#NOLOL

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 129

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  Před 7 lety +67

    Ka dhig HANKAAGA mid aad u SAREEYA, Haku raali noqonin waxyaabaha yar-yarka ah, Gaar Meesh ugu Saraysa. Dhig Raadkaaga Hana iloobin in aad LIKE/SUBSCRIBE IYO SHARE dhahdid. Mahadsanid.

    • @saidaabdi8053
      @saidaabdi8053 Před 7 lety +2

      Ayub Yusuf Sakiin macalin igu qli ah allaha kuxafido

    • @Asli256
      @Asli256 Před 7 lety +1

      Ayub Yusuf Sakiin wlhi video wlba wan dawada hada halki uun bn taganahy😭😭😭😭

    • @iqracabdisalam9354
      @iqracabdisalam9354 Před 7 lety +3

      Ayub Yusuf Sakiin wllkey waxaan rabaa inaan noqdo qof nolosha heer ka gaaro oo aan noqdo qof dadku ey jecl yihiin sidey iigu suurta gali kartaa

    • @hamdazuleiman3164
      @hamdazuleiman3164 Před 7 lety +2

      Ayub Yusuf Sakiin wlky alle haku sharfo guule so markasta maansha allah noolow wlky alle ku xafido

    • @abdifatahabdifatah2914
      @abdifatahabdifatah2914 Před 7 lety +2

      Ayub Yusuf Sakiin Masha allah alle xaku xifdiyo wll

  • @abeerabukar1331
    @abeerabukar1331 Před 7 lety +17

    mashaAlalh run ahaanti Waxad ii noqotay macalin Utube ah maclin aan waligis iso hor istagin lkn wax yaalo badan aan ka faiday online kaa 🤗🤗 Shukarn

  • @qalbiaanwehelkedaheysan5677

    ماشاءالله ربنا يحفظك وجزاكم الله خيرا

  • @bilanbarkhad9331
    @bilanbarkhad9331 Před 7 lety +5

    msha alaah alah ku xafido runtii waa ka faaidaysanay gar ahaan iniga jasakal khyr

  • @rukiaabdullahi8888
    @rukiaabdullahi8888 Před 7 lety +1

    you are great wallahi i am encourage by your lectures keep it up

  • @fadumashariif2174
    @fadumashariif2174 Před 7 lety +1

    ayub walaallow ilaaha raxmaanka ah khayr fara badan haku siiyo nolosheyda waxay ahayd mid mugdi ah balse sidaan chanelkaaga ugu xirmay way iftay nolosheyda alxamdulillaah adina khayr allaha kusiiyo

  • @suadahmed1560
    @suadahmed1560 Před 7 lety +5

    thanks bro ilaaah ha ku xifdiyo

  • @makarimabdi7675
    @makarimabdi7675 Před 7 lety +1

    macalin ayuub aad baad umada san tahay macalin alle waxaan kaaga bar yayaa janatul fardaws inuu kugu galiyo bi khayr xisaab iinsha allah

  • @aminamusa4578
    @aminamusa4578 Před 7 lety +1

    Mashllah wll qali nolow ayub yusuf sakiin aadbaad umhdsantahy jazakala khyir

  • @fadumofarah6963
    @fadumofarah6963 Před 7 lety +2

    mashaa Allaha shugran walaalkey jazakala Allah

  • @zahraahmadzahraahmad5067
    @zahraahmadzahraahmad5067 Před 7 lety +3

    scw scw) masha Allah wall ayuub Ramadan kariiim ilahay qeerka bisha barkeysan ajarkeeda ilahay haina wafaajiyo aamiin

  • @abdirahmanibnugamadiid5875

    Masha allah al ustaad ayuub yusuf sakiin alha haku xafido

  • @juliaadosh6586
    @juliaadosh6586 Před 4 lety

    Masha ALLAH ma bro ALLAH ha ku siyadiyo knowledge

  • @khalidbulshaawikhalidyare5181

    maashaAllah Aad baan uga faaiiday talooyinkaaga💚💛💜💔💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💙💙💙💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💗💗💗💗💗💗💗👍👍👍👍👍👍👍✌✌✌✌✌✌✌

  • @abaxmire453
    @abaxmire453 Před 7 lety +3

    manshalah ramadan kariin walalkey qali rabi ha ku xifdiyo

  • @rayanabdullahi1241
    @rayanabdullahi1241 Před 7 lety +1

    kheyr Allah ku siiyo wax badn baan ka faaiday shukran

  • @umucafiifayaasin76
    @umucafiifayaasin76 Před 7 lety +1

    Masha allh wallky. Alle haku dhowro waxaad jecedhay OO wanaag ah alle haku gaarsiiyo

  • @mohamedfarahabdulle6219

    Mahadsanid Ustaad Ayuub, wallahi sxb runtaa kugu jeclaada, hore usiisoco, guul, gobanimo iyo han ka sareeyo Qoraxda aya no balan ah inshaallah..

  • @naruuroclaahi1270
    @naruuroclaahi1270 Před 5 lety

    Masha allah macalinka nolashayda alle ha ku xafid

  • @dekaahmed9598
    @dekaahmed9598 Před 7 lety +1

    Masha Allah jazakallah khayran walaal Ayub Yusuf sakiin

  • @sucdiciisr8842
    @sucdiciisr8842 Před 7 lety +3

    Masha Allah sxb waxaan jecelahay noloshada inaabadalo lkn waxaan kabaqaa dadka kale

    • @nasriinhaji3026
      @nasriinhaji3026 Před 7 lety +2

      Sucdi Ciisr walashey dadka ha joojin waayo nolosha dadka kulama lahan adiga leh

  • @korontosomalie2389
    @korontosomalie2389 Před 7 lety +3

    shukran ustaad yuusuf sakiin

  • @maxamedabdilaahi917
    @maxamedabdilaahi917 Před 7 lety +3

    mash allah thanks aqii

  • @innanta1438
    @innanta1438 Před 7 lety +1

    Masha allah

  • @abdulkadirmohamedjama9856

    Asc ayuub mahadsanid walaalmjizaakalaahu khayr ilaahay waalidkaana ha gaarsiiyo

  • @supersonicgames3561
    @supersonicgames3561 Před 6 lety

    Msha Allah Akhii alle ha xifdy

  • @aralefarah3339
    @aralefarah3339 Před 7 lety

    waad mahdsan tahay zxb walal ayuub sakiin runtii daawashada muuqaaladaadu way I bedeleen hami cusub ayaa aan helay allaah ha ku xafido

  • @umukhairmahmod9085
    @umukhairmahmod9085 Před 7 lety

    jazakallahu kheran walal ayuub yusuf sakiin

  • @dheemanbaruud7497
    @dheemanbaruud7497 Před 4 lety +1

    جزا لله ك خير يا ايوب

  • @duniyaa8848
    @duniyaa8848 Před 7 lety

    maashaallaah jizaakaallaah kheyran

  • @ijaboomar5448
    @ijaboomar5448 Před 6 lety

    Jasakallaahu kheira

  • @abdiahmed3903
    @abdiahmed3903 Před 6 lety

    Mashaa alaah alaah macaga yuusuf

  • @rodaahmed9051
    @rodaahmed9051 Před 7 lety

    aniga haankaygu iyo hiiladayduba aad iyo aad bay u sareyan aniga oo aan hayniin wadaadi aan ku gadhi laha allow sahaal amurah🌍

  • @simrankhalif3704
    @simrankhalif3704 Před 5 lety

    Masha allh ustdii allha ku xafido

  • @ahaaniitapea6878
    @ahaaniitapea6878 Před 2 lety

    Thanks my teacher

  • @suhuurali8642
    @suhuurali8642 Před 7 lety

    ayub sakiin magacu waa dhab xumanta sakiin baad u sidtaa horey u soco

  • @suaadduale3385
    @suaadduale3385 Před 6 lety

    Man sha alh walal ilahay ha ku xifdiyo

  • @queenpadrush
    @queenpadrush Před 7 lety

    jazaa kallahu khayr wllo wax badan baan ka faiidasanay

  • @wacaneeyshire2884
    @wacaneeyshire2884 Před 7 lety

    Masha allh Shukran wllo

  • @sacdiyoqaliif4854
    @sacdiyoqaliif4854 Před 7 lety +1

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @ladaneey4435
    @ladaneey4435 Před 7 lety

    walalkey waa mahadsantahy nolosheyda wabadkabadashay inkastoo caruura ankoriyo wandadalaa Allah janada hakugubishareyo

  • @mustafproduction9081
    @mustafproduction9081 Před 5 lety

    Asc wll yussuf Allah haku xifdiyo sida ad no diri galaiso

  • @dheemanbaruud7497
    @dheemanbaruud7497 Před 4 lety +1

    Scw

  • @muxyadiinfarah8951
    @muxyadiinfarah8951 Před 4 lety

    Shukran wll Ayuub yuusuf sakiin

  • @amaalhassan7291
    @amaalhassan7291 Před 7 lety

    مشاء الله جزاك الله خير وبارك الله فيك الله يعزك

  • @khadramohamed8018
    @khadramohamed8018 Před 6 lety

    alle haku waayo ayuub geesiga nolosha

  • @rayanabdullahi1241
    @rayanabdullahi1241 Před 7 lety +1

    جزا لك الله خيراً الجزء

  • @hamdaroda9841
    @hamdaroda9841 Před 3 lety

    Manshalah wll

  • @hiwoali2566
    @hiwoali2566 Před 3 lety

    Thanks ayuub fikradada salimka ah

  • @shamsoiloveuallh4664
    @shamsoiloveuallh4664 Před 7 lety

    Thank you wllkeen yusuf Allh ha ku barakeyo

  • @sahruubureqa880
    @sahruubureqa880 Před 7 lety

    Masha allah thanks ustaad ayuub

  • @Happy-go-l
    @Happy-go-l Před 7 lety +1

    Jazzakkallah kheir walal wax badan ayaaan maa faaidnaaa, plz nasheedkaan magacii .

  • @mohamednurmohamed6270
    @mohamednurmohamed6270 Před 5 lety +1

    Ustaad ayuub aniga hada semister 2 aan ahay jaamacada hankeeyga ugu weeyn waa inaan wax sifiican ubarto kadibna jaamacado 4ama 5 gaaraayo inaa macalin kanoqdo kadibna aaan ganacsade layaqaano iskanoqdo allow iirumeey ducada xagiiiina

  • @binticaziiza699
    @binticaziiza699 Před 6 lety

    ayuub mahadsanid waxan ahay qof kugu xiran barnaamijyadaada saxiibka youto ka anku leyahay ayaa tahay kunjer mahsanid akhi caziiza

  • @ayanisse9910
    @ayanisse9910 Před 7 lety +1

    Mnshlh wll. Wax bdn baa ka fa id na mndama an anhy ardey

  • @sihamxalane7684
    @sihamxalane7684 Před 7 lety +2

    mnshallh wllkay qaliga ilahay haka abaal mariyo howsha ad nohayso

  • @khadarshukri6084
    @khadarshukri6084 Před 6 lety

    Ayuub yuusuf sakiin wllo suashan si dhakhso ah iga soo jawaap
    Ayub hankyguu waa pilot man plse dad kygu ilma jecla ayuup mxn smeeya

  • @khalidbulshaawikhalidyare5181

    maashaAllah zxp yuusuf zakiin

  • @saidaabdi8053
    @saidaabdi8053 Před 7 lety +1

    thnks wll yusuf sakiin

    • @mahamedhassan6533
      @mahamedhassan6533 Před 7 lety

      sxb ayuub sidee lagu karta qofka marku ku naco
      lkn jacayl uu idinka dhaxayn jiray wayo wayo

  • @myqeeuna1946
    @myqeeuna1946 Před 7 lety

    mashaAllah

  • @sundusahmed9184
    @sundusahmed9184 Před 7 lety +1

    swcs ramadaanul kriim

  • @halimohaliim7259
    @halimohaliim7259 Před 7 lety +1

    Jano jano Jano Ayaan waydiisan lahaa Aniga iyo Hooyaday iyo Qabahay Ayaan uwaydiin lahaa

  • @rodaahmed9051
    @rodaahmed9051 Před 7 lety

    ramadaan kariim kulu camu waa antum bekhyr all 🍎🍟🍉🍏🍊🌲🌳🌷🌓🌒🌓

  • @mudanhaween328
    @mudanhaween328 Před 7 lety +1

    waa maalin Ramadan hadal beena ma shegaayo ilahaay ayaa igu og hadalkaan markaan soo qoraayo walahi ohiin ayaa IGA socota walal aad ayuu hankaygu uu wayna waligay waxaan Ku fikiri jiraay inuu hankaygu sareeyo inaan qayrkeey ka sareeyo walahi haan waaynbaan laha lkn nasiib xumo waan wayeey riyadaydii wax ee danbeeya ma ogiyee waan niyad jabay qof adag ayaa noqon waayeey walahi her waxaan maraya qaladka iyo saxda kala saari waayo xta goaan ma qaadan karo maanta ee soo duceeya walalayaal

    • @shaymaxasan3816
      @shaymaxasan3816 Před 7 lety

      mudan haween Walaal kurbada ku haysa rabi ha ka faydo wan ku ducaynayaa 😍😍

  • @RajoSchool
    @RajoSchool Před 7 lety +8

    Asallamu Allaykum dhamaantin ramadaan mubarak. . Maanta Yousuf Mawduuc xasiisi ah ayuu ka hadlay Waxaan Leenahay Mahadsanid. ... Anigana waxaan codsanayaa inta xisaabta barashadeeda rabto inay booqdaan Channelka Shiine Gestiir. . Waxaa laga yaabaa inaan wax kala fa'idno dhamaanteen. .. Waxaan idiin rajaynayaa Guul iyo farxad..

    • @yuusufjicsin1626
      @yuusufjicsin1626 Před 7 lety

      yuusuf jicsin ayaan ahay
      waan dawadaa casharadada wxanay iga dhigeen mid aad uga firfircoon sidii hore

    • @yuusufjicsin1626
      @yuusufjicsin1626 Před 7 lety +1

      Shiine Gestiir

    • @aralefarah3339
      @aralefarah3339 Před 7 lety +1

      Shiine Gestiir hye zxb anaaba u baahan mhdsnd

    • @RajoSchool
      @RajoSchool Před 7 lety +1

      Arale Farah Ramadan Mubarak walaal .. Mahadsanid

    • @aralefarah3339
      @aralefarah3339 Před 7 lety

      Adaa mudan shiine geestiir h
      Ramadan kariim waan helay order of operations ayaan baranayaa

  • @khansa1447
    @khansa1447 Před 6 lety

    mahasanid

  • @hamdaabdihassan5296
    @hamdaabdihassan5296 Před 7 lety

    Mansha allah
    Shugran wllo

    • @faadumoibrahim3324
      @faadumoibrahim3324 Před 5 lety

      masha allah walal ad u qaali ah Allaha ku xifdiyo markan barnaamijkaada ku xirmay waxaa daremay is badal wayn mahadsanid

  • @muhubom4515
    @muhubom4515 Před 7 lety +1

    walaal ilahay haku xafidiyo

  • @iqracabdisalam9354
    @iqracabdisalam9354 Před 7 lety +1

    mahad sanid

  • @naciima6215
    @naciima6215 Před 5 lety +1

    Aad ayaa umahadzantahy maclin
    Waan leeyahay hadaf
    Wanleeyahay han aad isareeya
    Lkn Malihi saaxiib ee aniga naftayda Ayaan saaxibo nahahy
    Hadii aad naftada lasaaxiibto waad kamarmikartaa sawmahan saxiib?

  • @mudanhaween328
    @mudanhaween328 Před 7 lety

    amiiin walal shayma adna waxaad jeceshay alla hku siiyo

  • @xasancilaaj4829
    @xasancilaaj4829 Před 7 lety

    xagee ka helaa buugaaan

  • @franklinrosevelt758
    @franklinrosevelt758 Před 7 lety

    thanks brother

  • @nagaadmahadsanidinshaallah809

    Masha allah mahad sanid wll

  • @ahmedabdulahi3116
    @ahmedabdulahi3116 Před 6 lety

    isheeg

  • @ahmedabdulahi3116
    @ahmedabdulahi3116 Před 6 lety

    sidee kusamayaa hadafga

  • @iloveyoumyallahxabibiilove2559

    wllo halayabin wayo aadmigu wadaceef qofkana waxa marka dhibta kuhayo ayunbu kahadlaa wllo waxkalo lagayabaa cilmigiisu inta inkabadan inusan ahen

  • @abdiqadirosman2211
    @abdiqadirosman2211 Před 5 lety

    M.a

  • @nastehamohamed1099
    @nastehamohamed1099 Před 7 lety

    nashidada magaceed wllayal

  • @naciimonalka4341
    @naciimonalka4341 Před 7 lety +1

    janu

  • @saynabsaleemaan1625
    @saynabsaleemaan1625 Před 6 lety

    Ratiga iyo buyaqanay

  • @iloveyoumyallahxabibiilove2559

    wayo nin caruur kabahantahay wey dhib badantahay

  • @hoododaahir9688
    @hoododaahir9688 Před 2 lety

    Xage ka dhacday walaalow

  • @ahmedabdulahi3116
    @ahmedabdulahi3116 Před 6 lety

    ilatali

  • @abdiqanimahamedfantastic5410

    asc wll magacaygu waa abdiqani Mahamed jaamac run ahaantii Barnaamijyadaada aad ayaan uxiiseeyaa waxan doonayaa inaan sxb kala noqdo FACBOOk what's app markaa ciwaankaaga ayaan doonayaa anigoo Ku xushmaynaya

  • @mofit8766
    @mofit8766 Před 5 lety

    Adan raba in an kula sxipo

  • @ahmedabdulahi3116
    @ahmedabdulahi3116 Před 6 lety

    asc

  • @xamdimaxamed4936
    @xamdimaxamed4936 Před rokem

    Mshlll

  • @mohamedahmed-td4kn
    @mohamedahmed-td4kn Před 7 lety

    sida mopelka looga maarmo no faafi

  • @muhanadmohabdi3370
    @muhanadmohabdi3370 Před 6 lety

    Scw