FACEBOOK Sidee lacag looga sameeyaa SOMALIA? FREE COURSE

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 09. 2024

Komentáře • 491

  • @AbdishakurHM
    @AbdishakurHM  Před rokem +134

    Hadii uu jiro mowduuc aad daneeneyso inaa ka soo hadlo halkan iigu reeb Mahadsanid

    • @saadaqcalimahamed1388
      @saadaqcalimahamed1388 Před rokem +3

      Sida loo sameeysto soo geli

    • @dulqaadbadane8151
      @dulqaadbadane8151 Před rokem

      Zxp CZcams kasoo hadal CZcams kaan leeyahay @samadkacade

    • @maxamadmuqtaar2678
      @maxamadmuqtaar2678 Před rokem

      Ustad waxad Ka so hadashaa blog 🙏

    • @Abdalla43
      @Abdalla43 Před rokem +3

      Nio sidee follower badan loohelaa

    • @suheybfaarah4577
      @suheybfaarah4577 Před rokem +2

      Haddii Facebook uu gaaro 5000 sidee laa limitation looga qadanaa?
      Tusale:- qofna kuma darsan kartid oo wuxuu ku dhahaa qofkaan wuxuu gaaray xadkii loogu talagalay✍️

  • @Bahdoonmedianews
    @Bahdoonmedianews Před rokem +14

    Cours kan wuxuu dhqlinyaro ahaan u qalmaa million dollar thanks bro

  • @HudayFamily-rt3cd
    @HudayFamily-rt3cd Před 9 měsíci +10

    Sxb wlhi billahi waxbadan ayan kafaiday wanakahelaa in an dawado video yashada illahay haku sharfo sxb🌡️💯

  • @ahmedjamac4269
    @ahmedjamac4269 Před rokem +16

    Mahdsanid Zhp Legend baa tahay hagrasho aan lahayn WAITING FOR PART 2 waanan shere gareeyay

  • @gurbaansamo8413
    @gurbaansamo8413 Před rokem +2

    Course ad iyo ad u qiimo badan ustad eng abdishakur thnks alot

  • @Hanadjr736
    @Hanadjr736 Před rokem +6

    Masha alaah keep going brother for your support to us

  • @sahrahassanali9340
    @sahrahassanali9340 Před rokem +1

    Maasha Allah jazaakallahu khayr wll

  • @user-gb3id5qk9s
    @user-gb3id5qk9s Před rokem +2

    MASHA ALAH ALX WLL WAX BADAN AYAAN KAA FAAIIDAY WAXAAD ISIISAY XOG IYO MUUQAAAL AANN MUDDO FARO BADAN RAADINAYAY WAAN KUU DUCEEYAY WLL ABDISHAKUUR GUULAYSO ZXP

  • @naazircazka
    @naazircazka Před rokem +3

    Mah allah wllky Abdishakuur huseen mohamed nasab kaamil ah oo dhalinyaradiisan wakhti iyo dadlaba u huray Allah nagamo dhigo kuwii Tacabkaga Baal mara wll waxn kugu dhirigalinayaa inaad dhalinyarta sidaa u garab taganto waayo Aduun waxba ma sheego wax sheega waa inaad qof noloshisa aad u noqoto Wado uu ku gadho Nolol wanagsan wll mahadsnid wllkyow bilow ilaa dhamadan wax badan oo badan baa ka faidee allah misanka xasanadka ha kugu daro shoodhahaygi❤❤❤❤💯

  • @Lakum100
    @Lakum100 Před rokem +8

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammad 🤍صلي الله عليه وسلم

  • @shaafofficial
    @shaafofficial Před rokem +1

    I can't wait next video

  • @user-pb9yx8um8p
    @user-pb9yx8um8p Před rokem

    Mhadsanid eng abdishakuur alle Haku xifdiyo

  • @user-hs2iy5pg3i
    @user-hs2iy5pg3i Před rokem +2

    Thank you raage mahamud (abaal Marin iyo 14:58)❤

  • @SOMTRUCK480
    @SOMTRUCK480 Před rokem +1

    Thanks so much

  • @ahmedhaayir8007
    @ahmedhaayir8007 Před rokem

    Zhp mhsanid

  • @cabdiraxiinpower
    @cabdiraxiinpower Před rokem +1

    Thanks ustad

  • @Mahad__bk_10
    @Mahad__bk_10 Před rokem +1

    Legend😊

  • @aminabdi1135
    @aminabdi1135 Před rokem +2

    Amiin(abaalmarim 1:14)

  • @abdimukhtar9016
    @abdimukhtar9016 Před 8 měsíci +1

    magaceyga waa suufi muqtar abdi waxana rabaa gusha abaal marinta insha alah

  • @LeofaiNo1
    @LeofaiNo1 Před rokem +1

    THANKZ LIPAAX
    👑 🙏

  • @Mohamednuur-r
    @Mohamednuur-r Před rokem

    Haa ustaad waaa sax account sed up sosameyh ❤

  • @yaraani2526
    @yaraani2526 Před měsícem

    (ILLAAHEEY) hakaa abaal mariyo maclin amiin yaa (ALLAAH)

  • @professorleaderbritish4180

    Asc, ENG/C-SHAKUR, WAD MAHADSAN TAHAY, FIRST, SECOND ANIGU WAA, PROF /SHEIKH DJIBOUTI , MASHALLAH

  • @KING______MOHAN11
    @KING______MOHAN11 Před rokem +1

    M.a zxp🥰 thanks you 🙏 🧡

  • @muzamil3582
    @muzamil3582 Před rokem +1

    Mahadsanid bro illahey aqoonta haku siyaadiyo

  • @EidleAhmedAbdi
    @EidleAhmedAbdi Před 12 dny

    Halsana ka dib buu i soo gaaray muuqaalkaan

  • @sheekhnuurdiinle7805
    @sheekhnuurdiinle7805 Před rokem

    Ustad wllhi waadna dhiirigilisay alle haku barakeeyo

  • @maxamedxasancusman9183
    @maxamedxasancusman9183 Před rokem +2

    Asc Ramadan mubarak ustad ilaah haka abaal mariyo

  • @mukhtarahmedmohamed4484
    @mukhtarahmedmohamed4484 Před 8 měsíci

    allaha kuu jazeeyo wanaagan

  • @maryanmuxidiin2808
    @maryanmuxidiin2808 Před rokem +2

    masha allah

  • @Maxamuuddoolar
    @Maxamuuddoolar Před 10 měsíci

    Mahadsanid walaal Waxaad Tahay iyo Eng 👍
    Waxbaad na bartay ❤

  • @ahmedshaakir4725
    @ahmedshaakir4725 Před rokem +1

    Walaalow xagee lagaa helaa

  • @hamseceeroofficial3811
    @hamseceeroofficial3811 Před rokem +1

    Alle sidaad noocaawiso alle hakuu caawiyo wll mahadsanid❤

  • @__xidig_yare_
    @__xidig_yare_ Před 9 měsíci

    Zhp ani waxkasta waan kuu taabtay

  • @farhaanbashirxasan8344

    M.a❤❤❤❤❤

  • @Dargaamo.online
    @Dargaamo.online Před rokem +8

    Wax aad bulshada uqabataa waa mid aad aakhiro iyo aduunka aad kuliibaani doontid insha alah

  • @apdihakimck602
    @apdihakimck602 Před rokem

    ❤lph mhd

  • @CabdiDaahirAxmed-pr3rd
    @CabdiDaahirAxmed-pr3rd Před 8 měsíci

    Mahadsanid wll alaah hakaa abaal mariyo😊

  • @xuskanalka1475
    @xuskanalka1475 Před rokem

    Shukran in badan wlkeyga ❤❤❤

  • @maxemuscleitness7
    @maxemuscleitness7 Před rokem

    Waad kumahadsantahay waxbadan ayaan kafaaiday noso badi alle haku abaal mariyo

  • @azhkarmedia2839
    @azhkarmedia2839 Před rokem

    Wn so gaaray wllo so same

  • @Asadguudcad
    @Asadguudcad Před rokem +1

    mahadsanid

  • @nuurfarhaan-lv6ih
    @nuurfarhaan-lv6ih Před rokem +1

    asc❤ macalin

  • @abdishakourmohamed785

    Ilaahey haka ajar siiyo

  • @horjoogofficial193
    @horjoogofficial193 Před 5 měsíci

    illaaheey haku barakeeyo sxb

  • @warsuganmedia914
    @warsuganmedia914 Před rokem

    Ustad video kale noo soo gudbi mahadsanid

  • @user-kt9zc3yw5i
    @user-kt9zc3yw5i Před 8 měsíci

    Thank you my teacher 🎉❤❤❤

  • @OmerMahdi-ed6qm
    @OmerMahdi-ed6qm Před 4 měsíci

    qara badan ilahy haku siyo

  • @hamzezidane1245
    @hamzezidane1245 Před rokem

    Zaxip qaali wa mahadzanthy

  • @user-vh7rz2pk1k
    @user-vh7rz2pk1k Před rokem +1

    Waa mahadsantahay wll aad baan usugaaye muqaalkaan

  • @SahalIsmacil-nl8rk
    @SahalIsmacil-nl8rk Před rokem +1

    Mahadsanid facebugayga caadiga ah makasamayn karaa lacag

  • @user-pc2xx7mn3w
    @user-pc2xx7mn3w Před rokem

    Mahdasinda

  • @farxaancabdi6695
    @farxaancabdi6695 Před 4 měsíci

    m.a wll qaali mhdsnid bro

  • @LuqmanShuaib22-mp7yn
    @LuqmanShuaib22-mp7yn Před rokem

    Maschallah taaabarakallah

  • @mohamedabdiali7323
    @mohamedabdiali7323 Před rokem

    Guul ayaan kuu rajeynaa bro

  • @DanielAlvish-og1li
    @DanielAlvish-og1li Před rokem

    Alle haku barakeyo zxp

  • @user-wu1bw7du1c
    @user-wu1bw7du1c Před rokem

    M.a

  • @user-pc2xx7mn3w
    @user-pc2xx7mn3w Před rokem

    3:35

  • @nasiibabdi
    @nasiibabdi Před rokem

    Mahadsanid mundane waad no faaidayso guulayso

  • @mazla870
    @mazla870 Před rokem +1

    keep going laakiin muqaal ka xiga waa nagu dhereysay FB inta ka wayay aa CZcams bal so fiiri is dhahay wali waa sidi plz so dajiji

  • @user-th1ec9sx2t
    @user-th1ec9sx2t Před rokem

    Hambalyo 50k

  • @BirtaKulul-cx3wi
    @BirtaKulul-cx3wi Před 4 měsíci

    Coming som 1.m my brother. in sha Allaah.?

  • @sack.yy_
    @sack.yy_ Před rokem

    Alle haku barakeeyo ustaad abdishakuur❤

  • @MalyuunAbdisalaan-iz9qr

    Pro thanks sida ad ugu taaba gashay inad ku dhiiro galiso dhalinta somaiyeed

  • @sakariyecabdi3426
    @sakariyecabdi3426 Před rokem

    Ustaad waa mahadsantahay

  • @drabdihakimahmed
    @drabdihakimahmed Před rokem

    Wll wa mahadsantahay ee Ethiopia malaga samen kara

  • @ShumayAmiin-yw1ny
    @ShumayAmiin-yw1ny Před 27 dny

    Mahadsanid ❤

  • @noormohumed4350
    @noormohumed4350 Před 9 měsíci

    3 sharuud wa ay saxanrahay

  • @Hooyo1
    @Hooyo1 Před rokem +1

    Please part 2

  • @Captain.Yaaska
    @Captain.Yaaska Před rokem +7

    Su.aal macalin,
    Waxaad iiga jwbtaa waxan heystaa page lagu sameeyey Somalia waxna waan dhigaa waana caadi wuxuuna heystaa 7.948 followers ah 5 active Videos, kaliya 60.000 minutes ka ayaa ka dhiman ee laguma shaqeyn karo miyaa hadii page access kiisa loo wareejiyo wadan kale,
    Please iisoo jwb macalimo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @Abdirahman_ToTal
      @Abdirahman_ToTal Před rokem

      Suaasha aniga Iyo Inankaa nooga joo Jawaab

    • @najaxhena
      @najaxhena Před rokem

      Intasa iga dhiman page 11k ah ayan haysta hadana qof dabada jooga San ugu xidhidhsan laha aya iga maqan

  • @abdifatahhassan1776
    @abdifatahhassan1776 Před rokem +1

    Waad Mahad sanahay ustaadkeena sharaftale sida fiican eed nola wadaagayso macluumaadkan hormarin haya noloshena
    Waxaan rajayn hayaa waxii su,aalo ahana inaad Naga haqab tari doonto

  • @yoomiman
    @yoomiman Před 21 dnem

    Mahadsanid ustaad

  • @eng-mahadgeddixiish1369

    Waad mahadsantahay bro

  • @Yoursister454
    @Yoursister454 Před rokem

    Mahadsanid walal blogging soo gali

  • @user-np9db9sy1f
    @user-np9db9sy1f Před rokem

    mahadsanid brother

  • @daudi613
    @daudi613 Před rokem

    Sxp kenya 🇰🇪 makasaneyni kara anigo jooga

  • @Hussein_Arif
    @Hussein_Arif Před rokem +2

    Marka hore Aad baad umahad santahay tan xigta waxanka Rabna Qeybta 2aad ee aad ku sharxeyso sida Page facebooki Wadamada Europe lagu sameyey loogu isticmaali Lahaa somalia😢

  • @maxamedxasan5579
    @maxamedxasan5579 Před 9 dny

    Baasobuur
    mahaato
    seelagu soobiyaa

  • @OnkodJR
    @OnkodJR Před 3 měsíci

    Mahadsanid wll💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @cjibaarjanaale
    @cjibaarjanaale Před rokem

    Alle hakuxafido

  • @naciima_family
    @naciima_family Před rokem

    Maasha allaah waad mudan taha in lagu soo biiro kanaalkaaga

  • @maxamedmuumin6432
    @maxamedmuumin6432 Před rokem

    Mahadsanid 💯🙏
    Ustdow

  • @user-ep1qs1vo8m
    @user-ep1qs1vo8m Před 9 měsíci

    Thanks very much wll

  • @GorodXasan-fd1db
    @GorodXasan-fd1db Před rokem

    Walaalow waan kubariyaa
    Walaal mac ilaahay dartii ciida 2 maalin kahartay iga farrxi dharkii ciida masoo gadan wallaahi

  • @maxamedxasan5579
    @maxamedxasan5579 Před 9 dny

    waanrawaa
    sidaluusuubiyo
    Fasbuuka

  • @user-jd3ut3qw7o
    @user-jd3ut3qw7o Před 6 měsíci

    Thank you

  • @CaatoSaid
    @CaatoSaid Před rokem

    Soo dheerey walaal

  • @suldaansudaysicumar
    @suldaansudaysicumar Před 10 měsíci

    24:38

  • @MaxamadalisaleebaanDanta-yx2hs

    Afsoomaali yaarabaa

  • @arfamily4687
    @arfamily4687 Před rokem +4

    Course CZcams sosame

  • @khadrocsamakaab9626
    @khadrocsamakaab9626 Před rokem

    Maad noo so dhigtid plz teeda kale sceem shot aya kaaga soo qaaday waxyalo igu adkaaday .

  • @qasimabukaralasow9955
    @qasimabukaralasow9955 Před 4 měsíci

    Mahadsanid

  • @aliupdalle10
    @aliupdalle10 Před rokem

    Thank you

  • @BulXAnJ
    @BulXAnJ Před rokem

    Mnsha alla

  • @miskiinilaahay3487
    @miskiinilaahay3487 Před 10 měsíci

    Ustaad mahadsanid

  • @mohamedabdi929
    @mohamedabdi929 Před rokem

    Masha allaah shukran ustaad

  • @faysaldheere4137
    @faysaldheere4137 Před 9 měsíci

    Macalin adigoo mahadsan Qaabkee la isugu xiraa Aws iyo facbook page oo qofka dibada Joogo iisameyey

  • @jamalmanchesterawi6179

    Ok

  • @anabdahir7402
    @anabdahir7402 Před rokem +6

    Asc wall waxan kaa codsanayaa meel aan kala soo xariiro waa hoyo somaliyed oo rabta iney online lacag ka sameeyso lkn aan aqoon fiican ulahen intarneydka waa waxaa igu dhalayey rajedaas adiga aad ayan kaga mahadcelinayaa

  • @zakiiya-xc3xf
    @zakiiya-xc3xf Před 9 měsíci

    M.a mhdsnid wll