GACAN LIBAAX WAA SIDEE JIILAALKA ?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • #hargeisa #somaliland #2024 .
    #gacanlibaax #mountains .
    #tourism #tour

Komentáře • 75

  • @Caasha739
    @Caasha739 Před 6 měsíci +2

    Masha allah allah haku barakeeyo waa meel aad u qurux badan noolow 🌷✌️

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 6 měsíci

      Ada mudan.
      Quruxda dhulkeena ayayna arag.

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Před 6 měsíci +1

    M.a wllkey keep going

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 Před 6 měsíci

    Masha Allah maraa waxid aleylehee qurux dheh adiga horta manaan arag cid dhulkeena qurux diisa sidan o kale no tusta aad iyo aad baad u mahad santahay wll rabigeen ha ku sharfo cafimaad iyo wanaag laguugu badal inaadeer ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rodaahmed198
    @rodaahmed198 Před 6 měsíci +3

    Dhuulka hooyo wacna Masha Allah 🎉🎉🎉🎉

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 6 měsíci +1

      Dhul qurux badan ayu allah ina siiyay .

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 Před 6 měsíci +1

    Mashallah xariir iyo caalin aad baad u mahadsan tihiin waa dhul aad u qurux badan.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 6 měsíci

      Ada mudan wallo .

    • @abdulraven4970
      @abdulraven4970 Před 6 měsíci

      ​@@caalinAbyanbuurta gacanlibaax dhinacaas koonfurta bariga ee dooxa daldawan meesha uu ka bilowdo ee oodweyn halkaas noo soo duub mahadsanid.

  • @ibnuhabsa2190
    @ibnuhabsa2190 Před 24 dny

    Mansha Allah Dhul barwaaqo xariirna thanks ayan lenahay noo balami hana geeye

  • @Ahmedali-dr9cb
    @Ahmedali-dr9cb Před 5 měsíci

    Masha Allah and thank you
    You and xariir

  • @aminasaeed553
    @aminasaeed553 Před 6 měsíci

    ❤❤❤🤗👋👌👌

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 Před 6 měsíci

    Barta kawad maraa waxid ❤❤❤

  • @abdallehassan5626
    @abdallehassan5626 Před 6 měsíci

    Masha Allah ❤️❤️❤️❤️

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Před 6 měsíci

    Xariir aad baad u mahadsanthy

  • @user-mz6ct1mm1p
    @user-mz6ct1mm1p Před 6 měsíci

    Xariir ilmaadeer ayaan nahay waxaan joogaa yurub weliba cidhifka waqooyi ee adduunka hadda sariir baan ku jiifaa kuna daawanayaa muuqaalkiina isha allaah waan imanayaa laakiinse.meelo badan ayaydaan gaadhin oo halkani ka daran

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 6 měsíci

      Wa halke halka anan gaadhin bal na tilmam .

  • @hamdimohamed6552
    @hamdimohamed6552 Před 6 měsíci

    Mashallah waa meel qurux badan lakin wadiyon la maro ha loo sameeyo iyo melo lo hoydo iyo meelo lagu nasto wayo sac-ado laguma koobi karo qurux dhaaf walaahi ❤😍😍

  • @nimomohamud-vl7yy
    @nimomohamud-vl7yy Před 6 měsíci

    Way qurux lakiin balaha caasi caabsi ah

  • @shaaficimaxamuud4109
    @shaaficimaxamuud4109 Před 6 měsíci

    Xariiroow xariiroow halkaa ha dhaafin kkkkkkkkk

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 6 měsíci

      Waar waan baqay odayga Waad galaafan ayan is idhi.😂😂

  • @madeygaab8322
    @madeygaab8322 Před 6 měsíci +1

    First comwnt

  • @jamalali3280
    @jamalali3280 Před 5 měsíci

    ❤❤dhulweynaha ciise muisiya weyan dhulkani mansha allaha

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      Dhulka ma la qaybiyay aan wayb doontee

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 Před 5 měsíci

      ​@@caalinAbyan
      inader oof wareen wali buurahisi ma jooga aad uu so dalxis tagtid iyan is lahaye😅

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 Před 5 měsíci

      *jamal*
      Cise muse xeebti miyaay ka so guuren ma buuri iyaay uu so aag badashen

    • @abdishoots8504
      @abdishoots8504 Před 5 měsíci +2

      Ma Afbaa Dhul Lagu Yeeshaa kkkk, Mise Dhulkaanad Kala Aqoon, Kuye Ciise Muuse Waar Ku Qosla Marxuumkaa 😂😂😂

    • @jamalali3280
      @jamalali3280 Před 5 měsíci

      @@dhashisheekhisaxaq9514 dhagayso hadalada uu kuleeyahay ninkuu dacar budhuq iyo lafarug ayeey uu dhowyihin dhulkani adigu wadigan hadalka bilaabe maa martidii aan ka ridnay xirsi cisman ee aanu soo dhaweynay ayad tahay

  • @ahmad6967
    @ahmad6967 Před 6 měsíci

    بارك الله فيك وجعل والديك فى الجنة❤❤❤❤

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 5 měsíci

    SOMALILAND ILLAHEYE DHUUL QUURUX BADAAN BUU SIIYE MAANSHA ALLAH🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 ILLAHOW CADOWGA NOOGA QAABO

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      Dhul qurux badan ayu allah ina siiyay .
      Waliba meelahas meelo ka qurux badan aya jira insha allab Ramadan ka dib ayaan meelo badan ku dalxiisi doona.

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 Před 6 měsíci

    ILAAHAY ha ku xafido Cabdinqani cismaan

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 Před 6 měsíci +1

    Inantaa Ilwaad waa lagugu salliday Nio,inanta maxaa dhakada kaa saaray 😂😂😂😂

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 6 měsíci

      Maxay samaysay?

    • @mohamedyusuf4477
      @mohamedyusuf4477 Před 6 měsíci

      ​@@caalinAbyan😂😂😂😂 Heesta ayan sheegayaa 7:25 Heesta baxaysa

  • @Dophill260
    @Dophill260 Před 6 měsíci

    Drone pictures could make better. Dhulka dhuxulaysata ka ilaaliya intaas ayaa qaranka u hadhee

  • @yaxyeqaasim4851
    @yaxyeqaasim4851 Před 6 měsíci +1

    Xariirow waad mahad santahaya

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 6 měsíci

      Adaa mudan waan kaa gaadhsiinaya.

  • @adamfamile2642
    @adamfamile2642 Před 6 měsíci

    Aad buu uqurubadan yahay muqalkani Sxb lkn meelabadan oo aad wax kaso duubtay wan garan wayey halka aay tahay iyo meelaha udhaw fadlan sxb deegabada aad marayso sifican ufahfahi Tusale ahan cel baxay halka aykutalo wan garan wayey dhawr celbaxay ayaa jira iyo meelabadan ookale

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 6 měsíci

      Ceel baxay waxay dhanka koonfureed ka xigta Moholin.
      Waxanaay labaduba hoos yimaadaan Degmada Gaashaamo.

  • @HMS33
    @HMS33 Před 6 měsíci +1

    Asc Horta Bahalkan Hoose Ee maska meesha ma ku Aragtay Agtaada maka Booday

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 6 měsíci

      Ma la iska nixinaya.

    • @HMS33
      @HMS33 Před 5 měsíci

      @@caalinAbyan saln kdb Aad Ayn u necbahay bahalka hoose Ee wali Ma ku Aragtay isa goo ku Ag maray Adoo hurda Raadkiisii .Ama Adi goo soconaya

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      @@HMS33 in badan ayan arkay muuqaal aan mar ka duubay golis waxaan hal muuqaal ka tiriyay 5 mas waliba mid wuxu ilaa eeka COPRA 🐍

  • @user-mz6ct1mm1p
    @user-mz6ct1mm1p Před 6 měsíci

    Saacaddu waa 5 tii iyo 3 daqiiqo halkani aan joogaa waa denmark

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 6 měsíci

      So dhawaw sxb anaka wa subax 7:18 am .

  • @abdifatahismael4073
    @abdifatahismael4073 Před 6 měsíci

    Germany ban idinka dawanya wan idin salmya

  • @user-mz6ct1mm1p
    @user-mz6ct1mm1p Před 6 měsíci

    Buurtu bahalo badan ma leh waayo balahu iyagaaba ka baqaa buurta sida dadkani uga baqo ayay uga baqaan bahaluhu

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 6 měsíci

      Bahalaha qaar ayaaba buurta uun joga.
      Waa mesha bahal sare iyo mid hoose ku dhuunto

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 Před 6 měsíci

    Miyaanay shabeel joogin? Iyo Bahalo 😱

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 6 měsíci

      Bahalaha qaar aya joga shabeelku maalinki meelahas ayu ku dhuunta ‘ habenki ayu Yimada.

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Před 5 měsíci

    Siday donto ha ahato
    Mesha ofwarenban
    U nacaye

  • @user-mz6ct1mm1p
    @user-mz6ct1mm1p Před 6 měsíci

    Denmark ayaan idinka daawanayaa

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 6 měsíci

      Mahadsanid wall . Idinka ayan idiin dadaalaynaa inta dalka ka maqan siina kala baraynaa halkay markay yimadaan ku qaadan lahayeen vacation time .

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 Před 6 měsíci

    Kkkkkkkkkk drawntii meeday

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 Před 6 měsíci +1

    Baaruud duubistaa kaaxun

  • @user-sv8ut3cb4i
    @user-sv8ut3cb4i Před 5 měsíci

    Saaxiib shalaad barataye was la shubi jiray beenta dadka kadaa😂