9 Calaamadood Oo Ku Tusaya Inaad Aad Uga Caqli Badan Tahay Sida Aad U Malaynayso

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
    Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
    Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789
    Daawo qaybtii Dambe ee Calaamadaha ku tusaya inaad aad uga caqli badan tahay sida aad u malaynayso: • 10 Calaamadood Oo Ku T...
    SUBSCRIBE channel-ka haddii aad ku cusub tahay.
    LIKE saar Video-gan, Lana sii wadaag asxaabtaada ( Share )
    MUSIC
    ----------
    / @rossbugden

Komentáře • 870

  • @abdullahmohamed4363
    @abdullahmohamed4363 Před 3 lety +569

    INTA CAQLIGA ILAAHEY SIIYAY ISMUUJIYA☝️

  • @yaxyebarkhadle6797
    @yaxyebarkhadle6797 Před rokem +41

    Walahi anig buuqa la imatuso waxan jeclahay inaan dagnaan wax Ku dhageysto inta sidan ah like saara

  • @RaxmaBoos
    @RaxmaBoos Před 6 měsíci +36

    Ha walhy intada wan ahay❤😊

  • @Nuurmaanka
    @Nuurmaanka Před 3 lety +193

    Hadaad Sigaarka cabin Halkan like Saar🤣😂😂

  • @knaan123
    @knaan123 Před rokem +25

    Qofbaa ku leh intaba waan leeyahay hadana aqli laheyn muhiimado mahan inaa calamadahan oo dhan inaa leedahay adigo laheen xata waad aqli badan tahay naftada ku kalsoonoow ramadan mubarak 😍 💖 ♥️

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 Před rokem +3

      Waa saxan tahay🤝🏻❤☺

    • @user-um3iu8jm1i
      @user-um3iu8jm1i Před 3 měsíci

      Adiga maxaa ka caresiyay ma sigarka cabtaa😂

  • @sahrogeynyo8706
    @sahrogeynyo8706 Před 3 lety +64

    Alxmdu lillah intaaba waan ahay ilaahy ha iisiyaadiyo caqliga mid aan allah kucaabudo allah ha iigadhigo aamiin

  • @Noura-cy8ns
    @Noura-cy8ns Před 3 lety +23

    %100 calmadahan waan isku arkay sas oythy hadana qof caqli badan inan ahay iskuma qabo anoo hadana marka dhinac ka eego aad wx ufahmo inaan mushkiladaha xaliyo na jclhy🥰

  • @qadar4yare257
    @qadar4yare257 Před 3 lety +10

    Wax ka baro chanal inta aan bartey wax yaalo badan ka faaidey mahadsanid abdi rizakow 💪✊

  • @awaarepilot4103
    @awaarepilot4103 Před 3 lety +62

    الحمد الله على نعمة العقل

  • @hamdaabdirahman1831
    @hamdaabdirahman1831 Před 3 lety +32

    Dharkayga waan kala bad badalaa anoon ku mashquulayn TAASNA waa dabeecadayda 8 kamida waan isku haya mid mooyaane shukran ustad

  • @bahiirbashion3008
    @bahiirbashion3008 Před 3 lety +39

    Masha Allah my teacher keep going thanks so much

  • @adamibrahim8263
    @adamibrahim8263 Před 3 lety +48

    Woooow!!!!! . We learn something new everyday

  • @xamdajamal7730
    @xamdajamal7730 Před 3 lety +8

    Dhamaan calaamadaha waan wada leeyahay se waan ka habsaamay fiidyawga. Mahadsanid,

  • @qamarqaali8351
    @qamarqaali8351 Před 3 lety +3

    Walee wa inaa asxabteyda iyo walalehey ku shere gareyo waad dabecad xuntahay ey nafta iika qadeen buuq necbi lee shukran teacher🥰🥰🥰😘

  • @djimos9058
    @djimos9058 Před 2 lety +3

    Masha allah calamada ad sheegtey waleyahay alxamdullilah mahadsanid dr

  • @hassanmohamuud1605
    @hassanmohamuud1605 Před 3 lety +6

    Gabar ba malin dhahday uma maley neynin ina sidan u hadasho Anna waxan dhahay qofka xadkisa uma dhafo Marka amus nanta wlhi wa fariid 😍

  • @hanadcf1010
    @hanadcf1010 Před 3 lety +2

    4week ago! Ban arkay dhaman inta kle waan isku arkay lkn mida suulka wali iskuma arag thnk u❤

  • @WarsanMedia12
    @WarsanMedia12 Před 3 lety +24

    Masha Allah
    Dad waxa u Wacan uguna wanaag badan Ruuxa Waanada iyo Wax Ku Qaata Hadalka.

  • @updirizakozman693
    @updirizakozman693 Před 3 lety +36

    Caqli Zamaantu Waa SharaF🥰🥰
    Amus Naantuna Waa Dahab🤩

  • @doosa8454
    @doosa8454 Před 3 lety +6

    Wlhi cawa wax ka ogady caqligyga masha Allah allow mahadaaa

  • @alquran____6666
    @alquran____6666 Před 3 lety +6

    Masha allah
    Horey usoco walaal sare
    Thanks 👍👍👍👍

  • @cabdinaasirmaxamuud697
    @cabdinaasirmaxamuud697 Před 3 lety +2

    Macalin waad mahadsantahay aad iyo aad ee wanaaga codsi inaad noo soo badiso video gaan cml

  • @user-qv1gb7mb2z
    @user-qv1gb7mb2z Před 3 lety +55

    Mahadsanid somali
    Thank You English
    Tack så mycket Swedish
    Merci France
    Danke German
    Shukran Arabic❤️❤️❤️🙏

  • @saamiyamaxamed5322
    @saamiyamaxamed5322 Před 2 lety +6

    Alxmdulilh waan ahay. Alehaysiyaadiyo. Qacligayga. Mahdasamidii. 🥰🌟

  • @taatikoofficial1223
    @taatikoofficial1223 Před 3 lety +7

    Maxaad mar uun muuqaaga noo tusi la,dahay Ustaad aan dadka kaa baranee

  • @falastinshieqsaalah3263
    @falastinshieqsaalah3263 Před 3 lety +76

    3:37 me😆Mahad sanid
    Thank you English
    Tashükur idrim Turkish
    Shukran Arabic
    Ahsante sawahili
    Danke Germany
    Ustaad🙂

  • @ruwaydacise63
    @ruwaydacise63 Před 3 lety +4

    Masha Allah all ala haku barakeyo

  • @fartuunbashiir7783
    @fartuunbashiir7783 Před 3 lety +3

    Thanks wll

  • @laylaahmed3406
    @laylaahmed3406 Před 3 lety +18

    Waxad Tahay
    Shaqsi Nolashayda
    Wax Ka Badalay Wad Mahad San tahay
    Wlhi ❤❤🙏🙏

  • @ilyaasrambow863
    @ilyaasrambow863 Před 3 lety +8

    Haa wll qali waan isku arkey walalkey keep going baan ku leeyahay wll qali subscribe naa waan ku sarey

  • @imaanfahma4502
    @imaanfahma4502 Před 3 lety +5

    Masha Allah intaba wan ahay🤐🤝shukran wll😊🥰🥰🥰♥️♥️

  • @jamiilahusen438
    @jamiilahusen438 Před 3 lety +53

    Masha allah hadaa wan caaaaaaaaqli badnay waaw💚

  • @Prettyxanna44
    @Prettyxanna44 Před rokem +4

    Mashallah alxm ilahay ha naga dhigo qaar caqli badan🤍waad mahadsanthy

  • @haawomohamed8411
    @haawomohamed8411 Před 3 lety +9

    Mansha allah intaba wan ahay💖🤝🤐

  • @kingmoha9965
    @kingmoha9965 Před 3 lety +1

    Mahadsanid senior instructor abdirizak farah guulayso macalin waligaa

  • @zainabmustaf248
    @zainabmustaf248 Před 3 lety +1

    Mahadsanid Waha uheste ina washan rawo aumaleye hooyoda wahe umalese ina washanrawo

  • @liibaannaasir3164
    @liibaannaasir3164 Před 3 lety +2

    8 calaamadood oo aad sheegtay waa qayb ka mid ah dabeecadahayga waxunbanan inta badan samayn sull qaniinista
    Mahadsanid.

  • @mohamedomar9197
    @mohamedomar9197 Před 3 lety +7

    Kuliwaan isku arkay mahadsanid pro😉🖒🖒🖒👏👏👏

  • @abdirahmanahmed8027
    @abdirahmanahmed8027 Před 2 lety +1

    Thanks again prother

  • @cabdikariin1212
    @cabdikariin1212 Před 2 lety +5

    2021 28'12.9:37. waa.kasoo dahee waxad nooso bandhigtay barnaamij aad uxiso..badan xitaa qofkii is aaminsana inu caqli yar yahay waa dhiiri gelisay mhd korkaga pro ❤🙏😁

  • @yasmiin2022
    @yasmiin2022 Před 2 lety +1

    شكرا مرا يا معلم انا مرا فرحنا👍👍👍😍😍💯💯

  • @madruuri8998
    @madruuri8998 Před 3 lety +1

    Soo badi barnaamijyada noocan ah wll iyo kuwa noocyada shaqsiyaddaha bini aadmka ku saabsan

  • @Hugaanmedia
    @Hugaanmedia Před 3 lety +14

    Inta shegtay wa sax balse indhaha iyo habka fashiga iyo habka dhageysiga aya kadhiman magaratay wllo qali wan kusalamay 🇸🇴☪️🤴🏼🤩🤩😍😍🥰

  • @cabdiqaadircirro228
    @cabdiqaadircirro228 Před 3 lety +3

    sxb mahadsanid wax badan ayaan kaa faaiiday

  • @ziidka8official914
    @ziidka8official914 Před 3 lety +3

    Mashaa allaah walaalka allaha ku xafido

  • @ceelhaweyyouthnetworkc.y.n4054

    Maasha allah Macalin keep Forward

  • @mohamudaden1375
    @mohamudaden1375 Před 3 lety +7

    Waa casharka garsoorka aqliga dadbadan oo qaldanaa ayad xaqiiqda ogaaday horey usoco ustaad mahadsanid

  • @daadir2020
    @daadir2020 Před 3 lety +5

    Mahadsanid ustaad

  • @sahrakeyf
    @sahrakeyf Před rokem +1

    Masha allh teacher tanks for teaching as👨‍🏫👨‍🏫💖

  • @zultancapdi664
    @zultancapdi664 Před 3 lety +4

    Haa macalin

  • @cabdimacalin2661
    @cabdimacalin2661 Před 3 lety +4

    Mashllh inta la sheegayba waan ku sifeysanahy guuleyso

  • @kingkhalidxidigaaddisapapa8985

    Aniga kuwa xafada ilaa jooga wan ka caqli badanahay alx MashaAllah

  • @kalidmahamed4024
    @kalidmahamed4024 Před 3 lety +5

    شكرا

  • @boqoradarerka723
    @boqoradarerka723 Před 3 lety +4

    ManshaAllah channel an adka oguxiranahay keep going

  • @apdiazizzhacraawi4805
    @apdiazizzhacraawi4805 Před 3 lety +8

    Ustaad walhi 9 calaamadood Ee aad sheegtay
    waan isku arkay 🥰 Tnks ustaaD

  • @JANO-RAADIS143
    @JANO-RAADIS143 Před 3 lety +6

    M.a Waa Muuqaal Cajiib Ah Fadlan Like Saara

  • @amiindayb8176
    @amiindayb8176 Před 3 lety +15

    USTAAD MAQAALADA CILMU NAFSIGA NO SO BADI MAHADSANID

  • @abdirahim_1
    @abdirahim_1 Před 3 lety +8

    7 Xabo Baan isku arkay😍🥰🙏

  • @xamsebaatir4432
    @xamsebaatir4432 Před 3 lety +19

    ANUU waan Isla hadlaa lkn dareenkayga ma kaantaroolo ustaad sida lookaantaroolo dareenka video kasoo diyaari mahadsanid👍🏼👍🏼

  • @abokorali1265
    @abokorali1265 Před 2 lety +3

    Pro thanks 😊 lkin aniga halkan inaan ku cabiro caqaligeya ayaay khalda ah Allah isiye mahad iska leeh alxmdulah

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 Před 3 lety +3

    MashaAllah Alxamdulilah dhaman wanleyahay Mahadsanid ustad!!

  • @nashaadabdi6573
    @nashaadabdi6573 Před 3 lety +4

    Thank you macalin

  • @fartuuncabdicismaan9317
    @fartuuncabdicismaan9317 Před 3 lety +4

    Tabaraha nolsha
    Nolal waarta kuu rajhee wllo❤

  • @taatikoofficial1223
    @taatikoofficial1223 Před 3 lety +9

    Cabdirisaaq zxp waxaan kuugu mahad celiyo ma aqaano waxaatahay
    Best CZcamsr in Africa❤❤🙋‍♂️

  • @ayaanbashiir909
    @ayaanbashiir909 Před rokem +1

    Wa wada run ❤Allaha kaAbaal mariyo😊

  • @munacawo9211
    @munacawo9211 Před 3 lety +3

    Alx gabi ahaanaba waan leeyahay m.alh mahadsanid wll

  • @almaz100
    @almaz100 Před 3 lety +4

    Adiga qoraal kayga aqri naayo ma sigaar cabta🤔hadii ay tahy maye hambalyo 🥳waad aqli badan tahay🥰 hadii aad cabto nah hada iska daa🥺 sida aad u noqoto qof aqli badan😳 thanks fariintayda aqriday awgeed macaan badanidaa😘

  • @IMCCHANNEL9448
    @IMCCHANNEL9448 Před 3 lety +2

    qaar kamid ah waan isku arkay Mahadsanid sxb

  • @hamzzyxubbo8365
    @hamzzyxubbo8365 Před 3 lety +6

    UsTaad wax badan bad naga haqab tirTaa sharfanid🙏

  • @abumuna8870
    @abumuna8870 Před 2 lety +1

    M.a walhi dabecadahayga inad kashekeyneyso ayaan mooday 1mid moyane intakale waan leyahay

  • @nuurajaamac2376
    @nuurajaamac2376 Před 3 lety +3

    Anaaba calaamadahan isku arkay waxan moodayay wax Iska caadiya

  • @khadijoabdi475
    @khadijoabdi475 Před 3 lety +3

    Haaa wallhi calamda kowad iyo labaad waisku arkay mahdsanid wall

  • @qadardheereoffecial8303
    @qadardheereoffecial8303 Před 3 lety +11

    Masha allah Mahadsanid ustaad

  • @DreamyStoryHour
    @DreamyStoryHour Před 3 lety +2

    Alx intaba wan ahay

  • @ahmednaasir7165
    @ahmednaasir7165 Před 3 lety +28

    Sideedbaan isku Arkey Macalin…👏

    • @yahyinho5785
      @yahyinho5785 Před 2 lety +2

      Inta sigaarka cabayo I laahay haka joojiyo

  • @SS-vr3bj
    @SS-vr3bj Před 3 lety +10

    𝙼𝚊𝚣𝚑𝚊 𝚊𝚕𝚕𝚊𝚑

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 Před 3 lety +2

    m.a sxb sare horay usoco

  • @abdirahman9125
    @abdirahman9125 Před 3 lety +1

    Thanks

  • @zamiirdaacad...3474
    @zamiirdaacad...3474 Před 3 lety +4

    Nasiib wanaag waan
    leeyahay gabi ahaanba astaamahan shaqi ahaantayda....2021

  • @learnermohamed6965
    @learnermohamed6965 Před 3 lety +3

    Ustaad personality type video ah noo keen thanks

  • @jabibabaa4022
    @jabibabaa4022 Před 3 lety +1

    Thanks bro wax bAdam kafaiday mida sulka anaa ah sas dadku inan fakara yay mudan balse waxay modan waxan ahayn ayan kafakarah wax kasta inay ahadan sidii larabay ayan jeclahy balse sxbkay waxu jecel yahay buuqa yar ana taas waan iska lenahay🙏

  • @husseindhaanto
    @husseindhaanto Před 2 lety +2

    M.Sh.Allaah pro horey ugu soco

  • @marishmohamet9122
    @marishmohamet9122 Před 3 lety +4

    Intaba waan leeayhy MashalllH ustaad mhdsinid

  • @Sanaagian
    @Sanaagian Před 3 lety +4

    Manshallh wlhi 9 kaba waan leeyahay m.a🥰

  • @najmacumar4667
    @najmacumar4667 Před měsícem

    Ii soo duceeya kurbaaa ihayso in IlLahy murugadaa iga qaado walalayaal 😭😭😭🤲🤲🤲

  • @omarabdulle3430
    @omarabdulle3430 Před 3 lety +5

    Masha allah

  • @ugaasoalmaas1894
    @ugaasoalmaas1894 Před 3 lety +2

    Haa intaba wan leeyahay subxanallah

  • @sagalmuuse3896
    @sagalmuuse3896 Před 2 lety

    Wlhi calamado bdn baan oo shegtay ayan isku argay thanks bro

  • @user-bp4se9qp4q
    @user-bp4se9qp4q Před 9 měsíci +1

    Wad mahad santahay walaalkay mansha Allah ❤❤👇✌🖐

  • @fadumocolaad6142
    @fadumocolaad6142 Před rokem +2

    Haa wan ku arkay keepgoing

  • @saara3724
    @saara3724 Před 2 lety +1

    Wlhi calamadahan wali ma dhamesan lkn ma ihi dadka buqa bdn ama buqa jecl alhmdulilah ❤️😍😍

  • @yaxyemohamed2220
    @yaxyemohamed2220 Před 3 lety +4

    Saaxiib c/risaaq
    Waxaan kaa #codsanayaa in
    Aad soogaliso paje keenan
    Cashar kahadlaaya faham la'aanta waxbarashada iyo waxa lagudaweeyo waa #codsi saaxiib ee iisoo dadaji
    #Aad ayaan uga faa'iday wax kabaro chanel waad kumahdsantay soogudbintaada saxiib

  • @yaasiinopameansking.5233
    @yaasiinopameansking.5233 Před 3 lety +2

    Wax badan ayan ka faaiday waxbada nna waan isku arkay oo ka mida caqli badnaantayda maahdsanid wllkayga.

  • @markahorealaah8793
    @markahorealaah8793 Před 3 lety +6

    Mansha alaah

  • @mohaaabdala8330
    @mohaaabdala8330 Před 2 lety

    Alxm intaas waan oahy iyo in kabadan axlm tnxu teacher

  • @mahamedciisedaauud361
    @mahamedciisedaauud361 Před 3 lety +1

    Mashaala aad ban uga helay runtii se waxa iga codsi ah in aad inoso badiso muqaalada nocan ah wallkay oow

  • @najaxjaamac9284
    @najaxjaamac9284 Před 3 lety +19

    😍haa isku arkey lkn ma aaminsani 😅dadko dhan waxy lee yihin waan isku aragney keep going caqli idinka buuxe😅😅😅

  • @walalibra4175
    @walalibra4175 Před 3 lety +5

    Legend horay u soco

  • @loveallah_2T
    @loveallah_2T Před 3 lety +4

    Alhamdullilah intaba waan ahay😇🥰

  • @yaasiribraahim5018
    @yaasiribraahim5018 Před 3 lety +4

    Keep going teacher