WAA GURI QURXAN OO IIB AH DHISMIHIISA WUU FIICAN YAHAY MEESHA UU KUYAALANA WAA XAAFAD FIICAN TABELAH

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 18. 03. 2024

Komentáře • 11

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 Před 4 měsíci

    Masha allah.

  • @user-th4et2vl9q
    @user-th4et2vl9q Před 4 měsíci +1

    Ilaahay haku barakeeyo hawl fiican baa wadaa.

  • @wararkasomalia
    @wararkasomalia Před 4 měsíci

    Waa area qurxoon lacagtu way badan tahay bilicdanu ma wanaagsana waayo xero qaxooti ayaa ku hortaalo 67 kun nus boos waa lacag badan bushka adiga oo iska dago lacag la aan ayaa dhaanto

  • @user-th4et2vl9q
    @user-th4et2vl9q Před 4 měsíci +2

    Runtii hawsha aad hayso waa iibin, dhiiri gelin, iyo soo bandhigid quruxda dhulkeena. Ma what's up baa lagaala soo xiriiraa mise email.
    Waxaa kugula talin lahaa in guri/boos kasta number/reference u yeesho.
    Meesha lagaala soo xiriirayo shaashada ku qorto.
    Maasha allah ilaahay haku barakeeyo ganacsigaaga.
    Xaliye from Garoowe.

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Před 4 měsíci

    Mahadsanid

  • @halimamohamud5773
    @halimamohamud5773 Před 4 měsíci

    Asalaamu Aleykum walaalo dhismaha ma dhagaxbaa mise bulukeeti ku sheeg faahfaahinta iyo imisa sano ayuu guriyaha dhisansan yahiin.mahadsanid walaalo.

  • @ayubactionmovies9046
    @ayubactionmovies9046 Před 4 měsíci

    Warka waa la Soo koobi karaa waliba si ma quul ah bal daabo

  • @ahmedibrahim3070
    @ahmedibrahim3070 Před 4 měsíci

    Mahadsanid ajmal

  • @user-th4et2vl9q
    @user-th4et2vl9q Před 4 měsíci

    Guriga number u yeel

  • @lagendarygamershire349
    @lagendarygamershire349 Před 4 měsíci

    Keep going sister