DegDeg Muxuu Yahay Dagaalka Qarsoon Somaliland Kadhanka Dayax Dalnuurshe Ceeb

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 07. 2024
  • #somalilanders #somaliland #hargeysa #laascaanood #wararka #muqdisho #somalia
    DegDeg Muxuu Yahay Dagaalka Qarsoon Somaliland Kadhanka Dayax Dalnuurshe Ceeb
    Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter

Komentáře • 112

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 5 dny +5

    Guuuuuuuul guuuuuuul somaliland ❤❤❤

  • @VivasomalilandSNMQUEEN
    @VivasomalilandSNMQUEEN Před 5 dny +2

    Mashaa Alaah somaliland guul guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 5 dny +5

    1988 waan yaraa laakiin wixii dhacay waan xasuustaa si fiican Hada difaaca dalka markeenii reer somaliland u diyaargarooba

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft Před 5 dny +8

    Murti xumaa ,somaliland guul

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 5 dny +6

    Somaliland guul

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 5 dny +4

    Maanaha Alaah 7 jir caqli badan

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 5 dny +6

    Viiva viiva somaliland❤

    • @warss11
      @warss11 Před 5 dny +2

      ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 Před 5 dny +4

    Madal Furan thank you so much for bieng so truthful and honest. God bless you!!!

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Před 5 dny +2

    Allah akbar republiken of somaliland ❤❤❤

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 Před 5 dny +2

    SUBHAANALLAH WAR SOMALILAND WA LAGU WA SHAY NIN AY SOMALILAND CIISHAY BA CAYA

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před 5 dny +2

    Somaliland ha guuuulaysato cadowgeenu ha jabo bacaac bacaac somaliland alle ayay u baahantay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 Před 5 dny +2

    ALLAHU AKBAR SOMALILAND NOT EASY SUBHAANALLAH ILAAHAY HA XAFIDO SOMALILAND GUUUUUUUUUUL XASID JAB

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 Před 5 dny +6

    Aaydu hayska cide haawsha ino wada somalilandey🤍💚❤️

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 Před 5 dny +2

    Somaliland ❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 5 dny +3

    Geeeeeeesi geeeeeeesi dhalay isaaq nimo❤

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 5 dny +3

    Madal furan TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️ 💪💚🤍❤️💪💚🤍❤️💪💚🤍❤️💪💚🤍❤️💪

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Před 5 dny +2

    Waalee. Isaaqu. Waa. Dad. Jiira. Haal. Hees. Baa. Dhiigi. Ku. Kiciisay. Soomaaliidi. Isaaqa. Is. Power.ful. Maasha. Allha. Bisiinja

  • @Saeed-me6gq
    @Saeed-me6gq Před 5 dny +2

    Somaliland guul ❤❤❤❤

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před 5 dny +1

    Subxaanallaah alle ayaanu caabunaa allaahu akbar

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy Před 5 dny +1

    Maashallah she is so cute

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 Před 5 dny +5

    Guul iyo Gobanimo Jamhuriyada Barakaysan Ee Somaliland 💚🤍❤️

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu Před 5 dny +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @egalosman9271
    @egalosman9271 Před 5 dny +2

    ❤❤❤

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 5 dny +3

    wllhi waa geesi qaran yar fariid dumarka soomaliya kaso jeeda ay garan la yihin waxay xuriyada ka qaaten

  • @Hooda36
    @Hooda36 Před 4 dny

    Soomaaliland Alloow Dhoowr❤ 🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 Před 5 dny +1

    Hees qas qas ah haloo qaado

  • @user-wj8hc6zt5q
    @user-wj8hc6zt5q Před 5 dny +4

    Walalo waa ciilantyay waxaad mooda talabaad inuu waashay waayo waa somaliland tii loodiday qalbiguba wuu jabay aad iyo aad talabaad wuu jecelyay reer somaliland wuu isku dhexyaaxay

  • @NimcosaleebaanRasma
    @NimcosaleebaanRasma Před 5 dny

    Guul soomaliland

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Před 5 dny +2

    Geeeeeeeesi😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-ou4xj6gj3e
    @user-ou4xj6gj3e Před 5 dny +1

    Waa runta❤❤😂😂

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r Před 5 dny

    eelay Allow walki Amee

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 Před 5 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Před 5 dny +1

    Soomaliland ha noolato yaa murti ku gadhay cadawga soomaliland ha jabo ❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @Hanaa_MuslimaYemen
    @Hanaa_MuslimaYemen Před 6 dny +2

    اللهم سخر لنا من عبادك الصادقين المصلحين من يكونوا عوناً لنا في طريقنا ندائي إلي كل مسلم قال عزوجل (قُلْ إِنَّ رَبِّي يَبْسُطُ الرِّزْقَ لِمَنْ يَشَاءُ مِنْ عِبَادِهِ وَيَقْدِرُ لَهُ وَمَا أَنْفَقْتُمْ مِنْ شَيْءٍ فَهُوَ يُخْلِفُهُ وَهُوَ خَيْرُ الرَّازِقِينَ) وقال النبى ﷺ(ما نقص مال من صدقة ) رواه مسلم وقال ﷺ ( أنفق يابن آدم ينفق الله عليك) متفق عليه وقال ﷺ:( مَا مِنْ يَوْمٍ يُصبِحُ العِبادُفِيهِ إِلَّا مَلَكَانِ يَنْزِلانِ، فَيَقُولُ أَحَدُهُمَا: اللَّهُمَّ أَعْطِ مُنْفِقًا خَلَفًا، وَيَقُولُ الآخَرُ: اللَّهُمَّ أَعْطِ مُمْسِكًا تَلَفًا سِالُتتكِ بّالُلُُه 💔الُجْلُيَلُ الُجْبّارَ انَ تْنَقًذَنَا قًبّلُ انَ نَمٌوَتْ مٌنَ شِدِتْ الُجْوَع انَتٌْخيَكِ انَيَ دٌِخلُةِ ْعلُى الُلُُه تْمٌ ْعلُيَكِ انَيَ فَيَ وَجُْهك انَـيَ اخـتْكِ انَـيَ اتْرَجْـاكِ اتْـوَسِـلُ الُـيَـكِ انَـقًـذَنَا لُـوَجُْـه الُـلُُـه. يَــشِــُهدِ الُــلُــُه يَاٌخـيَ انَ مٌنَ الُــصّــبّاحُ حُـتْا الُـانَ يَــحُــرَمٌ ْعـــلُيَـنَـا الاكل غير الماء ( ('''''''''''''''' اخي اول كلامي انا اقسم بالله على كتاب الله اني لااكذب عليك ولا انصب ولا احتال اني بنت يمنيه نازحين منالحرب انا واسرتي بيتنا اجار الشهرب 20 الف يمني والان علينا 60 الف حق 3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد من البيت للشارع لانناماقدرنا ندفعله الأجار شافونا الجيران نبكي ورجعو تكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع معادفعنا له حلف يمين بالله هذا بيخرجنا إلى الشارع رحمه واحنا. بلادنا بسبب هذا الحرب ولانجد قوت يومنا وعايشين اناوامي واخواتي سفار والدنا متوفي الله يرحمه ومامعنا أحد في هذا الدنيا جاانبنا في هذه الظروف القاسيه اخوتي الصغار خرجو للشارع وشافو الجيران ياكلو واوقفو عند بابهم لجل يعطوهم ولو كسره خبز والله الذي له ملك السموات والارض انهم غلفو الباب وطردوهم ورجعو یبکو ایموتو من الجوع ما احد رحمهم وعطلة ردها لقمت عیش والان لوما احدنا ساعدنا في إيكيلو دقيق اقسم بالله انموت من الجوع فيا اخي انا دخيله على الله ثم عليك واريد منك المساعده لوجه الله انشدك بالله تحب الخير واتساعدني ولو ---بـــحق إيجار البيت مع تراسلي واتساب على هذا الرقم 00967736246190 وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير اخواني سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وأنقذنا قبل أن يطردونا في الشارع تتبهدل أو نموت من الجوع وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعد لاتتاخر علينا وجزاك الله خيرا،-.@.،@:^@:؛>»≋𝖊≋𝖊≋𝖊≋𝖊≋𝖊≋𝖊≋𝖊≋𝖊≋𝖊≋𝖊≋𝖊≋𝖊≋𝖊≋𝖊≋𝖊≋^°>,,,_\},_\|`,_\;_\-ا¯|>•°¶ا;ا،،،،،،،ا،،،ا,,..............,!"؛

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před 5 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up Před 5 dny +2

    Kkkķ inta uu sheikay hargeisa aya ah goriya gobciya iyo giibriya

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 5 dny +2

    HEESO ISU JAWAAB8D IY GABAY NALIOOMA TILMAAMO

  • @kadraabdillahi9336
    @kadraabdillahi9336 Před 5 dny +1

    Guul iyo gobanimo JSL dhaman umada reer Somaliland jira oo joga Allow cadowgeyna jabi 💚🤍❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 5 dny +1

    DAYAXO CADEEY

  • @fardousadan9298
    @fardousadan9298 Před 5 dny +1

    Bal is qabadsiiya oo ma goeysaan idin kama maarano hal hees ayey kawada qeylinayaan wixii na neceb ha ciyaane guul iyo gobanimo somaliland

  • @user-un4td5yh6t
    @user-un4td5yh6t Před 5 dny

    Shimbirayahaw heesa

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 Před 5 dny +1

    Wallaahi Somaliland is not easy haarbaykawareegen hal heesbakarbaashtay qaaqkagayeedhsiisay haydinkutaagnato biyola’aandheh 😂😂 guul Somaliland cadawga Somaliland Allaah hajebiyo Amiin

  • @MaxamedXasan-xx2se
    @MaxamedXasan-xx2se Před 5 dny +1

    SOMALILAND GUUL

  • @user-js7nh8kq1k
    @user-js7nh8kq1k Před 5 dny

    madal duran sxp igatijabi heestan an so wado waxay ledahay oona oon mabiinkaro dadkana laba abaydini is ma amuusiiyan abaan duuli hiinuna arin meesha ku mahYn wa xasane muqdisho iyo Djibuti 😢

  • @saynebxasan9049
    @saynebxasan9049 Před 5 dny +1

    ,dadki caadigaaha baanu afgaran weynay waaba raxanweyn marka yey uqaaden markaa💚💚💚❤️❤️❤️🤍🤍🤍🤍💚💚💚💚❤️❤️❤️❤️❤️

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Před 6 dny +1

    oo yaafahmaya koonfur galbeeen waa sangadhuuye😅

  • @saciid_iid
    @saciid_iid Před 5 dny

    Eelaayda waa soomaalida oromodooda

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa Před 5 dny +1

    Bastrow qadiyadadu waa Qabiil ka modisho jogaa waa qaran somali

  • @haliimoubdilaahi1853
    @haliimoubdilaahi1853 Před 6 dny +1

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedAbdillahiElmi-ni7md

    SHOW GII HARGEISA AYUU KA CADHOONAYA MARKAASI AYUU CAYTAMAYA ADEER HAWIYE ANAGA JECEL WAY NOO HIILIYIIN MAALMO ADAG CAYDIID GALAAAL DUULIYE AXMED SIYAASAD MOOYE LA ISMA NECBA FROM ISAAQ

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 Před 5 dny

    😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤ guuuuul SLND guuuuul SLND ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii ALLOOW jebi cadawga aaammiiin yaarabbii ❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️💌💌💌💌💌💌💌💌💌

  • @warsamaosman0894
    @warsamaosman0894 Před 5 dny

    Eelaayda maaha soomaali

  • @DaauudMaxamuud-l6m
    @DaauudMaxamuud-l6m Před 5 dny

    Asal dhalad wariye abaal noogaley taariikh culus

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Před 5 dny

    Managaba kuwan afkodaba garanayna miyay inna cayen mise way ina amanen subxanalah ilahay umadan xaqa ha garansiiyo

  • @Starlightinthenight123

    Xagee. Laagu. Arakay. Faanan. Ku. Sheega. Siyaasi. Ah. Oo. Qabayaalada. Ku. Heesaya. Misikiina

  • @Maryamaadanaxmed
    @Maryamaadanaxmed Před 5 dny

    22

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Před 5 dny +2

    Bal axmarku iyagu haista cidan kasi waka ilaliya 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @zainayusuf5292
    @zainayusuf5292 Před 5 dny +1

    videoga heestan wuxu noqonaya proof Somaliland iyo Somali iney isku mid ahaayn oo isku sheceb ahayn😂😂

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 Před 5 dny

    Viva Dir . Waa boqortoyo Dirta. Wiilasha Midabkii Somaliyeed badalay muxuu Somalinimada ka ogyahay?

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f Před 5 dny

    Waaxaa ka so hadasha sxb heesku sheega uu leeyahay
    Wajeer ban cabuda nimaacn gudcur ama mugdi

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 Před 6 dny +1

    Kuwii somalia kudulmanaa ayaa nasoo caayayo cajiib

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Před 5 dny +1

    Tii oromadan mamaiga ugujawabnay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Degaliah
    @Degaliah Před 5 dny

    😂😂😂😂

  • @siciid....cumar.....waraabe.

    😂😂😂😂.isga.iyo.maykabkasokalabaxadhe.inan.yar.ayacalidhantaninkawalanay.masomaalilanbukuwashaa

  • @hindasaleban1720
    @hindasaleban1720 Před 5 dny

    Heesaha xamaar kuliugood badhaqdoon wali heesti hargaysa wax u dhigma ama udhaw mahayaan

  • @warss11
    @warss11 Před 5 dny

    Somaliland ❤ Villa daa go 🛌

  • @magoolaidid5506
    @magoolaidid5506 Před dnem

    Fanànaaka waxaan uqaan midwaxguud liaashada somaalinimadeena kaas ayaay uqAn fanaanàn kasaa imetela hajoogo meelkasta waxbaan leeyahay waxbaad leedehee aan wll iqirir ama ina dumi labaan kaga hadhaney somaalidiiye wll isasoo halala isdaawada maanta kuwaadtiiin wlhi somaalilnd wayidiin hiilineysaa sigaara wax ugu daawao sida uuyahay calmaku haku mashqulin qabiil wll ogoow inaatahay muwaadin inaatahay qof muwadina oo maanta lasii duminaayo lkn magaciiba labadii sii hadhay ayaa lagu siwadaa furfur si loo waayo somaaliya miyeunu sii duminaa mese wll waynu sii duminaa joog wll meelkasta waxaad odhaneysaa wxanaan ahay
    Muwadin lkn w
    Wll arag sida laynala rabaa waa masaxaad mageceenii oo labadii hadhsanaa laysku diraayo iaamin wll waxaan ahay somaali bilz faafiya wargesyadoow waxa ka hadhsan geerideena❤

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df Před 5 dny

    Dayaxdalnuurshe afkiisa isagaa isku sadqeeyey calankayga somaliland miyuuwaxyeelo gaadhsin karaa maya

  • @magoolaidid5506
    @magoolaidid5506 Před dnem +1

    Mataageeridoono yutubarka aan ku xusin magaca somaalilad noo weliba manoqon doonoqada

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 5 dny +1

    She byby /7

  • @user-ou4xj6gj3e
    @user-ou4xj6gj3e Před 5 dny

    Hhh waa rnta😂😂😂😂

  • @Starlightinthenight123

    Haadaanu. Soomaaliland. Ciida. Geeliinasa. Iyo. Ciida. Naaga. Naaga. Saarasa. Majiiro

  • @princehigh-flierp8965

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @safiyai2843
    @safiyai2843 Před 5 dny

    Somaliland guul horta waxad ku heesaysaan ee aad ìsla ruxaysaan ee aad ku xìiqdeen maba garanayo maxaad iska dhibaysaan

  • @Janno190
    @Janno190 Před 5 dny

    Maxay heesaan mayagaaba abwaano Hal eray u dhigma heeso ma yaqaanaan

  • @Hciid
    @Hciid Před 5 dny

    ADIGAA AMXAAR BAAN AHAY YIRI EE KU HADAL TAADA ASLIGA AH MAYGA WAA SOMALI AMXAAR MAYA.

  • @Between-earth-and-sky

    Fan iyo waxaas iska dhaafe waa inay Naftiisa galaafataa aflagaadadaasi! Bal aan indhaha ka qaado.

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m Před 5 dny +1

    Walaal ma Oromadii ayaa inoo soo raacday? Heestu ma af Oromaa?

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 5 dny

      mayee waa eelaydii dawarsan jirtay weligood shitadooda shiida ka aruura

  • @Degaliah
    @Degaliah Před 5 dny

    😂😂😂😂😂 wal magalaaso tolow waa maxay😂😂😂 ilama kujuuf kajaaf

  • @Janno190
    @Janno190 Před 5 dny

    Qasqaskuna saw xaaraan maaha qaska dhiib saw den I maaha data out macuno anagu😂😂😂😂😂😂

  • @user-zu5qx7ff9n
    @user-zu5qx7ff9n Před 5 dny

    Wax sheegta somalia waxaay kagamiwayeen heestii qudha waaay isu habar wacdeen oo waxaay wayeen hees u dhiganta heesta hargesa somalia waxaa inagaga filan sidaay u eegyihiin

  • @maankaofficials4662
    @maankaofficials4662 Před 5 dny

    Dayaxo mee hesine wuu xaray

  • @safiyai2843
    @safiyai2843 Před 5 dny

    Idin afgaramaynee waxaad tidhiba laguyidhi

  • @magoolaidid5506
    @magoolaidid5506 Před dnem

    Uma hawano qofkaanu fanka sidii uu istimaalno jawabp fanaan iwaayey😅😅😅😅😅😅😅😅😅9😅😅

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Před 5 dny

    Heestii abwan daaha wadanaha Ayey jartay dhaamaanba kuwii cadawga Somaliland ahaa ba Hada qaar la afgararayba wxa kòonfurta joogaba Wlee 100jeer Ethiopia ayàa ka dhaw kuwanta xamar

  • @Janno190
    @Janno190 Před 5 dny

    Hayaay waxan maxay ku hadlayaan gadhagadhaa 😂😂😂😂😂 I am gumeed oo dhan ayaa soo back yidhi
    Bal eega Waa raxan wayn.miss qasqas iyo khaniisiintii ayaa Somaliland ku soo Kala
    Qabtay 😂😂😂😂😂😂

  • @alisamater-yi5cs
    @alisamater-yi5cs Před 5 dny

    Qoladan heesta sudaaniga ah ku hasaysa yaa ka waallay waar waxa tidhaah Daan baa laydin yidhi tollow ma af shinbiraad Baa Billa callaak chinese Noogu baddalla Kollay Kama sookaayyee

  • @user-bx9uy7bx2v
    @user-bx9uy7bx2v Před 5 dny

    Kuwan Waxaan kagaranayn ku heesaya waa qoladii sayidku ku yidhi afgaal iyo mid muslin miduun aan iduunku imaado 😂 Somaliland Guul

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg Před 3 dny

    Waar waxa so dhaan waa muse cidkastaba isku diraye

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 Před 5 dny

    Axmaaradii ayay isku sii direen. 😂😂. Eelaydii maskinta la dulmiyey maxa Haya .

  • @Sahraadansamatar-b5r
    @Sahraadansamatar-b5r Před 5 dny

    😂😂 Wlh manta wx iga qosliyy nin wararka falan qeeya aya yidhi halki hees hargeysa aya 20 luguso jawabay ila hadana wx la sugaya jawaabo kale heesa 😂😂 daha gaas isnot easy

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 Před 5 dny

    WARKANI WAA DAYAXMADOOBEEYE AMA CODMADOOMEEYE AMA HEESMADOOBERYE
    WAANA DULI SALAWEYN KKKKKKKK

  • @maxamedsiciid669
    @maxamedsiciid669 Před 5 dny

    Gobanimo tolkay gobanimo

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 Před 5 dny

    Guska UGAANDHIISA intee Nuugtay. Naagtii Niikin jirtey ee futada sii jeedin jirtey Muqdisho. Imisa Gus oo caalamka Galay. UGANDA . KENYA . ETHIOPIA 🇪🇹. BRUNDII.& 30 WHITE MAN COUNTRIES
    😅😅😅

  • @xaroguled3126
    @xaroguled3126 Před 5 dny

    Hhhh oo rer sudana ma colban ahayn inadr hhhhhhh

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Před 6 dny

    oo koonfur maba yaqaaniin miyaa ciday ka xoroobeen😅

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 Před 5 dny

    Eelaay dii la dulmay way so lugeeyen. Lkin Oromoof & canfari aya loo haya😂

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t Před 5 dny

    Waar yaadha kuwii nadawar sada ayaabad igudaran Eelaay wiiq us

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft Před 5 dny

    Tii ku gorisay ,wax ka soo sartay adigoo hilible ah waa hargeysa ,xamar adigoo caan ah ay tagtsy ,waxay kugu biiriyaan beenta iyo xasidnimo

  • @NimcosaleebaanRasma
    @NimcosaleebaanRasma Před 5 dny

    Guul soomaliland