queenlamaaz7098
      @queenlamaaz7098 Před 5 lety +1

      Sultan Mahamoud beentaa mhan wlhi m.a wll

    • @sultansomalijr990
      @sultansomalijr990 Před 5 lety

      Queen Lamaaz hhhhhhhhhhh waa runty maha sidaasaa ficn deee wll

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 Před 5 lety +2

      @@sultansomalijr990 sidaas ayaa fican hhh 2 weeks iska daaya dheh

    • @sultansomalijr990
      @sultansomalijr990 Před 5 lety +1

      kariina queen waxaaa fican in laga qaleeyo haltodobaaad xaaska inty nolosha xafada la qabsanayso wll

    • @maria.safarow7619
      @maria.safarow7619 Před 4 lety

      Haa wlhi aniga wan ka baqaa sxpkeyga neh wan u shegey balse wu iga didey balse marki dambe wu ogoladey

  • @SuliemanAli.
    @SuliemanAli. Před 4 lety +3

    Jasa kallah khyr wll

  • @dheemanjaamac4178
    @dheemanjaamac4178 Před 5 lety +5

    wlhy Ku mahsnid wll lkn wlhy iska cabsi noiw 😦😦

  • @hidaayoahmed7459
    @hidaayoahmed7459 Před 5 lety +3

    Masha Allah wllkeY qli mhdsanid 😍

  • @abdikarimyasin674
    @abdikarimyasin674 Před 5 lety +8

    Intaas oo dhan yaaa samayn karo hadaaan bisinka qabsado nasiib leeyahy

  • @aliabdiiid2
    @aliabdiiid2 Před 5 lety +3

    m. alaahu jazaakalaahu qeyraa