Waad Awoodaa inaad Guuleysato | dhiirigalin | Muxaadaro Qiimo badan | Sheekh Mustafe | Eegmada

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 01. 2023
  • Welcome to Eegmada Channel.
    Speaker: Sheikh Mustafa Haji Ismail Harun
    Sheikh Mustafe is a Somali Muslim cleric and scholar whose voice has symbolize wisdom and depth.
    #eegmada #sheekhmustafe #muxaadaro #dhiirigalin #muxaadarocusub
    Tools I use to run my digital brand:
    Premier pro ( Video editing ) -
    Photoshop ( Thumbnails ) -
    Powerdirector (Video editing) -
    Footage & Images ( Storyblocks - Pexels -Pixapay - Mixkit - Unsplash - Pinterest) -
    Fair Use Disclaimer
    Copyright disclaimer under section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, commenting, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing. Non-profit, educational, or personal use tips the balance in favor of fair use.
    1) This video has no negative impact on the original works.
    2) This video is also for teaching purposes.
    3) It is transformative in nature.
    4. Video clips were used for a very small part to help understand.
    5) I only used bits and pieces of the videos to get point across where necessary.
    All footage is licensed & Royalty Free and the video was fully edited by us.
    Follow us on Social media:
    / eegmada
    / eegmada
    For More Infor Please Contact: eegmadaa@gmail.com
    Copyright © eegmada 2022

Komentáře • 134

  • @eegmada
    @eegmada  Před 10 měsíci +6

    Nolasha Ka Faaideyso 👉 czcams.com/video/R-EFl4mzOdU/video.html

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru Před rokem +17

    Cilmi iyo xikmad ayuu iskudarsaday ilahayoow kuubarakeey

  • @cabdallemocow5650
    @cabdallemocow5650 Před rokem +5

    Sheikh Mustafa haaji Ismail Haaruun waa Sheikha aan ugu jeclahaY culimada soomaaliyeed allow Mar uun ila kulmi

  • @ayannapea9856
    @ayannapea9856 Před rokem +24

    Illahay hanaga dhigo kuwii wanadaasi anfacdo 🥺🤲

  • @kadigaobakar7140
    @kadigaobakar7140 Před rokem +30

    ماشاءالله في هذا الوقت كنت بحاجة الى هذا المحاضرة

  • @malyuundhaqane3099
    @malyuundhaqane3099 Před rokem +13

    Maasha,allah cilmi diineed iyo cilmi maado ba wuu bartay allah u barakeeyo
    Cilmigiisa 🤲🏻❤

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 Před rokem +7

    Mustafe ani waxan kuu aqoonsaday masakaxdii Somali ugu weynayd ee soo martay qarnigan 21aad❤love you

  • @zabyrin7819
    @zabyrin7819 Před rokem +11

    Allhuma Salli Wasalam cala Rassulilah MOHAMED scw ❤🥹🤲🏻

  • @cabdirisak3198
    @cabdirisak3198 Před 11 měsíci +3

    Masha Allah sh/ mustafe xajii ismaaciil akharo iyo addunkaba Allaha ku xaafiido

  • @ikramesa1514
    @ikramesa1514 Před 11 měsíci +3

    Jazaakallah kheyr ❤❤❤👍👍👍

  • @ismailwardiidleibrahim3788

    Jazakallahu khayran Akhi Barakallahu feekum Akhi sheikh Mustafa hajji Ismail

  • @kkkkku88
    @kkkkku88 Před rokem +24

    Isoo duceeya muraad culays iga saaran idinkana wax walbo ilaahay raali ka ah ilaahay ha idin sahlo ducada waxa fican marka walalaha ku duceeyan ilaahay hanaga wada farxiyo ya rabi aamin ..

  • @ducaaleali3762
    @ducaaleali3762 Před rokem +5

    Allow cimriga ubaragee sheikh mustafa xaji ismaciil

  • @cabdirashiidrashka1799
    @cabdirashiidrashka1799 Před rokem +6

    ﷺجزاك الله خيرا

  • @huskaali7466
    @huskaali7466 Před rokem +6

    m.a sheikh mustafa xaji ismacil harun allah ku xafido

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 Před rokem +10

    Asc yaa muslimin waa in aan isku duceyno marka ilahey wuxuu dhahay rux muslima ruxkale aamuslina ee walaldaa lajeclow waxad jeceshahy culumda janada ayn ugu ducen kusli nscw

  • @mumtaassiciid1106
    @mumtaassiciid1106 Před rokem +7

    M.a sheekh ilaahay haku xifdiyo

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Před rokem +2

    Maash allah jasaakumullahu kher 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💖💖💖💖💖💖💖

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 Před rokem +1

    Masha allah allow wakhtiga no barakee

  • @mbmartsdrawings5019
    @mbmartsdrawings5019 Před rokem +1

    Masha Allah sheq

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 Před rokem +3

    Masha allah sheekh mustafa harun

  • @hamseidiris5522
    @hamseidiris5522 Před rokem +3

    Masha Allah Sheekh Mustafe Aleh haku xafido

  • @user-rl9tp7qo7g
    @user-rl9tp7qo7g Před rokem +2

    Mansha.allah.sheekh.mustafe.x.ismcil.alle.hadhawro

  • @sheekhmustafe3333
    @sheekhmustafe3333 Před rokem +3

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰❤🥰❤🥰❤🥰❤🥰❤🥰🥰🥰❤

  • @naimafaisal3128
    @naimafaisal3128 Před rokem +2

    Sheq mustaf Allha ku barakeyo Aqiro iyo adunba

  • @sahraadanali-ne8pb
    @sahraadanali-ne8pb Před rokem +3

    ❤❤❤❤❤❤masha Allah ❤❤❤❤sheeq Allah haku barakeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤illahey haku xaido ❤❤❤❤❤sheeq mustafa

  • @nia8672
    @nia8672 Před rokem +3

    Masha ALLAH TabarakALLAH Jaza IKALLAH fil kheyr

  • @kawsarhaybe1419
    @kawsarhaybe1419 Před rokem +4

    Mnsha allhaa Alle haku xafido sheekh mustafe ismacil xaaji Haaruun

  • @maxamedcabdi8601
    @maxamedcabdi8601 Před rokem +2

    Maansha allah

  • @hilaachilaac5444
    @hilaachilaac5444 Před rokem +2

    M.a sheikh mustafe❤

  • @user-bk1ni3xc1y
    @user-bk1ni3xc1y Před 11 měsíci +3

    Haweenkii waan ku dhageestaaa ilaa aan ka hurdo

  • @umuayman8363
    @umuayman8363 Před rokem +2

    shekh musdafe wa tusale nool

  • @sacidradwan7841
    @sacidradwan7841 Před rokem +2

    Masha Allah jazakumulah khayr shekh

  • @cadnaanmacalin8707
    @cadnaanmacalin8707 Před rokem +2

    m.shiiq alaha kuxafido aduun iyo aaqiro ba

  • @user-yu1fz8nw9g
    @user-yu1fz8nw9g Před 4 měsíci

    ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎❤❤

  • @maryanxuseen5620
    @maryanxuseen5620 Před rokem +4

    Masha Allah Allah haku xafido

  • @FatimaMaxamed-xp3py
    @FatimaMaxamed-xp3py Před 6 měsíci

    Cilmigiii oo qofah❤❤❤❤❤sheikheena

  • @ibrahiimmacalin2539
    @ibrahiimmacalin2539 Před rokem +1

    Masha allh Tabaraka llah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @irmanstore4943
    @irmanstore4943 Před rokem +1

    السلام عليكم ورحمة الله
    Acadamiyadaas sheikhu uu sheegay cinwaankeeda cidii haysaa ha nala wadaagto fadlan shukran scw

  • @xiddigtareercali6737
    @xiddigtareercali6737 Před rokem +3

    Mnsha alh shiikh ilhy haku xafido

  • @farhiya2269
    @farhiya2269 Před rokem +2

    Alle ha barakeeyo shiikh mustafe

  • @abdifatahsalah1255
    @abdifatahsalah1255 Před 10 měsíci +1

    ManshaAllah sheikh Allah hakuziyadsho cilmiga Allah kusiye anaa kuwa wacdiga qato Allah hanagadigo

  • @User34509natali
    @User34509natali Před rokem +5

    Masha Allah macalinka ummada

  • @user-hc2zc6lk2p
    @user-hc2zc6lk2p Před rokem +2

    Masha allah❤

  • @mintidful
    @mintidful Před 7 měsíci

    Masha Allah Mustafe

  • @dualejama6156
    @dualejama6156 Před rokem +3

    Masha Allah 🙏

  • @abdullahihassan2298
    @abdullahihassan2298 Před rokem +5

    Thank you

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 Před rokem +1

    Allahu akibar masha allah

  • @MssBarni
    @MssBarni Před 10 měsíci +2

    (علم الإنسان ما لم يعلم ) سورة العلق ❤

  • @abdiyowomar3469
    @abdiyowomar3469 Před rokem +39

    Masha Allah, Allah hakudowroo sheikh Mustafa ismail Haji . May Allah SW Forgive our parents and All Muslims all over the world.

  • @siyamoha6085
    @siyamoha6085 Před rokem +2

    ماشاء الله ربي يعطيك العافية

  • @abdullahihassan2298
    @abdullahihassan2298 Před rokem +4

    Barakallah

  • @maryanmukhtar5088
    @maryanmukhtar5088 Před 11 měsíci +1

    Masha allh

  • @dalibahmedyahya3760
    @dalibahmedyahya3760 Před 5 měsíci

    Barakallah fiik Sheeq Masha Allah. War qiimo leh xaqiiatan Dadka waa weyn iyo kuwa Dhalinyarada Dhiira galiya waliba Dad Qurbaha ku Nool..... Shukran

  • @aishobotaan1573
    @aishobotaan1573 Před rokem +2

    Allow dhoowr sh.yadda

  • @siraadcabdilahi1583
    @siraadcabdilahi1583 Před rokem +1

    Alle hakusharfo sheekh❤

  • @zuuzuu3606
    @zuuzuu3606 Před rokem +2

    Jazaka Allah sheikh mustafa xafidulah❤

  • @dahirbisharmuh1748
    @dahirbisharmuh1748 Před rokem +2

    allaha xifdiya shekhena,

  • @user-ni2ix1ul9o
    @user-ni2ix1ul9o Před rokem +1

    Mnshallh

  • @ayaanxaashi972
    @ayaanxaashi972 Před rokem +2

    Masalh good 👍🏼

  • @mohametapdirashiet
    @mohametapdirashiet Před rokem +2

    mashalaah sh mustafe

  • @gulledsimba5270
    @gulledsimba5270 Před rokem +1

    Allhamdulliha💯wlhi🔋💪❤️

  • @rahimanataasha9851
    @rahimanataasha9851 Před 3 měsíci +1

    39:06 💯am proud of him 🫶🏼

  • @eegmada
    @eegmada  Před rokem +15

    Like & Share haka iloobin wll mahadsanid 🙌

  • @calidaahir9109
    @calidaahir9109 Před rokem +1

    Scw scw scw scw

  • @ayaanxaashi972
    @ayaanxaashi972 Před rokem +2

    Masalh

  • @mimishiil4977
    @mimishiil4977 Před rokem +4

    Waa runtaa

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 Před rokem +3

    Asc walalle alaha kucafoyo sidag dagana muradkaga uhel shartana alaha kaa xijabo walal aniguna muradbn leyahay ee adinkana isoduceya yaa muslimn

  • @user-rl9tp7qo7g
    @user-rl9tp7qo7g Před rokem +1

    ilaahayow.nagarasii.qaybkamidaa.maskaxdaa.intaaqaada.

  • @Maida489
    @Maida489 Před 2 měsíci

    Masha Allah

  • @deqocabdi2953
    @deqocabdi2953 Před rokem +1

    Masha allah ❤❤❤

  • @cadaniibrahin8547
    @cadaniibrahin8547 Před rokem +1

    Sallalahu caleyhi wasallam

  • @ceblamohamud4591
    @ceblamohamud4591 Před rokem +10

    Masha Allah Eegmada chanelkan aad baan ugu mahadcelin, waxaan aad u jeclaystay aayadaha quraanka ah aad so tafsiirto ، أَلَمْ يَعْلَم بِأَنَّ ٱللَّهَ يَرَىٰ

  • @maxamedxassan6365
    @maxamedxassan6365 Před rokem +1

    Maasha alah ❤❤❤❤❤

  • @FatimaMaxamed-xp3py
    @FatimaMaxamed-xp3py Před 6 měsíci

    Masha allaah🎉🎉🎉

  • @user-pc7nc2di7i
    @user-pc7nc2di7i Před 11 měsíci

    Mashallh Allh ku barakeeyo sheqeena 😊😊

  • @ismaaciilomar
    @ismaaciilomar Před rokem +1

    Masha allaha

  • @user-uk5fl4ut7r
    @user-uk5fl4ut7r Před 9 měsíci

    mnsha allh ❤

  • @user-ui9qh4nl5z
    @user-ui9qh4nl5z Před rokem +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ maasha alaah

  • @DrsmaryamoKayf-vs4qz
    @DrsmaryamoKayf-vs4qz Před 5 měsíci

    M.a khayr allaha kusiiyo wllo sidad khayrka nogu so gudbisid

  • @zahramaxamuud9926
    @zahramaxamuud9926 Před rokem +1

    Mashalah

  • @Abdulkga
    @Abdulkga Před 11 měsíci +3

    Af Soomaaliga iyo aftahanimo ayaa laysku dhaafay!

  • @user-ko8yp2oy6c
    @user-ko8yp2oy6c Před rokem +1

    Ilaahay haynagu anfaco

  • @user-bk1ni3xc1y
    @user-bk1ni3xc1y Před 11 měsíci

    Shiikh ilaahay haku barakeey

  • @rahimanataasha9851
    @rahimanataasha9851 Před 3 měsíci +1

    27:16

  • @Nawaal_Abuuker
    @Nawaal_Abuuker Před 9 měsíci

    M.a wax bdn baan ka faiday jazakallahu khera❤

  • @apdiraxmaanqabijiye6353
    @apdiraxmaanqabijiye6353 Před rokem +2

    Mazha alah Allah cimriga hku barekayo Amin❤

  • @Muhamad.Amin26.
    @Muhamad.Amin26. Před rokem +8

    M..a wxaan arkaa qof cilmiguu bartay kheyrka la aaday waan kugu bogaadinaya wll wxan kugu darsanaa sheikhyada kalena nooso gali sida sh dirir

  • @user-rt9rc3jv1k
    @user-rt9rc3jv1k Před rokem +1

    Alahayow kudayo ❤ilahay xaqa hainagu toosiyo😅❤

  • @user-bk1ni3xc1y
    @user-bk1ni3xc1y Před 11 měsíci

    Subxaanallaahi wabi xamdih sub xaa nallaahal cadiiim cimrigaa ilaahay hadheereeyo dib ne kuu ma ciliyo carab xibno cibaado leh hanasiiyo

  • @Salaboy-tk6os
    @Salaboy-tk6os Před 6 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maiida809
    @maiida809 Před rokem +1

    Masha allaha ❤❤❤

  • @safiamohumod5896
    @safiamohumod5896 Před 2 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊

  • @user-vv9kv8tt5j
    @user-vv9kv8tt5j Před rokem +2

    🥰🥰🥰

  • @ismavicabdi1661
    @ismavicabdi1661 Před rokem +8

    Sida loo xifdiyo quraanka kutubka uu shiikha yiri bal walal nalal wadaaga

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 Před rokem +6

    Maxadiro wax ku qadsho mudan

  • @nasriwacdi6112
    @nasriwacdi6112 Před rokem +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @BushroAli-dn5fr
    @BushroAli-dn5fr Před 11 měsíci +2

    ❤️‍🩹❤️‍🩹

  • @fardowsamohamed7273
    @fardowsamohamed7273 Před rokem +2

    Wall wabsiteka halkeen ka helikaraa

  • @ishmaelali3022
    @ishmaelali3022 Před rokem +4

    Asc walaal, marka hore waan ku salaamay marka danbe waxaan kaaga mahadcelinaa sida wanaagsan aad noogula wadaagto kheyrka, sidoo kale waxaan kugu darsan lahaay fikrad yar oo ah meesha aad thumbnail’ka Einstein ka saartay in aad ka saarto caalimiimti faraha badnaa ee Islaamka oo guulo waa weyn iyo horumaro badan in ey kusoo kordhiyeen caalamka lagu tilmaamo, sida Ibn Khaldun, Ibn Sina iyo la midkood, si aan guusha uga dayano ayaga.
    Jazakallah kheyran