Guri iib jigjiga yar $88,000.12m/24m wa 7 qol iyo dayr 4 gadhi gal, la xidhidh 0634651134. Hargeisa.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 10. 2022
  • faah faahin akhri qoraalkan
    ✅ #guri #weyn #iib ah, #cusub waa 7 qol #xaafada #jigjiga_yar Gaar ahaan #kaalinta_qamar agagaarkeeda, Baska jigjiga yar agtiisaa maraya. #jaanis.
    ✅ 4 hurdo, fadhi iyo cunto, qol service ah kijinkii, 3 suuli iyo dayr 4 gaadhi galayan. Dhiski danbe weyi cusub macmiil.
    ✅ fadhiga iyo daarada jibsan-boodh ayey leeyihiin.
    ✅️ guriga marwaxad ayu leeyahay, iyo kinjinka oo kabadho leh wa guri qalabaysan.
    ✅ #cabirka: 12mx24m.
    ✅ #qiimaha waa $88,000. Bayacaad leh inshlh.
    ■ La xidhiidh nambarada hoose
    ✅ #wa.me/+252634651134 whatsapp
    ✅ #wa.me/+252659047277 whatsapp

Komentáře • 11