Sanqoole in the Jawaan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Sanqoole

Komentáře • 84

  • @Rasabdi
    @Rasabdi Před 5 lety +4

    Thanqoole durida naadaha daroobada xaa tudeeye oday dhamaad tahee

  • @mewww50
    @mewww50 Před 12 lety +4

    kkkk kkkk kkkk ..viva somalia..viva somalia... we re better than hollywood, if we could only get peace..we can achieve alot more than any other..ya rabbi nabad iyo wadajiir somaliyeed...inshallha amin..

  • @mohammedomaradani2654
    @mohammedomaradani2654 Před 6 lety +3

    alla dadkii hore ayaaba xalaal ahaa iyo wadaniyiinba

  • @indhodeeqhassan6595
    @indhodeeqhassan6595 Před 8 lety +2

    qoftaan cadar ahmed kahin ismabadalin

  • @vaysal59
    @vaysal59 Před 13 lety +2

    Sanqoole & cadar waaw barisamaadkiiii

  • @ahmeddiiriye4624
    @ahmeddiiriye4624 Před 5 lety +1

    Ruwayadaan waxaa la dhigay 1990 sababto heesta Dil Maya soo baxday 1990

  • @kadarbotaan7800
    @kadarbotaan7800 Před 7 lety

    alla shaxarisadina ader xagee gacanta ugu bilawday gbdha

  • @abdiazizsalah912
    @abdiazizsalah912 Před 4 lety +1

    Woow waa hobaladii cadar ahmed. Ruwaayada qabyaanba ku jeclaaday siday ujelaysay

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 6 měsíci

    waxaan so xasustah xamar 1984

  • @drsacadhussein4154
    @drsacadhussein4154 Před 4 lety +1

    Hhhhhhh aad baan u qoslay Wllhi
    Inabti alaabta iga qaado

  • @farhiyoabdiali1322
    @farhiyoabdiali1322 Před 6 lety +1

    Muqdushoo waaye wll

  • @alimohamedawale7887
    @alimohamedawale7887 Před 11 lety +2

    akhyarta markan arko adey abdulle iyo sanqool wayo wayo ayan sooxasuus taa

  • @t6f
    @t6f Před 11 lety +1

    Waa sheeko walan oo qosol badan!!

  • @babawasiham5153
    @babawasiham5153 Před 4 lety +3

    Look how we are 😢😢😢

  • @ciiiseducaysane6063
    @ciiiseducaysane6063 Před 7 lety

    Hhhh sanqoole ilahay cimrigiisa hadheereeyo wlhi wa Funny kulahaa weligay jawaan magalin hhhhhh

  • @LBchannel
    @LBchannel  Před 11 lety +2

    Heestu waa hees hindi ah oo ku jirta filim la yidhaahdo DIL oo Soomaali loo bedelay. Qofka ku heesaya ma garanayo magaciisa.

  • @maxamedbarkhad7847
    @maxamedbarkhad7847 Před 8 lety +2

    ruwaatada xamar laguma matalin waa hargaysa goobtu

    • @MrNionde
      @MrNionde Před 7 lety +1

      maxamed barkhad hargeisa waqtigas maba jirinba ma xishoode qaldaan waaxid

    • @amh7737
      @amh7737 Před 6 lety +1

      Malaha Howlwadaag Iyo sayidka wxy kutaal hargeisa

    • @ilyas9555
      @ilyas9555 Před 5 lety

      @@amh7737 cuqdad aan loo qabin ayay u dhimanayaan dadkaan ee iska daa walaalkeey.

  • @TheKamaal22
    @TheKamaal22 Před 11 lety +1

    waxaa weeye qofka heesta qaadaya siidi cali wiinkey waxa uu hada joogaa jabuuti waana ninka fanaaniinta jabuuti u tuma biyaanada

  • @caydaruusahmed1904
    @caydaruusahmed1904 Před 5 lety +4

    Cadar axmed kahin heseheda tebadad igu jecshiin anigu hesta aan ugu jecelay waxa weeye hestan kastaynu garab iyo gashan ahayno beryo godolay cashaqa hadii aan garadkay wacdkii ku ges maray geen yadan jaraystiyo ila gabi faraskii

    • @nimcomohammedjimale8531
      @nimcomohammedjimale8531 Před 4 lety

      Wlhi heestas aad u jeclahay.
      Mobile kayga bayba igu jirta.
      Lkn erayda qaar qaladan armay ku jiran wllo.

  • @cabdikarinlabaqad9418
    @cabdikarinlabaqad9418 Před 4 lety

    Anigu waxan aad ula dhacay heesta hindiga ahee laturjumay filimkii DIL amiir khaan iyo madhuuri

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 Před 4 lety +1

    Xoog weyneydaa cadar, walee wey rujisey ninkiiba intey jawaan ku ridey😂🤣😂🤣😂🤣🤣🤣🤣

  • @colmlander3447
    @colmlander3447 Před 3 lety

    Waa cadar kaahin ileen xamar bay u badalatay

  • @anascabdirazaaq248
    @anascabdirazaaq248 Před 3 lety

    Gabadh iyo adeerkeed xaynoosh iyo cadar axmed

  • @cabaascali7040
    @cabaascali7040 Před 4 lety

    Kaaf iyo kala dheeri ganiyaal dahab ah guud ka dhigay

  • @lafgareen6500
    @lafgareen6500 Před 4 lety

    Ala,,,,Nin,,,,Somali,,,,Gumeysi,, Badanaa,,,Uf,,,,Indha,,,Cadeys,,Iyo,,,,Xoog,,, Badana

  • @mohamedfares8442
    @mohamedfares8442 Před 9 lety +1

    Nin adaaag

  • @masuulka90
    @masuulka90 Před 12 lety +1

    sxbow heesta bilowga ayaan ka helay caadi maahaa

  • @abdallahjama1277
    @abdallahjama1277 Před 2 lety

    Gabadhu ma cadar kaahinbaa

  • @aminahasan1394
    @aminahasan1394 Před 6 lety +1

    nabadaa naas lanuuga leh

  • @masuulka90
    @masuulka90 Před 12 lety +4

    Mahadsanid sxb waan helay.

  • @lulxirsi6787
    @lulxirsi6787 Před 4 lety +1

    Kkkkk Alaabta iga qaado

  • @abdirahmaanali6732
    @abdirahmaanali6732 Před 4 lety

    Cadar axmed waqti hore

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 Před 6 lety +3

    war naagtu xoog badanaa bal sideey ninka u qaadey yaab iyo bar

  • @geedialsow2580
    @geedialsow2580 Před 11 lety

    odey cabdule ioy sanqol wa dhameyen dumarki

  • @idirismowliid8870
    @idirismowliid8870 Před 7 lety +3

    LBchannel sxb heesta ka horeysa hadaadhayso iisheeg magaca ku qoran hadii kale sxb soo gali.
    cidii kale ee garanaysa haysheegto sxbayaal magaca heesta ka horeysa majaajilada. mahadsanidiin

    • @LBchannel
      @LBchannel  Před 7 lety

      Idiris Mowlid sxb heesta hordhaca ah Janalkayga ayay ku jirtaa waxaanan soo bandhigay May 19/2012. Halkan guji ---->>>> czcams.com/video/a305f-mab28/video.html

    • @idirismowliid8870
      @idirismowliid8870 Před 7 lety

      LBchannel mahadsanid wllo lb madax sare.

    • @LBchannel
      @LBchannel  Před 7 lety

      Idiris Mowlid Adigaa mudan sxb.

    • @idirismowliid8870
      @idirismowliid8870 Před 7 lety

      LBchannel sxb heesbaan ku waydiin lahaaye inaad haysee private email kaaga isii. mahadsanid

    • @LBchannel
      @LBchannel  Před 7 lety

      Idiris sxb youtube ayuunbaan dadka kala xidhiidhaa. Hadaad doonayso si private ah youtube gudaheed waanu ku wada xidhiidhi karnaa.

  • @mohammedomaradani2654
    @mohammedomaradani2654 Před 6 lety

    hhhhh Maashaa allaah

  • @saasmi33
    @saasmi33 Před 12 lety

    @LBchannel sxb mahadsanid sida qadarinta mudan aad u tixgelisay codsigeyga.............. nooloow sxb

  • @kadarbotaan7800
    @kadarbotaan7800 Před 7 lety +1

    hhhhhhhhhhhhhhhh allaabta

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 Před 4 lety

    Heestan yaa qaaday? Filmka waa dil

    • @madadaalotv24
      @madadaalotv24 Před 4 lety

      Magceeda ma aqaan laakiin Codka waa Sidii Cali wiikeey.

  • @danielmohamoud8887
    @danielmohamoud8887 Před 12 lety +1

    riwayad mesha lagu matalay wa xagee pls ?

  • @hgfhhhgg9330
    @hgfhhhgg9330 Před 4 lety

    kkkkkkkkk sheko cajib ah

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 Před 6 lety

    Alaabta qaad

  • @saasmi33
    @saasmi33 Před 12 lety

    Okey sxb mahadsanid wa kusugayaa

  • @saasmi33
    @saasmi33 Před 12 lety

    @Lbchannel mahadsanid sxb ayadoo Somali ayaa u baahnaa

  • @shugrishire3592
    @shugrishire3592 Před 4 lety

    Oo ninka madax wayna bisinke kkkkkk

  • @amalabdille343
    @amalabdille343 Před 9 lety

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk cadi mahaa alabtada qado iskana way la balantay

  • @saasmi33
    @saasmi33 Před 12 lety

    HEESTA LAGU FURAAYO QOFKII YAQANO HA I SHEEGO PLZZZ

  • @saasmi33
    @saasmi33 Před 12 lety +1

    @LBchannel

  • @abdikariin7979
    @abdikariin7979 Před 11 lety

    waxaan ubahanahy inaan ogaado heesta ay ku bilaabaneyso riwaayada yaa qaday

    • @abdirisaqali7002
      @abdirisaqali7002 Před 4 lety

      Qadra daahir cige.Adoo gole kamagoo hawenkaba ka gaabsaday sowtan Geesi kaa dhigay

  • @mohamuddalac2476
    @mohamuddalac2476 Před 10 lety

    sanqoole nayrobi makunool yahay

  • @danielmohamoud8887
    @danielmohamoud8887 Před 11 lety

    adigu ma lesbian ayad tahay mise khanis xun
    sawdigan magac male iyo female wata mise wax aan la arkin oo labooble ah ayad tahay . maxaad noogu sheegi kuwa isa somaliyey . maxay tahay somali ? it is kind shit country who lost in 20 century

  • @axmedwewe4488
    @axmedwewe4488 Před 9 lety

    wasmo

  • @mohammedomaradani2654
    @mohammedomaradani2654 Před 6 lety

    alla dadkii hore ayaaba xalaal ahaa iyo wadaniyiinba