Dowladda Soomaaliya Jawaab kulul siisay Mustafe Cagjar oo soo galay Kiiska Badda

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 07. 2024
  • Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
    Subscribe Please | Share | Comments | Like
    Please follow us :
    Facebook : horufadhimedia

Komentáře • 100

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 Před 18 dny +4

    Cagjer waa dabadhif abiyo fiiri faarax macali kenya wallah waxuu istahilaa farax in laga dhigo madaxweynaha soomaalia

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 Před 18 dny +4

    warkaagu wuxuu u dhacayaa hadal colaad aad u qabto reer somaliland waana lagaa soo dhex hadlayaa oo xasan sh iyo gudomiyaha aar doonka daarood ee faraqmaajo lkn waxba waanad ku yeelayne ee iska hadal

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu Před 18 dny +4

    M/ weyne Cagjar hajiro oo hajoogo ummada badanoo somalida DDS ah ayuu noloshooda heybaday lahaa kor u qaadey dhulkiina leyga dhacay wuu soo celiyey dibna haloodoorto amuuraha baddana makhuseyso oo waa maamul goboleed

  • @CwaaxidRabiic
    @CwaaxidRabiic Před 17 dny +2

    Xasn sh waa cadwga umada somaaliyed

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 Před 18 dny +3

    Masha Allah fiqi

  • @omarelmi4568
    @omarelmi4568 Před 17 dny +1

    Dalxureeyo xasan shiikh maxamuud ❤

  • @hanadgarad
    @hanadgarad Před 18 dny +2

    Warkaagu waa mid isku dhex yaacsan
    Waxaan soo dhexgalinaysaa warar kale

  • @SakiHashi
    @SakiHashi Před 18 dny +5

    somalia dowlad moryan ayaa haystee hassn dhiiqo

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 Před 18 dny +3

    Cantaara baqashaka kuwa somaliya shegta o badhacisi wakuhalay wa xukumada gurijota aha ajanebigu socod barayo😂😂😂

  • @MohaNasri-nc3xd
    @MohaNasri-nc3xd Před 18 dny +1

    Faarax macalin iyo musdhafe cagjar ha iskusooqaban musdhaf cagjar waa dulli dabadhilif u ah cadowga 1aad ee soomaalida Ethiopia

  • @mohammedogleh5195
    @mohammedogleh5195 Před 18 dny +2

    Fiqi waa faysal cali warabaya Somalia anagana wx noo diidaya maleh in faysal deelqaafkiisa iyo kala dilka dadka ee uu ku dhaqmo aan dhahno waa nin dalka qadiyadiisa xoog u tageera

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 Před 17 dny +2

    Cagjar waa la haystaa waa maamul goboladeed maxuu kaloo sameyn lahaa

  • @AdanAxmed-gp6ct
    @AdanAxmed-gp6ct Před 18 dny +1

    Tuugtuugdhalay waryaa macaa amxarkaa kaadhaw

  • @ismailhersi185
    @ismailhersi185 Před 18 dny +2

    Walaal Gan kagaan jooji

    • @Arabduur
      @Arabduur Před 18 dny

      Gaan ka gaan dunida oo dhan
      He means Cidhif ka cidhif dunida oo dhan,
      Gees ka gees
      Daan ka daan
      Qar ka Qar😂

  • @yahyeyamyamoffial5460
    @yahyeyamyamoffial5460 Před 18 dny +2

    Fiqi waa ninkii saxeexay xoolayahow

  • @user-sk5je4tu7n
    @user-sk5je4tu7n Před 17 dny +2

    Ethiopia waxa gadal ka tagan dumarka qamiiska cad cad qaba oo aad moodan iney muslim yihin lakiin maha muslim saxa waa cadowga shacabka somaliyed imaradka taas ha ogadan shacabka somaliyed hana leyska dhiciyo imaradka iyo wixii ay wata 😂😂😂😂

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před 18 dny +2

    GACJIAR, WAA JAAJUS ITOOBIYA KALIGIISNA MA AHE, OGADEEN HIDDA IYO DHAQAN AYEY U LEEYIHIIN, INAY GAALA MADOWDA, NAGA HEYSTAAN DAL IYO DAD KA KOOBAN QABAILLO SOMALIWEY KA KOOBAN.

    • @Bandaasproduction
      @Bandaasproduction Před 17 dny

      Hadii aad jaajuusnimo cid kucaayi, isagu waaba nin lahaystee, waxaa uugu horeeya Xasan Sheekh Maxamuud oo wadamo badan jaajuus u ah isaga oo wadanka lagu aaminay. Wake up bro

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar8335 Před 18 dny +2

    Xasan shiiq xabaale qote dadkii dabdamiska waa bara kacshay

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 Před 18 dny +1

    XILDHIBAAN FAARAX MACALLIN HALLA SIMIN MUSTAFAHA ABIY AXMED USHAQEEYA WAA CAMIIL ITOOBIYAANNIMADA KUQANACSAN

  • @bicirbiciryare4
    @bicirbiciryare4 Před 18 dny +1

    Waxaan hubaa dadka taageeraayo ethopia dadnima dooda iyo caqligooda iyo xurnima dooda ineey wax badan ka qaldanyihiin

  • @calibaashe9703
    @calibaashe9703 Před 18 dny +1

    Adaa igukelifay. Xabashi lnaan uugaalo😊

  • @Afguduud
    @Afguduud Před 18 dny +4

    Muuse Biixi wuxuu Yiri Mar Uu waraysi bixinayay: Itoobiya Anaa Dhibtii u badnayd u Gaystay. Waa Runtiis Oo wuxuu waday Diyaaradaha Jiilka Hubka Culus ah.
    Niinka Aabihiis Waagaa La Dilay Ma Ilaawi doonaa Hawshaas.
    Yeelaa Waa ilaawaa Lkn la Yeelaa Ma iilaawo waa Maahmaah

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m Před 18 dny

      waa beentij muuse midh muuyeelin itoobiya mana duqaayn waa faan

    • @Afguduud
      @Afguduud Před 18 dny

      @@user-fr8kw7vy9m 😀😀😀😀😀😀

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Před 18 dny

      CAGJAR WAA SOMAALI WADANI AH. CAGJAR WAX CUQDAD AH KAMA QABNO

    • @malyunabdile9960
      @malyunabdile9960 Před 18 dny

      Cagjajar. maha nin iska daldalma sida u qarsanayo hadalkisa iyo sirta ayu ku yahay madax jira ee kolba ninki tisa daryela somaliyi ha qabqabsato vivi mustafe

  • @user-yr8pr8do3r
    @user-yr8pr8do3r Před 18 dny

    cagjar jawaabta Loo jawaabay anigu qalad baan u arka wayo mahan nin xora waxa ku kalifayna waan dareemi Karna

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 Před 18 dny

    Muxu dhahay mustaf cagjar

  • @JanahM-qz6qx
    @JanahM-qz6qx Před 18 dny

    Cagjar waxaan leeyahay ,Marka aan anaga iyo Ethiopia birta iska asalno ka faaiidayso oo calal aqal dhulkaas xoreyso .Koley aniga iyo Ethiopia isgafimayno

  • @bossmireh8146
    @bossmireh8146 Před 17 dny

    Cagjar mooryanta uma jawaabo mid moryaan ah o fiqi o kale ah baa u jowaabia

  • @hafsaahmed5515
    @hafsaahmed5515 Před 16 dny

    Wad qaldantahay wax somaliya ladhoho majiro etobiya guul cagjarna afkaga kalabax qofyahow cuqdadeysan

  • @CabdirashiidAxmed-lx3qu

    War anagu ismaanu layne waanagu khalday ee anagu waataageersanahay wixii dhibaataynkara muqdisho walaw somalilaanba laguwaayo rag ceel cadaab kadooray

  • @user-xm3vz1zu7w
    @user-xm3vz1zu7w Před 17 dny

    Somali Markaad Kadhalatay Baa Ciil Kuugufilan inaadan waligaa kabixin.

  • @cabdiqadiriya4718
    @cabdiqadiriya4718 Před 18 dny

    ina cagjar waa adoon itobiyan ushaqeeya

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Před 18 dny

    Cagjar waa nin itoobiyaana

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax Před 18 dny

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 Před 18 dny

    CAGJAR WAA NIN UU SOO MAGACAABAY SAQIIRKA SIYAASADEED EE ABIY AXMED XAGGA WADDANIYADNIMADA SOOMAALIYEED AAD BUU UGU LIITAA WUXUU ITOOBIYA KAXORAYNLAHAA DOWLAD DEEGAANKA UU XUKUMO MAANTA JAANIS AYUU HAYSTAA

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před 18 dny

    kuwaan waa mooraay adeer mustafe cagjar waa libaax daarood usoobaxay xamarna kama taliyo ee mooryaantan katalisaa iyagaa bixiyay bada marka afka hakala baxaan mustafe cagjar

  • @farxaansiciidoogle7409

    Xaafadiina laascaanod ka sheekee
    Ethiopia waa walalahayo

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 Před 18 dny

      Walaalo ma nihin xabashida ureysa ee gaalada ah ,ma ogtahay in kan aad wll ku sheegayso uu rabo inuu ku gumaysto iyo bad uu iska leeyahay,,itoobiya waxay rabtaa bad ay leedahay

  • @adamdahir9544
    @adamdahir9544 Před 18 dny

    Berigii hore ayaanu khalad ula dagaalanay eithopia lkn iminka waxaanu ogaanay somalia cadaw ka weyn in aanaan lahayn weriye markaa waxba halkaa hakusii tiigaalin

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 Před 18 dny

      Wll cadowga koowad ee aan leenahay waa itoobiya, waayo itoobiyanku waliba xabashida iyo oromo waxay ku taamayeen dhulkeena inay maruun qabsadaan ilaa 1457kii ilaa maanta, tusaale inagu waxaynu nahay isaaq samaroon iyo ciise harti,koonfurta waxa jooga qabiilo badan sida daarood iyo hawiye jabuuti sidookale somali ayaa joogta iyo labada gobol ee la haysto DDS iyo NFD waxaa somali aan kuu soo tiriyay itoobiyanka waa isugu mid oo makala jecla somali waa u somali, cadaawada imnka bilaabatay iyo cadaawad soo jireenka ah waa kala duwan yihiin ta inaga iyo itoobiyanku waa soo jireen 600 sano ah markaa wll somali waa dad aan walaalo nahay isku isir nahay lkn siyaasada ayaa inakala gaysaye waxba isuma hayno berina inshaalah waynu kala fududaan doonaa lkn niyada ku hay amxaaro waxay rabtaa bad ay xoog ju qaadato

  • @yahyeyamyamoffial5460
    @yahyeyamyamoffial5460 Před 18 dny +1

    Horu marka somalind baad Ka xunthay maxad iga hadli wayday afartii dakadood EE farmaajo bixiyey

  • @abdullahifarah5619
    @abdullahifarah5619 Před 18 dny

    Cagjar wa shaqsi gursigiisa udaran shacabka ma doran lakiin Ethiopia waxba kama badali karto mana so warari karto dhulka somaliyad

  • @user-cq5bu8yo8g
    @user-cq5bu8yo8g Před 18 dny +1

    Ethopia waa walalahayo hooyadaa faqashta kawase

    • @ahmedali8509
      @ahmedali8509 Před 18 dny

      Itiobia Waa Burbureysa intan La Gaarin 2025 ilaahey idankiis Daba Dhilifyada Reer Marqanland Iyagana Qaranki Beynta Aha 2023 Agosta Aya Cagta La Mariye

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 Před 16 dny

      Ethiopian baan ahay dheh waa walaalahayo hana dhihine

  • @luulluul1427
    @luulluul1427 Před 18 dny

    mustafe cagjar haduu ethopia ka soo horeeyo haduu ka dambeeyo ethopia bada soomaaiyeed ma tagi karto sharcina uma haysato ee inuu iska aamuso umbay ahayd

  • @user-ox6gm5bs1o
    @user-ox6gm5bs1o Před 17 dny

    Somaliya iyo reerkinuba waa
    Cadawga SLand oo itobiya kadhaw

  • @user-mo2cl3xr7o
    @user-mo2cl3xr7o Před 18 dny

    Dowlada wxn kula talina waxi 20 jir ka weyn course 3ila 4 bil lo bilabaa si an noqona dad diyar u ah difaca dalkoda

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4w Před 17 dny

    Mustafa cagjaroow Abii axmed carabkiisa ha noqon,waxaa lagaa rabaa maalintii laysku dhaco inaad ushaadda soo qaadatid,intaad laguu dhaafimaayo,lafo askar soomaaliyeed oo inta xorta ah ka timid baa ku aasan ,Gidey,Qarbi daharo iyo waliba Hawaash 77,
    Marnaba itoobiyaan waa ladhaqantiin mooyee noqon meysaan,halkaan usa iyagoo ka yimid kilinka 5aad itoobiyaan ma sheegtaan ee waa soomali,adba waad ogtshay,ee magac xun kuu kuraacin,
    Wiil Hiiraan

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 Před 18 dny

    Cagjar gumeysi buukuhoosjira in uu sidaas uhadlo dantiisaa kujirta
    Tankale canfar oo dowladu rabto in aysomaliya kuqabsato buudagaal kulajiraa in qowda maqashii waxna howqaban weeye hadalkiis ee saas ufahma

  • @user-cq5bu8yo8g
    @user-cq5bu8yo8g Před 18 dny

    Ethopia wllhi waa walaahayo jooji hadalada deelqaafka ah adeer somaliland waa dalka madaxbanaan somaliya waxaasi waxba kmagalin adeer faqashta somaliya

  • @farahyusuf4608
    @farahyusuf4608 Před 18 dny

    Kuwa.cagjar difaacaya ee leh waxan ahay Ethiopian. Patroolkooda shaqo.ha kadoontaan.shaqo.hakadoontaan.ethopian.airline.shaqo.hakaddontaan bangiyada dowlada ethopia ama telecomka.ethopia.kadib sheego Ethiopian. Haddii kale amxaarada qaadka iyo yaanyada kagado oo aamus

  • @hanadgarad
    @hanadgarad Před 18 dny

    Hadalka nuxurka ka hadal

  • @osmanyusuf4091
    @osmanyusuf4091 Před 18 dny

    Farax macalin miyaanu ahayn nin 🇰🇪 Kenyan ah maxa dhex galiyaay hab dhaqaanka qabyaladaysan ee uu u hadlo am u u canbareeyo dad somalia, oo kala jooga mogadisho, iyo hargeisa saaba,
    Bal hahada u firso saleebanow waxad midna canbaraysay midna liib aanu lahayn sisaay, taasu ma cadalada horfadhii mediya miyaa,
    Ilahay ha ina astuuro.

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp

    Kkkk kkkkk kkkk nin dhulkiisii loogu taliyo oo maxmiyad heysato hadana aan mowqif laheyn
    Waa maxamuud cabaas iyo kuwa la midka ah

  • @salebancalixasan
    @salebancalixasan Před 18 dny

    Iskahade

  • @yahyeyamyamoffial5460
    @yahyeyamyamoffial5460 Před 18 dny +1

    War anaga munaafaqad marabno ee nagala taga munaafaqada faqash baathay adiga dhashiii afwayne baathay

    • @latifsaid1282
      @latifsaid1282 Před 18 dny

      Qalbadaa ku jaban waxbana kulama qaban karo waadla dhiman cuqdada afwayne duliyohow 😂

  • @nasirfarah3860
    @nasirfarah3860 Před 18 dny +1

    Waar somaliland iyada dhulkeeda le ee danahaaga raac oo taada ka tali

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Před 17 dny

    Wxanoo Laxani waa mxay

  • @farahyusuf4608
    @farahyusuf4608 Před 18 dny

    Dadka waqooyi jooga waxaa kubadan caadifada maba fahmayaan wax fog. Waxaa lagu.dhahay deked baan dhisaneynaa ciidankii ilaalinlahaa waa keeneynaa. Horumarku.aaway.?xataa berbera.laduugayaa..haddii ay share gataan berbera.waa business tanise waa isdaldalaad.

  • @CwaaxidRabiic
    @CwaaxidRabiic Před 17 dny

    Dadkaan 30sano ayaa lagu shubayay somaliya cadawgiin itobiyan sxbo marka fursad in lana siiyo siaya ufahamn cadwg iyo sxb

  • @mustafamohamed2426
    @mustafamohamed2426 Před 18 dny

    faqash miskiiin 😂😂😂😂😂 guull somaliland gull muuse biixi @

  • @abdikareemhassan2735
    @abdikareemhassan2735 Před 18 dny

    Horta anigu waxaan la yaabay caqliyada reer koonfuuredka kilalka shanaad miyaanu ethopia ka tirsanayn oon ahayn federalka ethopia siday u sheeganayaan inuu maaamul madax banaaan yahay cataa wariyahan hadlaya muu is indha tirayaa

  • @luulluul1427
    @luulluul1427 Před 18 dny

    mida kale FIQI MA KA RUNBAA INUU DIFAACO BADA SOOMAALIYEED.....?

  • @CabdiraxmaancalikhaliifCabdira

    WIXIINA HAGAAJISTA WAXANAGA NOO DHAAFA WAAR BAL YAABKAN EEGA MAXAA NA DABA DHIGEY WAXAN

  • @abwaandheeg9936
    @abwaandheeg9936 Před 17 dny

    In Ethiopia la siiyo Hobyo waa sax oo waa caadi in Barbara lasiiyaana waa dambi.
    Waligeedba dadku waxay isku dili jireen dhaqaalaha meeshana dhaqaalaa ku jira.
    Bal eeg jabuuti maxay uga xuntahay heshiiskan oo ay khatumo iyo Asm u keentay dalkeeda.
    Barbara waa somaliya maxaa loogu diidayaa horumarka

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 Před 16 dny

      Maskaxda makaa daadatay mise waxba ma aqrisid? Yaa horumaraka diidan

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp

    Mustafa cagjar iyo maxamuud cabaas maxey ku kala duwan yihiin
    War daarodow maad is qabataan

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Před 18 dny

    Dowalad.miyaa.jirto???????????

  • @hasanfarah8637
    @hasanfarah8637 Před 18 dny

    hadaan nayah dds waa khalad in aan ka hadalo xaalada bada lakiin madaxweynaha waa lagu khasbay arintaa sariirtaana lagu ruxaya calashaan dhanka kursiga

  • @hanadgarad
    @hanadgarad Před 18 dny

    Sidaa darteed waa wada hadal toro

  • @abdiqanimohamed4893
    @abdiqanimohamed4893 Před 18 dny

    Waa oohintii udam beysay ee maamulka xamar reer somalilanow haw yaacina😂😂😂😂

  • @user-gd4wx5cy8g
    @user-gd4wx5cy8g Před 17 dny

    Cagjar danaha dalkiisuu difaacayaa wuuna saxanyahy somaliland dadkeeduna waa difaaci doonaan dalkooda lagu soo duulay insha allh wllhi bay ka tahy in xassan na dilaalayn cidii idinka maqli lahyd xassan baa badda saxeexaya oo masuul ka ah iyo munaafaqadda badaa la inaga qaadayaa waa la isku fahmay about interest baa laga hadlayaa jabuutina albaabadaanu isugu dhufanaynaa fuck of dib walaanu inoogu dilaalayn
    Halug go'in waraabow libaax kuuma laylyana'e
    Wadhwadh

  • @jaroosecumardheere8723

    Haday etoopiya cadawadasi soomali kala dhexayiso maxay dawladii cllaahi yuusuf dalka ku soo geliyisay oo dishay boqolal kumanaan somali ah markasi maxaa loga xanaaqi wayay ma markan anigu sland ay isasa salaaman ba denbi sawtii sidii hawiya lagu gumadi laha darood u soo kaxayistay boqolal kun oo ciidamada etoopiya malaha waxaad is leedihiin cidi idima fahansana 😅

  • @kadarahmed9574
    @kadarahmed9574 Před 18 dny

    Salebanow wad Naga saxsantahay Lakin muse Dhego ma leh

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 Před 18 dny

    Adliga ayan kugu tageersan

  • @CabdilaahicaliYuusuf
    @CabdilaahicaliYuusuf Před 17 dny

    Wariye waxaad jeceshay dadka haw soo gudbine mou somaliland adigu ma tihhid lakin warar caadi dadka u soo dubi

  • @waxanahay1582
    @waxanahay1582 Před 18 dny

    Intaba inta kahadal waxa iswaydisa maxa keenay in wax la saxeexo somaliland iyo dadkeda wax usookordhaba oo somali sodhawaysay lama arag Israel aya kenayna hada rabno

  • @ahmedfamily6360
    @ahmedfamily6360 Před 18 dny +2

    ❤❤viva Somaliland ❤❤

  • @bossman1024
    @bossman1024 Před 18 dny

    Beentad lawaregi iyo waxan jirin inad KU radisid warbahin inad iska dhigto waxad lawareegi acıydı bilahiye nagada

  • @whatamancandoeverymancando1023

    IIDOOR BEEN BADANAA,BAL EEG
    WAXUU KU SHEEKAYNAYO MA
    MUUSAA WELIGII DIYAARADBA
    KAXEEYEY,ISGAARSIINTA BUUBA
    AHAAYE,MIDDA KALE WELIGII
    DAGAAL MA GALAYBA?

  • @abdulrazakhusseinhussein1569

    S/land cid umajojinayso taa rumaso

  • @AbdiMohamed-zd1no
    @AbdiMohamed-zd1no Před 18 dny

    Madaxwayne Mustafe Maahan Inaad Sidaas Aad Oogu Dag Dagto
    Ee Waxa Fiicnayd Madaama Ood Suxufi Tahay inaad So Baadho
    Mustafe Heshiiska Markii Horaba
    Si Cadbuu U diiday ugana Horyimid...isaga Oo Ah
    Madaxwayne Deeganka Ay
    Ethiopia kataliso Ee
    Somaliyeed Ethiopia ay rabtay
    Inu Degaanka Somalidu Hawshan
    Isagu Fuliyo Ciidan ahaan una diro
    Ciidamo Laascanood Weerara oo
    Muusa Biixi Difaaca Waxaso Dhanbuna ka horyimid Ninkan
    Aad hada dhaliilayso Abiyina uu kadiiday...
    Malindhawayd wxa dhacday Niman deegaanka u dhashay
    Oo Siyaasiyiin Somali ah inay
    Nayrobi Ka so hadlayeen.
    Ooy Mustafe ku Dhaliilayeen inu
    Isagu Hurinaya dagaalka ka
    Socda galbeedka Siti Ee Shacabka Somaliyeed Dhulkoodii lagaga so
    Bara kiyay.
    Ayna lahayeen Mustafa dhulka
    Ay Canfartu leedahay ku duulay
    Shacabku Canfartana Xasuuqaya
    Ee Wa inay dawlada dhaxe waxka qabata Canfartuna dhulka iyada iskaleh Wana fikirka Ay dowlada
    Fadaraalku O amisay inay dhulkasi
    Somali lahay alcafar ledahay
    Iyago wxas u samaynayo mucaradnimo iyo Xil raadin una bixinaya dhulkoodii mustafana ku.xumaynaya Abiyina kuso dhawaysanaya.
    Marka Waxa Hada Madaxwayne Mustafe inu Hadlo Ku Kaliftay
    Wa Arinta Ee Sxb Nidaamka Suxifinimada ilaala Oo Xogaha Sobaadh Umadana Waxa qarsoon
    Oso Bandhig inta Muiqata Wa lawada arkaaye...

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t Před 18 dny

    Soomaaliya miyay xukuntaa Mustafe cagjar fiqi jaahil mayaqaan shaqadiisa iyo dalkiisa ma oga in aanu xukumin galmudug oo uu kadhashay Somaaliland iyo iyo itoobiya cadaawad gaara oo udhaxaysaa majirto aan ahayn kii gardarada ahaa ee siyaad bare sida indho la aanta ah ee uu dadka ugaliyay ee aan qasaare mooyee faa iido laga gaadhin markay koonfur joogto itoobiya waa walaalaheen marka Somaaliland la heshiiyaana waa cadow Allahayow Haa iyo maya meel hanagaga wada yeedhsiin Faqash waxeedu ma wadaad qindi uu ku banaysto iyo qindi uu ku xaaraantinimeeyo labadaba isagaa yaqaan miyaa taasi wax soconaya qarniga lagujiro maaha kkkkkkkkkkk

  • @abdihussein9554
    @abdihussein9554 Před 18 dny

    Beenaale Beenaale dhalay oo munaafiq ah oo aan waxba qaban karin

  • @kaaha1233
    @kaaha1233 Před 18 dny

    Ethiopia waligayo ismanu leyn lkin somalia ayaanu is haynaa waxna iskuma darsano aan colaad ahyn wananu tageersaney heshiiska❤

  • @adamosman3613
    @adamosman3613 Před 18 dny +1

    Dadka soomalidu waa in qalbiga Laga gumausto iyo in dusha Laga gumausto

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein4446 Před 15 dny

    Mustaf cagjar arimaha Bada Somalia ey amxarada iyo oromo iney qataan rabaan ha iskagaga dhax baxo wa nin Somaliyeed