XAAWO DAGEN XAMAR WAA MA DHAAFAAN XUSUUSTII HIBA NUURA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • SomaliSwiss Media Productions Somali Music, Culture, Entertainment, Fun, Language
    SomaliSwisstv.com #Somali #heeso #somaliculture #somalientertainment #somalimusic
    #SOMALISWISS #HEESO #CUSUB bit.ly/SomaliSwiss

Komentáře • 39

  • @idiristempo6561
    @idiristempo6561 Před 7 měsíci +7

    Masha alh xamar waa ma dhaafaan
    Hawo abdi hasan how degan fananad sare
    ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏

  • @baashaal6778
    @baashaal6778 Před 7 měsíci +5

    Xamar sheekadu ma taagna maanta. Somaliyaa qatar ku jirta

  • @mohamedhussein8443
    @mohamedhussein8443 Před 7 měsíci +7

    Thanks I see hope. victory to Somalia

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před 7 měsíci +4

    Masha Allah ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯🙏👍👍👍👍

  • @samybourhan6476
    @samybourhan6476 Před 7 měsíci +3

    Masha.Allah ❤❤❤🙏🇸🇴 👍

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Před 7 měsíci +6

    WAAW MAANSHA ALAAH REER MUGDISHO WAA WADANIYIIN WAAN KA YARA CABSADAY BANAANBAXA LAAKIIN Si FIICAN BUU DHACAY QURUX CALANKA BALUUGA IYO KAN G BANAADIR GUULAYSTA XAWO DAGAN HEES MACAAN AFKAAGA MALAB LAGU QABAY🌺🌺🌺🌺🌺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Před 7 měsíci +1

    M.A.WAA HEES QIIMO BADAN XAAWO DAGEN 🌹🤟👋🐎🦁FROM DHERKEYNLEY 🐯🇲🇵🐯

  • @Michardaden
    @Michardaden Před 7 měsíci +1

    hees macaan iyo fanaanad cod macaan! congratilation xaawo dagan way dul dihigtay heestaan!

  • @hdare4558
    @hdare4558 Před 7 měsíci +1

    SOMALIA 🇸🇴 HA NOLAATO ❤❤❤❤

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 7 měsíci +4

    MASHALLAH MAHADSANID 👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 Před 7 měsíci +1

    Yasalam gabadhena xaawo hanti qaran❤

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Před měsícem

    ❤❤❤❤Xamar

  • @da8660
    @da8660 Před 7 měsíci +1

    mama Hibo Nuura..cafimaad iyo Cibaado wacan

  • @saadamoumin9553
    @saadamoumin9553 Před 7 měsíci

    Machaallah guul guul Somalia 🇸🇴 👏🏽❤️🇸🇴

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 7 měsíci +2

    XAMAR CADEY XUDUNTEY A TALA 👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ayanahmed1318
    @ayanahmed1318 Před 6 měsíci

    Masha Allah nawada allaha noo siyaadiyo

  • @user-wn9rk1qm2l
    @user-wn9rk1qm2l Před 2 měsíci

    💕💕💕💕💕💕🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @siradm
    @siradm Před 7 měsíci +1

    Marsadiyo iyo badeediyo Hawdkeysu muuqdoo Xamar madhaafaan waana laga maar maan. Gaal baahan oo Ay America ah nama hawaysan karo, casharki 77dii baa loogu celinayaa.

  • @mustafibrahim4034
    @mustafibrahim4034 Před 7 měsíci +3

    Heesta booskeda ayeey dhigtay xaawo dagan nolow fanada qaranka

  • @ismailahmed8098
    @ismailahmed8098 Před 2 měsíci

    Reer konfku hees ma samaysta miya waa hesti hibo nura taste wax kale ku hesa

  • @abdihassan3637
    @abdihassan3637 Před 7 měsíci +1

    Where is this from

  • @yabbturb-b3
    @yabbturb-b3 Před 7 měsíci

    ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 7 měsíci +3

    XAMAR WAXA U DUCEYEY NEBIGA SCW SCW SCW IN CADAW KASTO O KUSO DULA EY REYNAYAAN REER MUQDISO

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Před 7 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yaxyewiilqaran6100
    @yaxyewiilqaran6100 Před 7 měsíci

    Hawo dagan fanand qran

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 7 měsíci +2

    XAMAR CADEEY CADAW KASTO O KUSO DULEY CASHAR AYEY U DHIGTEY WIILASHENI HAWIYE O GALEYRADA AHA AYA DHIIGODA U HUREY

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Před 7 měsíci +1

    Xamar. Waad. Ku. Xaaratay. Markii. Laagu. Caamiiray. Oo. Aad. Dadkii. Kuu caamiiray. Ku Tiiri. Doore. Xoolahoodiina. Laaga. Qaaday. Xamar. Meeday. Marakaa. Xamaray. Joow. Kuma. Raabaano. Ee. Joow. Bis

  • @jembaadaye6403
    @jembaadaye6403 Před 7 měsíci +1

    Baadhi iyo hees meel kasta aad joogtaan baydhaba ayey bahashii soo socotaa amaxaradii qaadkii etobiyana waa idinku socdaa lacagtiina Aya ladinku dilaya maxa yeelay soomali drug addict bay noqdeen markaa yaa difaaci wadanka qaar baadhiya qaar qabiil isku haysta madax jilicsan iyo sirdoon qayilaya habinkii malintina hurda macal askardooda ku daroo iyo qaar baadhi iyo hees u tagan Allah ayaad Somali u maqan

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 7 měsíci +1

    DADKA MA OGA XAMAR WAXA YIMID NEBIGA SCW SCW SCW MARKU NOLA WUXU SHIR WEYN KU QABTEY BILAAJO O AHEYD GOFKA BOQORKI HIRAAB IMPAYEER WUXU KA CODSADEY IN CARABTA MUSLINKA EY SO DHAWEYAAN IYO QOFKI MAGAN GALYO WARASTO

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Před 6 měsíci

    Askarta tiyatarka dagan iyo guriga hooyooyinka waa idinka baburta kuwareegaya marna tiyatari hortisa kuheesaya askarta degan yeey doowlad uyihin doowladina ma ahan miyaa

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b Před 7 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ismailahmed8098
    @ismailahmed8098 Před 2 měsíci

    Somaliland waa la aqonsade ma ogtihin rer konfurow

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 7 měsíci +1

    GAALO IYO YAHUUD O DHAN MARKEY IS URURSADEEN O ADEN INEY XADAN JEJEBIYAAN O MUSLINKI MESHA JOGEY LA LAYEY BOQORTOYADA SOMALIA UGA GURMATEY O DIFACEY QABRIGA NEBIGA SCW SCW SCW WA BOQORTOYADA HIRAAB IMPAYEER O GALO IYO YAHUUD USO DHAWAN WAYEEN QABRIGA NEBIGA SCW SCW SCW

    • @Michardaden
      @Michardaden Před 7 měsíci

      reer somaliya way guuleysan doonaan inchallah! viva somaliya weyn!

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up Před 7 měsíci

    Kkkkkk somaliland aya siida xamar uu kaa qaylisaye miidnimo danbe jiirimay soo