Daawo Wasiir Muxyadiin oo Dhalinyarada jigjiga la hadlay.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 07. 2021

Komentáře • 42

  • @mohaduceysane435
    @mohaduceysane435 Před 10 dny +3

    Msha Allh muxiyadiin waa nin dhiiri galiya

  • @daljiredarandoole2724

    M.a reer jigg jigga walaheey wa dad soomaali nimada ku weeyntay m.a horay u socda jiilka somaaliyeed sookoraya hala waaniyo sideey dowlad caadil ah ku helli lahaayeen❤ wn idin jeclahy wlhi somaaliyeey❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 Před 2 měsíci +7

    اللهم ارنا الحق حقآ 🤲

  • @user-qt7po2fb6e
    @user-qt7po2fb6e Před 5 měsíci +5

    Mnsha Allah wasiirka inoga fasiideyaaa.

  • @user-ig1wh6tu1t
    @user-ig1wh6tu1t Před měsícem +3

    M,a allaah kubarakeeyo ustaad muxuyidiin

  • @user-pw3hm8wh8c
    @user-pw3hm8wh8c Před 9 dny

    Waa ninyaroo cajiiba masha allh

  • @AxmetXidig
    @AxmetXidig Před měsícem +3

    ❤😊m.a wisiir muxiyadiin❤

  • @Airam-bo6ni
    @Airam-bo6ni Před 6 měsíci +7

    Wasiir muxiyediin rabbi ha xifdiyee khudbadihiisa soo galiya wll

  • @ninawarsame3344
    @ninawarsame3344 Před 3 měsíci

    MashaAllah what a smart man. ❤

  • @IxsaanSiyaad
    @IxsaanSiyaad Před 4 měsíci +1

    ماشاالله بارك الله فيك ❤

  • @Abucubayda24
    @Abucubayda24 Před 5 měsíci +5

    إذا أردت أن تكون قائدا جيدا فكن قارئا

    • @AbshirMuse-jt6pg
      @AbshirMuse-jt6pg Před 2 měsíci +1

      Haddii aad rabto inaad noqoto hoggaamiye wanaagsan, noqo akhriste. If you want to be a good leader, be a reader

  • @Cabdulahiaxmedsadaq
    @Cabdulahiaxmedsadaq Před měsícem

    Maasha alaah ustaad Sare

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman Před 2 měsíci

    Ma wasiirbaa muxiyediin waa nin cajiib ah allah hafido isgoo badan ban u bahanay masha allah ❤❤

  • @AIA-xk5dj
    @AIA-xk5dj Před 3 lety +3

    Asc waxay ila tahay sidatan:
    Mahin in ad luqadaha kaladuwan ee ajanabi ee buuga lagu qoray balse waxaa looga jeeda akhriska in maskaxdaadu furfurnaato oo ay xor noqoto si ay marna u filtrayso afkaarta qayrka marka kalena in ad isgarata adiga iyo naftaada si xaqqiiqda waaqica jira ula jaan qaado oo akhrin taqaano adiga oo daah iyo saxar an kaasarnayn.
    Basiiro , akhlaaq wanaag , iyo iimaan dhab ah aya lagaa raba si ad sinnaan iyo cadaalad u fasho.
    Wabillaahi tawfiiq

  • @user-um8oo6yh3z
    @user-um8oo6yh3z Před 2 měsíci

    Allh in bara keeyo qudbadihiisa iyagoo dhameestiran soo galiya

  • @ahmedmuumin1219
    @ahmedmuumin1219 Před měsícem +1

    Waa abwaan xalaala illaahay ha ku daayo waa dadka ka midho dhilinkara himilo midha dhal ah

    • @user-ci2by7zl2k
      @user-ci2by7zl2k Před měsícem

      Dadku ma liinbaaa mise canbe😂 marka laga midho dhalan karo😂

  • @OBOOSS
    @OBOOSS Před 4 měsíci +2

    Asc scw scw waxan leeyahay wasiir sad reer jigjiga uguubabisay mahad sanid inta kadibna waxan faraya qabiilkayaga #jidwaaq #Absame #1bartire #2abasguul #3yabaree sidan maisku dhaana 1 jigjiga isaga le lakiin waynu dulqaad badane #13 #sadexiyo#toban #madxweyne ayan dulqadanay ya ino maqan from bartire

  • @MaxamedJariiban
    @MaxamedJariiban Před 2 měsíci

    Masha Allah 👑

  • @user-oo1zc3vb5e
    @user-oo1zc3vb5e Před 5 měsíci +1

    Masha-Allah waan aftahan ku dar aaday aqoon

  • @AbdulahiMuman
    @AbdulahiMuman Před měsícem

    Cardeyi yaal halaga faa ideysado barahaan ama macalinkan❤

  • @guleidmahdimohamed7968
    @guleidmahdimohamed7968 Před 2 měsíci

    Ma sha alllh

  • @user-zl7ve9lr9m
    @user-zl7ve9lr9m Před 2 měsíci

    Mashallah alah ku xafido

  • @ugaasnogob6455
    @ugaasnogob6455 Před 2 měsíci

    Maasha.allah nin wax ogg

  • @AminciltireTargetkiller
    @AminciltireTargetkiller Před 2 měsíci

    What a professor ❤❤❤

  • @Mohamed-Sandheere
    @Mohamed-Sandheere Před 6 měsíci +3

    M.a

  • @Hooyo-rn6vr
    @Hooyo-rn6vr Před 2 měsíci

    Waa wasiir kuxigeenka maliyada

  • @abdisamedmohamoud146
    @abdisamedmohamoud146 Před 29 dny

    Scw scw SCW

  • @AbdurehmanHajjeJemmal
    @AbdurehmanHajjeJemmal Před měsícem

    Masha Allah wasiirka waa in wax badan laga faideestaa

  • @mryaqbadhulbadhaanilbadha2669

    Nin wax bartay ❤❤

  • @sharmadaacad1922
    @sharmadaacad1922 Před 2 měsíci

  • @shukriedin3402
    @shukriedin3402 Před 2 měsíci +1

    M , a

  • @AbdulahiJimcala
    @AbdulahiJimcala Před 4 měsíci +2

    Hogaan jira

  • @abdidubad
    @abdidubad Před 6 měsíci +2

    Waziir

  • @munaridwan3739
    @munaridwan3739 Před 2 měsíci

    Ma..wllka dil walal lan bad kudhici

  • @abdullahukhalif9801
    @abdullahukhalif9801 Před 3 lety

    Masha Allah

  • @YareEyman
    @YareEyman Před 2 měsíci

    Masha allah 😂😂

  • @adanomar8490
    @adanomar8490 Před 6 měsíci +1

    Wasir aqoon kugu jirtaa

  • @AbdishakurMaxamed-xy5wv
    @AbdishakurMaxamed-xy5wv Před měsícem

    M.a

  • @AbshirabuukarMohamed
    @AbshirabuukarMohamed Před 2 měsíci

    M.a