QOF LA DAG AMA QOF KU JOOG || KU GUULEYSO 100RM

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • FACEBOOK PAGE-KEYGA
    www.facebook.c...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    CZcamsKEYGA KALE EE MUNIR ARMY
    / @munirarmy4322
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    FOLLOW MY INSTAGRAM
    www.instaAgram...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    Waxaan Si Niyad Ah Ugu Mahad Celinaa Ku Dhawaad Half Million-ka Ku Xeran Bartaan Aaan Ku Leeyahay CZcams-ka.
    Waan Ogahay Inaan Ku Firfircooneen Mar Waliba Xeyeeysiinta Waxyaabaha Ii Gaarka Ah Laakiin Waxaan Ogahay Waxa Waliba Aan Maanta Ahay In Aan Dartiin Ku Ahay Million Jeer Xitaa Hadaa Idin Mahadan Celiyana Kama DaalaayoThank You All
    -----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------FACEBOOK PAGE-KEYGA
    www.facebook.c...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    CZcamsKEYGA KALE EE MUNIR ARMY
    / @munirarmy4322
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    FOLLOW MY INSTAGRAM
    www.instaAgram...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    Waxaan Si Niyad Ah Ugu Mahad Celinaa Ku Dhawaad Half Million-ka Ku Xeran Bartaan Aaan Ku Leeyahay CZcams-ka.
    Waan Ogahay Inaan Ku Firfircooneen Mar Waliba Xeyeeysiinta Waxyaabaha Ii Gaarka Ah Laakiin Waxaan Ogahay Waxa Waliba Aan Maanta Ahay In Aan Dartiin Ku Ahay Million Jeer Xitaa Hadaa Idin Mahadan Celiyana Kama DaalaayoThank You All
    -----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
  • Komedie

Komentáře • 478

  • @Ruweydasead2471
    @Ruweydasead2471 Před rokem +132

    asxaabta ka helay game ka farta ila taaga😂congratulations 600k 🎉

  • @abdiqaninor7385
    @abdiqaninor7385 Před rokem +20

    Wa baahanahay ninka dhahay wa legend runta ka gamban ceydana waa xariif wuu u codeeyay ❤❤

  • @drrana6881
    @drrana6881 Před rokem +3

    reer malaysia wlhi waa dad fiican youtuberska somali ugu wanaagsana wey joogan hore u socda walaalayaal marti soorkana sifiicanbad u taqaanan halka ka sii wada

  • @hannamohamed5408
    @hannamohamed5408 Před rokem +14

    Congratulations walaalo muniirow aqaaa Durba 600k baad gaadhey horey u soco huuno macan inshallaha 700k coming soon dadaal wad gadhiye❤

  • @mohaapdulahi2989
    @mohaapdulahi2989 Před rokem +5

    muniirow meshaan hadii aad sii joogto dhaqsi ayad ku gaaree 1m inshallh

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem +15

    Legendary always muniir official another's levels program's best challenges 👍♥️💯💪😍❤❤😮

  • @ifraahabdijama4169
    @ifraahabdijama4169 Před rokem +6

    Wllhi waa ka heley barnaamijkan funny😅 waaye wllhi bro noo soo badi mar walbo waan kugu xiranahaye

  • @123mohamedh
    @123mohamedh Před rokem +25

    😂😂😂it’s Nice we can’t wait par2
    Congrats 600k

  • @munacismaan2896
    @munacismaan2896 Před rokem +8

    Walahay waxaan u qosolay si niyada ah waxaan ku qosolay inra kadarba waa fani walahay 😂😂😂😂

  • @nonamenoface2957
    @nonamenoface2957 Před rokem +2

    War nio muniirow hda barnaamij fcn la imday uf io wow wxaas barnamij ma ahyn

  • @choukridaher2970
    @choukridaher2970 Před rokem +22

    Félicitations munir 🎉🎉🎉 bravo bravo 600k mon frère hambalyo hambalyo ❤❤❤ inchllh 1M bientôt walalo For Djibouti 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @najahahmet2266
    @najahahmet2266 Před rokem +11

    HANBALYO 600K 1M KUU RAJEYNEYNAA MUNIIR🎉✋

  • @queenzara1
    @queenzara1 Před rokem +7

    Muniir abowe PART 2 NO SOSA ME PLZ NH😂❤😢🎉

  • @user-kq4ot5ip3p
    @user-kq4ot5ip3p Před rokem +10

    ماشاء الله ❤❤🎉🎉🎉 ألف مبروك ❤🎉🎉

  • @Mej.bashir
    @Mej.bashir Před rokem +6

    WOW 😊 INABA CAADI MAHAN BARNAMIJKAN WAXKALE 💯 WLHI 🔥🔥🇸🇴✌️

  • @maqsuudaynte9947
    @maqsuudaynte9947 Před rokem +1

    Congratulations 600k
    So badi gamekan plz

  • @sacdiyasiman7056
    @sacdiyasiman7056 Před rokem +2

    Abwe mcn plz gabdho soo qabp ❤😊plz muniir waa ku baryaa gabdho lee sooqapo plz plz plz😢❤

  • @xaliimashariif5716
    @xaliimashariif5716 Před rokem +6

    Muniroo challengiga aad Baan ugu helay ee naxt soo qabo asad hagio😂

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Před rokem +1

    One Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 research forevermore abwe qabiiga salamy ❤❤❤❤❤😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍 😂😂😂😂😂

  • @nishabea424
    @nishabea424 Před rokem +4

    Keep going brother another level❤❤

  • @amaalahmed7902
    @amaalahmed7902 Před rokem +2

    Keep going powe

  • @HuubiMohamed
    @HuubiMohamed Před rokem +4

    Congratulations 🎉600 broo inshallah 800soon wadgarii donta challenge qusul badan😂😂 iga deh keep going walalkey munir aqaaa

  • @quenwafa7790
    @quenwafa7790 Před rokem +1

    Congratulation 600k 🎊

  • @xamdixrako6430
    @xamdixrako6430 Před rokem +2

    Congratulations 600k❤❤❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW

    Congratulations for 600k subiscribes legend 👏🎉🎉🎉

  • @faadumocabdullaahi5368
    @faadumocabdullaahi5368 Před rokem +2

    Somali waxyey iskudirto mahne waxe heshisiso malrkine muniiro meshaas adoo lagu jecelyahaa tagtee adoo lagu jecelyahy kaimaaw lah qofna yoo kuuxumaan ❤

  • @CabdulaahiAxmed-wl5zk
    @CabdulaahiAxmed-wl5zk Před rokem +1

    Another level barnaamij😢😢
    Xaraabo wllhi😅😅😅😅😅

  • @ladanahmadadan977
    @ladanahmadadan977 Před rokem +3

    Alfa Umad mahan xafad xafad waye kulaha😁🤣🤣🤣😅😅😅

  • @sheekooyinkanabigascw6177

    Muniirow hamplyo hamplyo congratianals

  • @Xabatfai
    @Xabatfai Před rokem +1

    Congratulations 600k

  • @samsunguser2266
    @samsunguser2266 Před rokem +1

    Ceyda wa bila waji 😅😅😅 ninkas gameka si run ah u ciyarey

  • @hodanmustafe3620
    @hodanmustafe3620 Před rokem +2

    Congratulations 🎊 600k keep going brother 🧨🎉❤️

  • @Nimciitaahmedmohamed
    @Nimciitaahmedmohamed Před rokem +4

    Congratulations wllky muniir aqaa party two soo samee big challenges waa I.a😂😂😂😂

  • @akramakchannel8576
    @akramakchannel8576 Před rokem +1

    Hamplyo hamplyo hamplyo my pro intaan in kabadan ayaad u qalantaa 600k

  • @Bulshaawi_24_
    @Bulshaawi_24_ Před rokem +1

    Wlhi munirow 😂 marka aad imadid maleysia lee video yasha funny noqdaan wlhi 😂😂 waan furay 😂😂

  • @caishaahmed5925
    @caishaahmed5925 Před rokem +5

    🤩 inta barnamiijkan kaheshay ok waye waku hesta kii hore kana dhamo keep going pro 🎉

  • @shahwah9491
    @shahwah9491 Před rokem +1

    Congrats for 600k

  • @qaaliibraahim4137
    @qaaliibraahim4137 Před rokem +1

    Barnaamij qaraaxa leh waaye baarti 2 sooduuba hadii Alle idmo

  • @hamdicabdi2181
    @hamdicabdi2181 Před rokem +2

    Cayda xaasid

  • @hamzemustphe7392
    @hamzemustphe7392 Před rokem +7

    Part 22. ASAD Soo qapo 😂😂😂😂

  • @yusufisxaaq9381
    @yusufisxaaq9381 Před rokem

    Wlhi waan kahele soo badi minirr akha

  • @Muqtaar867
    @Muqtaar867 Před rokem +1

    Part2 please ❤

  • @mabzuud9478
    @mabzuud9478 Před rokem +1

    Caadi maaha wlhi soo badi hno from hargysa part twooooo😩😩😂😂😂❤️❤️❤️🤤

  • @mohamedhassanosman1476
    @mohamedhassanosman1476 Před rokem +14

    Ciyaal Clubhouse 2021 Salaan Guys❤️🦍

  • @mssabdalla2780
    @mssabdalla2780 Před rokem +27

    Reer clubhouse ma joogan meeshan gamekan intii clubhouse kuso ciyaartay legends salaama🙏🔥

    • @user-xd5nm5pt6d
      @user-xd5nm5pt6d Před rokem

      Wey nakan team cloub house😂

    • @apdirzakibra9079
      @apdirzakibra9079 Před rokem

      Haa hoos mute ka fcnyd😂😂

    • @abdulahiahmed4699
      @abdulahiahmed4699 Před rokem +2

      Gamekan ninka kenay aa aqana xta wllhi 🤣🤣 Reer clubhouse for ever

    • @user-xd5nm5pt6d
      @user-xd5nm5pt6d Před rokem

      @@apdirzakibra9079 Alla haa maxa dad badan xasidnimo udajiyey horta hada cloub house ma la jooga 😂😂

    • @apdirzakibra9079
      @apdirzakibra9079 Před rokem

      @@user-xd5nm5pt6d haa waa la jooga waa hdii aniga iyo adiga calafdoon aadeyno 😂😂

  • @aziziabuukar9950
    @aziziabuukar9950 Před rokem

    Munir markale ayo Malaysia 🇲🇾 shiday mesha ku bahan iska jog bro

  • @user-fm2hd2oo9y
    @user-fm2hd2oo9y Před rokem

    Muniir markalo ha ka tagin❤❤❤

  • @user-js6ir6bm2i
    @user-js6ir6bm2i Před 10 měsíci

    Imaan li,i udaa cadnan❤

  • @nimcoxassan6614
    @nimcoxassan6614 Před rokem

    Muniirow away barnamijkii ufff io woow rabnaa arimaheena nokeen

  • @badribaari5772
    @badribaari5772 Před rokem

    Wow best challenge wan wata ani part two ka sugena

  • @hasibamaalim122
    @hasibamaalim122 Před rokem +1

    Munir caw Qusul igumaherin wlx sobadi Barnamijkan sxpw

  • @istarcaahi3778
    @istarcaahi3778 Před rokem +1

    Masha allah marnaamish kaan aad ayuu ufiicanyahay sobadi muniir

  • @khaalidabdulahi9091
    @khaalidabdulahi9091 Před rokem

    I like this

  • @cabdikhadarcali2459
    @cabdikhadarcali2459 Před rokem +1

    Congratulations 🎊 👏 💐 🥳

  • @fatimaladan827
    @fatimaladan827 Před rokem +2

    Hambalyo 🎉600k🎉🎉

  • @yasinibrahimabdi4924
    @yasinibrahimabdi4924 Před rokem +1

    www amazing one de boys made my day😂

  • @yoonismaxamed-yq4hm
    @yoonismaxamed-yq4hm Před rokem +1

    Hambalyo zxp 600k ❤🎉

  • @shaymamahhamed3853
    @shaymamahhamed3853 Před rokem +1

    congrolution muniir 600k🎉🎉❤

  • @CabdiMalikyare1
    @CabdiMalikyare1 Před rokem +9

    Fadil Dadka layarena bax kulaha 😂😂 part 2 please 😂😂

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 Před rokem +1

    Keep going muniir legend

  • @aasyajaamac5905
    @aasyajaamac5905 Před rokem

    Nso badi muniirow

  • @siidowcabdiHilowle
    @siidowcabdiHilowle Před rokem

    Soo badi zxp mcn

  • @user-ei4mp1qm2m
    @user-ei4mp1qm2m Před rokem +1

    Muniir part 2 soosamee waa fiicanyahay

  • @s.m.m.m9974
    @s.m.m.m9974 Před rokem +1

    Part 2 taliye

  • @Sharma-fq9uq
    @Sharma-fq9uq Před rokem

    Prt 2noo soo samee zxp mcn

  • @Aziinahenna11
    @Aziinahenna11 Před rokem +1

    Hanbalyo 600k muniir❤🎉

  • @user-fk3en7cw4e
    @user-fk3en7cw4e Před rokem

    War noo soo badi lph😂😂😂😂😂

  • @abdifatahmohamed3724
    @abdifatahmohamed3724 Před rokem

    Part twoo please 🙏

  • @MohaFarah-43
    @MohaFarah-43 Před rokem +1

    Prt two😮

  • @axlaamcumar5905
    @axlaamcumar5905 Před rokem

    Muniir part2 plz

  • @ibraahinxasan7941
    @ibraahinxasan7941 Před rokem

    Sxp barnaamijkan so badi

  • @rahmahussen7278
    @rahmahussen7278 Před rokem

    Mnshalh

  • @sowdocudoon7910
    @sowdocudoon7910 Před rokem

    Muniir is back 600k hamvalyo horey u soco

  • @100KSubsChallengee
    @100KSubsChallengee Před rokem +2

    Kuwan marba meeshi lacag lagu hayo u yaacaan Asad By By 😂😂😂

    • @nonamenoface2957
      @nonamenoface2957 Před rokem +2

      Taliyow yaa lacag diidi karo lknse dhaman badankod waa youtube wey usku kala kiciyaan midba midkle kleto ayu caawiya

  • @ixasanM2-ix7xb
    @ixasanM2-ix7xb Před rokem +1

    Mashaalah

  • @HalimaIse-zl1hv
    @HalimaIse-zl1hv Před rokem +1

    Wallh fani waaye Bart 2 soo samee😂😂😂😂😂

  • @nagoum1812
    @nagoum1812 Před rokem

    Congratulations 600k subscribers

  • @haf_so
    @haf_so Před rokem

    Part 2 please

  • @asmomohamed2690
    @asmomohamed2690 Před rokem

    MUniir blz noo soo badi wllhi wuu shidan yahay

  • @maidosacid2745
    @maidosacid2745 Před rokem

    Part 2 plz

  • @AyaanmohamedAyaanmohamed-cz9io

    Par 2 soo. Sameey cumeer ku soodar pls

  • @ANHARITA
    @ANHARITA Před rokem

    congratulation 600k

  • @kaavinho_900
    @kaavinho_900 Před rokem +2

    Best challenge wlh kan soo badi😂😂😊

  • @Xabiibah
    @Xabiibah Před rokem +1

    Hanblyo 600k🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @Qamar-tube
    @Qamar-tube Před rokem

    Waan kahelnay muniirow

  • @ameenaabdi9795
    @ameenaabdi9795 Před rokem

    Wlhi bar two kasoo sameee fani weeye

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago9746 Před rokem +1

    Barnaamijkaan waan wataa anigu wlhy waa qosol iyo qaraaxo soo badi please ❤

  • @user-hn8tz4yu4t
    @user-hn8tz4yu4t Před rokem

    Part2

  • @aishacabdiqaadir646
    @aishacabdiqaadir646 Před rokem

    Wllhi asxp sidan u kulunto wada qoslan waan u xiisey m.a kuligina nabad ku wars🥰🥰♥️

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago9746 Před rokem

    Arimaheena iyo big fan ku soo dar part two please
    Hambalyo muniir❤

  • @msibg1895
    @msibg1895 Před rokem +1

    Hambliyo walal muniir Official

  • @aniisbetter
    @aniisbetter Před rokem

    Ww nice game nice movement nice idea 💡

  • @ibracabdi402
    @ibracabdi402 Před rokem +1

    Munir sobadi saxib❤ 8:48

  • @fatmamohammed1701
    @fatmamohammed1701 Před rokem +1

    Nosoo badi wan ka helnay ❤

  • @amanislamicinspiration

    From G sobadhiya

  • @AishaAbdi-qv7gk
    @AishaAbdi-qv7gk Před rokem

    Soo badi

  • @nimcomuxumed5530
    @nimcomuxumed5530 Před rokem +1

    Barnamijkan Wan ka helay qosol waye😂😂

  • @ilafiirsoofficial9161

    Wlhi series aan ufuuray zxp soodadaji qeybta xigta waan sugi la ahay guulayso bro

  • @saabiriininafarah6839
    @saabiriininafarah6839 Před rokem +1

    Part 2 soo samey my brother the length 🥰❤

  • @cabdisamiic
    @cabdisamiic Před rokem +1

    Isagoo hablo ah soo samee plz