HEESTII DANI CAYNAANKA UHAY PUNTLAND | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • Copy Right Protected By Liibaan Jama 2024
    ERAYADII: ABWAAN ALI MOGE
    LAXANKII: QAASIM MACRUUF
    CODADKII: M/JEESTO IYO SAHRO OMAR DHUULE IYO MURSAL MUUSE IYO HODAN SHABIIN
    MUSIC BY: AHMED WALI FURINLE
    VOCAL RECORDING BY: LIIBAAN JAMA
    CAMERA BY: LIIBAAN JAMA
    EDITED BY: LIIBAAN JAMA
    SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
    follow her FANPAGE on
    / studio-liibaan-2863249...

Komentáře • 58

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi Před 7 měsíci +12

    Guul Iyo Gobanimo Puntland!! Wallee Hooyaddii Soomaaliya Inaad tahay Iyo Aabbahii Dimuquraadiyadda. 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @yusufgaban7460
    @yusufgaban7460 Před 7 měsíci +10

    Masha Allah Puntland Waxey Isku Darsatay Hooyada Iyo Aabaha Soomaliya ❤❤❤, Allow Dhib Ka Hay.

  • @user-ym3vt7jb5x
    @user-ym3vt7jb5x Před 7 měsíci +8

    🇸🇱PUNTLAND 🇸🇱🇸🇱PUNTLAND 🇸🇱
    Malinta arkay dad aan waxba qabsan karin iyo dad aan waxba arkin codkoda ey dhibtin bey puntland dhaqaaqday oo tilabsatay
    Cadcedo so baxdiyo dayaxa oo caad ku qarin casiis baa ka dhige caleman ku lulee mar kale ku cimamadne caynaanka uhay puntland ❤❤❤
    BAAQ WAXAN U DIRAYA SHACAB KA PUNTLAND ISKA ILALIYA DADKA DANAHA GAR KA LEH OO RABA IN EY PUNTLAND GARSIYAN MEEL AAN KA SO GABMEYN MADAXWEYNAHA DACADA MUDANE SICIID ABDULLAHI DANI BALANTENI WAA SHAQO IYO XISBIGA KAAH XUKUMAD LAWADA LEYAHAY WEYE❤❤❤❤

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj Před 14 dny

    Aabbe deni ❤❤❤ allow ku barakee puntland o tareen dhex maro bn sugynaa

  • @yusufgaban7460
    @yusufgaban7460 Před 7 měsíci +6

    Masha Allah, ❤❤❤, Allow Puntland belo ka hay . Amiin

  • @Buraalee
    @Buraalee Před 7 měsíci +7

    Qaranka puntland allow dhowr amiin yarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-df6ff1nl3o
      @user-df6ff1nl3o Před 7 měsíci

      Qaran somalia weeye sida saxdaa puntland qaran maaha waa state somalia kamida

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Před 7 měsíci

      @@user-df6ff1nl3o Puntland waa Qarran Eeddo ee naacdda nagalatag.

    • @fadumomusse2132
      @fadumomusse2132 Před 4 měsíci

      @@user-df6ff1nl3oqaranka Puntland first🎉🎉🎉🎉

  • @manetosingham7510
    @manetosingham7510 Před 7 měsíci +6

    Daniyow Cimrigaa Ha Jiro 🥰🥰

  • @user-ee1ev7rn1h
    @user-ee1ev7rn1h Před 2 měsíci +1

    Guuuuuuuuuul dani

  • @mohanettabdirizak6495
    @mohanettabdirizak6495 Před 7 měsíci +5

    Mursal muse ❤🎉

  • @user-gx7kx5er8z
    @user-gx7kx5er8z Před 4 měsíci +1

    Guul iyqaranka puntland allow dhowr aiming yardbird ❤❤❤❤❤❤❤

  • @youngmoha5759
    @youngmoha5759 Před 7 měsíci +4

    Mursal Muuse Cumar Warsame goat-ka fanka

  • @abdillahiahmed6963
    @abdillahiahmed6963 Před 2 měsíci

    Viva puntland

  • @abdirahimali4026
    @abdirahimali4026 Před 2 měsíci

    Cadceedu masoo baxdee way dhacdaa barashada af soomaaliga

  • @malmo4235
    @malmo4235 Před 4 měsíci

    Adeerkay abwaanka weyn ee ali mooge goormuu puntland imaanaya taloow Abwaan oorshe waan aragney ee Abwaan ali mooge ayaa lasugayaaa feom america 💙🤍💚

  • @user-sq1pf8vo8b
    @user-sq1pf8vo8b Před 4 měsíci +2

    Macha Allah Mursal Americans

  • @birmadyare
    @birmadyare Před 6 měsíci

    M.W SICIID CABDULAAHI DANI Hambalyo Adeer Mar kale ku Cimaamadnee 💪
    Caynaanka PUNTLAND U HAY 🇸🇱

  • @mohaqays2146
    @mohaqays2146 Před 7 měsíci +3

    Madaxweyne deni caynka u ahy puntland

  • @user-gm2td7hm9t
    @user-gm2td7hm9t Před měsícem

    Mursal muuse cumar ❤legnd teg

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 Před 7 měsíci +1

    Nice song weyan iyo fanaanin xul aah dani wa madaxwayne ad u fuurfuran madaxda somalidu haku daydan buulshada u dabcansan

  • @halimohazanhazanyusuf
    @halimohazanhazanyusuf Před 7 měsíci +2

    ❤❤❤❤❤ guul guul gobonimo ptunland

  • @nadiraabdullahi
    @nadiraabdullahi Před 3 měsíci

    Jah my dhiiga🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @shukriali7926
    @shukriali7926 Před měsícem

    Codka mursal🎉❤

  • @manetosingham7510
    @manetosingham7510 Před 7 měsíci +4

    Puntland 🇸🇱

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion Před 6 měsíci

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏❤❤

  • @ridwanabdulaahi9682
    @ridwanabdulaahi9682 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdimahadhassan2447
    @abdimahadhassan2447 Před 7 měsíci +1

    ❤❤❤ waw inaba caadi maaha

  • @abdallamohamed3532
    @abdallamohamed3532 Před 3 měsíci

    Dani wiil hoog

  • @user-ok4rg6vc8b
    @user-ok4rg6vc8b Před 7 měsíci +1

    Kuu cimaa mad need ceynaanka puntland uhay yaa salaam

  • @user-vq8cn3nu6x
    @user-vq8cn3nu6x Před 7 měsíci +1

    Daniyow Cimrigaa Ha jiro

  • @abdirahmanmohamedahmed1989
    @abdirahmanmohamedahmed1989 Před 7 měsíci +1

    Mohamed saleban barre jesta xafidullh sxp

  • @abdillahiahmed6963
    @abdillahiahmed6963 Před 7 měsíci

    Wow Masha allah viva puntland

  • @HamoudIbrahimAhmed
    @HamoudIbrahimAhmed Před 7 měsíci +1

    Waouh waouh waouh mursal 🎉🎉🎉

  • @ifraxmaydhane
    @ifraxmaydhane Před 7 měsíci

    Jah mirsalkayga hodon ❤❤❤

  • @Mohamed-by4xx
    @Mohamed-by4xx Před 7 měsíci

    Mashaa Allah ❤❤

  • @user-cy1rz8fl9b
    @user-cy1rz8fl9b Před 6 měsíci

    Jah my dhiiga❤

  • @habsan430
    @habsan430 Před 7 měsíci +1

    Jah mom sahra cumar tagero u ahay

  • @ayanosman2485
    @ayanosman2485 Před 7 měsíci

    Deni ❤️❤️❤️❤️

  • @abdiosman5175
    @abdiosman5175 Před 7 měsíci +2

    Ogas mursal muuse wuu barakeysan yahay duuca kuu agdhigney

  • @NajmaXussen-kb6lq
    @NajmaXussen-kb6lq Před 6 měsíci

    Mashalh

  • @Sharmaakefarx
    @Sharmaakefarx Před 7 měsíci

    Dani❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @BAHJOAxmed-ku9tv
    @BAHJOAxmed-ku9tv Před 3 měsíci +1

    My 🩸🇸🇱🇸🇱🫶

  • @yasminmaxamed5504
    @yasminmaxamed5504 Před 7 měsíci

    Aamin aamin

  • @salmaa2871
    @salmaa2871 Před 7 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yacinsougueh3773
    @yacinsougueh3773 Před 7 měsíci +1

    Who are the female singers ?

    • @ibrahimsantur3122
      @ibrahimsantur3122 Před 7 měsíci

      Wa gabdo somaliyeed dee oromoo miya rabtay wll

    • @yacinsougueh3773
      @yacinsougueh3773 Před 7 měsíci +2

      @@ibrahimsantur3122 lollll maya, bisinka. Magacdoda Ayan rabay. Way cod Mayan yihin. I just want their name.

    • @user-zj3tl9hw9s
      @user-zj3tl9hw9s Před 7 měsíci

      😂

    • @yacinsougueh3773
      @yacinsougueh3773 Před 7 měsíci

      War ya garanaya faananinta magacdoda ?

    • @Puntland1
      @Puntland1 Před 7 měsíci

      🤣🤣🤣😆😆

  • @user-cy1rz8fl9b
    @user-cy1rz8fl9b Před 6 měsíci

    Jah my dhiiga❤

  • @user-iq1pq1hc4n
    @user-iq1pq1hc4n Před 7 měsíci

    ❤❤❤❤❤