MUCJISO | REER KORSADAY INAN 6 JIR AH LAKIIN NOQOTAY NAAG WEEN OO 22 JIR AH.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Subscribe to our family channel: ‪@ajfadnafamilyvlogs8664‬
    Sheekada oo Af Ingriis ah ka daawo. • Parents' Horror as Ado...
    Follow me on Instagram: / fadna_1
    Snapchat: Add me / fadna11
    Contact: aj.fadna@gmail.com

Komentáře • 774

  • @AJFADNA
    @AJFADNA  Před 4 lety +152

    Asc asxaabta. Sheekada oo af English ah ka daawo czcams.com/video/nC3DIkP7F74/video.html

  • @kalmadwanaagsan8788
    @kalmadwanaagsan8788 Před 4 lety +335

    Walalkeyga iyo wlshyda
    Hadad jeceshahay barnaamijyada diiniga sida
    1. Quraanka
    2. Axaadiista
    3 ducooyinka
    4.muxadarooyin gaagaaban
    5. Suaalo iyo jawaabo Diini ah
    Fadlan nagusoo biir oo subscribe no saar mahadsanid

  • @hunguridhubuq3275
    @hunguridhubuq3275 Před 4 lety +205

    inta ku qozozhay meel parakayzan zhuun😂😂😂like dhac

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 Před 4 lety +22

    Welcome back fadna walaalo, I have watched aprank on Facebook that you and aj were not together , my stomach was hurt walhi, I couldn’t speak in a moment untill I red the comments plz don’t say bad things , Bcz some times samadaa furan be careful my allah keep you and your husband together for ever 💕💝

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 Před 4 lety +49

    Kher illah ha idin siyo asxaata likata ha iga xasdina

  • @samiirabintudaahir5954
    @samiirabintudaahir5954 Před 4 lety +19

    😂😂😂😂 meel barakaysan oo dadka waawayna wlhi fadna funny bad tahay

  • @bogacdproductions8924
    @bogacdproductions8924 Před 4 lety +16

    Tageeryaasha Aj & Fadna like Igu Aabta nclaa shydn ku Yaal

  • @GulaidFaisalMohamed
    @GulaidFaisalMohamed Před 4 lety +67

    Wlhi aj iyo fadna waa ii role model
    Waa hadaan helo qof kala kacsan insha Allah 🥰🥰😂😂😂

    • @ARTAN239
      @ARTAN239 Před 4 lety +1

      Waa aniga kkk followed me

    • @GulaidFaisalMohamed
      @GulaidFaisalMohamed Před 4 lety +8

      @@ARTAN239 😂😂😂 yaa kee waa kaas kee waa kaas hayeey dooliga waraa adoo nina luuqa iiso galaysaa iam shafku dhogorle

    • @twitterspace5290
      @twitterspace5290 Před 4 lety

      Asxaabta igu caawiya subscribe

    • @sowdakulalihi8416
      @sowdakulalihi8416 Před 4 lety

      @@GulaidFaisalMohamed wa aniga fellow me 😃😃

    • @sowdakulalihi8416
      @sowdakulalihi8416 Před 4 lety

      @@GulaidFaisalMohamed xaafadan le 😃

  • @reo9475
    @reo9475 Před 4 lety +8

    I saw this story on the news very recently
    It happened and it’s a true story,but her age they said was 22yrs old she suffered from some sort medical conditions.
    Thanks for sharing

  • @Change4Life579
    @Change4Life579 Před 4 lety +11

    Thanks Fadna this story is very interesting. I feel sorry for the foster family. 😂

  • @queensuuban7477
    @queensuuban7477 Před 4 lety +10

    Subxana allh allow mucjisoyinka Naga celi😩🙏🤲

  • @sumaiyahsalah7305
    @sumaiyahsalah7305 Před 4 lety +6

    I love you fadna...such a story Teller.. Allah bless your family ya ukhti

  • @FatimaAli-gj3mm
    @FatimaAli-gj3mm Před 4 lety +4

    january insha allh wixi maxkamadu soo sarto nala soo socodsiya AJ & Fadna

  • @hyz2129
    @hyz2129 Před 4 lety +12

    😂😂😂 your too funny Fadna , your speech is too clear to understand

  • @hibaqadam4477
    @hibaqadam4477 Před 4 lety +6

    Asc jimce.mubaariga fadna and Aj malin dhawayd waad naga oohisay lakin manta aad ayaa nooga qoslisay waa sheeko Naxdinle runtii hadana Qabaka aad u soo gudbisay waan ku qoslay

  • @Yourangel.s.a
    @Yourangel.s.a Před 4 lety +3

    Allaa mxa channel kaan mar hore u arki waayey hda recommend ku arkay keep going sheekada waa sugena mcneey😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @hamdi7738
    @hamdi7738 Před 4 lety +11

    Sheekadaan news ka daawaday lkn waxaan udaawanaya saad uga sheekaynayso qosol😂

  • @umuashwaaqqaali6440
    @umuashwaaqqaali6440 Před 4 lety +1

    Sheekadaan waab ka helay noo soo ogaaw insha allaah

  • @istarlinilyasmashaallah3441

    We need more information about the story next year because very interesting story

  • @Rip_mario896
    @Rip_mario896 Před 4 lety +3

    fadna anigu waan kahelay ee nala socodsi halka ayay marayso c 1 histoir incroyable

  • @faatmachannel7717
    @faatmachannel7717 Před 4 lety +30

    😂😂😂😂😂 wallahi qusl iguma herin astaqfurullah 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @love-peacem4460
    @love-peacem4460 Před 4 lety +3

    Salaam Aj$Ffadna. It’s my first time watching you, and I really love your video; you’re so funny! I’ve subscribed to your channel. Keep it up walaalo. 😘❤️ from Canada

  • @mounatiti8446
    @mounatiti8446 Před 4 lety +9

    waa qoso cajib ah part 2 noo soo samee fadna🌹👏🏼

  • @hayatmohomoud6881
    @hayatmohomoud6881 Před 4 lety +38

    Fadumo wlhy dar alleh ku jeclhy sister horumar wcn

  • @fartunnuuur6729
    @fartunnuuur6729 Před 4 lety +14

    Wan fahmay abayo nalaso socodsi af English ka iskuma ficnin mahdsnid abayo fadna

  • @nawalnalka6366
    @nawalnalka6366 Před 4 lety +17

    Fatma asturan we love u😍

  • @Yana-tu3el
    @Yana-tu3el Před 4 lety +1

    Waa qiso cajiiba. Thanks fadna im waiting next episode 2.❤

  • @hanadhassan8514
    @hanadhassan8514 Před 4 lety +17

    Best couple💙❤

    • @saadaqmaxamuud6115
      @saadaqmaxamuud6115 Před 4 lety

      hhh run ahantii 6 jir iyo shuun waa qisho la yaab leh sub xaanalaal

  • @footballhighlights6114
    @footballhighlights6114 Před 4 lety +2

    I love you wlhi you end your history end your famly i'm 13 old i live filand end i like you sheko somali ❤❤😍😍🤣😂 end plizz🙏 answer my commen 😍😍😍 i hope see you jr 🤙

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 Před 4 lety +2

    woowwowo thanks sis that is good storey

  • @susuali2868
    @susuali2868 Před 4 lety +4

    Aj iyo fadna waa idin jclhy wlhi
    allow idin barake ❤💯

  • @nw4086
    @nw4086 Před 4 lety +3

    I watch this from good morning Britain

  • @fadumawarsame8567
    @fadumawarsame8567 Před 4 lety +3

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂 im deaad wlhi 😂😂😂😂the way she said “buul” 🤣🤣🤣😭😭😭

  • @dhoolabdilahi3145
    @dhoolabdilahi3145 Před 4 lety +7

    😂😂😂😂 love you wll .so funny

  • @owlaadjacayl4290
    @owlaadjacayl4290 Před 4 lety +1

    Fatma mahad sanid walaalo,
    Alle haddii uu na gaarsiyo January nala soo socodsii maxkamadda meshay ku dhamaato.
    Alle nabad ha inagu gaarsiyo🤲🤲

  • @nimoyasin1228
    @nimoyasin1228 Před 4 lety +1

    Waaaw saa wax u sheegtay waan ka helay waxan donayaa in ad no sheegto wixii ku soo kordho thanks ❤

  • @farhiaismail6112
    @farhiaismail6112 Před 4 lety +2

    walashy allah haku dhowro wanu ku jeclnahy mahad sanid waan ku taxanahy shekoyinkaga❤❤

  • @RonaldoXxEdit
    @RonaldoXxEdit Před 4 lety +1

    Walaahi waa sheeko aad uyaab badan runtii noo badi fadnaay walaalo sheekooyinkan oo kale

  • @hodanali5163
    @hodanali5163 Před 4 lety +8

    Kkkkkkk fadumo qosol aay nagu dishay. 😂😂😂

  • @shukriahmed9870
    @shukriahmed9870 Před 4 lety +3

    Asc Aj iyo fadna waan indin salaamey guuleysta insha allaaha

  • @saaam6896
    @saaam6896 Před 4 lety +2

    Please Chanel ka 100 gaadhsiya please ilahay khyr haydin siyo

  • @hanaabby242
    @hanaabby242 Před 4 lety +13

    Love this family Aj & fadna 💋♥️

  • @boqoradihhawenka8359
    @boqoradihhawenka8359 Před 4 lety +5

    VaDna allah keep you sister aadba lagu tabaY💢🤲💖💋

  • @istarlinilyasmashaallah3441

    Masha allah thank you for story

  • @Kiki-xx9hp
    @Kiki-xx9hp Před 4 lety

    Mahadsanid walashey mcn sida nogu so gudbisid waxa calamka kasocdo iyo wax yabaha somalida ogeen thank you so much mcnto💕💕

  • @abdihaji7662
    @abdihaji7662 Před 4 lety +10

    Welcome back wll aj Iyo fadna❣🙏🙏

  • @fardowsachannel9014
    @fardowsachannel9014 Před 4 lety +17

    Asxabta adna isoo booqda insha Allah walalahyga subscribe iisaara ❤😍💕💋

  • @zuweyraabdi8642
    @zuweyraabdi8642 Před 4 lety +4

    Shukrn abaayo aad baan uga hely waxii cusub nola share gareey

  • @SuperJeeri
    @SuperJeeri Před 4 lety

    Woooow! Fadna, Sheekada ka sokow aniga waxaban aad uga heley afsomaliga Fadna kkkkkkkkkk, AJ gabadha barnaamijyo badan sii si ay afsomaliga si fiican ugu barato, waanan u hambalyeynayaa.

  • @qadramaxamed6697
    @qadramaxamed6697 Před 4 lety

    Qebta xigtana na la so so codsii Thanks wllo

  • @leylahussain3686
    @leylahussain3686 Před 4 lety

    Aad iyo aad baad u qurux badañ tahay madha allah allah ku xafido amin

  • @mariaabdi6265
    @mariaabdi6265 Před 4 lety +1

    Mucjiso way wlh abayo nalasoo socodsii wan raba aniga tankale waxan ka faidesty qisadan sheko uu aderkey i shegijiry mar walba o ahyd wax adan lahen hataban hana u dhawan waligaa bal eeg hada rerkan waxey islahayen wanaag sameeya lkn ayaga baxar galy

  • @nabiiladan7969
    @nabiiladan7969 Před 4 lety +5

    Waa sheeko qosol badan gabadha waxeey sameyneso waa sida siyaasiinta somaalida oo kale lugeeyo iyo xaasidnimo ayee wadaaa🤣😂😥🤣🤣🤣🤣

  • @Calagdoonliveduube
    @Calagdoonliveduube Před 4 lety +5

    Movie waaye I watched a long time ago

  • @halimohaati446
    @halimohaati446 Před 4 lety +3

    Abyo inookusoosodar waan rabanaa inshaah Allah waankasugeynaa sheekad

  • @Dhacdooyinka7
    @Dhacdooyinka7 Před 4 lety +3

    Aj and fadna salaan sre ayaan idin salaamayaa guul iyo gobanimo

    • @AJFADNA
      @AJFADNA  Před 4 lety

      Aad baad umahadsan tahay walal. sidaa si leeg.

    • @mabzuudqurux2823
      @mabzuudqurux2823 Před 4 lety

      Yaab weyeh wlo nala zoo zocodzih insha alhy

  • @fatoumahassan838
    @fatoumahassan838 Před 4 lety +1

    Meel barakiisan fatouma walhi waan qosalaya

  • @munacilmimanacilmi832
    @munacilmimanacilmi832 Před 4 lety +1

    Waxan jelahy in aan waxa ka ogaado anig wlhi waan ka helaa sheekoyin ka oo noocas ah🙊

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf Před 4 lety

    Aniga ayey igu dhacday qiso midaan uyara dhow 2017kii ilmo ayaa gabar igu tiri iila sii joog waan soo noqoniye gabadhii ugu weyneed ayaa suuliga gashay weyna jiraneed waxey igu tiri kaalay saxarada iga dhaq markaan is iri ka dhaq mise timo jareer ah badan ayey hoos ku leedahay waan naxay waana ka dhaqay hooyadeed ayaan ku iri waa imisa jir ilmahaaga waxey igu tiri ayaan umaleynaa 10jir anigii yaab subxaana allaah

  • @ummaxamada4872
    @ummaxamada4872 Před 4 lety

    Haa waan jecelnahsy ee noo soo sheek maasha Allaah

  • @ahmedyasin4758
    @ahmedyasin4758 Před 4 lety +1

    Wixii Ku So Kordho noo so sheek thxz🤙🏽🤙🏽🤙🏽

  • @shamsaomar9076
    @shamsaomar9076 Před 4 lety

    Allahu akbar waaba mucjiso khatar ah haysoo marin dheh thnkz xbbti💖😙

  • @abdulkareemhirsi8652
    @abdulkareemhirsi8652 Před 4 lety +2

    Nice i like it.

  • @King-Cazam
    @King-Cazam Před 4 lety +10

    Asc AJ & Fadna waxaa Allah idnka baryaa inuu u fududeyo walasheyna uurka ay ledahay aniga iyo family keyga Allah u fududeyo plz waxa.codsi naga ah inaad no sameysaan short out dadka idinku xiran inaad u shegareesaan plz give me subscribe

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 Před 4 lety +2

    Wacaleykuma salaam waraxmatullaahi wabarakaatu wll qaali i love you 😘😘😘😘🌷🌷🌷🌷❤❤❤

  • @zukaynachannel1
    @zukaynachannel1 Před 4 lety +1

    Maxkamada kadib nala so socodsi faadumooy

  • @maantamedia5643
    @maantamedia5643 Před 4 lety +6

    This story looks like the movie of the little man Wlhi its same Story damnnn

  • @ashaabdi2712
    @ashaabdi2712 Před 4 lety +5

    Wanu kahelna soo wari inta kalina adnay 🤣🤣

  • @lackyadenhassan4049
    @lackyadenhassan4049 Před 4 lety +1

    Mansallah keep doin these type of videos!

  • @ugbaadosmaan752
    @ugbaadosmaan752 Před 4 lety

    nalasoo wadaag wll waynu ubaahanahaye waadna mahadsantahay qaali

  • @ashajama2505
    @ashajama2505 Před 4 lety +2

    wan jeclahy ee so gali wllo thanks 😂😂6 noqotay 19 subaxn

  • @samiraabdikhalif_official1769

    This story looks issue imppsible
    But
    We will know insha allh

    • @nutrafaden8115
      @nutrafaden8115 Před 4 lety

      Your hater that's why and every women named tamara is a how how come explain to me pls ka dhamoow lamanaha fadna iyo Aj dhilahay... I love you guys fadna and Aj cute couple mashallah keep it up:)

  • @rayanabdi1390
    @rayanabdi1390 Před 4 lety

    Bisinka anigu gurigaba makeneen markay oradayba oo ay bada gashayba waan celin laha ilaa shunkaba maa sugeen kkkkkkk love u fadna

  • @fatxiinafg274
    @fatxiinafg274 Před 4 lety +4

    Anaa 19 sano jira 6 sano ma isku dhiiba🤣😂😂🙈🙈🙈

    • @AhmedSalah-wi4ev
      @AhmedSalah-wi4ev Před 4 lety

      Fathia Abdiqadir hhhhh😂Aniga maku Korsadaa from USA

    • @isabella4676
      @isabella4676 Před 4 lety

      Fathia Abdiqadir isku dhib 🤣🤣😂😂

  • @qadramaxamed6697
    @qadramaxamed6697 Před 4 lety

    Yes masha allah

  • @caynielmi7258
    @caynielmi7258 Před 4 lety

    Nala socod sii habbtii qaybta labaad thanks

  • @lulmatan4355
    @lulmatan4355 Před 4 lety +1

    I cant wait Part 2

  • @aduntialleboqoradaasomaliy3487

    Subxaanllha waanba cabsaday marka kahadleysay waa mucjiso👈 wlhi 😭👈

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Před 4 lety +2

    Mucjiso.com
    Thank you for sharing wllo

  • @nouraahmed8848
    @nouraahmed8848 Před 4 lety

    Nala soo socod sii please waan ka helay horta anigu fadna iyo AJ hore u socda ilahayna haysu kiin daayo idinkiyo awlaadiina iyo ehelkiinaba❤❤🤲

  • @hanilifestyle526
    @hanilifestyle526 Před 4 lety +4

    Yaa Allah 😂😂😂😂😂6jiir...o 22jiir naqati

  • @umamohmet7450
    @umamohmet7450 Před 4 lety +4

    Sheekada qaraaxa ayeey ledahy part two adaan kaa sugeyna

  • @c.raahidmahad115
    @c.raahidmahad115 Před 4 lety +5

    from mogadishu waa wax aad loola yaabo fatima iyo aj. channel kiinu waa mid aan laga xiiso dhacayn. fatima tii kaa yarayd oo kuu eg ma joogta ina adeer kkkkkk kkkkkk

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před 4 lety

      Oo hadaa ma in aad qadhxiso doineeysaa 😂😂😂

  • @haluushhhassan366
    @haluushhhassan366 Před 4 lety

    Wow! Reminds me of a horror movie I watched a couple of years ago where a 33 years old woman poses as a 9 year old girl and gets adopted by a family.

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 Před 4 lety

    Abayo sheekadan wan fahami la ahy. Waba sheeko isku dhex qasan o dhicikarin. Abayo noso dhameystir ina ka bogadan raba qisadan ila dhamadka ado mahadsan fadna 🙏

  • @idontcare6856
    @idontcare6856 Před 4 lety +10

    Qosol waynaa 😂😂

  • @zahrahassanasc2984
    @zahrahassanasc2984 Před 4 lety

    Wlhi gbdha sawirkeeda waan kacabsadey Alhamdulillah hadan dawanin habeen😳😳

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Před 4 lety

    Nala soo socodsii meesha ay ku dhamaato wllo Fadna

  • @ladyblue6595
    @ladyblue6595 Před 4 lety +2

    It reminds me the movie called CASE 13

  • @ladanaliabdullahi4614
    @ladanaliabdullahi4614 Před 4 lety +1

    M.a aj and fadna keep going my first comment waye aad idin tagera

  • @caashadumar8472
    @caashadumar8472 Před 4 lety

    Walahay waa sheeko lala yaabo fatin nala soo socossii

  • @lifewithmariam6814
    @lifewithmariam6814 Před 4 lety +7

    Coos miyaa meel barakesan wlhi waa qosle dacad fadna m.a funny baa tahy❤

  • @sakinahss3237
    @sakinahss3237 Před 4 lety +5

    Asc Fadna is it film or reality, I watched exactly same one on a film. Scary and nice.

  • @mychannelbulshada6198
    @mychannelbulshada6198 Před 4 lety +2

    Inuu solabaneysan qalbiga kauga qalbiga idin kajeclahay wlhi Fadna And Aj

  • @NickelodeonKings
    @NickelodeonKings Před 4 lety

    Subxanallah kuwaan haigoyan runtida iyo beentoda lama kala saarikaro please save your Energy

  • @safiyasafiya7822
    @safiyasafiya7822 Před 4 lety +6

    Fadna fariideey wadnagaqoslisay🤣🤣🤣🤣

  • @zaciimka5895
    @zaciimka5895 Před 4 lety

    Cida waxay hesataa 3 childern marka adiga xogaa jadaala aad soo gud bineyso xogaa sika sax wll practice badan soo qado wll

  • @intaallejeceljecliyaa3852

    🤣🤣🤣Dadka gaagaban waa ladareema waayo intuu toban jir ka yaryahay lama dareemo lkn tonab haday dhaafan waa lagartaa Alla Awoodaa lehe

  • @HIIGSI9
    @HIIGSI9 Před 4 lety +6

    Hadii aan ku iraah subscribe iisaar waa igacanqabo asxaata qokii arkaa qoralkeyga plz ha iladhaafin

  • @Samira-gd6gw
    @Samira-gd6gw Před 4 lety +2

    Ma anoo kaliyaa ka baqay inanta yar sawiradeeda iyo indhaheeda 😂😂

    • @dhana7566
      @dhana7566 Před 4 lety

      Samira Jama me too cunaa cunaya waa wiswisey. Subhaanalah