Arooskii Tiknikada oo ka dhacay gobolka Cayn Ciyaar dhaqameed Jaandheer iyo Arin cajiib ah

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • Arooskii Tiknikada oo ka dhacay gobolka Cayn Ciyaar dhaqameed Jaandheer iyo Arin cajiib ah

Komentáře • 56

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot Před 2 měsíci +10

    gabadhu waa majeerteen caruur dhulbahante ah ayey xaga hooyo walaalo yihiin hooyadeedna waa habarjeclo majeerteen dhalay waxana qaba nin axmed garaad ah. mashaa alah

  • @DarwiishNL
    @DarwiishNL Před 2 měsíci +4

    M'a Aloow. Marakee. Dhalintaa
    Isdooratey. Nolosha. Wadaagey
    Isku. Waara ubad. Kheyr. Leeh. Eebe. Haydiinku. Irsaaqo aamiin

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Před 2 měsíci +2

    ASC Masha Allah Allhamdulilah 🙏🙏🕋❤ Hanbalyo Carooska kasocdo wiika iyo gabadha👍 GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏
    Hartiween SSC Khatumo 5 Darood, and Somaliya and all Muslim May your heart and home be filled with happiness. May your prayers be answered, and may your faith be strengthened. Wishing you and your family a blessed ful Fitr filled with countless blessings and memorable moments. 🙏🏼🙏🏼👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 2 měsíci +4

    maashaa allaah guul iyo gobonimo qalasyada ssc khaatumo guur barwaaqa ilaahay haidinka dhigo

  • @NajmoMoha-xg5mg
    @NajmoMoha-xg5mg Před 2 měsíci +3

    Mansha Allah guurkinu guur nagi guriginu guri Khayr

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Před 2 měsíci +2

    Masha allah hanbalyo rerka cusub awlad bari kalahela

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 Před 2 měsíci +3

    Masha Allaah hambalyo guuleysta 💙💙💙💙

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 Před 2 měsíci +5

    daarood stop drama and crying 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @ya3746
      @ya3746 Před 2 měsíci +7

      Waa waajib la guto
      Marka daroodku
      Jabiyo laangaab kibrey

    • @11naa44
      @11naa44 Před 2 měsíci

      Maxbuus darood stop watching us

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před 2 měsíci +2

    Dhulbahante dhib badanaaa Ticknikadii jabuti iyo habar awal ayay ku dhaantaynayaan

    • @MmiMmi-ih7hh
      @MmiMmi-ih7hh Před 2 měsíci

      Jabuuti wxn tikniko ahn umaba isticmalan wx jabuti ledahayo somaliland soosiisayo dhulbahnte qabsadayna ma jiraane sheeko caruuredkii wgii dagaalku socday dhulbahante ku barooranjiray yny kga dhagin😢

  • @GuadidDiriehdarar
    @GuadidDiriehdarar Před 2 měsíci +1

    Mashallah guri barakaleh alle aniga yello owlad kher leh

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 Před 2 měsíci +1

    Mansha Allah 🙏🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-wf2hg8ve7f
    @user-wf2hg8ve7f Před 2 měsíci +1

    Hanbalyo qalasyada ssc guuuul iyo gobonimo

  • @user-ot4ip1yw6p
    @user-ot4ip1yw6p Před 2 měsíci +1

    🌹🎈❤ hari baaa isguursaday maansha alah isu qaraaba kiila toloow

  • @11naa44
    @11naa44 Před 2 měsíci +2

    MashAllah 🎉🎉🎉

  • @osmanabdulle6539
    @osmanabdulle6539 Před 2 měsíci +1

    Allaha idin barakeeyo. Hambalyo.👍

  • @user-gb8tt8oq2e
    @user-gb8tt8oq2e Před 2 měsíci +1

    Waa jaahiliin caqli iyo maskax aan meesha ku haynin. Wacay iminka ina leeyihiim 2023kii baanu xorownay.

    • @M45_0
      @M45_0 Před 2 měsíci

      arooska soo hanbalyee, dhakheey adi mainu kugu labysta rabty maxaad uga xunthy ninka arooskisa.

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 2 měsíci

    Masha Allah waan u hanbalyeynayah Qalasyadah badiyah gurkah ilahay wax khyer qabah ha kadhigoh in shah Allah

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Před 2 měsíci

    Mashaa Allaah hambalyo hambalyo isku waara ubada khayar qabo kala hela❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🏇🏿🇸🇴❤️🎂🎉🫶🏽👏🏻👏🏻❤️❤️❤️

  • @hashihersi
    @hashihersi Před 2 měsíci +1

    Guul ssc Somalia 🇸🇴

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 Před 2 měsíci

    Asc maansha Allaah reer Qaayimo illaahey ha idiin barakeeyo baaraka allaah guurkii guri nagii barwaaqo iyo bash bash leh wiil iyo caano❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤

  • @iskufilan8681
    @iskufilan8681 Před 2 měsíci +1

    Guul dhulbahante iidoor ka oohiyayaal

  • @CabdiyareOmar
    @CabdiyareOmar Před 2 měsíci +1

    Mash Allah 🎉

  • @edebsansidihoyaded8398
    @edebsansidihoyaded8398 Před 2 měsíci

    Mansha allah Hambalyo Qalaska iyo Qalasadaa is Guursaday❤❤❤❤

  • @XaawoCabdiweli-rb5oi
    @XaawoCabdiweli-rb5oi Před 2 měsíci

    Ssc khaatumo❤ allaha idin barakeyo ubadkharqaba

  • @buraale134
    @buraale134 Před 2 měsíci

    Mashallah guul iyo gobanimo ssc

  • @hodanabdi4308
    @hodanabdi4308 Před 8 dny

    MAGACA TIKNIKO BAA AAD IIGA QOSLIYAY GACAN BAAN IDIIN TAAGAY DARAAWIISHTA SSC GUULAYSTA GEESIYAAL BAAD TIHIINE❤

  • @user-ws6hn8wl7z
    @user-ws6hn8wl7z Před 2 měsíci

    Guuul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-pc4tc7sv5w
    @user-pc4tc7sv5w Před 2 měsíci +1

    Maaashaalaa h❤❤❤❤❤❤

  • @user-fp5tv4om2o
    @user-fp5tv4om2o Před 2 měsíci

    Dhulbahantoow fudaydka iskadaaya tiknikada macnala aan yaanlaridin

  • @abdikarinisnail5240
    @abdikarinisnail5240 Před 2 měsíci

    Arooska furinta ka dhaca daaroodow lacagta ha loo diro. Waa iga talo. Waa dad qiimo badan oo sharaftaada dhiigooda u daadinaya.

  • @hoodoabdullahi3220
    @hoodoabdullahi3220 Před 2 měsíci

    MashaAllah 🥰😍😍

  • @hodanali3859
    @hodanali3859 Před 2 měsíci +1

    Heroes for your people

  • @farhiya4040
    @farhiya4040 Před 2 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hajiramohamed8791
    @hajiramohamed8791 Před 2 měsíci

    Guuleydta

  • @user-oo3yl2ry3c
    @user-oo3yl2ry3c Před 2 měsíci

    Warxaan waa qalad

  • @LiibaanDhantac
    @LiibaanDhantac Před 2 měsíci

    ❤❤❤

  • @abdikhadirfarah7415
    @abdikhadirfarah7415 Před 2 měsíci

    War waxaan waa dhaqan xumo gabadhaha somaliyeed waa gabdho qaymo badan yaan lagu ciyarin
    See noqanyaan reerkay dhisaan iyo ilmoohada mustabalka

    • @abdikarinisnail5240
      @abdikarinisnail5240 Před 2 měsíci +2

      Abdiyow khaa,in baa tahay, iidoor ah, arooskayagu furinta ayuu ka dhacayaa hada kadib.

    • @farhiyadahir3725
      @farhiyadahir3725 Před 2 měsíci +2

      Ma cabsatay? In shaa allah caruur nabad iyo horumar kugu hogaamiyo intiina dhimirka ahna xanaaneyo oo saalixiin ah bay dhali doonaane u hambalyee dhalinyarada nolosha cusub bilaabay.

    • @edebsansidihoyaded8398
      @edebsansidihoyaded8398 Před 2 měsíci +1

      Caruur Khayr qabta oo Wadaniyiin ah Bay dhalayaan maxaa ku haya adiga Us us Asalada Aabahaaye😂😂😂😂

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdilahibg8794
    @abdilahibg8794 Před 2 měsíci

    I hate seeing pastoralist community with abundant livestock still using jerrican as a drum! Why don't they make a real drum from the animals they slaughter daily?!

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed Před 2 měsíci

    yaab war yaa yiri kuwani waa saaxi

  • @hodanabdi4308
    @hodanabdi4308 Před 8 dny

    😂😂😂😂❤❤

  • @NajmoMoha-xg5mg
    @NajmoMoha-xg5mg Před 2 měsíci

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 Před 2 měsíci

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂stop fake dreaming

  • @11naa44
    @11naa44 Před 2 měsíci +1

    MashAllah 🎉🎉🎉

  • @hoodoabdullahi3220
    @hoodoabdullahi3220 Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @hashihersi
    @hashihersi Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤