Farriin ku socota Khaakhaan DAAWO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • Gabar Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Ubax C/raxmaan Ibraahim oo ku nool Dalka Sacuudiga yaa farriin waano ah waxay usoo dirtay Nuune Gafaaje oo la baxay magaca Khaakhaan, kaasi oo had iyo jeeraal bar uu ku leeyahay Facebook soo dhiga farriimo uu wax uga sheegayo ama uu ku caaynayo dad iyo Qabiillo Soomaaliyeed.

Komentáře • 218