Maxaa ka qaldan ereyada af Soomaaligaaga? Abwaan Shaacir iyo Af Soomaaliga

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • waxaa sii lumaya erayo muhiim ah oo uu leeyahay af Soomaaliga oo xilligaan aysan dhalintu adeegsan. Waxaa badaly erayo qalaad oo qoorkood aysan garaneyn micnahooda saxda ah. Hadaba haddii aan dhalintu lagu boorin isticmalka erayada af Soomaaliga, waa suuragal in uu afkeenna lumo. Abwaan Shaacir iyo Af Soomaaliga.

Komentáře • 10

  • @ibraahimmohaned7176
    @ibraahimmohaned7176 Před 3 lety +3

    Abwaan
    Gaar ayan kuu rabaa
    Naan kuula kulmo

  • @amiinyaasiin5711
    @amiinyaasiin5711 Před 2 lety

    Masha Allah yusuf shacir Ala afkenu hodansanaa

  • @somalid3786
    @somalid3786 Před 3 lety +2

    Wax badan aya xuma somaligeyga wa ku mahadsan tahay!ereyada aan ka saxay ila hada af somaligeyga.1waqti 2sarif 3jaar 4maraq 5ajanib 6subax 7laakin 8tajiir halkaa ayan socda cid kasta waan ka saxa oo waa ku faanaa.af keenu wa mid yaab leh.

  • @ibraahimmohaned7176
    @ibraahimmohaned7176 Před 3 lety +1

    Buugan halkeen ka helayaa

  • @YahuuKasmoAmricaam-eq8wp

    IISQOR WAXAAD TAQAANID SEE LAGUUGU DILAY XAALAD SAHAL AAN AHEEN EE RUN GURACAN

  • @ALWADAN1
    @ALWADAN1 Před 5 měsíci

    Yusuf shaacir waa nin soomaliyeed marki laga yimaado ila meereyso runta ayaa ah dadka waa mid dhalasho iyo dhiig iyo dhaqan ka wada siman ogaada masuuliyada ayaa ka saaran Qof walba oo somali ah jiritaanka dalka iyo dadka iyo afka Ogow waxa aad adiga leedahay ku faan

  • @abdulfatahsomali1525
    @abdulfatahsomali1525 Před 3 lety

    Kansho فرصة

  • @Noura-cy8ns
    @Noura-cy8ns Před rokem

    Buuga magaciis idinko raaliya