Sideeh English-ka ku bartey? adnah aad ku barankartid sidiikale.|balanu

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 189

  • @sacaadaat3178
    @sacaadaat3178 Před 2 měsíci +38

    English qabri idin lagali maayo ee barta Quraanka karimka iyo carabiyadda

    • @maryamahmed7078
      @maryamahmed7078 Před měsícem +4

      Aaqiradane u shaqeyso aduunka wax ka qabso quraanka baro dhinaca kale english ka wad see ku dhahy🤭✨️

  • @GelleBashir
    @GelleBashir Před 2 měsíci +12

    Congratulations 🎉

  • @hibaturahman01
    @hibaturahman01 Před 2 měsíci +16

    Faan ma aha Bilaneey 😮 cidii ku taqaan baa ku taqaan waxbarashada you are No 1 ❤ masha Allah tabarakallah

  • @maslaxsamawiye5607
    @maslaxsamawiye5607 Před 2 měsíci +5

    My sister every one of somali person alot of try to bacome the person who know this language espicially somalian person is very difficult to speak this language imagine this language is a fantastic laguage go ahead my dear sister
    When you learn the language is very important to know four parts which:
    1 Reading
    2:Listening
    3:Speaking
    4:Writing
    And then if you those know you must to make more practice if you see the person who native speaker that doing it more practice
    The word ultimately the language is a practice thank you so much❤❤

  • @Samiir-younger
    @Samiir-younger Před 2 měsíci +9

    i spent a lot of time in listening , now my listening through the roof, i argue every learners to focus on listening when you become good listener you’ll become like the speaker.

    • @BilanQorane
      @BilanQorane  Před 2 měsíci

      True, thank you for your kind comment

  • @user-xp9jn2vh7b
    @user-xp9jn2vh7b Před 2 měsíci +5

    I have never wrote a comment but now just to thank you because I heard the prophet Mohammed say
    the one who does not thank people doesn't thank God.
    so thank you very much my sister.
    and I hope to reward you for the advice you have given me today.
    Thanks again

  • @bahjomursal7023
    @bahjomursal7023 Před 2 měsíci +31

    aniga mooda inaad iga hadlayso wlhi kenya dhowr school bn galay way igu socon wayday ugu dambayn ana isbarah shukrn xbbtiii

  • @mohamedabdulkadir8397
    @mohamedabdulkadir8397 Před měsícem +1

    Mahadsanid wlle xogta Nala wadaagtay waa mid waxtar noo leh jazaakallah

  • @abdisamadahmed5016
    @abdisamadahmed5016 Před měsícem

    Thank you Wllshey. Frankly speaking I have appreciated your explanation.
    Keep it up. For my side I’ll implement all your advices

  • @sayidmukhtarmohamed6232

    Thank you for your advise 🎉

  • @naaleeye575
    @naaleeye575 Před 2 měsíci +2

    mashaa allaah sida daacadnimada ah eed noogu soo xushay oo noogu faah faahisay sidaan u baran lagayn good English mahadsanid

    • @BilanQorane
      @BilanQorane  Před 2 měsíci

      Adaa mudan wll

    • @naaleeye575
      @naaleeye575 Před 2 měsíci

      @@BilanQorane isla hada aan adiga kaa maqlay ayaan bilaabay inan dhagaysto oo daawado chanelka sunshine waxaana rajaynayaa inaan natiijo fiican ka gaaro insha allaah

  • @HalihodanFaarahTimir-jz3zh
    @HalihodanFaarahTimir-jz3zh Před 2 měsíci +2

    Bilaneey Ilaahay haku bilo.
    Runtii waa markii ugu horraysey aan ku arko ama ku dhegeysto, aad ayaad ugu mahadsan tahay sida wanaagsan ee aad Bulshadaada ugu faa'iideynaysid, halka ay gabdho badani Jirkooda ku maahquuleen ❤❤❤❤

  • @user-oh1yf1wo3u
    @user-oh1yf1wo3u Před 13 dny

    Thank you my sister

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Před měsícem +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj Před 2 měsíci +4

    Maashaa Allah wll guuleyso sida wacan aad inala wadaagtay xogtaan muhiimka ah EE u baahneyn

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli Před 2 měsíci +2

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @ruunqueen9915
    @ruunqueen9915 Před měsícem

    Thnk you sister insha allah i will do your advice cos now i feel the same as you😊

  • @FatimaAli-jp9cd
    @FatimaAli-jp9cd Před měsícem +1

    Thnks wll sunshine wndaawadaa wxbdna waankafahmay qoridaas baa igu Adkaa kiina Adaa ifahansiiyay wlhi

  • @Degmodeqa
    @Degmodeqa Před 2 měsíci +2

    For me, the writing is easy than speaking😂. Thanks for your advices,we need more!

  • @ABDIRISAKAK188
    @ABDIRISAKAK188 Před měsícem

    Thanks sister

  • @FadumoCrahman
    @FadumoCrahman Před 2 měsíci

    ما شاء الله تبارك الرحمن

  • @user-of7si3ef1f
    @user-of7si3ef1f Před 2 měsíci +1

    I was searching a video like this so that I can take it motivation ,your journey to this language was amazing sister I love it❤

    • @BilanQorane
      @BilanQorane  Před 2 měsíci +1

      It long and amazing journey, thank you

  • @Hibomohamed-nm4sg
    @Hibomohamed-nm4sg Před 2 měsíci +1

    It's true sister reading is very important

  • @fashiongirl23
    @fashiongirl23 Před 2 měsíci +1

    Thanks xbbtii this is what we need ❤️ ❤

  • @hamseabdi9019
    @hamseabdi9019 Před měsícem +1

    Abaayo channel kaasi nala wadaag Mahadsanid.

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 Před 2 měsíci +1

    Thank you very much xabiibtii jzklq that is great idea loved thanks for sharing qaaliyeey keep it up good work qaaliyeey ❤

  • @NimcoAbdiAli-c4f
    @NimcoAbdiAli-c4f Před měsícem

    Thanx dear inshalla wan wada inan is baro ee inshalla wan kugu soo celin waxan ka faiday waxad iishegty

  • @user-ns1sr2nt6s
    @user-ns1sr2nt6s Před 2 měsíci +1

    Very important lecture ❤

  • @profomarabdisalamhassan2157
    @profomarabdisalamhassan2157 Před 2 měsíci

    Guuleysto waligaa walaashey M Bilan Qorane, shaqo fiican baa bulshadaada u heysaa. Mahadsanid wll

  • @feisalsuleyman1321
    @feisalsuleyman1321 Před 2 měsíci +1

    Muchas gracias mi hermana ❤

  • @AliHussein-it3tb
    @AliHussein-it3tb Před 2 měsíci

    We appreciate it your advice 🙏

  • @loolasharif3298
    @loolasharif3298 Před 2 měsíci +1

    I believe that listing is more important

  • @ahmedqoraneguledxanaf3013
    @ahmedqoraneguledxanaf3013 Před 2 měsíci +2

    Maansha allah barakow walal❤

  • @fatimamohamed3610
    @fatimamohamed3610 Před 2 měsíci +1

    mahadsanid wll information kaad na siisay laakiin aljezeera waxiidu waa run markaad leedahay midha waxa wacnayd inaad tidhahado waa sidaan anigu aminsanahay .

    • @BilanQorane
      @BilanQorane  Před 2 měsíci

      Shugran, I mean Authentic not run

  • @FaraxXuseen-rs7ue
    @FaraxXuseen-rs7ue Před 2 měsíci +2

    Mahadsanid, walaal! ❤

  • @gaarhadafkada8106
    @gaarhadafkada8106 Před 2 měsíci +3

    Alla ku sharfo. waxaad ka hadashay waa qica. marka sidaan cml qofka ka hadlo waaqica qof kaasto waxuu ka arkaa meesha ciladda ka heysato. mahadsanid walshy wlh wax badanaa iitustay.

    • @BilanQorane
      @BilanQorane  Před 2 měsíci

      Shugran wll

    • @gaarhadafkada8106
      @gaarhadafkada8106 Před 2 měsíci

      @@BilanQorane
      Kawaran ku hadalka. Caqabada naheysato waxaa kamid ah, ma haleysid meel aad ku baraatikeyso hadalkaada? Bal taasna qibradaada nagala wadaag?

  • @maliamukhtar.official
    @maliamukhtar.official Před 2 měsíci +1

    M.a abayo horey usoco waxad ka hadashay mowduuc aad u muhiim ah❤🎉thank you so much 💖

  • @MaryamoMaxamedabukar-sh4xt
    @MaryamoMaxamedabukar-sh4xt Před měsícem

    Thank you sister

  • @Maxamuuddoolar
    @Maxamuuddoolar Před 2 měsíci +1

    Waad Mahadsantahay Walaal .❤

  • @user-ug4cs6uf6u
    @user-ug4cs6uf6u Před 2 měsíci +2

    Thanks Queen 👸

  • @munoahmed5442
    @munoahmed5442 Před 2 měsíci +1

    Maanshaallaah tabaarakallaah qurux dumar wllaashay bilan

  • @wakeupreality145
    @wakeupreality145 Před 2 měsíci +1

    Masha Allah byo ❤❤

  • @MAANGARASHO
    @MAANGARASHO Před 2 měsíci +20

    Thanks Sister but now iam learning this language you talking about at the moment iam trying to improve my speaking and confidence, I joined 2023/12/15 Collage called atlas wallahi I think now iam not like when I started this language , you can give me what else like advice thank you and check my english I wrote you becouse I didn't use translate and each other

    • @BilanQorane
      @BilanQorane  Před 2 měsíci +5

      Your English is good but there are some mistakes and it is ok coz you are learning. I would recommend you to watch more videos like TV shows, news or other information you like.

    • @MAANGARASHO
      @MAANGARASHO Před 2 měsíci

      @@BilanQorane oh sorry . Can you tell me my mistakes because I wanna correct the mistakes you told me .🙏

    • @shukrishacni5270
      @shukrishacni5270 Před 2 měsíci

      I need that collage did they teach online

    • @MAANGARASHO
      @MAANGARASHO Před 2 měsíci

      @@shukrishacni5270 atlas in muqdisho

    • @Dr.Saacid
      @Dr.Saacid Před 2 měsíci +2

      @@MAANGARASHO Corrections:
      1. Punctuation and Capitalization: Added commas, periods, and capitalized “I” where necessary.
      2. Spelling: Changed “Collage” to “College.”
      3. Grammar: Improved sentence structure for clarity.
      4. Word Choice: Changed “give me what else like advice” to “give me some more advice.

  • @TacabiyoTacliin
    @TacabiyoTacliin Před 2 měsíci +1

    Helpful video thanks🎉

  • @abdallasaciid6732
    @abdallasaciid6732 Před 2 měsíci +1

    Wow thank you very much

  • @iqroshariif212
    @iqroshariif212 Před měsícem

    Aada umahad san tahay abayo mcn ❤❤❤❤

  • @iphaneyy123
    @iphaneyy123 Před 2 měsíci

    thanks sister ❤

  • @Samadon111
    @Samadon111 Před měsícem

    Thanks wll

  • @fartunabdisalam1006
    @fartunabdisalam1006 Před 2 měsíci +1

    Good work Mariama ❤❤

  • @aishahadi8026
    @aishahadi8026 Před 29 dny

    Podcast yada xagee laga helaa abaayo noo soo dhig plz

  • @DheegIlyaas
    @DheegIlyaas Před 2 měsíci +1

    Thank you much ❤

  • @SugulleMohamed
    @SugulleMohamed Před 2 měsíci +1

    Mahadsanid

  • @hafsanoribrahim8644
    @hafsanoribrahim8644 Před 2 měsíci

    Thx sister

  • @ashasaid7324
    @ashasaid7324 Před 2 měsíci +1

    Mahdsanid xbt🎉

  • @madinamacow8776
    @madinamacow8776 Před 2 měsíci +1

    Masha allah sis waan jeclahay videoyahaaga ❤❤❤, Aniga waxan ku hadlaa arabic iyo finnish, maalin walba kuma hadlo englishka mar mar maarkaan la kulmo qof ku hadlaaya shaqada waqti ay igu qaadhtaa inaa u jawaabo insha Allah inaa kudaalo aan rabaa taasi.

  • @sowdobashiirxayle477
    @sowdobashiirxayle477 Před měsícem

    Mnsh allah ❤❤

  • @cabdifataax3739
    @cabdifataax3739 Před 2 měsíci +1

    Maansha Allah

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 2 měsíci

    Aad iyo aad Muhiim

  • @Mohamettali8
    @Mohamettali8 Před 2 měsíci +1

    Wad mahadsanantahay quruxey😍

  • @xaawocnafic9305
    @xaawocnafic9305 Před 2 měsíci

    Mahdsanid byo noosoo badi videos noocaas oo kle ah

  • @Haldoor110
    @Haldoor110 Před měsícem

    Waad mahad santahay wall

  • @Ahmedshire-qm4ro
    @Ahmedshire-qm4ro Před 2 měsíci +1

    Podcast waa waxii ugu horeyey ee aan ani ahaan niyeystay waxa laga wado mine ahaan 😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedabdullahibarre10
    @ahmedabdullahibarre10 Před 2 měsíci +4

    Mahadsanid bilan, points aad aad inala wadaagtay waa kuwa lgu inbadan dhaxal gal ah.
    Asxaabay hadaad dhagaysiga podcast xiisayso bal mar booqo chanelkan ( luke's English podcast) waa mid cajiiba runtii intaan anigu dhagaystay

    • @BilanQorane
      @BilanQorane  Před 2 měsíci

      Shugran wll for reminding other Luke's English podcasts. I forgot to mention it

  • @SamiraCabdi-m4s
    @SamiraCabdi-m4s Před měsícem

    Mahsamid wllo bilam❤🥰

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b Před měsícem

    How luuqad English laguu qaatay adigoo jaamada aadan ku taqasusin maadadaas

  • @SahraLifestyle
    @SahraLifestyle Před 2 měsíci

    Keep going hapipty hapipty iso booqo 🎉

  • @nasroburalle169
    @nasroburalle169 Před 2 měsíci +2

    abaayo meel aan kala soo xariiro isheeg i need u❤

  • @RaOu-wv9to
    @RaOu-wv9to Před 2 měsíci +3

    2022study english every day now 2024 No🥺good

  • @xamdamohamuudali3195
    @xamdamohamuudali3195 Před 2 měsíci +2

    writing xgee lga soo akhrin sheekooyinka😊

  • @MaxamedDalmar-eu2xq
    @MaxamedDalmar-eu2xq Před měsícem

    Thanks qodobo i anfacay waan kaa qaatay
    Lakiin hal jumlad baa isaameysay
    Oo ah ma noqon karo native
    Ama sida dhaladka ma noqon karo
    Lakiin why??
    Ma caqabad hortaagan ajaanibkaaa??
    Mise waa caqbad kugu gaar ah❓

  • @munalily4159
    @munalily4159 Před 2 měsíci +1

    Well done 🎉❤

  • @fatmaasad5371
    @fatmaasad5371 Před 2 měsíci +2

    Aniga in muddo ah ayn isku dayaayay in aan barto reading iyo writing kuma fiicni lestiningayga sido kale dadku markay hadlayan waan fahmi lkn ma jawabi celin karo

    • @BilanQorane
      @BilanQorane  Před 2 měsíci

      Hada qeybta inaad fahantid baad mareysaah hadalka waa gaarin ee wad

  • @Caliya529
    @Caliya529 Před 2 měsíci +1

    Luqada waxa lagu barta waa dhagaysiga for example ciyalka yar yarka waxay wax kubartan waa dhagaysiga marka solma oran karo hadi dhagaysiga bato wa haysta luqada

  • @NadarHaji-d9c
    @NadarHaji-d9c Před měsícem

    Isku back ground nahay sista watan hda iheysta

  • @RaOu-wv9to
    @RaOu-wv9to Před 2 měsíci +1

    CZcams english watch every time things

  • @Inamohamd
    @Inamohamd Před 2 měsíci

    Hppti english amrki laku hadlo wa fahma lkn ani kuma. Hadli karo xita hada soo xifdiyo hora ka iloowa e icaawi❤

  • @RaOu-wv9to
    @RaOu-wv9to Před 2 měsíci +1

    how??

  • @sacdiyafarah6056
    @sacdiyafarah6056 Před 2 měsíci +2

    Sis how can i speak english becous i'm fear 😱

  • @mustafemohammed9220
    @mustafemohammed9220 Před 2 měsíci +1

    Wa run

  • @xaliimogeele5966
    @xaliimogeele5966 Před 2 měsíci

    waan u bahnahay abayo ee iso qabo

  • @awooweharuuze1119
    @awooweharuuze1119 Před měsícem

    Balan wye hada anoo afsoomali kula hadlooyo ku soo qoroya lkn i.n marka xigto anoo english qoraal kula hadlaayo reply kuu soo galaa❤

  • @ashkirsomali6432
    @ashkirsomali6432 Před 2 měsíci +1

    Mahadsanid wll

  • @AliHussein-it3tb
    @AliHussein-it3tb Před 2 měsíci

    as allah wills

  • @hodanishpele6789
    @hodanishpele6789 Před 2 měsíci +1

    Mahsanis walalasheey

  • @ahmedhusein3300
    @ahmedhusein3300 Před 2 měsíci

    Masha alha abayo mahadsnid
    Waxaan umalaynayaa team Mogadishu university alumni ee nairobi lagu qabty inad ka mid ahayd

  • @axmedsheikh220
    @axmedsheikh220 Před 2 měsíci +1

    Mahadsanid abaayo bilan wax badan kaa faaiday
    Ani xaaladii qanaacada wali marayaa Markaa bilaabo pronouns iyo How are you ka bilaabaa markaas nacaa lkn at all wado luuqluuq isla maraynaa hadda

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 2 měsíci

    Master kaga waa maxay wll

  • @aminaosman400
    @aminaosman400 Před 2 měsíci +1

    Wad mahadsan tahy abyo wan ka helay by

  • @user-iy3xi1kr3j
    @user-iy3xi1kr3j Před 2 měsíci +1

    Keep going paayo❤

  • @mariam-nw6pk
    @mariam-nw6pk Před 2 měsíci

    Kawaran practice ka anigu listening weligay majoogtayn hadana luuqadaas wankushaqeyaa waxna wan kubartay still waxan daremaya inaan si buuxda ugu hadli karin sida meeting ka markaan kujiro ayaan saaid weakness keygaas u dareemaa

    • @BilanQorane
      @BilanQorane  Před 2 měsíci +1

      Listening badih Adiga ayaa is badel arkayee waana process dheer

    • @jawahirhassan265
      @jawahirhassan265 Před 2 měsíci

      maxaa kaa caawiyey abayo inaad adoo listening sameen hadana ku shaqysid

  • @Ayaanmohamed762
    @Ayaanmohamed762 Před měsícem

    Abyo British Mia barataY mise american luuqada

  • @marianshire5671
    @marianshire5671 Před 2 měsíci +1

    Asc

  • @user-nm6qv9ll7l
    @user-nm6qv9ll7l Před 2 měsíci

    Dhageysiga waa habka ugu sameeynta badan ee luuqad walba lugu barto .

  • @amiinahmed7500
    @amiinahmed7500 Před 2 měsíci +2

    Wan garayaa bad ledahy hadana Kuma hadlaysid maxan ku garana marka

    • @BilanQorane
      @BilanQorane  Před 2 měsíci +2

      Dadka video-gu ku socdo waa soomaali inaan somali ku hadlo waa khasab. Fariinta aan gudbiyo baa muhiim ee luuqada aan ku hadlayo muhiim ma ahan mahadsanid

  • @mariaali5872
    @mariaali5872 Před 2 měsíci +1

  • @Turjumaanka
    @Turjumaanka Před 2 měsíci +2

    Educated and academic girl🫡

  • @honabdalahdekmohamed6503
    @honabdalahdekmohamed6503 Před měsícem

    Mahad sanid wllo wax badan kaa faa'iday Mahad sanid wllo

    • @BilanQorane
      @BilanQorane  Před měsícem

      @@honabdalahdekmohamed6503 you welcome

  • @yasinyusuf243
    @yasinyusuf243 Před 2 měsíci

    Sunshine Walhi asxan ayan uhaaya🥺

  • @rahmamoha638
    @rahmamoha638 Před 2 měsíci +1

    Sheekooyinka xagaan kahelikaraa tolow kooda bilowga ah

  • @Arabduur
    @Arabduur Před 2 měsíci +1

    Bilan :( aniga 2020 ilaa hada waan barfanayaa walina active kuma ahi, lkn hada in macquul ah waan ka aqaanaa

    • @BilanQorane
      @BilanQorane  Před 2 měsíci +1

      Mansha alah wad ilaa meel aad ku qanacdid aad gaartid